I am Indian staying in Somalia, your videos are helping alot in learning somali, I would appreciate if dedicated video teaching somali (Learning Somali instead of English)
Wcs nuura waan ku salamay walal waad mahad sanid tahay hawl fcn ayaad soo gudbinaysaa lakiin waxaan ka codsanaynaa af soomaaliga inaad si fcn u barato si aad u noqoto macalin wax sharixi kara Mahadsanid
Sida aad sharaxada u bixineyso waa inaba caadi mahan allha haku xifdiyo ❤.
WaxaN ahaa arday dhiganaayey 10 sano school wali layma sharixin waxay qabtaan could ,can,will lkn maanta waan fahmay alleh ha ku sharfo wll qliH❤
Masha Allh wallhi somaliga seey u taqaano iyo luqada English
Ilaah ha xifdiyo hooyada waqtigaas ku galisay
Sey wax u fahàsiineeso dadka cajiib
Waan jeclaan lahaa Inaad buug qorto
Thank you noso badi huno codkaga quruxda badan ayaba sii qurxoyey Masha allah🎉❤
M.a soo noqod wanagsan wax badan kaa faaiday ilahay haku barakeeyo nosoo badi vidioyada mahadsanid ❤
Zomalida inta arke one of the best teacher luqadeed ayaa yahy walalo si fudud laguu fahmaya🎉
Somali*
*somali*
Mar kii ugu horaysay oon wajigaaga arkay you so beautiful sidoo kale
Janal kaaguna wax badan buu noo faa idee yay thank 🎉❤❤
Thanks you so much sis 😊because you're the one of the best teacher I understand Grammer❤
Masha Allah aadban ula rayaaqey casharkani wallo insha Allah in laiifaideyo yan ubahanahy shukran
please more videos like this
Masha allah allahuma baarik
I can't wait new lesson and this lesson I understand more and more appreciated it
Masha'Allah
Tabaarakarraxmaan Al_ustaadah aad ayaad u Mahadsantahay inbadan %❤
جزاك الله خيرا وشكرا لك على هذا الإنجاز القيم😊
Waad ku mahadsantahay sharaxaada somaliga/English congratulations to you and i e-learning english from you many thanks
Mahadsanid walal noon soo baadi casharo noocan oo kale ah sharaxaad fican bad ka bixisay sii fuduud bn ku fahmay
Masha allah alle haku barakeeyo macalin runtii si fiican ayaad u sharaxaysaa casharada.
I am Indian staying in Somalia, your videos are helping alot in learning somali, I would appreciate if dedicated video teaching somali (Learning Somali instead of English)
Why do you want to learn the Somali language🥰🥰
@@Queen__fatma29 hhh waxa oo jooga Somalia marka waa Muhiim in oo barto Af Somaali
@@Yakub1-q haa sax
I'm a Somali living in India, I'm learning Hindi. so I think we can exchange our linguistic knowledge.
Saad wax u sharaxday waa cajiib allaha ku barakeeyo ❤❤❤❤❤ noo wad casharada ❤
Thank you teacher for the clear explanation
Welcome back i really happy to see again teacher
شكرا لك يااختي العزيزه
الدرس كان جميل جدا
Thank you my dear teacher
Masha alah alahaka barakeyo cilmigana alahaku siyadiyo waxbadan ayanka faaiday
my teacher I learned a lot from you today thank you ❤😊
Shukran Allaah ha kuxifdiyo
Insha allah ❤❤
Maasha allaah tabaaraka allaah ❤
Masha Allah siwacan bad usharaxday oo dagan Allaha kudhowro ❤
thanks so much my beautiful teacher❤❤❤❤
Thank you so much the way you are teaching us
Inyar soo duub teacher
Mahadsanid
Mahadsanid Nuura
❤❤❤
Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto
Masha Allah
Si wacanad uu sharaxaysa
masha allh my teacher allaha ku xafido 🥰🥰
Mashallah teaches thank you for supporting
Knowledge is light
You understand us very well, teacher
Mansha allah wlshy shaqada ad noheysid wankaga mahadnaqa mahadsanid
Maasha Allaah jzklh kheyran macalimo ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo sidaa noogu dadaaleyso
Thank you to describe lesson❤
Alla yabaarik macalin ❤
maashaa allah codkaaga waan dhegaytaa waxaan umalayn jiray codka kumiyuutarka caawa ayaan arkay adigoo hadlaaya cajiib ayaatahay
It's great video I learn a lot from your video thank you so much ❤
Waan ku farxasaney in aan ku arko ❤😊
Wcs❤Abaayo
Thanks teacher welcome
We need very important learn
Waa casharo muhima runtii sobadi walal
Thanks sida fudud aad inoogu sharaxday
May allaah protect to you teacher 😊❤
Thank you my teacher very nice ❤
Mashlah good teacher
Noo so badi abyo ❤❤
M a allee haa ku siyaadiyo wll
Thankz macalimad
Mnsha.allh Teacher ale ha ku barakeeyo aad baad U mahadsanthy anoo Jamacada ka baxay 2016 oo Degree Qaatay ayaa ardaydaada ah .
Waad kumahad san tehay de aadusharaxdey anaguna ardday daada ayaan nahay wll mahad sanid👍👍👍
Mahadsanid bayo intaan kaabartay waligay cid kamabaran
Mahadsanid macalim❤
M.a Allah haku barakeeyo wll wax badan Ayaan kaa faa iday runtii .
Wcs nuura waan ku salamay walal waad mahad sanid tahay hawl fcn ayaad soo gudbinaysaa lakiin waxaan ka codsanaynaa af soomaaliga inaad si fcn u barato si aad u noqoto macalin wax sharixi kara
Mahadsanid
شكرا حبيبتي❤ جزاك الله خير
Maashallah. Thanks habayar 💕
Waad fiican tahay afsoomaligaaga waa ok
Asc Masha’alaah hore u wad .
Shukran abaayo
MashAllha thanks
Mashallah its been long time welcme back wll btw. i really learned a lot from you wll Jazakallah Kheyr
Waad ku mahadsanthy ❤🎉
keep going my sister ❤❤❤❤❤
Thanks teacher we Miss you👸
Mnsha allh noo soo badi
M.a macalimad fcn Alle haku dhowro❤
That is a great lesson
Masha Allaah kheyr kugu ogahey
Abyo English rabay ayaba Soo gudbisaa shukran ❤❤
wan ku soo raacay hor u soco thank you ❤
You are very nice thank you for your help us
soo noqosho wnagsan wax badan baan ka faidnay tnx
m.a alaah
guleyso
Thank you for explaining this lesson
Thnks i like this lesson ❤
Kheyr allha kusiyo mcnto sifcan ayad usharaxdey
Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah ❤❤🎉🎉🎉
Msh.allh teacher waa ku soodhaweynayaa
Thanks my sis really you deserved 1m even more❤
Thanks sis Noo soo badi
Waad mhadsanthy intaa Uma qalantid❤
masha allah shukran huno ❤
Ya rapa group English Ah oo wada hadal ah oo good ah ❤🔥
Haa wll igu dar
Ala nuray guulayso wll❤
Mahadsanid macalin❤
Thank you sis🙏
Si wanaagdan baad noo fahamsiisay. Guulayso.
Thanks ❤😊
Good job sister ❤
Masha alaah
Thank you so much teacher
M.a wlahi 🎉❤
Thank you so much my sister
Thank you teacher