ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wan jeclahay Daqankeenu ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waad kuqasbantahay
Masha Allah Qarni Joog Aad Ayaan Barnaamijkan Ugu Xiranahay
Abwaan Idaajaa Alle ha ku dhawro.Cimri dheer iyo cibaadasan
Masha Allah
Mnsha Allah axmed faarax cali idaajaa ilahay ha noo kaa daayo maalmo
Allah Ha Idin Xafido
Illhy ha unaxaristo abwaan galayax
Mahadsanid
Qaybti HASHII ABWAANKA KA LUNTAY EE Markab la oran jiray abwanki farax waalane inu aha ban filayaa soo gali wllqaybtaana wa xalqadee iso sheeg Qarniyow
walaal qaali subscribe noosaar
Hashu goraan bay ahyd magaceedu Abwaanku wuxuu ahaa maxamed guleed farax cade oo ku magac dheera walane
@@mahrezyare233 Sax bro mahadsanid xage ka heli karaa ugaas🙄
Aad umahad sandiin xusuusinta dhaqanka somaliMaasha AllahHakaa kawada
Dad islaama Kama boobinoo boori ma ahayne Barajeexna uma Soo ka xayn baadidaas maqane Buntukh iyo rasaas laguma helin amase baynaade Badhan subaxa yaan hooyadood beeciyo gadaye Anigaa bariisa u arumay baarqabkii dhalaye Haddaanse geela badankii la jiro igama bayreene Burga wiilala iga layacay boor ma dhacanteene Bari iyo woqooyi iyo galbeed buuro iyo koonfurBarbar ay jiraan mo ogi iyo bara ay joogaane Dhulka waxan u baafinahayaa baytis aan helo e Neefkii banaan marahayoo babac kasoo muuqda Hadba waxan u biciriirsadaa waad bidhaan garane Burdahaad ku raad goobi iyo bariyo yaasiine Bisimada quraankiyo wardigu igama baaqdaane Waxan balaga diinka u akhriyi beelah yey mudane Illaahayga baariga ah baa boqoro oo Wayne Asagaa adoonki baryaba kol u bishaarayne Allow qaalmahaygii baxsaday adigu ii beedji. Cabdi maxamad ow magan { Galayax }. AUN.
War walalow gabayadan waa maqli jire anoo meel dhabad layiraahdo geel kuraaca😂😂
@@nastehmohammed8383 sow hawd Kama tirsanayn ? Waan maqli jiray e'
@@murtidhawr01 sxb gobolka doollo dhinaca somalia bay saarantahay xadudka mudug iyo doolo
🐪🐪🐪🐪🐪🐪
Asxaabeey yaa igu caawiya gabay looga hadlaayo hal gooraan la dhaho oo uu idaajaa barnaamij kusoo daayey oo gabay habaar iyo duco ah ku jiraan goraan yaa iigu yabooho ayaan ka xasuustaa ha la igu soo xero qofkii garanayo
Masoo galisay gabaygii hashii gooraan
Gooran yaa ku yabooha ayaan rebey anigu😮
Waxlaga faano ama la ilaawi karo maaha dhaqanku
Wan jeclahay Daqankeenu ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waad kuqasbantahay
Masha Allah Qarni Joog Aad Ayaan Barnaamijkan Ugu Xiranahay
Abwaan Idaajaa Alle ha ku dhawro.
Cimri dheer iyo cibaadasan
Masha Allah
Mnsha Allah axmed faarax cali idaajaa ilahay ha noo kaa daayo maalmo
Allah Ha Idin Xafido
Illhy ha unaxaristo abwaan galayax
Mahadsanid
Qaybti HASHII ABWAANKA KA LUNTAY EE Markab la oran jiray
abwanki farax waalane inu aha ban filayaa soo gali wll
qaybtaana wa xalqadee iso sheeg Qarniyow
walaal qaali subscribe noosaar
Hashu goraan bay ahyd magaceedu
Abwaanku wuxuu ahaa maxamed guleed farax cade oo ku magac dheera walane
@@mahrezyare233 Sax bro mahadsanid
xage ka heli karaa ugaas🙄
Aad umahad sandiin xusuusinta dhaqanka somali
Maasha Allah
Hakaa kawada
Dad islaama Kama boobinoo boori ma ahayne
Barajeexna uma Soo ka xayn baadidaas maqane
Buntukh iyo rasaas laguma helin amase baynaade
Badhan subaxa yaan hooyadood beeciyo gadaye
Anigaa bariisa u arumay baarqabkii dhalaye
Haddaanse geela badankii la jiro igama bayreene
Burga wiilala iga layacay boor ma dhacanteene
Bari iyo woqooyi iyo galbeed buuro iyo koonfur
Barbar ay jiraan mo ogi iyo bara ay joogaane
Dhulka waxan u baafinahayaa baytis aan helo e
Neefkii banaan marahayoo babac kasoo muuqda
Hadba waxan u biciriirsadaa waad bidhaan garane
Burdahaad ku raad goobi iyo bariyo yaasiine
Bisimada quraankiyo wardigu igama baaqdaane
Waxan balaga diinka u akhriyi beelah yey mudane
Illaahayga baariga ah baa boqoro oo Wayne
Asagaa adoonki baryaba kol u bishaarayne
Allow qaalmahaygii baxsaday adigu ii beedji.
Cabdi maxamad ow magan { Galayax }. AUN.