Boqor Buurmadoow - Somaliand Isaaq baa Qabsadaye Muqdisho ma Waceysle Iyo Cali Gaaf baa qabsaday?...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 635

  • @abdihfahtahmohamed7381
    @abdihfahtahmohamed7381 7 หลายเดือนก่อน +19

    Boqorka wax badan ayu ifiyey. Part 4 ayn sugeyna insha allah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +8

    HARGEYSA BURCO BARBARA CANSHUR KAMA KENO MAXU KA RABA MUQDISHO WA MESHU QARAXYADA GEYN JIREY

    • @ajm13131
      @ajm13131 7 หลายเดือนก่อน +2

      Muqdisho waa caasimad somali leedahay lkn hatgeysa iyo burco ma adigaa leh Maxaa cashuurteeda kaaga jira , hawiye xamar unakaa leh ma ahne wax kale mahayaan.

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py 7 หลายเดือนก่อน +27

    Nikaan hawiyaha maafiyadooda xaarkuu ku dhajiyey 😂😂😂😂😂

    • @libanbariyoow8327
      @libanbariyoow8327 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa naafiyo ah sakiin laq uraaye

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 7 หลายเดือนก่อน +2

      Hawiye melaha kama macaacleyo Waa loo seeta dheereyna waa la soo dhaweyna ayaan ayaa lala qos qosla oo melaha aan wad waxwyna kadibna marxuumka allaha u naxariisto 20 sano hada kadib xita ha noqoto

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 7 หลายเดือนก่อน

      ​@user-zf8dl7sb3r Mooryaan nimo iyo in uu Hawiye yahay masiibada Soomaali haysato.ayaad isku qurtay, masiibada aad ka dhaxasheena wakaa maanta idin haysto!!!

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 7 หลายเดือนก่อน

      @@SharifAbdul-in3cu kow kow ii wad sheekada Yaa mumin ah bal iisheeg somali mummin ah ii sheeg. Jabouti kaso bilow waa maqalna waxa ka jira mid jaba iyo mid uu jiis ka dhigay dadka Somaliland kuso xiji waa kuwa Dhulbahante dhuxooda jiqay oo 30 sano malinba mid ay dilayeen. Puntland qolo hubeysan ayaa suuqa hebel ku dilay shil gaari ayey mucaradka ku dilaan xeeryo qaxooti oo dadka mayda lagu guba. Jubaland qofkii hadla madaxa la jabiya ibnu Adam iska dhafe dhirtii Aya baxsan la'a. Kilinka 5aad waa la oga cabdi iley siduu dadka u xasuuqi jiray. Hawiye kaliya in aad u firsato sababta keeneyso Aya aha in aad Hawiye nacebtahay.

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 7 หลายเดือนก่อน

      @@SharifAbdul-in3cu Mida kale Somalinimo inta Iska dhaftid adiga soo dhul malihid ok dhulkada gooso Yaa kugu dhagan.

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 7 หลายเดือนก่อน +14

    Tuug. Madoow. Yaa. Wax. Kaa. Weydiinayaa. Hashiiska. Doqon. Baa. Tahay. Nacas. Yoow. Nuur. Maxaa. Ka. Wareeysaneysaa. Axmaarkaan. Waa. Korneel Hussein Awdheegle

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 7 หลายเดือนก่อน +30

    Boqornimada waa bililiqo

  • @zaynaAbdirahman
    @zaynaAbdirahman 7 หลายเดือนก่อน +10

    Odaygan Waxa uu Yahay Aqoon Yahan waxbadan Og.
    Boqorka umada somaliyeed boqor buur madow.

