Sheekada Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa Habka Lacagta 💵 Loo Sameeyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 2 วันที่ผ่านมา +4

    Abdisalan qarni joog guleyso inbadan sxb Allah ku sharfo🎉❤

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 วันที่ผ่านมา +5

    Buugtan dhaqaalaha ka hadli intooda badan fikradaha ku jiri maraykan ayay ka shaqaynayaan ee shacabkeenan looguma talo galin
    Saasoy tahay hadana fikrado aadka faaidi karto inaad ja heshaa la arkaa
    Aadba umahadsantahay
    Walaal buugti taariikhdan burburka ka waramayay noo wad
    Waayo taariikhdan aan noolnahaanan ogaynba

  • @HindaAbdilahi-ps6dj
    @HindaAbdilahi-ps6dj 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wll part two ka samee

  • @hibaaqaxmed3631
    @hibaaqaxmed3631 วันที่ผ่านมา +2

    Thnks ustaad waa book Aad loogu baahnaa

  • @kafaiideyoraxmed2971
    @kafaiideyoraxmed2971 2 วันที่ผ่านมา +1

    Laga bilaabo Caawa Waxaan Noloshayda Ku Dabaqi Doonaa Buugaan Iyo Fahamka Fiican Ee Uu Xambaarsan Yahay,
    Ku Mahadsanid Walaam Cabdisalaan Soo Gudbintaaadu Qiimaha badan. Ajir Iyo Xasanaad Aan Lasoo Koobi karin allah Hakaa Abaal Mariyo.

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 วันที่ผ่านมา +3

    Asc wll baemaamijyada noocaasa soo badi wll qaali walhi dhawrjeer ku ceshaday

  • @SudeysFaarax
    @SudeysFaarax 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mahad sanid wll
    Allaha ku sharfo
    Saad nogu doraysid
    Buugta dhaxal reebka ah

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 2 วันที่ผ่านมา +1

    m.allah 2 mar ayaan daawaday wayo waxy iitgay motivation dhawan waxan raba mashruca an filaayi 360° in nolasheyda wax kabadali doono inananku dhaqaaqi oo an kka nasto shaqadan xoogsiga ah
    wa muuqal igu haboon m.a 👍

  • @ziina3
    @ziina3 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah thanks sheekadan waxbaa iga baxay

  • @abdirizakmohamed3637
    @abdirizakmohamed3637 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waan kaa sugaaye boss waa buugii ugu fiicnaa ee aan ebid aqristo

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 วันที่ผ่านมา +1

    Maxdsanid

  • @Cabdi5218
    @Cabdi5218 2 วันที่ผ่านมา +1

    Gg

  • @maxamedcali402
    @maxamedcali402 2 วันที่ผ่านมา +1

    Zxp buuga think and grow rich noo so duub Somali na waa lagu turjumaye

  • @SacidoA-ku1cs
    @SacidoA-ku1cs 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wll mid ayan ka codsanaya shekoyiinkaga wan kuxeranahay wlhi wax bdn wn kafaiday wll shekoyiinkaga kuso dar kuwo cabsi cabsi ah plz ado mahdsan wll qali❤

  • @liilbaliil913
    @liilbaliil913 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dhacdoyin sugun soo dhameystir sxp

  • @QalidahmedSalaad
    @QalidahmedSalaad 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Runti wax badan ayan kafaide mahadsanid sxb 🙌

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Ciisenews
    @Ciisenews วันที่ผ่านมา +1

    🎉❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 วันที่ผ่านมา +1

    Lacag badan way I soo gasha balse bishi waxaan ka wayaa bil bil walba dayn ayaan bixiya hadana dayn ayaan qataa jugjug meeshada joog ayaan ku jiraa maxaa igu caawin karta oo talo ah 😢😢😢😢

    • @hayaatabdirasaqhassan431
      @hayaatabdirasaqhassan431 วันที่ผ่านมา

      Lacagtaada labo meel uu qaybi marka kobaad walal,Muhimiyaad ka oo daruriiga ah biixi sida bilka,kirada iyo deynta kadib save kaare 10% wax uun lacag ah account savings ah gali oo kuu iloow...Lacag kaasto oo kusoo gaasho marka kobaad sadaqo kaa bixi waa baroko illahay ee..
      Waxaad rabin oo iska fajo fajo ahna Lacagtada ha kuu guubin.Mahadsanid

  • @imadde2526
    @imadde2526 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noso badi buugta dhaqalaha jaale mhdsanud

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nio tabiya fcna thy sxp

  • @Abdullahiabokorali1208
    @Abdullahiabokorali1208 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ustaad so raaci wa sugi la anhaye