Go'amaadii ka soo baxay shirka beelaha Garxajis ee buurta Gacanlibaax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 227

  • @gobtagarxajis6062
    @gobtagarxajis6062 6 ปีที่แล้ว +5

    I AM PROUD TO BE GARXAJIS KA NAXOOW NAFTA WAA

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 6 ปีที่แล้ว +7

    Viva shirkii tol wanaaje. Walee garxajis waa boqortooyo , 👑👑

  • @ibrahinburale7952
    @ibrahinburale7952 6 ปีที่แล้ว +4

    8 qodoba waxay salka ku hayaan in lahelo Somaliland lawada leeyahay, in dhib iyo dheefba si siman loowada qaybsado.
    Cidii si kale u fahantay iyagay u taal.

  • @haboonadan
    @haboonadan 6 ปีที่แล้ว +8

    Sow cududa cidagale iyo habar yoonis maha.

    • @RG-hm5xh
      @RG-hm5xh 6 ปีที่แล้ว +1

      Nimco Adan woooooow madax

    • @haboonadan
      @haboonadan 6 ปีที่แล้ว +1

      R G Shukran indr

  • @abdihamiidabdilaahi4070
    @abdihamiidabdilaahi4070 6 ปีที่แล้ว +5

    mshalah alle haydin sharfo
    wa wax laydinka sugayay
    Somaliland lawada leeyay weyan mihiimadu

  • @khadraelmi4354
    @khadraelmi4354 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah
    Guuuuuuuuuul iyo Gobonimo
    Waa Guuuuul mar hadii midnimada Garxajis aytahay lama tabtaan iyo as at kale oo badan waa guuuuuuul

  • @nasridiinmahamed8270
    @nasridiinmahamed8270 6 ปีที่แล้ว +15

    Rag iga dheh wlhi garxajis waa mid ka mid ah laf dhabarka somaliland guul guul walalayaal

  • @HooyoFaadumobarre
    @HooyoFaadumobarre ปีที่แล้ว

    Anigoo nin Arab ah ayaa leh Garxajis gobweeye balse gunba rifeysa❤❤❤

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah guul iyo gobonimo Allah quluubtiina ha is waafajo. Ka naxow nafta waa

  • @mahamedrashid3930
    @mahamedrashid3930 6 ปีที่แล้ว +7

    mashaa allaah gulaysta abtiyaal iyo habaryaro viva garxajis

  • @walifarah101
    @walifarah101 6 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH MADAX MADAXI DHASHAY BOQORTOOYADU WAA U DHALASHO. ....DALKIIBA IYO DADKIIBA JEEGAAN BAA DISHAY EE HADABA LAYSKU QABAYEE AMA WAA LAWADA YEELAN AMA WAA LAKALA YEELAN

  • @abdixudayfa3015
    @abdixudayfa3015 6 ปีที่แล้ว

    masha allah alle ayaa mahd oo dhan iska leh nabad inoogu bilaabay inooguna khatimay shirkii beelweynta garxajis , ilmaadeerayaal qodobada shirka kasoo baxay waxay isugu jireen baaq , sixid , talo soo jeedin iyo goaamo adag, anoo ka mid ah aqoonyahanka beelweynta grxjs waxaan rutii ku faraxsanahy midnimada beelweynta grxjis , shirka waxa wax ka so baxay goaamo sir ah oo beeshu ku heshisay .

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 6 ปีที่แล้ว +1

    Anoo dhulbahante ah waxaan leeyahay gobtii garxijis, iyo geesiyaashii isaaq warkoodu waa cadyahay. Wallee jeegaanta waa loo yaabaa. Haddaanu nahay Harti waqooyi waanu soo dhoweenaynaa suldanada garxijis iyo go'aamadoodaba. Guul iyo gobanimo.

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 6 ปีที่แล้ว +8

    GREAT GARXAJIS ❤❤

  • @faizaelmi9684
    @faizaelmi9684 6 ปีที่แล้ว +1

    Garxajis Power!!! Maashaa allaah waa War Cad.

    • @faizaelmi9684
      @faizaelmi9684 6 ปีที่แล้ว

      Thank you. Isku duubni uun baa wax lagu noqdaa.

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 6 ปีที่แล้ว +1

    Tolo wanaaje viva garxajis sow cudud habar yoonis iyo cidagale maah wlhy waxan hubaa hadu garxajis isgukiin raaco xaqiiqadan taabto inayna somalilan sida kujiray sida lasheegayn hadi wax lag badali wayo xaladu dalku ku jiro waaa hawshu hasocoto

  • @boqorekhadaribrahim9771
    @boqorekhadaribrahim9771 6 ปีที่แล้ว +6

    Raag raaga mansha allah

  • @samatarqanciye3439
    @samatarqanciye3439 6 ปีที่แล้ว +8

    saw cududa habar yoonis iyo ciidagalle maaaha

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 6 ปีที่แล้ว +1

    Faysal cali waraabe wan habaari lahaa maantee waan ka xishooday
    Waana dhaqanka garxajis in madaxda la ixtiraamaa lkn ninkaa tolkii ka goostay kolay ma ducaysna
    Faysaloow hooyadaa iyo aabahaaba way ku wada dhaleen ee abtigu uu kuu ooyi uun adeerkuna uu kuu aari
    Inkastoo anan marna kuu aarin intaad musharaxa ahayd hada waanu kuu aari

  • @zakikaysekayze9488
    @zakikaysekayze9488 6 ปีที่แล้ว +1

    Garxajiz is number one

  • @deqacabdi3900
    @deqacabdi3900 6 ปีที่แล้ว +3

    Jeegaantu waxay ku faaanan qalin waa rag wax bartay maal leh horumar leh xafdahay galaan waxd moda london fooqyada ka dhisan giraanta waxay ka hadasha un qori iyo dagaal inaan meel laga wada cashaynayn

  • @ahe127
    @ahe127 6 ปีที่แล้ว +1

    Somalilandta jeegaantu inaanay muqadas ahayn ayaa meesha ka soo baxday.
    Guul garxajis walee waa rag.
    Warkoodu waa cad
    Yahay.
    Boqortooyo Guul.