    • @sadaammacallim5683
      @sadaammacallim5683 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa nin walan halkaan 💯 waa oday oromoda ku shaqeyyo u rood reerkaad somalinimada ku soo celi jaajuus Ethiopia waaye

  • @fahmoadan8202
    @fahmoadan8202 7 หลายเดือนก่อน +23

    Odagaan ha laga qariyo hishiiska yuu ula cararin ithopiya

    • @asha4100
      @asha4100 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @naciimocusmaan3693
      @naciimocusmaan3693 7 หลายเดือนก่อน

      Wlh waa jahil reer gobolah waligii hishiis arak 😂😂😂

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 หลายเดือนก่อน +1

      Badda Somaliya wadano badan oo ay ku jiraan wadano waaweeyn oo ciidamada badda marka ay noqoto ka awood badan kuwa turkiga ayaa ka kaluumeysta. Turkiga kuwaas meesha kama saari karo, Turkiga kaliya meel baa loo qoondeenayaa uu ka kaluumeysto, lacagtaasna 30% ka qaato. Hadba inta kaluun ee uu yiraahdo way soo xirootay ayuu lacagtaas 30% ka qaadanayaa, Turkiga kaliya ayaa og kaluunka uu soo xireenayo inta uu le'kaanayo. Kaluunka uu soo xireeyo inta uu rabo ayuu ku sheegayaa. Tusaale hadii uu rabo intii usoo xireeyo 50 million oo dollar kaluun ah bishii ayuu wuxuu leeyahay waxaan soo xireeyay 25 million oo dollar kaluun ah, 25 taas million oo dollar ayuu waxuu kala harayaa 30%. 25 million oo dollar uu qarsadayna cidna ma ogaaneeyso.

    • @Mohamed-Ahmed-Aden143
      @Mohamed-Ahmed-Aden143 7 หลายเดือนก่อน

      Hakugu ruxo

    • @cabdulqaadirahmed2565
      @cabdulqaadirahmed2565 7 หลายเดือนก่อน

      Ninkan iyo xasan dhiiqo yaa uga dhaw etoobiya soo ma ogid xasan dhiiqo soo kii gebra u talin jiray soo ma ahan ee calanka etoobiya madaxtooyada ka taagnaa maantana Emirates u Shaqeeyo

  • @jamaalyussuf1826
    @jamaalyussuf1826 7 หลายเดือนก่อน +25

    Odaygaan waa cunsuri 2 kaare ah ilaahay shartiisa hanaga qabto

    • @Sirad-hk5gx
      @Sirad-hk5gx 7 หลายเดือนก่อน

      ججج0😊

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 7 หลายเดือนก่อน

      Runtu ma macaana marmar qaar. Xaqiiq buu ka hadlay

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 7 หลายเดือนก่อน

      Marka runta lagu shego bu cunsuri noqda

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@karimhasan8967yuu cunsuriyeeyay ma run iyo xaqiiq wxn ahayn buu ka hadlay

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 7 หลายเดือนก่อน

    THANK YOU BOQOR BUUR MADOOW❤❤❤❤❤❤

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 7 หลายเดือนก่อน +13

    Waa jaajuus itoobiya madiidan u ah hunqaadada iska daa😢😢😢😢😢

    • @qoraneqorane8484
      @qoraneqorane8484 7 หลายเดือนก่อน +1

      Boqor ka naxaya dadkiisa iyo dalkiisa waana xog ogaal tuugada hawiye ishuu farta ka galiyey isagoon u turayn.

    • @qoraneqorane8484
      @qoraneqorane8484 7 หลายเดือนก่อน +1

      Boqor cismaan buyer madow was boqorka iyo afhayeenka beelaha dir iyo daarood guulayso boqorka africa.hawiyahaan yeydaa aan xishoonayn tuuganimadooda Soo ban dhig.

    • @bashiiromar6389
      @bashiiromar6389 7 หลายเดือนก่อน

      @@qoraneqorane8484hawiye waa dad aan nasabkooda well laiibsan laakiin midkan iyo adiga waa oromo duufleyda lafti naga dadka ay iibsadeen

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@qoraneqorane8484Futada abaha ee ureyso lacag ka dhigo yeey yahay Hawiye Ha kuso waso afyarta naga ilaalso wlh Futada battery laga gura. Dhila ku dhashe Xamar maxaad ku darsatay.

