FAIZA WADANI AYAA NINKA KA DUL QAADAY HOOYADII ISKU DISHAY GERMANY AYADOO UUR LE)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah faaiso wadani ladhahaa 😢 ilahay ha u naxaristo hoyada somali qurbo maxa hsysto

  • @omaradan1005
    @omaradan1005 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hhhhh sxb runta aan kuu sheego wll nolol ma lihid.

    • @saadiyaibrahim1832
      @saadiyaibrahim1832 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad waaba la yaabay TH-cam leeyda kale waxaan cml kuma saqajaman

  • @baynaafrah4467
    @baynaafrah4467 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sabxnallh amarka qornaa nin Somalia ah ma istahilo in ilamheda yatiin unoqdaan dar dameer waaye nimankeyna in tooda daban

  • @fali8070
    @fali8070 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa buskudoow ilaa beenaale ayaa tahay maanta tan waa beenta gabadha dhimatay waa gabar Walaashey ah dabaqna iskama tuurin waxaad sheegtayna wax kajira malaha uurna malahen cunuga ugu yar sanad ayuu jiray war hoow beenta iskadaaya illah kabaqa

  • @jirfe
    @jirfe 3 หลายเดือนก่อน

    Waar ninku muxuu caruurtiisa isagu u kaxaaysan waayey

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 3 หลายเดือนก่อน +3

    First an ahay

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaad hubto sheeg maxay tahay bud batangas dhagax😂

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 3 หลายเดือนก่อน

    Ma nin ayaa la cayrsada ilmahina gorsada mida kale maxay gabadha ku dhintay ninkaga isaga qooqay

  • @dekaabdirizak5947
    @dekaabdirizak5947 3 หลายเดือนก่อน

    Naa illahay kacabso cadayn uma hayside maxaad war aan lahubin utabinaysaa saakay ayaan dhagaystay faiza wadani bari ayaan ka ahay iskumeelna madagani ayey tiri marka soomaliyeey waraan lahubin kafiirsada

  • @jirfe
    @jirfe 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qarana maahee waa shaaydaamad

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 หลายเดือนก่อน +2

    oo waxaaba imaan la ta isdishaye waayo haduu guursay dheb maleh adna waa la guursadaa oo waxaa la wataa caruurtaada😮😮

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน +1

      WALHY WA RUNTAA
      INAY XATAA UGACAN QAADO GABADHA CURYANTA MEY AHAYN
      IIMAANKA WAA CAJIIB
      OHADU XUMEYAY MAY ISKAGA TAGTO
      DHULKU WU BALAARAN YAHAYEE

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@SagalMohanedALLOOW iimaanka noo suko🤲

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sweden bila shaqo waa raga inta badan guryaha aye fadhiyaan laadhul iyo turub aye cayaaran busku so guriga ufadhiyay wuu cadaaday sidi gabar yer bikro cml ah garkana isma raacsana gar shuun cml waji shuun cml ayu yeeshay 😷😷😷😜😜😜

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 3 หลายเดือนก่อน

      Swiden Lashaqeysta dhaho shaqa matalo ee wee buxda shaqo

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 หลายเดือนก่อน

      @@shamisali4599 shaqada inta badan waxa lagashaqeeyo waa bas iyo tex maxaa kalo yaalo mida kale iska shaqeeyso ma ahn luuqada aya lugu xujeeyay qofka waa inu luuqada barta kadib ayu shaqo raadsankara saas ula soco quruxey😷😷😷😜😜😜

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @LaamiyaLaamiyo
    @LaamiyaLaamiyo 3 หลายเดือนก่อน

    Warkaan waa been faiza way soo hadashay EE beenta daaya waxaan waa lagugu dacweyn karaan waxaadan hubin ha soo gudbin

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 3 หลายเดือนก่อน

    Ma fahmin ma faisa gabadha dishay ilmahana yaa laga qaday

  • @omaradan1005
    @omaradan1005 3 หลายเดือนก่อน

    waa habaarantahay wlhi. Full of shit is this a really content.

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 3 หลายเดือนก่อน

    Adiag ma marxuunbaa la hadlaysaa?

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน

    BISINKA GABADHA CURYANTA MAXAY SAMEYSAY NIN 4LO BANEYAYE!!!!!!!
    OMEY NINKA ISKA FURTO MAXAA KENAY IS DAQRID IYO DAGAAL
    ALOOW KU NAXARIISO

    • @HALIMO-e7o
      @HALIMO-e7o 3 หลายเดือนก่อน

      Maxay isaga furee naag bastante ayaa laga furaaye waalagachaatiyaa😂

  • @omaradan1005
    @omaradan1005 3 หลายเดือนก่อน +1

    waxaad joogtaa wadan horumaray, waxaadna ka hadlaysaa laba hablood oo naafo ah oo dagaalamay xayaawan.

    • @Hanigaraad-c1e
      @Hanigaraad-c1e 3 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/VGmpnK_KItM/w-d-xo.htmlsi=Sl6z0Wq05XWOI7_h

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน

      Waa sax in nalo so gudbiyo