  • @fathullaah2455
    @fathullaah2455 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhh wooow great garxajis caruurtii meeday...

  • @yaxyecabdale5456
    @yaxyecabdale5456 6 ปีที่แล้ว

    Waa wadani shaadh kale xidhay waa la idinka guulaystay ee adkaysta

  • @museadan2109
    @museadan2109 6 ปีที่แล้ว +10

    Guul G X guul warkiinu wacadyahay

  • @farxaanaxmed4363
    @farxaanaxmed4363 6 ปีที่แล้ว

    Guul insha alllah jeganta wa inay sided u fulisa amarada hadikale somaliland way dumi xoogna walaydiin kaga qaday madax tinimada

  • @maxamedshaan2641
    @maxamedshaan2641 6 ปีที่แล้ว +1

    alla runtu qadhaadhaa jeengaantu qadhmuunaa alla yaa i qariya ayuu muuse leeyahay caawa

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 6 ปีที่แล้ว +5

    Guul iyo gobanimo boqortooyada garxajiz 💪💪

  • @sportsstation2196
    @sportsstation2196 6 ปีที่แล้ว +1

    Hala gufeeyo nacabka guul dhamaantiin inta laangaabka ah mooye way is yaqaniin.

  • @axmedibrahim8068
    @axmedibrahim8068 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 6 ปีที่แล้ว +1

    walee ninkii madaxweyne muuse b Talo iyo kubadu asagay imika hortaala .. ma xigmada ka danbaysa qodobada ka soo baxay beesha garxajis garay ,mise inta ku hareeraysan warkooda maqal isaga garaadkii!

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 6 ปีที่แล้ว +2

    Guuuul iyo gobonimo shirka beesha garxajis

  • @MElmi-zt4cd
    @MElmi-zt4cd 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin kuu digey kuma dilin. Degdeg Muse iyo waxa lasocdaa haw fuliyaan qodobadaa soo baxay. Haddii kale .......

  • @AliOsman-ob6xw
    @AliOsman-ob6xw 6 ปีที่แล้ว

    Beeshan waxan u arkaa inay leeyihiin dawlidnimada labad beelood xiniinyahooda dul dhigeen wax naga siiya.War ilmaadeerayaal labadii lahaaba deeqi wayday oo ciiddaa in leeg baa dibadda joogtee. Ifka meel uun kale ka doonta dawlad/Annaga waxba nama dheeree

  • @cmcyoung4187
    @cmcyoung4187 6 ปีที่แล้ว +2

    Benayal war shirku waa shirkii xisbiga wadani weyan hoyadin wasa iyo garxajiskad tihiin garacyahay

    • @RG-hm5xh
      @RG-hm5xh 6 ปีที่แล้ว

      CMC YOUNG qarac qarac dhalay adaa aha nacalaa jeeganta iyo waxa tahy kutaale maad waalan deee

    • @RG-hm5xh
      @RG-hm5xh 6 ปีที่แล้ว

      CMC YOUNG fataalyahaw baydeeenki hooyada wase

    • @cmcyoung4187
      @cmcyoung4187 6 ปีที่แล้ว

      Tii ku dhashay was hoyadaa wase cirka soo gujiyadee jegantu wataa maamusha wadankee

    • @RG-hm5xh
      @RG-hm5xh 6 ปีที่แล้ว

      CMC YOUNG war fataalyhw qracdi kudhashay wase hooyada jeegnta wastaaa fataaal ilam xaaran dhalay qaracdi kudhashay wase

    • @cmcyoung4187
      @cmcyoung4187 6 ปีที่แล้ว

      Adero dooni maynadee garxajis iyo wax hoyadii wasay nitoona ha nagu qasbin

  • @khadrahassan2015
    @khadrahassan2015 6 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALH HAMBALYO MAASHA ALH SOOMAALILAND GUUL MARKASTA INSHA ALH HAMBALYO SOOMAALILAND GUUL 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💌💌💌💌💌💌💌💋💋💋💋💋MAASHA ALH SOOMAALILAND GUUL ISRAACA MAASHA ALH HAMBALYO

  • @khadrahassan2015
    @khadrahassan2015 6 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALH HAMBALYO MAASHA ALH SOOMAALILAND VIVA CADOWGEEDA CAGTA HOOSTIISA ALLE HA GALIYO AAMIIN SOOMAALILAND GUUL NABADA NOO ILAALIYA MAASHA ALH HAMBALYO DHAHA SOMALILAND VIVA 💘💘🖒👌👍👐✍🖎👂👂👂👂👂👂👂U LUU LUU MAASHA ALH IL XUN IDIN MA ARAGTO 👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪🙋🙋🙋🙋🙋🙋💂💂💂💂💂💂🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @haweyaabdi1008
    @haweyaabdi1008 6 ปีที่แล้ว +11

    Waa shir xusbi wadani beenta naga daaya Waa inoo shirka cidagale .cidagalow magiciini ma jeeb baad ku bedelateen

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว +1

      haweya abdi
      Naayaa. Jeegaaneey. Wali ma sidiibaad sheekadi u wadaa.
      Ciidagale cuqaal iyo salaadiin cidi kamay maqneen!