    • @khadraosman1724
      @khadraosman1724 7 หลายเดือนก่อน

      @@qoraneqorane8484 not Darood

  • @Mundus_city
    @Mundus_city 7 หลายเดือนก่อน +2

    boqor buurmadow boqorka reer biciide iyo uumada somaliyed🇸🇴🇩🇯❤️

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Boqorka Alle Caqli iyo Xikmad Ayuu ku manaystay

  • @daadirali6134
    @daadirali6134 7 หลายเดือนก่อน +24

    Haddii laaluush la siin waayay, in uu. Caaytamo waa iska caadi

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 หลายเดือนก่อน +1

      Badda Somaliya wadano badan oo ay ku jiraan wadano waaweeyn oo ciidamada badda marka ay noqoto ka awood badan kuwa turkiga ayaa ka kaluumeysta. Turkiga kuwaas meesha kama saari karo, Turkiga kaliya meel baa loo qoondeenayaa uu ka kaluumeysto, lacagtaasna 30% ka qaato. Hadba inta kaluun ee uu yiraahdo way soo xirootay ayuu lacagtaas 30% ka qaadanayaa, Turkiga kaliya ayaa og kaluunka uu soo xireenayo inta uu le'kaanayo. Kaluunka uu soo xireeyo inta uu rabo ayuu ku sheegayaa. Tusaale hadii uu rabo intii usoo xireeyo 50 million oo dollar kaluun ah bishii ayuu wuxuu leeyahay waxaan soo xireeyay 25 million oo dollar kaluun ah, 25 taas million oo dollar ayuu waxuu kala harayaa 30%. 25 million oo dollar uu qarsadayna cidna ma ogaaneeyso.

    • @guuuregeedi3581
      @guuuregeedi3581 7 หลายเดือนก่อน

      Sxb boqorku waa ganacasade maha nin bahaan waa taajir

    • @abdijama7131
      @abdijama7131 7 หลายเดือนก่อน

      Ma adiguu ku caayey waa adiga isaga caayaye? Waxa uuku hadlayo isagaa ka masuul ah.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      TUUG MADOOW MAXAAD KA WAREYSAN. WAA JAAHIL CUQDADEYSAN

  • @ciisecabdikariim5457
    @ciisecabdikariim5457 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤boqorku waa runtiis weye

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 7 หลายเดือนก่อน +8

    Waa shaqaale Dubai UAE

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 7 หลายเดือนก่อน

      Kan yaa balamiyey isaaq kan maa suldaan U ah alle ayaa boqorehe

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      TUUG MADOOW MAXAAD KA WAREYSAN. WAA JAAHIL CUQDADEYSAN

  • @maahirosman8944
    @maahirosman8944 7 หลายเดือนก่อน +9

    Been badanaa odaygaaan subhanallah

  • @mustaphaaar9734
    @mustaphaaar9734 7 หลายเดือนก่อน +2

    Boqorku hadalka kama sinaysto xog aan xaqiiqo ku fadhiyina golaha ma keeno
    Hore usoco Boqor ❤🎉

  • @XasanIbraahin-o4k
    @XasanIbraahin-o4k 7 หลายเดือนก่อน +20

    Waa shaqaale Ethiopia bahalkaan

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 หลายเดือนก่อน +7

    War boqor buurmadoow ma ahan nin igu soo orad ah waa boqor aftahan ah siyaasi ah aragti dheer boqor waan kusalaamayaa.

  • @ABDIRIZAKSUGULLE
    @ABDIRIZAKSUGULLE 7 หลายเดือนก่อน +1

    Oday cismaan aw maxamuud buurmadaw waa atoore❤❤❤

  • @yavuz5887
    @yavuz5887 7 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxaan kalgaceyl iyo salaan aan dhamaadka lahayn uga dirayaa dalka turkiga umada somaliyeed waxaan rajaynaya in soomaaliya ay noqoto xarunta afrika aamiin allaha idin barakeeyo salaan iyo duco caafimaad iyo farxad amiin 💖🌹🇸🇴🇹🇷🤝🤲🏻🕋🤲🏻

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 7 หลายเดือนก่อน

    long life boqor buurmadow
    long life all Somalia united 2024

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 7 หลายเดือนก่อน +6

    Dadkinan odeyga kudhagan heshiska turkiga wan so dhaweyne cid hada nosheegi karta majirta wixi lagu heshiye adinko rali ah qof inan iska caysan ma ahan aragtidisa inay anaga dhan naga saxan tahay aya laga yaba qabqable ka aragti dheer ee astqfurullahi dhaha markan aragno heshiskan sida uu kuso baxo odeyag an dhahna lacag bu rabee ee waxba lama soconin aniga taas wa aragtideyda wayo ila hada ma hayno dhaqdhaq turkiga uu sameye marka waxba kajiri kara odeygan hadalkisa

