Jordan 🇯🇴 ama umaan waxaa sameyaaay reer galbeedka, boqor xusen aabihi waxa laga keenay dalka engriiska oo u dagana, halkas aya laga keenay kadib ayaa loo dhiibay dalka Jordan 🇯🇴 oo aha meel qaxoontiga 🇵🇸 falistiin lugu hayo,,halkas ayu ka yimid dalka Jordan 🇯🇴... sido kale Saudi Arabia 🇸🇦 ayay sidan oo kale loo sameeyay marki othman ti 🇹🇷 meesha ka baxen ayaa laga keenay dalka engriiska odaygi Al Saudi oo aha ninka uu ka yimid magaaca Saudi Arabia 🇸🇦
Mid wan fahmiwayay. Wararka marwalbo ama inta badan waxa ku jirto... alqasam aya taangi gubtay. Waxay ku dhuften alyasin.... ok Nimankan Hamas malahan miya ciidan badan oo ku hubaysan alyasin oo markiiba gubikara in ka badan 10 taangi? 50 taangi inay gubikaran iyo kabadan aya loo bahna....
Ilaahayaw ugargaar falastiin
Masha allah ha quweeyo muslimiinta dhamaantoodba Aamiin Aamiin.
Aamiin yaarabii tudhakhsaa
GUUSHA WEYBA SO DHAWAATAY DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH
guul allaha la kulmiyo goor walba mujaahidiinta rer falastiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Ilaahow baabi'i oo hooji oo halaag oo habaan mubathar oo dhulka si gaara ula gooy kuna koob allahayagiiyoow yahooda iyo nisaarada iyo cadawga Alle TW allaahuma aamiin
Illahayow Qaza badbaadi adigaa awood badane 😭😭😭😭😭😭😭
Yaa Allah Qaza ilnaxadiisle ku fiiri qalbigaa na ooyayee😭😭😭
Ilaahay ha badbaadiyo reer gasa aamiin yaa rabi
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯 💘 💞 💔 💯
Allh haxafido islamka
❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carbta
Asc.mawliid. xaaji.iyo.maxamed.cade
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
Machallah guulastay midnimo palestiniens
Duqeymaha Cadowga Awooda Rabi ayaa matida falastine,Gesiyada muqawamada ayaa IAllah Guusha leh.HBN Mowlid Adigu dadka waa in farto in dadkasi loo duceyo.
Wcs H B N TV online falastiin guuulweyn
Allaahu Akbar
Asc.mawliid. xaaji.iyo.maxamed.cade.HBN
Rabiyoow Qulubku Rid Qalubtoda Xoogodda Cabsi iyo mucjiso Cuduro Aan Daawa Leyn ku Dhufo Yahuuda Rabiyow Lafahooda isku Jabi
Allaha u gargaaro reer falastiin
Aad bey u mahadsan yihiin HBN TV
Allahu akbar
Thanks you’re the best friend
👍😍
Dawlada falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪💪💪
Allahou rayamou aux martyrs musulmans palestiniens
Manta oo jimco ah waxa dawanaya 24saco ee nasodhafay wixi dhacay
❤❤❤❤ good luck
Allaha u gargaaro falastiin .
Asc tafathal sodeya debate
Qawiirka Mahamed mahamuud cade hadee Ukraine warkisa Qadan lahayen markee fag fagta waden oo walalka weyn uu walalyay Marekan Markasaa xalada dhawed hada waa inaa Russia waxee shegto haye dhahdid
🛐🔜🔜☪️✅️
asc
Ku son d'ara falaqaynta confortable iyo somalida
Allow u gargar falastin
Salaniski hadalkas wuxukuqabojinaya kadibduqayntii karemiya caradarushka kasosocota
Alle guusha ha siiyo falstiin
❤❤❤
Jordan 🇯🇴 ama umaan waxaa sameyaaay reer galbeedka, boqor xusen aabihi waxa laga keenay dalka engriiska oo u dagana, halkas aya laga keenay kadib ayaa loo dhiibay dalka Jordan 🇯🇴 oo aha meel qaxoontiga 🇵🇸 falistiin lugu hayo,,halkas ayu ka yimid dalka Jordan 🇯🇴... sido kale Saudi Arabia 🇸🇦 ayay sidan oo kale loo sameeyay marki othman ti 🇹🇷 meesha ka baxen ayaa laga keenay dalka engriiska odaygi Al Saudi oo aha ninka uu ka yimid magaaca Saudi Arabia 🇸🇦
waxaanu idinka rabnaa inaad wararka sogagaabisaan
Xayeysiinta tirada badan naga yaree
Marekaku wu ku jiraa dagaalka
Wariye ee badan naga dhaaf
Falastine Golaysda insha Allah
Alle Dhulka hala gooyo Israel
Yuhuudu duqaynta cirka carabay ku jebiyeen 60kii
Maantase xamaas ku jebin kari waaye
ألله آكبر
Xasuuq maati mooyee
Waiskacadi rafaxbaykasobaxayan waxayoranayan dadku rafax ha,aden khanyonis iyo bariga qaza hawlgal bankasamaynaynaye tasi waqimayn ayulajedan inayogadan indadku kasojilcay adadaygii iyo kabiximayno halkan haday xaqijiyan tas qorshayal wawayn baykudayayan olaxirira awamir ah inayjaheyan omamulan dadka hadayse kuguldaraystan waxaykadhigantahay dagalka kadib inancidina mamulikarin xitacidan carbed kaliya xamas mahine dadkas
Maraykanka iyo madaaxda qarbiga waxay rabaan in dagaalku fido oo uu bilaabmo dagaalkii sadegxaad
Duqaynta siyaadada ah waxaa keenay hubkii dhawaan Maraykanka soo gaarsiiyay Yahuda lacnad idinku dhacday
Waahubka uu ubalan qaaday nabruudka bidan ookaydkii ayay kuxasuuqayaan umada islaamka allow qabo namruuka iyo fircoonka natanyaahu
Halkaas an soo galo
Wcsm
Mid wan fahmiwayay. Wararka marwalbo ama inta badan waxa ku jirto... alqasam aya taangi gubtay. Waxay ku dhuften alyasin.... ok
Nimankan Hamas malahan miya ciidan badan oo ku hubaysan alyasin oo markiiba gubikara in ka badan 10 taangi? 50 taangi inay gubikaran iyo kabadan aya loo bahna....
Sorry 67 kii weeyi halkaasi