    • @haweyaabdi1008
      @haweyaabdi1008 6 ปีที่แล้ว +3

      banu haashim shir garxajis hadu yahay maxaa loo siyaaseeye mee faysal Cali xuseen maxey usoo casumi waayeen xusbiga wadani ayaa meesha ka muuqdey salaadiinti cidagalena been baa loo shegey war murtiyeed beleed meesha kama soo bixin wuu xusbiyeesanyahay anigu sheegato ma ihi suldaanka cidagale utag weydii cali dabarlo wa ayoo dheh ok

    • @xamsexandule2559
      @xamsexandule2559 6 ปีที่แล้ว +2

      haweya abdi cidagale ma tihid
      Ee hana ceebaynin

    • @jamilajamac9168
      @jamilajamac9168 6 ปีที่แล้ว

      haweya abdi 🤐

    • @haweyaabdi1008
      @haweyaabdi1008 6 ปีที่แล้ว

      xamse xandule kale ma adiga lagu weydiiniya mise adiga umuliso aha markaan dhashey oo og reerkii idhaley

  • @mohomedabbas1781
    @mohomedabbas1781 2 ปีที่แล้ว

    UMadda reer Somaliland waxaan leeyahay ilmaadeerayaal ma hayno Cid dhaanta Ciro iyo Faysal ee labada mid uun noo doorta oo waliba way isyara dhaamaan ee Faysal noo doorta

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 6 ปีที่แล้ว +1

    Qodobada kasoo baxey shirkii garxejis waxa uu taabanayey dhaqan, siyasadba, wixii cabasho ah ee beeshu tabaneyso ooh ay tahey in si buuxda loo waajaho oo xukumadu dhagaha ufurtaa oo ay is dhageystan xukumada iyo saladiinta beesha garxejis oo ha isla gorfeeyaan dhinacwalba haka rog rogaan lama odhan karo qodobada oo dhan ha lawada qaato ama ha la iska wada daayo lkn waa in wixii dan ku jirto la isla waajahaa somaliland waxay kusoo caano maashey is dhageysiga iyo is ku garaabida wixii ay beel ka tabaneysana laga wada hadlo. qodobka ah heshiiska berbera Waxa la is odhankaraa waa qodob x.m.waddani uu dhex gashadey shirkaas, heshiiska somaliland iyo emarite ka waa mid ay ansixiyeen golayaal isla golayaal uunba go'aan ka gaadhi kara sida aan anigu aan qabo heshiiska dekada ee SL iyo UAE Allah kheyrkisa ha inasiiyo oo sharkisa ha inaga duwo siyaasaduna in aad dano Saaxiiib aad leedahay waa qasab inagu weynu daneysaneyna imaratkuna waa daneysanaya waa in lala socdo tartanka iyo isbadalka dhaqaale ee ka socda geeska african waa in laga warhayaa. In dastuurka qodobada qaar laga saaro qaarna la cusbooneysiyo kuwo kalena lagu daro waa mid waxkhtigeeda taagan. In isbeelaysiga laga baxo oo xeerkii axsaabta dib loogu noqdana waa mid hada laga gudbi karo arimaha hada jira.
    Maanta somaliland waxay mareysa meel ka fiican wakhtigii la aas aasey walow ay jiraan waxyaabo qabyo ah hadana wax badan wey qabsoomeen. Waxan ku kalsoonahey ardeydeena jaamacadaha kuwa dalka iyo kuwo dibadaba kasoo galin jabiyey in ay ilaashan doonaan wadankooda walow ay jiraan kuwo aqoonyahano sheeganaya lkn cilmigoodii uu ka reebi kari waayey qundhunka qabyaalada iyo kala qobqobkaya beelaha qaar ee qabyaalad iyo jahli meelaha la wareegaya.

  • @musdafaawad6770
    @musdafaawad6770 6 ปีที่แล้ว

    Kaa fu'ad cumar dheere sheeganaya hargaysa,Bernera, Burton, ceergaabo midna malihid waanad ogtahay e waxba liis dheer hasoo qorane maryibaad noo tahay hadaanu garxajis nahaye ee edeb oo marti edeb leh noq hadii kale orod oo xarshin ku noqo anagaanba kaa dabo imanayne inkastoo aanan maqalin jaamacad ku taala iyo ganacsi ka jira toona ha ilaawin dhulkaad joogto rag baa lehe

  • @RG-hm5xh
    @RG-hm5xh 6 ปีที่แล้ว

    Qodobada waxa weeye si cad hadaad rabtaan.
    1:dagaalka kasocda ceel af wayn ay habar jecladu ku haysato habar yoonis dhulkeeda inay dawladuna hubka ku caawinayso habar jeclo waayo siday uga qaadan deegaankooda
    2:in shaqaaalha dawladu baqolkiiba 44% habar jeclo tahay 30% habr awal yihin
    3:in dhaqaalaha dalaku ku xarooto dad yar.
    Wixi intaa kabadan waa danbi
    👉intii igu racsaneet like hayga ilaabin👍

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 6 ปีที่แล้ว +1

    Garxajis dal la wada leeyahay ayuu raba ninkii diidayoow adiga cirka roob ku og.
    We re garxajis weyne dad wada dhashay

  • @garxajisgarxajis5549
    @garxajisgarxajis5549 6 ปีที่แล้ว

    Viva garxajis garxajis garxajis

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 6 ปีที่แล้ว

    Gadh hunguriya habaryoonis iyo herer nin jooga leh .
    "Sayid mahamed Abdile xasan"

    • @moealichanel4215
      @moealichanel4215 4 ปีที่แล้ว +1

      Hawo been ah hadal aan wax tarin habar waalan baa leh
      Habar awali baa leh

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah *Guul*

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 6 ปีที่แล้ว

    Qudhaanjoy kuquuso inta lashegayba waa run waa ino iyo shirka guud ee qoladan imanku ka lumay imanka logu soo celinayo .....