    • @Duuuu583
      @Duuuu583 7 หลายเดือนก่อน

      Dadka leh maxaa heshiiska turkeye iyo soomalia loo qariyey dadka waxaan leenahay Madaxda qarankaan ku kalsoonay ee ma’aaminsanino dadkii daruufafaha aan ogayn kuyimid oo aan shanta cad iyo faraha wadanka uga badbaadinay

    • @Najiib_Farhan
      @Najiib_Farhan 7 หลายเดือนก่อน

      @@Duuuu583anaguna muuse biixi ban ku kalsoonahay adeer yaad ka caqli badan tihiin

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      TUUG MADOOW MAXAAD KA WAREYSAN. WAA JAAHIL CUQDADEYSAN

  • @mohamudmohamud3919
    @mohamudmohamud3919 7 หลายเดือนก่อน +16

    Hashiiska adoo kale ayaa laga qarinyaa itobiya ushaqaynayo

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 7 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorka waa runtii

  • @Hassanali-jk9jb
    @Hassanali-jk9jb 7 หลายเดือนก่อน +9

    HADDAAD WAX KU QAADANEYSAAN BOQORKU XAQIIQ AYUU KA HADLEY

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 หลายเดือนก่อน +7

    wuxu run kasheegay waxa xasan sheekh qarinayo oo ah xasan sheekh inu dhaqaale ka uruursado turki dee wa khaayo qaran ee xasan sheekh halaga qaado xilka intay gorgoortahay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 หลายเดือนก่อน +1

      Badda Somaliya wadano badan oo ay ku jiraan wadano waaweeyn oo ciidamada badda marka ay noqoto ka awood badan kuwa turkiga ayaa ka kaluumeysta. Turkiga kuwaas meesha kama saari karo, Turkiga kaliya meel baa loo qoondeenayaa uu ka kaluumeysto, lacagtaasna 30% ka qaato. Hadba inta kaluun ee uu yiraahdo way soo xirootay ayuu lacagtaas 30% ka qaadanayaa, Turkiga kaliya ayaa og kaluunka uu soo xireenayo inta uu le'kaanayo. Kaluunka uu soo xireeyo inta uu rabo ayuu ku sheegayaa. Tusaale hadii uu rabo intii usoo xireeyo 50 million oo dollar kaluun ah bishii ayuu wuxuu leeyahay waxaan soo xireeyay 25 million oo dollar kaluun ah, 25 taas million oo dollar ayuu waxuu kala harayaa 30%. 25 million oo dollar uu qarsadayna cidna ma ogaaneeyso.

    • @AbdulNaleie-kc2qe
      @AbdulNaleie-kc2qe 7 หลายเดือนก่อน

      Caqliyadaada yaa intaa leg. Heshiikani Cid wax laga weydiinayaa ma jiraan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 7 หลายเดือนก่อน

      @@AbdulNaleie-kc2qe Marka ma waxaa leedahay 275 xildhibaan oo loo dhaariyay qaranka lama aaminayo, hal shaqsi oo madaxweynaha ahna waa la aaminyaa. Aduunka lama arkin barlamaan lagu aamini waayo in ay ansixiyaan ama diidaan arimo aad muhiim u ah. Marka laga reebo wadamada dictatorska ah.

  • @nemaozman735
    @nemaozman735 7 หลายเดือนก่อน +2

    Run uu idiin shegaya hawiyo dhan ayuu ka calling badan yahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +1

    EY BAQTI MADOOW BAHANE ARGAGIXISO MUNAFAQ KHAINA

  • @Abib-i9b
    @Abib-i9b 7 หลายเดือนก่อน +1

    ODAYGANI WAA QAWLAYSATO KHAAYIN AH

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 หลายเดือนก่อน +4

    Baryahaan waxaan arag-nay kuwa dhaliisha u yaqaan caay waxaasna ma ahan wax wanaagsan.

