Subhanallah ilahaayow inaga qaabo sixirolayasha ha lahadilina Qofka idin yidhahda ma ina heebel ba ku dhashay Bisnka ka Qabsada. Cidamada deena Qaraanka ilahaay ha xafiido Amiin
Waan nin asiga oo aan dhiig dadin la wareegay hanti dad kale gacmahooda ku jirtay halka madaxa somalida dhiig u daad shaan in hanti qof kale la waregaan
alla bisinka waaba shaydan cadiya qofku kenya waa sidas ba la yidhi lama salamo gacanta walahay qaar kenya ka yimi oo u dhashay wadankas ayaa shegay hada salanto gacanata waxay mariyan wax ka dhigaya confuse ka dibna wax kasta ka qadanayan ninkas wa denbigiisa lagu qaao sanaado badan jeelka ku jiro askarta jeelkana wa inuunan salamin
Waysada badiya insha Allah walahi waa balaayo xijaab
Subhanallah ilahaayow inaga qaabo sixirolayasha ha lahadilina Qofka idin yidhahda ma ina heebel ba ku dhashay Bisnka ka Qabsada. Cidamada deena Qaraanka ilahaay ha xafiido Amiin
Sii. Wayseeysta adkaartana. Sii dhaha
Markaad guryaha kabaxaysaan
Masha Allah
He is professional sixiroori subxanallaah
Sawirkiisa waa inaa soo dhigtaan public waa intaasoo la helaa cidkale oo uu sirxay dhacay
Subhanalah wuxu wax kaqaty odhan waa wada wayeel kawaran aqli badnaa tuugaaa
Dadku waa in ayna salaamin qof aanad garanayn iska erya xataa hadii uu qofku yidhaa waanku garanayaa qul.acuuduyadana qur.aanka akhrista
Ehow wl
The hhh]uuy4😢😮😢😢😢l😅😢🎉🎉😢🎉😂😂🎉esq iui 😢5l¼ 🎉
Manshala ciidanka police
Xasbunallahu wal nicmal wakiil is ilaaliya huuno waa mucujese Allah ha idin xafido
Subxaana llaah ninku khatarsanaa......
Geli gelid 🇧🇷. . . congregação cristã no Brasil 🙏...
Bisinka qabsada marku qof idinla hadlo sixirku wuu buryaa insha allah hada ka hor gabar baa nin ku yiri iga iibso dahabkan markaasay tiri balkeen bisinka wixii baa madoobaaday markaadsuu ku yiri inytuu xanaaqay maxaad akhiriday subxaanallah
WAA MUUSA BIIXI IYO SIDUU UMMADDAN U SIXRAN OO UGA DHAADHICIYEY DAD DHULKOODII INGIRIIS AYAA NA SIIYEY OO SHIDAALKANA WEYNNU QODANAYNNAA DHULKEENNANA HAYNNOOGA GUURAAN IYAGU WAA CARAB OO DHULKA WAXBA KUMA LAHEE DABEEDNA LAGU DHAMMAADAY DHUL DAD ALLAAH KU ABUURAY
Badaw barako male
Alla islaan basra cabdi la yidhaahdana wuu dhacaye ha loo sheego
Aamiin ILLaahay ha,inagaqabto dhamaanteenba,Bisinka Halaga qabsado,qofkii,kuyidhaa maheblaa,kudhashay,bisinkaa,burinaya,insha,ALLaah
Sawirkiisa natusa aan iska eegnee
IMINKANA ARMUU SIXIR KU BAXSADAAA😂😂😂
Subxanalaah Allaahu okbar
😂😂😂😂😂 istaaqfurulaah islaantan ku qoslay tidhi xabad ayuu nagu riday waar kaa ha la toogto walaahi waa sixirool3 xune!!! Xitaa qori ayuu sitaa.
😭😭😭 Waa nin professional Robber helay uumad Illaahi uu daacad aah oo nabadgelyo jecel - Sixroole iyo kharaabiid naa majiraan. Kuu tuura 20 sanadood aanuu ifkaa arkin. Gacantana haa jarina, oo 100 uuloodna laa tiigsada. Uumadaana woxooda uu celiyaa. CORRUPTION CORRUPTION KANA, KAA FOOGAADA, WAA HADAAD HORUUMARKA SOMALILAND JECEJIHIIN INSHAALLAH 💜🙌🙌🙏🙏 WAA RAYIGAYGA 👍 IYO AQOONTAYDA Period.🙏🙏🙏🙌🙌
Anigaba mid Hargeisa jogaa i sixray 💔
Ninkaa maxaa dadka loo tusi waayey si loo arko, wejigii gubay.