  • @abdiazizali4507
    @abdiazizali4507 6 ปีที่แล้ว

    waa bilaa aqoon qodobkii koowaaad waxay ku bilaabeen bal eega wlhi waa dad lunsan waa wadani waa dad aan fikirayn alloow soo hadee dadkan lunsan ee wax ka sida yihiin kkkkk

  • @osmanboska5166
    @osmanboska5166 6 ปีที่แล้ว

    beeesha waxan dhihii kara shirka kharashka unbaaa kaga baxay qodob ayaha beshaha kama sooo bixin

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 6 ปีที่แล้ว

    Hadiba isaaq dhexdisa kala cabanayo oo ay si tagantahay cabashadi belaha darafyada ee harti iyo samaroon. Somaliland somalia wa lagu dulmiyay maxaynu u lenahay? Oo weliba cadalad aya inta yarta laga keni la'yahay 30 sanadoode

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว

    MA SHIR DHAQANBA MISE WA SHIR SIYAASI AH
    YAAB BADANA
    SIYAASAD HUWAN QABYALAD WA TAA

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 6 ปีที่แล้ว +7

    Waar Ragu Ragsanaa Oo Fariidsanaa Walee Jeegaan Waa Loo Yaabaa

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 6 ปีที่แล้ว

      Zaki hargaisa
      Maxa loogu yaba

    • @bilana7028
      @bilana7028 6 ปีที่แล้ว

      dj AHMEDyasin
      Jeegaan toosh ayaa lagu iftiiminayaa

  • @mahdimohamuud8981
    @mahdimohamuud8981 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa qodobo wax ka ool ah

  • @smartwaddani9527
    @smartwaddani9527 6 ปีที่แล้ว

    Hal wax ayaa shirkan ku cusub....."SOMALILAND WAA MUQADAS"......oo beelkastaa ku bilaabi jirtay kuma jirto qodobadan!!!

  • @Mo-abdi800
    @Mo-abdi800 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan layaabanahay Somaliland
    Madaxwaynayaashii soo maray siday ufakarayaan dalka miyaan danikahayn hadii hadii garxajis baxo dhulbahantana baxo yay xukumayaan waar waxaan idiin sheegayaa dadka qabiilka ureeryaysanbaan lahadlayaa wlhy Somaliland cidna igama jecla lkn sidaad wax uwadaan umasoconayso anaa haysanaya waxkasta adna igu hoosnoolaw oo
    Idifaac,waxaan Somalia isku diidnay Nina raaxaysan maayo Nina dhibaatoon maaayo waxaan kahadlayaa reality wlhy hadaan waxan waxlaga bedelin ,waxaa kadhacaysa,ragcadaaalad waaayaa sidii cawsha kala yaac,shirkaaana waan soodhawaynayaa,

  • @ahmednuur3183
    @ahmednuur3183 6 ปีที่แล้ว +7

    Bal beesha dhan ee shirtay ee siyasad ku bilowday qodobadeedii eega waxweynbaa ka qaldan beeshan kuwa horkacayaa afkii iyo mowqafkii wadani uunbay ku hadlayaan

    • @hooyoanigooyarayaanxasuust2676
      @hooyoanigooyarayaanxasuust2676 6 ปีที่แล้ว

      ahmed yare way kaa qaldan tahay e dhagayso wax dhaliil ayuun baad is leedee waxa laga hadlaayo

    • @ahe127
      @ahe127 6 ปีที่แล้ว

      ahmed yare bal adigu beeshada shiri waxaa wax ka duwan soo saar.

    • @ahmednuur3183
      @ahmednuur3183 6 ปีที่แล้ว

      Basra Diriiye hhhhhhh anigu shirin maayo hadaan shiriyana beeraha qota iyo arimo madaniya mooye marnaba sidaa kuma tagereen wadanka waad ogtahay faqri badan baa yaala waxuu u bahanyahay afartaa siyasi maahe bulshadii kale dhulkay talaye reer reer dhaama maleh in dadkan loo taliyo oo faqriga sidii looga saarilahaa oo xasilooni buuxda iyo kalsoni waxsoosaar iyo isku filnaansho inla abuuray ahayd halkii afhayeen nasiiya iyo wasiir magacuun ah lagu caloobilahaa

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว

      ahmed yare
      Waayahay walal. Waa runtaa dalkeenu wuu liitaa horumarka in laga shaqeeyaa waa waajib. Laakiin dadkoo dhan baa wada xum maaha beeshan oo qudha .tani waxay jawaab u tahay xumaan badan ey ku kaceen beelo ku bahoobay jeegaan oo beel dhigood oo walaalahood ah u gaashaanbuirtay

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 6 ปีที่แล้ว

    Garxajis haday madax tinimada doonayan waxay ahay iny labadan xisbi kala qaadaan ee labaduba rerka yihin hidii hal xisbi ahan lahayen way soo bixi lahayen
    Ninkan xirona nin codkara oo fafiida ku badalan

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

    Shirkii cambaarayntii wadani uun buu iskugu biyo shubtay wxaabad moodaa shirarkii jaraa'id ee wadani tacabkhasaar

