Allah ha guuleeyo hana badbaadiyo hana u gargaaro walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha falastiin yaa Allah u soo dedeji xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin yaa rabi u maciin oo u gargaar walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah ha isku dhameeyo dhexdooda hana isku halaago dhaxdooda yuhuud iyo xulufadooda dhexdooda ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin
Thank you so much for the timely update. Your dedication to keeping us informed is genuinely appreciated. With optimism and hope, we pray for the day when Gaza will again be free from any harm, apartheid, and ethnic cleansing. Jazakallah khair!
Gaza burbur uma harsana ee Hub Kiimiko la socoto inay ku garaaci doonaan baan umalaynayaa.. Waana isku daygii ugu dambeeyey ee yuhuud samayso.. Waaba halista ugu daran ay doonayso inay ku samjr siiso reer Gaza si ay uga guuuraaan dhamaan deegaanka Gaza.. Waa istocmaalayaan noockastoo ay ku adkaan karaan.. Laakiin Illaahay ayaa dunida iska leh, waxkastoo ay ku fekeraan ayaga ayuu ku noqon doonaa..
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
Tuug ma'ahan kaase waxaa igu soo dhacday anoo booskiisa kujiro hadee dad kale isdhexdajiyaan oo afkoodana barto sidaas oo kale ina yeelo aa natanyaaho iyo kuwa lamida madaxa fuji lahaay ama si aamusanaa uqaaraji lahaay inbadanoo kamida hada kan xoo utooga waayay madhihi karo oo waa gaal niyadiisa masoo gaceeso hadana dhuunle wadaye lkn iloo bixiyay marka waxa igu soo dhacay laga tago wax saas ujilcan fikrad saliim naajax eh geeriba haku dambeese maku firireen xamaas ama ururada muqaawamada mid ka mida maxaa diidayo waaba fursad gaade allaha guuleeyo walaaleheen
ma jirto koox xammaas ka xoog badan ma jirto xitaa iran ayeey ka xoog badab yihiin sababtana waan ku sheegayaa waa caqiidada ma shiicaa imaan iyo kalsooni leh sida xamaas waa maya
ilahaw shekh maxamed sadiiquna , cimriiga udheeree
barakalahu
Sheikhow waxaan fiican in loogu yeero. Yuhuud. Magacaas ayay leeyihiin Balaayo ha ku dhacdee🤲🏼
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇦🇪❤
Dhagartooda yuhuud Ilaahay ha ku celiyo amiin yaa rabil caalameen
Amiin Amiin
Good for them masiibo alle idinka dhex kici .mid haada iyo mid heybsha alle idinka yeel yuhuud iyo xulufadoodaba aamiin yaarabi🤲🤲🤲 walalheena falastiin nasri deg dega alaha ukeeno aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
Allah ha guuleeyo hana badbaadiyo hana u gargaaro walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha falastiin yaa Allah u soo dedeji xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin yaa rabi u maciin oo u gargaar walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah ha isku dhameeyo dhexdooda hana isku halaago dhaxdooda yuhuud iyo xulufadooda dhexdooda ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin
Mahadsant walaalkey ❤❤❤
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar ❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar ❤❤❤❤❤❤
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢
Yahuud ilaahay ha duleyo ❤
Barakallahu feekuum Sheekh illaahay a ku barakeyo
Ź
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
Masha Allah
Masha Allah shukran shekhow
I love ❤️ your perfect videos. From kenya 🇰🇪 manshaallah
Jazaakalaakhayar shiikh
Mash Allah shikha raali Allah hanoqdo
Thank you so much for the timely update. Your dedication to keeping us informed is genuinely appreciated. With optimism and hope, we pray for the day when Gaza will again be free from any harm, apartheid, and ethnic cleansing. Jazakallah khair!
