Barnaamijka Bandhiga Deeqa Qeybtii 2aad Abwaan Adan Tarabi Hargeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 16

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan tarabi Rugcadaaa ....
    Abwaaan qiimo badan....❤
    Heesuhu sameeyay Yuflaan ugu jeclahaY.....

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +2

    7:52 haLsaac ku dhawaad baan qoslayay....🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Ar jooji jooji ma diyaarad dhaqaaqdaY baa istaagaYsaH...
    Walhi ilmaa iga timi qosoL daraadiis....

  • @guuleedyusuf377
    @guuleedyusuf377 4 ปีที่แล้ว

    Cid waraysatuu waayay abwaanku

  • @minhaajmohamed6155
    @minhaajmohamed6155 4 ปีที่แล้ว

    Hhh wa libaax abwankan

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Sow dardher ogamaimanin inaan kudawado intee lagaimaday

  • @xasansaalax3780
    @xasansaalax3780 3 ปีที่แล้ว

    MUJAHID.ABWAAN.ADAN.TARABI

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +1

    Hahahahaha fariid weeye odeygu

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa yara tawtawle aadan tarabi suugaantiisuna badi ma tis qaado

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Dar alaad u hurudaa, bal dawooy adaa dadna iigu dhow dayi wayday hooy darxumadaan qabee....... meel kalaad kaga shidaysaa bal adigu wax la soo shir tag ha lagu arkee

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 5 ปีที่แล้ว

      Adan tarabi jaamac wala yaqaana yaa adiga ka dhegaysabaya hadalka ciladu kaa keentey.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +1

      Adan madaxay beenbaad ilaahay u sheegtay ma aadan tarabi ayaanay suugaantiisu tisqaadin?
      1. Xaajaba layaablehe bal aan qodo xabaalaha.
      2. Moogaatay adiguye nafsina maqan
      heesaha uu sameeyay waxaa ka mid ah.
      1. yufle
      2. goobaale banahoo.
      3. Masallaha ku soo bood.
      3. Sida curad aan socod baran hooyo ugu buseeshaan anna kuugu baahnahay.
      4. Hadduu nabarka caashaqu.
      5. Dawo ama doqoniimo yay kula sii durkine.
      Adeer waad bugtaa dhakhtar tag!.

    • @AxmedMaxamed-zf3bk
      @AxmedMaxamed-zf3bk 3 หลายเดือนก่อน

      Kolay jahilbatahay
      Adunyada korkedana micno waynba kumalihid

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 6 ปีที่แล้ว

    Waan wada garanayaa dadka riwaayada la waday iyo haybe cagjarka xanaaqay iyo hablaha la socday oo isku reer berbera ayaanu ahayn riwaayadu waa xaajaba la yaablehe bal aan qodo xabaalaha taagu wuxuu ahaa jiin sheekh muumin shan qof oo islu reer ah iyo ninka kamanka tumaaya ayey riwaayada ku dhigayeen laba hablood cagjar oo heesaayey iyo cawar oo habar metelaayey iyo aadan oo oday metelaayey berbera kumay soo noqon

  • @shaficiparisofficial8194
    @shaficiparisofficial8194 5 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhh aar jooji tariikh

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