  • @monaburaale3023
    @monaburaale3023 6 ปีที่แล้ว +1

    Wax manale maaha waana shir xisbi

  • @aliosman4138
    @aliosman4138 6 ปีที่แล้ว +1

    Ama cadalad ama kala yaac waxba kama dhexeeyan

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland waa dhulki uu heysan jirey gumeystihii ingiriisku inta kunool ayu ka dhaxeeya hadaba reer kastoo Somaliland waa uu shiri karaa wixii cabasho iyo daldaloolyo ahna in si buuxda la iskula qanco ayatahey SL is dhageysiga ayey kuso caano maashey qodobada shirkan in aad la isla lafaguro ayeytahey, 91kii ayeynu dib xoriyadeeni ula soo noqoney, qodobadii lagu heshiiyey in boodhka laga jafo qaar cusubna lagu daro qaar kalena laga saaro lanafuro dasruurka waa mid wakhtigeedi taagan, Somaliland qaranimadeedu waa mid muqadas ah in la qurxisto oo meelaha ka liidato laga toosiyo waa mid waajiba, bal qiyaas sidaynu aheyn 91kii iyo sida aynu hada nahey qofkastoo somaliland jecel waa dareemi kara sibadalka faraska waxa usha loogu dhufta haka badiyo marka in aynu isa saxno waa mid waajiba, hore usocod mooye dib u dhac Allah inaguma keeno. Ha la isku garaabo wixii saxa hala isla qaato wixii qalad ahna hala iska reebo. Oo aynu ka fikirno mustaqbalka 100 sano ee soosocda jiil ka jiil dhaxalna looga tago ubadka danbe hadii Allah ina gaadhsiyo.oo yaan fikirkeenu ku koobnan midka maanta, beri, sahandabe.
    AYNU ISA SAXNO WAXNA AYNU ISLA QAADANO WIXII QALADANA AYNU ISKU QIRNO.

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahdi Mahdi CAQLIGA wanaagsan Allah ha kuu barakeeyo si qiimo leh baad u dhigtay

    • @mahdiqumane7336
      @mahdiqumane7336 6 ปีที่แล้ว

      wixii umada iyo qarankaba udana in la isla wada qaato wixii qalad ahna laga tako waa mida kaliya ee aynu meel ku gaadhi karno.
      Waxa jira Sixirbarar, jira shaqo, biyo yari, caafimadka oo liita, dadka badankooda oo fakhri ah wax soosar la'aan iwm.
      Dadka In intaas oodhan haysato ayey utaal in sidii looga bixi lahaa in ay kashiraan arimahaas oo meel uga soo wadajeestan.

    • @Saqiiro2018
      @Saqiiro2018 6 ปีที่แล้ว

      qaxaadu waxaay dishaa cidaay heeso marka garxajiis qaxoo ayaa kudhacday awaal layidhaahdo alle haidiin cafiyo

  • @nagiibnuur5119
    @nagiibnuur5119 6 ปีที่แล้ว

    Meesha ma beelsha garxajis baa hadlaeysay mise xusbiga wadani aoo kala sheega.

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว

      nagiib nuur
      Oo miyaanad ogeyn in kulmiye xisbiyadii beelo dib ugu celiyay. Halkaa madaxdii hore kashaqhayn jirtay tirtirka qabiilka.
      Tusaale silaanyo isagoo madaxweyne Qaran ah wuxu goob joog ka ahaa shir kulmiye ah hadana ahaa kulan jeegaan ah
      Kkkkkk

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 6 ปีที่แล้ว

    Qodobadani waa siyaasade beesha maxaa looqabtay afka cirro nagadaayoo

  • @maxamedkhadar605
    @maxamedkhadar605 6 ปีที่แล้ว

    Waxad is barbar dhigataa labadan shir
    Ka koobaas waxa la dhahaa tallo iyo toosin waxa lagu,£abtay
    Caynabo
    Waxa £absatay beel ka mida habar jeclo lana dhaho reer yoonis adaraxman oo kala ah cisman yoonis iyo maxamed yoonis
    Waxa la £abtay 2015
    Waxa ka soo £aybgalay 800 oo marti dha£ameeda waxa ka soo £ayb galay madaxda £arankan ugu sareeya barlamaan guurti 8wasiir iyo sadexda xisbi £aran waxa laga soo saaray u
    Goaamo
    Waxtar u ah beesha iyo beelaha kale iyo dhaman jamhuuriyada somali land iyo axsaapta dalku ku £ancay iyo dhamaan madax dha£akeeskii ka soo £ayb galy waxaana lagu marti galiyey 800 oo isimo cu£aal suldaano ugaasyo isugu jira somiya =butland ilaa somaliland ay ka kala yimaadeen
    Xalabaad
    Waxa la dhahaa tolwanaaje waxaa £absaday beesha gerxeji oo ah cida gale iyo u
    Habar yoonis waxa la £abtay 2018
    Waxa lagu £abtay gacan libaax
    Waxa ka so £ayb galay marti dha£an oo ah 500
    Waxan habyaratee ka so £ayb galin dawlada sideedaba waxan si siman uga soo £ayb galin azxaapta dalka iyo wax garadkooda dhamayn waxa laga soo saaray goaamo lidi ku ah jamhuuriyadan la hadhsanaayo iyo madaxdii hogaanminaysay
    Waxa soo saareen warar uu ku hadli jiray ciro iyo arimo mucaaradi ah
    Bulshoy bal isbarhar dhiga atase

  • @adamjama3283
    @adamjama3283 6 ปีที่แล้ว

    Hadii ay libaaxyadi Kulmeen lo.i ma joogayso afka taagtayaa iyo Indhaha hoos u rogataaba amaradan in aad fuliso baa adiga kuu taal hadii kale arlada xaalku wuu sii adkaanuun

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan qabaa in aynu is saxno dhexdeena cadaw badan ayaa inagu hareeraysan hadii lagu maresayto beeshan waxay isu badali gacan

  • @mustaphaothman4167
    @mustaphaothman4167 6 ปีที่แล้ว +1

    Jeegantii neef kulul baa kasoo baxday

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa 8 qodob oo wax ku oo ah

  • @getto10
    @getto10 6 ปีที่แล้ว

    Waar nimnki xiniyo cadaa xataa dawladu waxay saxeexday ayey ka soo horjeesteen .
    Awood ayey isku ogyihiin

  • @fathiali4070
    @fathiali4070 6 ปีที่แล้ว +2

    hhh beeshaa dhani intay shirtay halkii laga sugayay inay danaheeda ka shirto ayay lasooo shir timid dakada barbara yaan lamaal galin wlhi waaa wax laga xishoodo meesha beel kumay shirine xisbi uunbaa shaadh kale soo xidhay na dhaha

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 6 ปีที่แล้ว +1

      Fathi Ali beeshu waxay saluugtay maamulka jeegaanta waxaana rabaan inay cid waliba oo Somaliland ku nooli saamigooda hesho.