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 7 หลายเดือนก่อน +1

    Baqti Buur Madoow Cunsuri kii ugu xumaa ee ugu caqliga badnaa baahal weeye

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 7 หลายเดือนก่อน

      runta ayuu cunsuri ku noqday miyaa wll

  • @maahirosman8944
    @maahirosman8944 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ahlu naar waaye ninkaan somalia kala geyey kana shaqeeya somalia ummadeeda isku dira, allow naga qabo

    • @hamzamusa6793
      @hamzamusa6793 7 หลายเดือนก่อน +1

      Astaqfurullah war adiga naarta gacanta kuma hayside iska amuus faqash wagash 🤣🔥

    • @iscoismael9529
      @iscoismael9529 7 หลายเดือนก่อน

      hamzamusa allah aku barakeyoo ....

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 7 หลายเดือนก่อน

      Ahlu naarkaas aakhiro ma cadaynaysaa neefow, u diyaar garow naar mar hadaad kaadhka naarta iyo jannada bixinayso. 😅

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 7 หลายเดือนก่อน +4

    Xasan Shiik hadduu hishiiskii qariyay waxaa laga ogaanayaa barlamaanka Turkiya markii la horgeeyo hishiiska.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 หลายเดือนก่อน +10

    Kuwa raba in aay naqdiyaan ama dhaliilaan hadalka boqor buur-Madoow adinka oon caaytamin aragti hufana leh fagaaraha Tv -ga iskeena.

    • @naciimocusmaan3693
      @naciimocusmaan3693 7 หลายเดือนก่อน

      Mareer gobolkaas hishiis calami wax kayaqaan😂😂😂

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 7 หลายเดือนก่อน

      KKK waaba ogtahay inhadalkiisa caayloogujawaabayo hhhhh

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 7 หลายเดือนก่อน

    Munaafiiqiinta Boqorkooda

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadaa was 😊BOQOR XAAR MADOW MUXUU SHEEGAYAS

    • @musajamal3779
      @musajamal3779 7 หลายเดือนก่อน

      Sharmuuto isdaji

  • @geeseycabdi5491
    @geeseycabdi5491 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hishiiska somaalilaand waxaq itobiya ay lagashey ayaad horey u tiri hadana kii xasan shiiq wa reereysan yahey yaad u sheegeysaa

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hiilo argagaxisada

  • @Barre371
    @Barre371 7 หลายเดือนก่อน +1

    Daar ood iyo iidoor oo xanta hawiye ku heshiiyay 😂

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 7 หลายเดือนก่อน +2

    Inuusan alle aqoon ma ninka dawlada u shawaynayay oo muuse yiri koodka hadada isii ee diiday ee uu walalihiis u soo doray uu yiri sodila koodkana kasoo qaada markuu naf u yaabo isagaa soo dhiibi doonee naftana dhaafiya balaayo kugu dhacday calool wayn

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +1

    AFKIISA YAXASKA ARKA BAHAL CARUNKA CUNA TUGA WAYE

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa argagixiso halkaan waa oday jaajuus ah oo u shaqeyyo oromada 💯 mid kale reerkaad somalinimada ku soo celi kadib wax ka sheyga dowlad Somalia 🇸🇴 xasan sheikh adiga Kuma yaqaano 💯 eey eey dhalay baa tahay 💯

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heshiiiska turkiga in la qariyo dalka iyo dadka soomaaliyeed oo dhan ayuu dan u yahay waana badbaadda dalka iyo dadkaba dawlada turkigana ummadda soomaaliyeed oo dhan ayaa kalsooni ku qabta markaa nimanka ku qaylinaya maxaa loo qariyey waxay waayeen wixii ay siinlahaayeen dawladaha ay u shaqaynayeen waa guul hirgashay incha allah mahadna ilaahay baa iska leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 7 หลายเดือนก่อน +3

    Kalama roona Raage iyo Igaarkisa 🇸🇴♥️
    ciil qabow cadaabta gal

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 7 หลายเดือนก่อน +8

    Xasan Sheikh Waa Madaxwyne Siyaasiya Jaajuuso Oo Dhan Sirtisa Waa Ka Qarsaday Si Aan Itoobiya Logu Geyn

    • @User_19567
      @User_19567 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sax

