Subhanallah iska cafi marka dhahano way nala fududahay Lkn qof ka dhibka ku dhacday ayaa daremaya xanunkas dad ka qaar cafis ma istahilan ilahay haka goyo qofkasta ilmo iyo ogoon dhibateya 😢
Sax waaye waa in LA iska cafiyaa wixii dhacay oo dhan Miskiintan la dhibayna waa in ay cafisaaa weliba ay ka roonaato ee ay wax siiso walaalaheed oo xumaa
ألله أكبر ماشاء الله لاقوة الا بالله ❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤❤جزاك الله خيرا يا طيبه الله يحفظك و يطول عمرك يارب العالمين
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
Cafi taas ayaa ugu qaayer badan ayagana xariiri wixi aad ad awodana ka roonow allahi kaa sara mariyay baa mahad iska leh ciilku waa xanuun xaqna waad u ledahay
Xbbti hadad awoodin naftada ha kalifin oo ha cafin ilaa akhiro xanun wad aragte😢 mida kale kauwaaas ha isku caaawin ciiil ayaba iga haya ano arag waxaaas😮
Miskina walahi somaliduu badidoduu waa dad huun ilma yaar siday sidan ugu galayan waa haran cheeko badan oo sidas aa iyan dhagastay. Douloumkou maa ficno allow noo gargar.waa jahilnimo
Qumbe ma ahaa? Coconut oil زيت جوز الهند. اهل عدن يقولوا ( سليط نارجين) طبعا كلماتنا العربيه مستعاره من عدن بحكم العلاقه التاريخيه ، ويمكن باقي العرب يستغربوها لأنها كلمات عدنيه تماما.
Wlh iga indho adag naag ilmaheda rero siinaysa o rabta inu u xamaalo dadku isku mid ma aha qayb sun ah an mudnayn xta cawin ba jira tan kle dhaqankas badiyaha wali wa ka jira islan ba iska imanaysa ilmo ha la isiyo i cawiya haday u dido wxa la dhahaya wa cebobday ma walidk ba ilmo u diidey ama ilmaha walidkis ba u diiday il ba kaga dhacaysa iyo qurafad ilahow anu qf dulmin saqir io kabir
Allaahu Akbar qalbiga Allaha u dajiyo gabadhaah
Timir ma ahane waa geedkii qumbaha ahaa
Sax maha waxaas waa qallad Abaayo
Subhanallah iska cafi marka dhahano way nala fududahay Lkn qof ka dhibka ku dhacday ayaa daremaya xanunkas dad ka qaar cafis ma istahilan ilahay haka goyo qofkasta ilmo iyo ogoon dhibateya 😢
Subxanalaa hoyada ilaheda bixisay acuudubika Gabadha inanta samax daakii walaalaha waxsii xumaantu samayn akhiro iyo aduunba tasbiix badan iyo saliga nabiga scw badi
😭😭😭😭😭😭😭😥 maskin
😢😢😢
Wlhi waa qalad waridka ilmihisa dad sinaya waa dad qalbi adag iska cafi alle dartii
Sax waaye waa in LA iska cafiyaa wixii dhacay oo dhan Miskiintan la dhibayna waa in ay cafisaaa weliba ay ka roonaato ee ay wax siiso walaalaheed oo xumaa
Ilaahey qalibaga ha noo nadiifiyo amiin
Walal iska cafi ilahay ba kugu jecelnya waxa waxa yar ilahay darti u sii ka waxa kagaga so bahdaa
Faadudum Muna Aad bayenu ugu
Baahanahay Sheekooyin kanoo
Kale Nolosheena ku Saabasan
Soomaali Khaladka Aye kala
Galaan iyo Dhaqanka Qallcan aan
Laye Nalawadagin
Calista qaado
Salaamu caleykum w.w
Waa sakligs Qumbe
Laaxaawla walaa quwata ilaa bilaahil caliyul cadiim inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun
Wlhy saas baan idhaahdaa xaqbuu uleeyahy ilmuhu inuu waalidkii iyo wllalihii la farxo ooh la Koro ooh bari noqdo wllo is fahma
Axl ilahay ga kasaray hadan kufsi logu darin Alx wa imtxaan aduunka Fatima muna wankugu raacsanahy in adan ilmahaga qof lasinin warun inadan waliga ilmaha ka fogan 💯/💯
Hooyadey waa 90+ iyada oo jirta 4 sano walalkedna ahaa3 jir ayeey aqoon noqden 6 jirna rajo ayeey kusiinoqotay wllkeda 4 jir ayuu gaajo ugu dhintay dhibkeda markey iiga shekeyso w qalbiga ka ooyaa
Hadaba weywad cafisay waxna waxna weytartaa ilaa hada hoyadey sidii boqortoyo ayey agtena ugu noshahay markaa gabadhaa hadeey rabo inay aduun iyo aaqiro hanato ha cafiso waxna ha tarto kuwii saas yeelay
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan ahay qof ixsaan badan haduu qof isoo muto axsaan ayaan ufali lahaa
Yaab badaanaa jahliga qalbi adee guu leyahay see ilma at dhashay qof aan hoyadaa aheen usiisaaa 😢
ألله أكبر ماشاء الله لاقوة الا بالله ❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤❤جزاك الله خيرا يا طيبه الله يحفظك و يطول عمرك يارب العالمين
Naaxaris kadheer
Iska Cafi Walaal Dhamaanteen Allah
Hayena Cafiyo Jannah Fardowsa
Cayena Geeyo Intii Muslim Ah
Salamaad minkuli afaad ilmo yar o adiga lagu siyey in aad konbo in aad wax ku siso waa masiibo aduun allow naxariista hanaga qadin
Bismilla ilaahay kabaq. Iska saama x xidhiidhi iskana cafi waxna sii gacanta saraysa ayaa khayr badan
Subxanallaah . Horta shanta somaliyeed dhaqankaas foosha xun maxa wadaajiyey...teedakale dambiga asaaskiisa hooyadeed ba leh xitaa kamydabatagin..