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 6 ปีที่แล้ว +1

      Shabeel shirka rayi cidi kaama weydiin wuxuu ahaana wa la arki doonaa waana la isla xisaabtamayaa. Ha sugi waayina

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 6 ปีที่แล้ว

    Walle markan waa la is farasaarayaa

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 6 ปีที่แล้ว

    Dowladu maxay tahay sow shicibka maaha, yaa wax doortey sow shicibka maaha , jeegaaney dowlad waxay tahay soo barta. Dowlada waxay moodayaan wax lama taabtaan ah, dowladu ma soconeyso hadeyna shicibka wanaajin. Dowladu waxay dowlad u shicibkeeda, dadku jaahilsana jeegaanta bal inteydan hadlin wax soo akhriya

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว

    JEEGAAN HAL QABIIL HAKA DHIIGIN HADAD KA DHIGTA BARI QABIIL QUDHA AYAY NOQON DOONTA HADAY NOQDAANA WA 73% ISAQ KA NOQONAYAN

  • @khalilomar3962
    @khalilomar3962 6 ปีที่แล้ว

    Afkii xisbiga wadani hhhhh waad is cadayseen dee garxajis. inta kale oo somaliland ah weeye

  • @yaxyecabdale5456
    @yaxyecabdale5456 6 ปีที่แล้ว

    Bal beentay sheegayaan eeg madaxweynuhu waa ka dhab nabadaynta ceel afweyn

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 6 ปีที่แล้ว +3

    Garxajis Berbera maxa ka galay

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว +1

      faysal abdi
      Meesha lagu shiray waa gacanlibax oo gobolka saaxil ah. Berberina waa caasimada saaxil.maxaa kaaga baxay halkaa bal sheeg.
      Mida kale qodobadina waa kuwii guud ee qaar iyaga ugaaraa jira!

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 6 ปีที่แล้ว

      banu haashim adeer saaxil ha ku meraysanee
      berebera ciise muuse aya leh dawladana ogol iyo mashariicda maxa beesha ka quseya garxajis heshisyada dawladu gashay la galay

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว

      faysal abdi
      Ok. Waaban kuu daayay berbera.
      Dekeda berbera ma ciise muuse ayaa leh? Mise waa hanti Qaran ileen xoolihii umadoo dhan baa lagu cashuura. Beesha garxajis waa 40% shacabka Somaliland.

    • @azzayyassin4021
      @azzayyassin4021 6 ปีที่แล้ว +1

      faysal abdi waryaa beenta Naga da Muuse Cabdalle (garxajis) Aya leh berbera 70% Aye ku degta! Isse Musa na 30%. Viva muuse Cabdalle

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 6 ปีที่แล้ว +1

      Garxajis berbera wuu kula degaa, taariikhda dib u raac

  • @yaxyecabdale5456
    @yaxyecabdale5456 6 ปีที่แล้ว

    Haddii la kala yaaco maxaad ka faaidi bal isweydii

  • @mahadabdilahi1127
    @mahadabdilahi1127 6 ปีที่แล้ว

    Nin kuu digay kuma dilin. Jeeganay Tasho.

  • @tooresabdilaah4524
    @tooresabdilaah4524 6 ปีที่แล้ว

    Ok qaranimada

  • @Fadumo9966
    @Fadumo9966 6 ปีที่แล้ว +1

    Shir xisbiyaysan IGA dhe

  • @mohamedibrahimmiguil6424
    @mohamedibrahimmiguil6424 6 ปีที่แล้ว

    Miguel

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว

    TOL WANAAJE MA AHA EE WA TOL KALA GOOYE 🤬🤬

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว

      GEESI QARAN
      Tolka laga hadlayaa.
      Wa Garxajis !
      Jeegaantu iyagaa kala gooyay

    • @ahe127
      @ahe127 6 ปีที่แล้ว

      Tolka la wanaajinayaa oo is raacay waa garxajis.
      Hadda jeegaanta ha moodin waa kaa qaldan tahaye.
      Dibna u kala hadhimaayo e la soco dulliyow.

    • @GQ-sz2xn
      @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว

      Basra Diriiye H/awal ha midobo arabna ja midobe garxjisna ha midobo h/jeclo ha midobo
      LKN ADIGA BILA CAQLI AYAD HA MIDAYN AWAL IYO H/J WAAYO WA MAJORITY GA REER SH ISAHAQ

    • @GQ-sz2xn
      @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว

      Basra Diriiye H/awal ha midobo arabna ja midobe garxjisna ha midobo h/jeclo ha midobo
      LKN ADIGA BILA CAQLI AYAD HA MIDAYN AWAL IYO H/J WAAYO WA MAJORITY GA REER SH ISAHAQ