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 7 หลายเดือนก่อน

      Xasan shekh hadhaw na ha odhan wa tuug dalki xarashay sidi shalay lahyden
      Somalia intay ethiopia ka baqayso walee in anay meel hagagsan gaadhayn war adunku dalkasta xorniamdisu ku dhaqma ma jiro dal dalkale sida uga baqda

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 7 หลายเดือนก่อน

      @@karimhasan8967 Madaxwyne xasan Sheikh Mucaradka Dhaha Tuug Lakin Waa Been Itoobiya Soomalidu Weligeed Kama Cabsan Weyiska Celijirtay Hadan Wey Iska Celinaysa

    • @musajamal3779
      @musajamal3779 7 หลายเดือนก่อน

      Xassan sheekb waa tuuk

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 7 หลายเดือนก่อน

      Aduunka Waxaa Ugu Xun Qof Xanagsan Wuxuu Qorana Aqoon

  • @OtaDheere-c5z
    @OtaDheere-c5z 7 หลายเดือนก่อน +9

    Burmadow ana kuwaso ina gumedow nCamleya thay

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 7 หลายเดือนก่อน

      Bisinka adiga mel waliba miyaad ka caytameysaa

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel 7 หลายเดือนก่อน +1

    Odogaanu mansabow rabay
    Xasan sheikh Argagaxisadii aad waday ayuu hor istaagay ,taasaad ugu caraysantahay

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye ninkan dameer madow ah haduu media ah kaa kirraystay cadee hadii kalana waxa uu ku hadlaayo jawaab kabixi o waxaad ka ogtahay ku jawaab lkn dameer iska qaylinaaya inaad mediyaha hor dhigtid inaad noo soo days daysid waa qalad aad qaranka ka galaysid????

  • @AdamAdan-tt6bq
    @AdamAdan-tt6bq 7 หลายเดือนก่อน +4

    tuug madoow shalaha itobiya

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa CEEB . wax kale kuma tilmaami karo.

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 7 หลายเดือนก่อน

    Qolooyinkaa Sstv ayaa qurunlahan la mid ah. Buq madow , waa munaafaq, mujrim,mulxid, maan qaab, aan wax macna lahayn. Jaajuus Xabashi.

  • @abdiazizmohamed8125
    @abdiazizmohamed8125 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan waa caada qaate, somaliland wuxuu ka yahay baxsad iminkana koofurta baxsad ayuu ka yahay markuu ka waayey dantiisa.

  • @Mohan-n9g
    @Mohan-n9g 7 หลายเดือนก่อน +2

    Tv gan iyo boqor burmadaw ma qandaras bay kala sexeexden ah in uu odaygu ka hadlo uun oo wax walba iska dhigo mid xog ka haya yaab😮

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 7 หลายเดือนก่อน

    Boqorku hadu Xamar tego Allaha unaxariisto.

  • @hawadhemangedi2266
    @hawadhemangedi2266 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alshabab aad oo naga tag

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ayaa Boqor ah,

  • @mohammadamado6021
    @mohammadamado6021 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @jamaalabdulahi8996
    @jamaalabdulahi8996 7 หลายเดือนก่อน +1

    ka qaad xaalkii gogoshii uu nooga xaaray waa dhuuni qaate

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 7 หลายเดือนก่อน

    Buur madoow lamayaabani ee sstv nabarka hoose uuqabo halla caddeeyo Dr dufle mashquul waayee

  • @dwightmario8745
    @dwightmario8745 7 หลายเดือนก่อน +2

    Concord, Hotel parkland Nairobi uu dagan yahay nacaskan somalia isku diraayo.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 7 หลายเดือนก่อน +6

    Buurmadow waa xaqiiq waxa uu sheegayo Muqdisho dawladnimo mataal

    • @OtaDheere-c5z
      @OtaDheere-c5z 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa kaga juro muqdisho ade ooromba thay

    • @Sharmake-k3f
      @Sharmake-k3f 7 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaa ma Hargeisa ayay dawladnimo taalaa, H/awal ayaa walaaqata inta yar ee kasoo hadhana Isaaqa kale ayaa leefleefa

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sharmake-k3f habar awal sfcn bay kuwasen jilicsaney ader orodo somalia bal wxaga un kaso dhacso intad ragnkale kadaba calaclaysid