Allah is one
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn
Walaalaheen reer falastiin
Gaza burbur uma harsana ee Hub Kiimiko la socoto inay ku garaaci doonaan baan umalaynayaa.. Waana isku daygii ugu dambeeyey ee yuhuud samayso.. Waaba halista ugu daran ay doonayso inay ku samjr siiso reer Gaza si ay uga guuuraaan dhamaan deegaanka Gaza.. Waa istocmaalayaan noockastoo ay ku adkaan karaan.. Laakiin Illaahay ayaa dunida iska leh, waxkastoo ay ku fekeraan ayaga ayuu ku noqon doonaa..
Baraka allah ❤
Outstanding very interesting news exclusive 👏
Allahu Akhbar ❤❤❤❤❤❤Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤Scw
Ilaahow falastii uhiili yaarabi yaa kariim adaa qafuuru raxiin ahee
Amiin Amiin
Allaha. Akbar
Allahu Akbar ☝️
W salam salam ww ALLAHU MA SALI CALA MOHAMMED ❤❤❤❤❤
Allahu akhbar
Muuse biixi idam allah balaaya ku waadday...ninka garan waayey itoopiya inay ciidamo ka garab dagaalama ciidamada israa'iil ay yahiudda ku xoojisay ayuu dakad iyo 20km oo Marin ah asaga iyo xassan shiikh iyo ismaaciil cumar geele siiyeen...inaa lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun...subxaanallah...ilaahayoow kuwo intaadan xaalayada wax kabadlin ayagu idiyaarsan dantooda naga yeel😢😢😢
Shiiq maxamed thanks
Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN OO DHAN
Maashaa ALLAAH
Dulmi diidka
wcs sh maxa mad
Asc Tuugaas aya fiicneyd inu dilo waxaas aya lagu sheegayaa Dawlad nidamsan waa u dhamatay Yuhuud insha Allaah
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
waa qaraxday bis wadagalkii sadaxad biloowday guul muslumka
Guul Palestine insha Allah❤
Free our Land Somalia 🇸🇴
Guul walalehiin
Dulmi diid ka fiirso waxa aad dhahayso waa in aad ku noqotaa lid israaiiliyiinta waa qoon ilaahay duleeyey
Scw scw scw ❤❤❤
Subxanalah
Tuug haku shegin cid aan tugad caruurta lays aheen
Alaahu akabar
waxaan umaleeynayaa Awoodooda ugu danbeeysa inay u isticmaali doonaan
Sheeqena.dulbidiid.soomaalieyey.kuyaaca
Ninka nitanyahu halis galiyy tuug wixi ma nqonayso 😊
2:41
😂😂 walaraba inuu wax xado oo hubko dhan lawarego
Waa xarif gar yaqaan ah
Gaalada ALLAHA JABIYO
Wsc
Wcs
Walaa Batiiq Xaraami🤣🤣🤣
Asc
Kkkjkjkkj walaaa batiiq 😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂❤😂😂😂😂😂
Tuug mxa uleedahay
Tuug mahe wagesi yahuud cidi dhib ugaysata wa amanayna warbahintu israel ayalajirtan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa tuugo mafiya aan naxaris iyo xishod tona.lahayn
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tuug ma'ahan kaase waxaa igu soo dhacday anoo booskiisa kujiro hadee dad kale isdhexdajiyaan oo afkoodana barto sidaas oo kale ina yeelo aa natanyaaho iyo kuwa lamida madaxa fuji lahaay ama si aamusanaa uqaaraji lahaay inbadanoo kamida hada kan xoo utooga waayay madhihi karo oo waa gaal niyadiisa masoo gaceeso hadana dhuunle wadaye lkn iloo bixiyay marka waxa igu soo dhacay laga tago wax saas ujilcan fikrad saliim naajax eh geeriba haku dambeese maku firireen xamaas ama ururada muqaawamada mid ka mida maxaa diidayo waaba fursad gaade allaha guuleeyo walaaleheen