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 ปีที่แล้ว

    War Cad

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว

    WA AF XISBI MA AHA AF DHAQAN

  • @fuaadomerdheere3260
    @fuaadomerdheere3260 6 ปีที่แล้ว +13

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhh beeel dhan oo intaay shirtay hadana qodobkii kobaad ee ay soo sareen ka bilaaabay siyaasad cajaayib waar ma dowlad baad tihiin maraad shidaal baadhis iyo dekeda maalgashigeeda ka hadlaysaan
    iska cadaysta adeer shir gerxejis maahee waaa shir wadani
    hadiiba idinkoo shir dhaqan iskugu yimid aad a hadasheen deked berbera la iibsanayaa Berbera maydinkkaa leh sow ragii lahaa maay maal gashan #habar_awal sow Berbera degaan uma leh adeer #cirro_faqash qodoba uu idiin soo qoray oo daaha dabadiisa laydinka yeedhiyay bulshada somaliland hala hor imaninee xishooda idinkaa dalka iyo dada waxba la qabsan waayay dadka fadeexda kala taga bal cid shaadh dowladeed wax u heshay magacaaba #asli_maydh iyo #somcable hadaad leedihiin Quota loo xidhay waa laba nin oo aliya waana laba shakhsi bal cid kale shaadh dowladeed wax kuhelay sheega #habar_awal idinkaaba ##@Queto_laydiin xidhay ilaa ciigaal ilaa imika #numberka_gaadhiga sow nin #ciidagale uun maaha ninka sameeyaa ma ninkaalaa adeer idinkuma mashquulnee naga wareega idina #habar_awal waa rag deegamadooda iyo kartidooda iyo aqoontoda u hor maray iyo #habar_jeclaba ta kale #Arab waa reer wax qabsaday oo nolol iyo gancsiyo samaystay dadka kalena ma xaasidaaaaaan sidoo kale #ciidagale laftiisaaaa ragiisa wax qabsadeen eee #habar yooooooniseeeeeeeeeeeeeeeeeeey dadka wax la qabsada haa hinaasina dad wax qabsadeeeee #cirro waa tuuug iibgaynaya oo bahdilaya tariikhda iyo kartida #gerxeis waar nina iskka qabta
    adeer xisbiga wadani ma xisbi reeeer baa misse waa xisbi qaran maxaa keenay doorashaa nalaga boobay
    hhhhhhhhhh sooooo jeedin kaliya ayaad leedihiin ee amar kuma lihidiin

    • @libaaxchannel8519
      @libaaxchannel8519 6 ปีที่แล้ว +2

      Fuaad Omer Dheere. Doorkan waa lays tumayaa waa dhabtii iyo dhaxalgalkii futada qarso

    • @fuaadomerdheere3260
      @fuaadomerdheere3260 6 ปีที่แล้ว +1

      hada bal qoriga qaaata cida sida gaara ah nabada uraxaysata idinaa ku dhib qaba wlhi nin walba dumarkiisa guryaha loogu balayaduu wadaaa wlhi

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 6 ปีที่แล้ว +2

      Fu'aad Omer Dheere
      Sxb sawta cumamadii kaa dhacday berbera haday reri degan hadan somaliland ayay ka dhaxaysa hadii kale tani shaqaynmayso

    • @libaaxchannel8519
      @libaaxchannel8519 6 ปีที่แล้ว +3

      Fuaad Omer Dheere. Adigaa macaan jecel ah oo lagu garaacayaa walaahi ilaa itoobiya ilaa boosaaso dacalkeeda qoomiyada garxajis waa diyaar gaaladuna taariikh ha qorto sidii xaarama cune ka dhacday bal akhriso buugta taariikhda
      The Habr Yunis tribe had proved, throughout the two years of coastal concentration, the greatest factor in promoting unrest; and, while the Camel Constabulary was being recruited and organized, their lawlessness had exceeded all bounds, and they had pillaged far and wide. Either they did not credit the announcement that Government in-tended to enforce order or, alternatively, they had decided to collect as much loot as possible before they were subjected to restraint, in the hope that the Government would find it impossible to settle all the accumulated tribal claims.
      Mandera had been the centre from which two sections of the tribe, united under the name of " Sulagudab," had carried out their most serious acts of pillage, looting caravans from the south and west and raiding the Habr Awal between them and the coast; and it was for this reason that Mandera was selected by the Government as the first camp for the Camel Constabulary.
      On his arrival at Mandera, the Commandant was assured by the tribesmen that all they desired was peace-an assurance which was followed three days later by raids on no less than 43 villages of the Habr Awal, in which all the male children were slaughtered

    • @fuaadomerdheere3260
      @fuaadomerdheere3260 6 ปีที่แล้ว +1

      AQligaaga wuxuu ka turumayaa garaad iyo aqoon la''aaaaaaaantaad isku tagteen eee intaad tidhaahdeen dhaqanbaa isku imanaya qodobii kobaadba siyaasad ka dhigay ilayn waa loo danbaysiyaneee hhhhhhhh saxiib qori wax lau faano maaha waaaa qayrkiin idina reebay qorigu iyo dagaalku aduunkana dagaal waa laga waynaaday eee waxaa qudhe lagu dagalamaa waa ganacsi iyo aqoon anaga qalinbaan sidanaa qori ma sidano saxiib hhhhhhhhhhhhhhhhh schoolka sheih+abaarso waxaay ka turjumayaan shkahsiyadayada iyo fikirkayaga qori kuma fanee aqoonbaan kufanaa waana taa keentay inaad maanta iga dul ooyday waaa lay dhacay tidhaa waree reeraha idin la dhashay wax la qaybsada qoriga dhigoo hadii qori aduunka lagu qabsan karo maraykan ayaa Russia utalin lahaaa hhhhhhhhhhhhhhh
      kaftan hayga ahaato