  • @safiaafrah6794
    @safiaafrah6794 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ben madobow ninki dhintay Alle ha u naxriste raga nol o lascano ku xiran ma ka hadashi

  • @SayidAliZayid
    @SayidAliZayid 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada Damuljadiid dan Xaafadeed bay wadaa

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 7 หลายเดือนก่อน

      Sinjiyadada wase jig jiga ku ekow nacala kula cagdherate

  • @MohamedHassanAbdille
    @MohamedHassanAbdille 7 หลายเดือนก่อน

    Boqor burmadow wa shaqsi dadnima Leh ❤

  • @JamacWaa-yz3bz
    @JamacWaa-yz3bz 7 หลายเดือนก่อน

    Libaax Libaax Dhalay waa sax baa buu kahadlayaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 หลายเดือนก่อน

    Aduunka Lama Arag Heshiis Cidwalba laga QARINAYO.!!!

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maroodigu tagarta 4:56 fuushan ma arko ee ta kakale fuushan ayuu arkaa buurmadow soomaliland la sheego wixii dhanaa iyaga ayaa wada qatay cid kale waxba uma ogola markas ayey muqdisho wax ka shegayan waa yaaab

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 7 หลายเดือนก่อน

    Waa difac badda ah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +2

    WA QAWARIJ KIRIMINALA O FIR ITOPIANA O DHIIGA SHACABKA HAWIYE KU RADSAN JIREY AQONSI

  • @adams9307
    @adams9307 7 หลายเดือนก่อน

    Waa tenag faaruq ah eber waqtibaa iiga khasaaray

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 7 หลายเดือนก่อน +1

    INAN GUMEED URAYA OO OGAADEEN AH SOMALILAND MA HOOYADAA AYAA LEH

  • @qaasimasahal8426
    @qaasimasahal8426 7 หลายเดือนก่อน +3

    WaR heedhe raggiinia SSTV,ninkaan ma sharci yaqaanbaa ,mise waa siyaasi , muxuu oday beeleed ay soo dirsatay Imaaraadka Carabta heshiis siyaasi ah ka yaqaan ,ku darsoo marka Title asn cidi ugu caana shubin ayuu wataa ,marka nin been isaga shaqeysta fadhi ku dirirkiisa miyaad sheeko nooga dhigeysiin.

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 7 หลายเดือนก่อน

      Wasiirro iyo xildhibaano ayaa u warrama oo waa qof saamayn leh, maaha qof yaroo youtube ka dhex badhaacinaya oo aan haysan xitaa lacagtuu baska ku raaci lahaa. 😂

  • @daadirali6134
    @daadirali6134 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hishiis parlamaanka laga qariyay sideebuu ku ogaaday. Maxaa ku been ah

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 7 หลายเดือนก่อน

      Sawta umado dhan ogathy ee la wada arkyey iyagaba shegaye adu malaha adunka ma jogtide

  • @sabriemumin5346
    @sabriemumin5346 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dameer madoobe asaga maxaa kagalay arimaha Somalia asagu waa oromee

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 7 หลายเดือนก่อน

    That’s true ❤noolow boqol

  • @Mohamed-Ahmed-Aden143
    @Mohamed-Ahmed-Aden143 7 หลายเดือนก่อน

    Libaax libaax dhalay boqor Osman mohamoud buurmadow hafidahullah

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 7 หลายเดือนก่อน +2

    Af-weynow wixii burco hawiye lagu dilay weliba h/gidir ka sheekee xaaraan ku naaxow isaaq land ilmo dhako gaab macaac.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

      Mxaa burco kaa yaalay shalay saw nin qori sita maad ahayn

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 7 หลายเดือนก่อน +1

    Odeygan wuxuusan ahayn buu ismooday. Waxaan la yaabanahay kuwa kan wax mooday oo waraysanayaa...