Haaye intaad dadka sawiraysaan maxaa nika dadka utusiwaydeen cajaaib waar dadka ninka tua halayska eegee
Waxba bileys ma qabtee ilaahaybaa qabtey.alxamdu lilaah.m sixiroolane ma liibaano.
Bismilah
Anigaba mid hargeesa joga baa sixir lacag ikaka qaadey lkn maalinta qiiyaame kasugaayaa 😢
Ciidamada qaranka somaliland guuuuuuul dhamaantiin gaar.ahaan booliska gudidii wanagfarista iyo xuman reebiduna ee diintu meeday booliska lashaqeeya sixiroolayaasha xukunkoodu waa dil
Maxaa sawirkiisa loo soo dhigi waayay shaashada?
Subxaanallah war ninka natusa hady runty
ninka halatoogto
Subshanalaah Llaahu akbar
إنما صنعوا كيذ ساحرا ولا يفلحو ساحر حيثأتى؟
👇👇👇 iyo meesha uu kusoo baratay cilmiga sixirka classes ka halka uu kusoo qaatay dad wixii uu laayey ama sirxay etc iwm and Allah yaxfidkum
Wllyaal adkaarta ha lagu dadaalo in la akhristo
Bismilahi ninka hatogto
SOOMLILAAN OO DHAN BAA SIXIRKA TAQAANA WAANA SIXIRKA ORAMADA
Waan nin asiga oo aan dhiig dadin la wareegay hanti dad kale gacmahooda ku jirtay halka madaxa somalida dhiig u daad shaan in hanti qof kale la waregaan
Hala Dilo lkn maxuu u Beegsnayay Dadka Waawayn
Ninkaa sawirkiisa in lasoo dhigo weeye
Hakahadlininee Khaarajiya please 💯
alla bisinka waaba shaydan cadiya qofku kenya waa sidas ba la yidhi lama salamo gacanta walahay qaar kenya ka yimi oo u dhashay wadankas ayaa shegay hada salanto gacanata waxay mariyan wax ka dhigaya confuse ka dibna wax kasta ka qadanayan ninkas wa denbigiisa lagu qaao sanaado badan jeelka ku jiro askarta jeelkana wa inuunan salamin
Ninka ciraale iyo camoole kama xishoon xabsi daaim ha lagu xukumo duliga
waa laadar weyn cuqubadii dadka waayeelka ah ee uu dhacay baa ilaahay kasoosaaray yaahuu
Magaaladaba gacantuu mariyey shoow
Ninka hala dilo
Bisinka ilahay sharka dadkan oo kale ha naga hayo
Ilaahay ayaa mahad wayn leh ka qabtay dadka sixirolaah xun
Ciidanka booliska Ilaahay ayaa mahad iska leh wa fajiyey in ay soo qabshada tuuga
War ma wayelkuu eganaya hamban qof dhalinyaraba arkaya mise way dhunten
maxaad wajiga sixiroolaha u qarineeysan dadka waayalada mariyay ma saas dadka ugu adeegtan oo cadaalad ku sheeg ah
Sawiirkisa halasoo dhigo
Wali ma arko qof dhalinyara uu waxka qaaday' wayelka muxuka doonay😂😂
Sixirole nacalad haku dhacdo waa ehlunaar sixun ukor ah gurigagey kaa soo sixra Nayan sixirolayaa shii isixrey masibo idinku dhacdey idamale hoog kakhada sixirka igu wadan
Amiin amiin amiin yaa Allah
Ninkan odayaashi iyo islaamihii ayuu dhameeyay
Hala toogto
Waliba saaxiibadii hala sooqabto inta isaga laciqaabo si uu usheego sixiroolahaa hala dilo sideg dega hadii kale umada wuu dhacayaa ninka noocaasi
Waar ninkaa habeen madaw hala toogto wayo sixiroolaha xukunkiisu waa dil diinta islaamka guuuuuul ciidamada poliska somaliland
Waa dambiyida kabaa irtaa
weeyba qarinayane maxay tooktan birina dadkle uu dhici
Maanta Uumbaaad Shaqo Wacan Qabateeen
Maalin kasta shaqo fiican ayey hayaan. Mashallah
Yabbadana😅😅😅😅😅
Ma Irir Samalle Holley baa
War garaneyne markii aad lahaydeen
Irir waa kaasey
Mee saxirki
Intuu ninkaasi wax dhacayey Ciidamada Somaaliland yey u shaqaynayeen? Maxay mashquul ku ahaayeen? Amarka Dictator Muuse shaani oo leh nin Dhulbahante ah ama Garxajis ah so dhac oo jeelka dhig ama bari Mudaharaad ayaa dhacaya kkkk
Adiga unba qabyaalad so hadalqaade
Cl
Hhhhhhhh