  • @daawashooyinxiiso12
    @daawashooyinxiiso12 6 ปีที่แล้ว +2

    hhhhh dee imika shir garxajismuu ahayne wuxuu ahaa shir xisbiga wadani qabsaday adeer waxba beelo gaara oo somaliland waxba farto haku fiiqay adba u maad hanbayne,
    u jeeda aad shirka u qabatay kaliya wuxuu ahaa in aad beelo gaara ku durtee lkn iyaguba tashi danbay gali doonan waxayna qaadi talaabooyin iyaguna ku eegi doonan qodobadaas halkaa ka soo baxy

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 6 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland kawada leeyahay miyaad diiday

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 6 ปีที่แล้ว

      Waa shir siyaasi ah. Oo ay qabsatay beesha Garxajis. Waayo waa lagu dhamaa

    • @hooyoanigooyarayaanxasuust2676
      @hooyoanigooyarayaanxasuust2676 6 ปีที่แล้ว

      Safvideos HD TV niyow Yar yarkan jeganta aamin San waad la yaabaysaa xataa caqliyadooda bal waxaad kuleedahay wadani ayaa qabsadaye dadkaa daraf ilaa daraf ha loo cadaalad sameeyo mayay KU deeqi wayday mise xeerka jegan nimada ayaad rabtaa oo kaliyaata bal hadii Kal soonida Dawlad nimo lagala noqdo ma dhag xantuu xukumayaa

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 6 ปีที่แล้ว

      Marka runta laysu maxaa wadani lagaga carari, sow dowladuba xisbi maaha , dhibka jiraa muxuu yahay

    • @MrDucaysane
      @MrDucaysane 6 ปีที่แล้ว

      Hooyo Anigoo yar ayaan xasuustay Alban kan 2000 Mcn Cadaalad in la raadiyo ma xuma balse waxa ceeb ah oo taariikh madaw oo aan weligeed ka hadhayn ku ah beesha shirtay in intay miidoodii isu keeneen soo saaray qodobo siyaasadaysan iyagoo leh beelo kamida Isaaq ayaa iska kaaya baahaystay iyagoi wax u doonaya nin siyaasi ah oo beri kamaalin weji ka raba beelaha Somalilaand oo dhan bal hada ninka wax doonaya ma waxbay yeeleen mise waxbay u tareen anigu waxan qabaa dadki codka siin lahaa uun bay ku direen ee bal haday keligood soo saari karaan ha soo saareen

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 6 ปีที่แล้ว

    Hhhh berbera ma mid cusubaa maanay taan aqiinay ahayn adeer meesha beel ahaan ayaad ugu shirteen sideed ku keenteen in aad dhul aydaan lahayn aad kaga hadashaan kiro ayaad ka hadlaysaane waanu iibinaynaa hadaanu rabno gx dhulkiina ha dhadla

    • @libaaxchannel8519
      @libaaxchannel8519 6 ปีที่แล้ว

      raage dirir adigoo ayo ah baad berbera leedahay markaad sidaa u hadlayso waaryaa

    • @raagedirir9171
      @raagedirir9171 6 ปีที่แล้ว

      Libaax Channel oo adigu adigoo ayo ah ayaad berbera igula doodaysaa ?

    • @libaaxchannel8519
      @libaaxchannel8519 6 ปีที่แล้ว

      raage dirir sowdigaa na garanaya calaamadayada cida aanu nahay maxaad isu yeelyeelay adigu is sheeg?

    • @raagedirir9171
      @raagedirir9171 6 ปีที่แล้ว

      Libaax Channel awal oo muduga saaxil oo meesha laga waayo abtirsimaday murun gashiyo manidi haabiil , wanakaa sxb maxaad ka hadlaysaa adu

    • @libaaxchannel8519
      @libaaxchannel8519 6 ปีที่แล้ว +1

      raage dirir waar ninyow waan ku gartay inaad ciise muuse tahee malaha cuqdadii kaama dhamaanayso berberana adeer dee ha sheegan waa meel isaaq oo dhami leeyahaye, wixii ka dhacay waad ogayd 1992

  • @zirosmaanvip1862
    @zirosmaanvip1862 6 ปีที่แล้ว

    garxajis somali wayn farmaajad u shaqaysaan faqashay

    • @yahyemohamed12
      @yahyemohamed12 6 ปีที่แล้ว

      Warya oraaye shut up

    • @hajimahad3725
      @hajimahad3725 6 ปีที่แล้ว

      shavaan osman hasha geela cunte cabada midhihi jeganta hadad guranaysan qadhadhkoda aabo

    • @zirosmaanvip1862
      @zirosmaanvip1862 6 ปีที่แล้ว

      yahye mohamed@ adeer qadaadwayney afka ilama lihid fuck u man

    • @zirosmaanvip1862
      @zirosmaanvip1862 6 ปีที่แล้ว

      mahad qutur@ sanadkaa waan arkaa inay idinka qaylisiinayso gaajadu faqrigiina idin ragaadiyy qadaadwaynta udoonta wax

    • @ahe127
      @ahe127 6 ปีที่แล้ว +1

      Markaad soo dheregtaan ayey ragga ragga aad is heli ka dibna way kaa soo daacin.
      Uf anaa leh jeegaanta
      Waxaad doontaan nagu sheega waa meeshad gashaan ragga dal u halgaymay markii jeelka laydin ku gurayey ee siyaad idin adoonsanayey idiin gurmaday ee dhiigooda u shubbay ayaa farmaajo ku sheegaysaa doqontu ka u gargaara ayey dishaa baa hore loo yidhi.
      Garxajis waa borqortooyoo maantana is raac walee dibna u kala hadhimaayo lambarkaaga xejiso.

  • @fathullaah2455
    @fathullaah2455 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhh wooow great garxajis caruurtii meeday...