  • @teatime6853
    @teatime6853 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan sheikh inu kaligis million dollar inu kasameyo ayu raba isbital madhisin school madhisin ceel maqodin dasturkana wuxu ubadalaya kursiga onu for ever jogo 🇸🇴🙏

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 7 หลายเดือนก่อน

    SSTV waa un professional inaad program duubtan hadana codka iidan iska hagaajin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +1

    WA QAWARIJ GACAN KU DHIIGLA O QARAXYADA KENI JIREY KONFUR O KU LAYEY SHACABKA KONFUR

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 7 หลายเดือนก่อน

    Alleylehe Fiqi run baad ka sheegtay waa dib jir buka

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 7 หลายเดือนก่อน +2

    NUUR MAXED CODKA ISKA HAGAAJIYA BAHDA SSTV ILAA 5BILOOD COD KIINU MA FIICNA

  • @Kheyr.Wada.Channel
    @Kheyr.Wada.Channel 7 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheikh Xamar asagaa leh,
    Isaaq waxaad leedahay Somaliland qabsadeen

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 7 หลายเดือนก่อน +8

    15 million eretria xagee ka keeneesaa in ay beentahay taasaa cadeynayso @@

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +1

    GOGOSHI U WAX KU CUNEY KU GACAN HORSAN JIREY MARKU WAYEY AYU BARORANAYA

  • @dhegnaas
    @dhegnaas 7 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkan maxaa Hawiye daba dhigay?.

    • @abdullahiahmed6820
      @abdullahiahmed6820 7 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan waasaxan yahay waxow kahadlaa musuq maasuqa xasan shiikh marka hawiyo wax kama sheegin

  • @A.risaaqCumar
    @A.risaaqCumar 7 หลายเดือนก่อน

    Wllhi boqorku waa nin rageed boqor waankuwadanaa markaad jafaysid qadaadwaynta

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 7 หลายเดือนก่อน +8

    .war.nuuroow.maxaa.duqaan.jaajuuskaha.kudaba.dhigay.cimrigiisa.ceeb.ayuu.kudhamaaday.

    • @Najiib_Farhan
      @Najiib_Farhan 7 หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimadaada qoraalkaaga ayaa laga garanayaa horta intaanad cid maagin sida somaliga loo qoro baro 😅😅

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 หลายเดือนก่อน +1

    Barmadow waxaad tahay shabaab

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kan somaliya&isaaqtoona waxba Kama aha,shisheeye ayuu shaqeeya

  • @arayeburfuĺe
    @arayeburfuĺe 7 หลายเดือนก่อน

    alla boqora jani waa boqorahwydan

  • @daadirali6134
    @daadirali6134 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ma Eritrea ayaa 15 milyan ku deeqday Somaliya been haddii aad sheegeyso wax macquul ah ayaa la sheegaa

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir 7 หลายเดือนก่อน

      13.5 milyan eeg Twitter 2022 desmbar

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 7 หลายเดือนก่อน

      Erateria iyada qajo ah ​@@DeeqSuldanApshir

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 7 หลายเดือนก่อน

    Jaajuus jaajus dhalay xabashi ah

  • @CfitaaxCfitaax-i5f
    @CfitaaxCfitaax-i5f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Boqor Muqayil ah boqor waa allah ee qabiili baad wada tihiin waa reerka soomali qabiilka baray oroma kabuuxda nimankan haleyska ilaaliyo dad la aamini karo ma ahan

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 7 หลายเดือนก่อน

    Other Cali dheere to muqdisho

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 หลายเดือนก่อน +1

    DOWLADA SOMALIYA IYO ITOOBIYA GARANAY. LAAKIIN DOWLADA SL EE UU SHEEGAYO WAA MAXAY???!!!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 หลายเดือนก่อน +1

    DHULKA HAWIYE MARKU QARAXYADA KENI JIREY O AL SHABAAB KIRIMINAL YAHUUD MADOOW OW DHIIGA SHACABKA HAWIYE DHINAC KA CABEY

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wareysigiisii hore waxaa beeshiisu ku heshay labo safiir iyo wasiir Maareeye, beesha Majeerteena ilaa labo Safiir markuu ifiyey waxyaabo badan boqorku.

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 7 หลายเดือนก่อน

      Wllee😂 hhh

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 7 หลายเดือนก่อน

      Maad daawan miyaa wax badan ayuu ka run sheegayaa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      TUUG MADOOW MAXAAD KA WAREYSAN. WAA JAAHIL CUQDADEYSAN