Gabadhana nafteeda yey kallifin haddaysan awoodin cafiska
Waa hal cirqi 😢
Calista qaado walaal si ilaahayi ku casino Amiga subxaan watacala
Lakiin ilahay haduu wax siiyey o maanta ay ka hooseyaan in ay iska cafidu weeyaan waayo ilahay ayey ugu dhawaaneysaa
Asc fadimo muna qiso reer aan wax isu nahay ilmo rajo ah sidey ula dhaqmi jireen e tlfk ga ii sheeg ila hada ma ilaawo qisadaa subxanallah
Asc wr wb somali maxamed
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
Allah hu Akabar
Masha allaah tabaarka allaah ❤
❤❤mshvallah
Subhanallah 😢
F.muno wll wan ku salaamay mahadsanid
Cafi taas ayaa ugu qaayer badan ayagana xariiri wixi aad ad awodana ka roonow allahi kaa sara mariyay baa mahad iska leh ciilku waa xanuun xaqna waad u ledahay
Very true sister 😢
عافين على الناس وكاظم الغيظ والله يحب المحسنين❤❤
Anigaba hooyaday 3 jir sidaan ukala tagnay 19 ban kumidawnay aanigg siwayna ugufaraxsan la noshaha qoyskaan kadhashay lkn waxay kunoqotay noladhaydii mid aan aad ugashalaayo naxariis darada aan kalakulmay subxanalaah ilahay hooyaday ha udan bidhaafo waxkaloon dhaho garanmaayo
Wllo hooyoyin badan oo aayada ka xun ayaa jira waa dhib wayn Illahay hanoo sikhiro hooyada janada lagu galaa
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mcn faatima munaay
السلام عليكم
Saliid qumbe
asn waa waxyaabo inbadan dhaca
ألسلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي horta waa qiso xanuun badan lkn aniga wxaan dhihi lahaa iska cafi allaah dartii waayo waxaan joogtaa daarul imtixaan waayo angaba allaha weyn ayan waxan jarajeeneenaa cafis abaayo adna allaahnku barakeeyo😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
Saacad kadib kasoo noqo ayaaba qalad ah caruurha dhexda ayuu bahal dad u eg kaqaataa
Subahanllahy
Qumbah
What the sigma
Anigaby qaar miyi aanu ka keenay nala joogan dhibaatan uma gaysane lakiin ilaahay hanugu asturo
Ammin wll unaxariiso dad iyo dunba wala xiriiriyaa😢
Xbbti hadad awoodin naftada ha kalifin oo ha cafin ilaa akhiro xanun wad aragte😢 mida kale kauwaaas ha isku caaawin ciiil ayaba iga haya ano arag waxaaas😮
Mayee geed Qunbe ah weye sawirku
What happened to her younger siblings?
Miskina walahi somaliduu badidoduu waa dad huun ilma yaar siday sidan ugu galayan waa haran cheeko badan oo sidas aa iyan dhagastay.
Douloumkou maa ficno allow noo gargar.waa jahilnimo
Wll dadka lakorinayo hala ilaaliyo agoon darteed ama rajo darteed
Qumbe ma ahaa? Coconut oil
زيت جوز الهند.
اهل عدن يقولوا ( سليط نارجين) طبعا كلماتنا العربيه مستعاره من عدن بحكم العلاقه التاريخيه ، ويمكن باقي العرب يستغربوها لأنها كلمات عدنيه تماما.
Wlh iga indho adag naag ilmaheda rero siinaysa o rabta inu u xamaalo dadku isku mid ma aha qayb sun ah an mudnayn xta cawin ba jira tan kle dhaqankas badiyaha wali wa ka jira islan ba iska imanaysa ilmo ha la isiyo i cawiya haday u dido wxa la dhahaya wa cebobday ma walidk ba ilmo u diidey ama ilmaha walidkis ba u diiday il ba kaga dhacaysa iyo qurafad ilahow anu qf dulmin saqir io kabir
asc
Fadimia anigu xat wan is wadiiya walhi su aa shas why is someone give it to his or her child another person?
B Ü
🤔😒
Ubad lays amaanay siinaayo dhaqanbay inoo noqoty aniguba waansoo maray
Waarun idka cafiyo
Waxba kaaga xumaanayan ee waada liibansysa aduunyo qurux male
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اختي فاطمه يا ريت تعطيني رقمك انا عندي قصه