😆 🤣 😂 😹 😆
Wa yuhuudi tuugu maaha muqawamada
@@nasra591 waa ogahay abaayo meesha jileeceeda fursada ka muujiyee inee ka faa'iideystaan muqaawamada allaha ku duwo waaye markeyga biya dhiciisa
🇵🇸🇸🇴👍❤️
Mahatsanit
Tuug maahan ee balaayo loobaahanyahy😂😂😂😂
Iran deploys warship to Red Sea amid soaring tensions 🇮🇷🇵🇸🇮🇶🇵🇸🇸🇾🇵🇸🇾🇪🇵🇸🇮🇷
Nin xariif ah ayuu ahaaye 😂😂😂😂
Ninku tuug maaha Ale haku sababo Netanyahu
Ciidan maha kuwas waa mafio dowlda Israel ciidka Israel hadan Uhu yerno anagaba aqosanay xaqa walalahena dabolnay
Waa sheekoo yalableh😂 rabi baadi
Inlaqabta ma ahayn kaasi hakadhameeyo hubke
Bada ka soo hadal
❤❤❤❤❤❤❤♻️♻️😊😊😊😊😊😊♻️♻️♻️♻️
Dawlad iyo wadanba meesha kuma hayaan…. Wadanka ay xoga ku heystaan inaa dhahdid baa ku haboon
😂😂😂😂😂 xariif magaalo
Waa tuug aqlii badan😂😂😂
Wd soo daahday xalay wn ku sugayay
Kk waxaad soowadapa mawaxaad nalasoo hor istagtay halisbuuugalay walahi inuudhinto faxad iigabadan
YUHUUD WAXAY KAKOOBANTAHAY
#JABHADO IYO MAAFIYA,
ADUUNKA LAGA SOO'ARUURIYAY
OO MAREEYKAN,
MEESHA KU
#BEERAY!!
IS
Waxaa la rabay nataniyaahu inuu dilo haba ladilee asiga
In ay runsheegto yuhuudu ha sugin
Waa la yaab lkn soo ciidanka lama yeeriyo sidii schoolka oo klee 😂😂 maxaa ka aqaan
War ninkaan aad shegayso waa nin fiican wuxuu rabay in uu dilo natanyaaho
ma jirto koox xammaas ka xoog badan ma jirto xitaa iran ayeey ka xoog badab yihiin sababtana waan ku sheegayaa waa caqiidada ma shiicaa imaan iyo kalsooni leh sida xamaas waa maya
Haday Iska suugan xisbuulah dhuulka ha la dhigo
Sheekhaw iran warkeega iska ilaw waayo trump baa sheegay wuxuuna yidhi markay talaabo qadayan inakay lana so hadlaan
Xagee u wadaa soo iyaga ma aha
Tusbax go’ay ilaahay haka dhigo yahuud
Waa ragii xamas ubahnayd inay ragaso kale kudhex yeshan ciidanka Israel baa fican gut bay notahay hubna way helayan
Ninka tuuka ah waxan jeclanaha in uu dilo natan yahu hhhhhh
Cunsuri majeerteena dadka reer somaliland weyku barteen
Dhadhaan kan
muxuu sheegaya koofiya xume qaablaawe uf
Maxaad shekha karabtaaa kaxishoo ceeb😏😏😏
Habaarqabe mayahuudibaad tahay maxa karabtaaa sheikha
almuhim waa waalin yahay xadalka sii dhimatir
Falaqeynta ninkan al jaseera linkiga no so dhig meshan mesejka adigo mahad san
warkaas udhuunte waxaa kuwcned inuu myahy kataibulqasam kadibna ayaguu leeyn lahaaye
Waxaan la yaabanahy waxaan yahuud guriga dhulka dhigin ayagaa maa lagaa dhigoh guri yahay
Ninka tuug lama oran karo tuugo ciidan kashega sa aha dhul aysan lahayn dadki.laha kudilaya nin kaso kale inu sobata fican