ISKA KEE CAFI AYUU DHAHAY QADARTA RABI AYAAN KUGU CAAYAY WAXAAN KAMID AHAA ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @Ciiltireboy-c8e
    @Ciiltireboy-c8e 5 หลายเดือนก่อน +1635

    Nasiib xumo majiro qof like saarey saliga nabiga scw 😢

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida 5 หลายเดือนก่อน +68

    Waligey kuma cayin inan kuduceyo maahine cafimad tam Allah kusiyo wlkey mcn Asad hagio😢❤🤲🤲

    • @LeadeRPoy
      @LeadeRPoy 5 หลายเดือนก่อน

      Lcg kusin myo😂

  • @Jawaahir45
    @Jawaahir45 5 หลายเดือนก่อน +494

    Wllhie anigu waligey asad wax kama sheegin inta ila midka ah liketa aan ka arko

    • @caashocuud1
      @caashocuud1 5 หลายเดือนก่อน +3

      Qofkii wax ka sheego xitaa waan la dagaalaa wee iyaqaanaan dadka inaa saa'id u jeclahay teamkaan aan wax laga sheeki karin sidaan u jeclahay illaahaa og nabad allaha yeelo❤

    • @Jawaahir45
      @Jawaahir45 5 หลายเดือนก่อน

      @@caashocuud1 sido kle wllhie ❤😘

    • @Museser7
      @Museser7 5 หลายเดือนก่อน +3

      @@caashocuud1ayyyy boqraddd👑🥰

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga

    • @IfraaxMaxamed-nz6we
      @IfraaxMaxamed-nz6we 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sidokale alxamdullilaah qof kastaba isaga kaliya maaha wallahi

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 5 หลายเดือนก่อน +71

    WligaY Kuma CaaYin Hdana Mku caYn Dooni Sababtoo Ah wllkei iga weYn Sidaan Ujeclahai Baan adina ku Jeclahai wll Mcn Allah kaa kiciYo Kursigaan ❤ CIID WNGSAN 🙏💯

  • @FahmoCali-s4z
    @FahmoCali-s4z 5 หลายเดือนก่อน +402

    Inta asad walikood wax ka sheekin Oo qalbiga ka jecel❤

  • @naciimomaxamed4602
    @naciimomaxamed4602 5 หลายเดือนก่อน +24

    asad o ah qof bini adaam ah markii cafis la waydistay sidu ugu farxay kwaran marka aynu ilahay cafis iyo dambi dhaaf waydisano sida u inoogu farxaayo yaa rabi no wada naxariiso aduun iyo aakhiro🤲🤲🤲

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 5 หลายเดือนก่อน +162

    Team dirc io garbisaar😂oo guriga joogo wa salamaa😂

    • @Afra_mohamett
      @Afra_mohamett 5 หลายเดือนก่อน +4

      Wn kaa qaaday😂💔

    • @NuuraYuusuf-pc9ds
      @NuuraYuusuf-pc9ds 5 หลายเดือนก่อน +4

      Wan ka qaday 😢

    • @fardosa9358
      @fardosa9358 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wan ka qadey hpptiyey from Canada😂

    • @xarakoxasan6989
      @xarakoxasan6989 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waka qday slnta🥰🥰🥰

    • @fadumosaidmahmuud5068
      @fadumosaidmahmuud5068 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wan ka qaadnay❤alpi

  • @FarxiyoIbraahim-gk6ve
    @FarxiyoIbraahim-gk6ve 5 หลายเดือนก่อน +53

    Aan kusalino nabigeena muxamed scw scw❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 หลายเดือนก่อน +216

    Dunida masoo marin ruux ka qeyr bdn nabi Muhammad scw 🕋😢

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 5 หลายเดือนก่อน +23

    Wlhi icafi marku dhahay qalbika ixanunay😢❤ waligeyna kama so horjeesan Asad kama kaftamo wlhi 😢❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 หลายเดือนก่อน +229

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🌙

    • @XuseenIidle-if9gy
      @XuseenIidle-if9gy 5 หลายเดือนก่อน +3

      Ciid mubarak

    • @mk6098
      @mk6098 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waa markii igu horesay ee aan arko cabdulahi oo sas dhan u faraxsan oo hadane heesqadayo

    • @FatushGarad
      @FatushGarad 5 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @fatumoali1338
      @fatumoali1338 5 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤

    • @fatumoali1338
      @fatumoali1338 5 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤

  • @Janno66
    @Janno66 5 หลายเดือนก่อน +109

    Wlhi ilmaa igu soo istaagteyy Wa sax Asadow Qof hada kahor ayan ku caaye icafi ku leh adiga dhan wad isbadale😢Alla ilahayow Gafkeena iyo Geerideena Ha Kulmin Ya rabi😢🤲🏻
    CIID MUBARAK ALL MUSLIMS ☪️ ❤❤

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 5 หลายเดือนก่อน +397

    team Asad hagio 27 one like👍🙏

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 หลายเดือนก่อน +5

      Subxaanallaah. Qadarka Ilaahay swt yaan lagu raadinin views. Wax isku Fala Muqadasaadka Diinta hala Amaangaliyo.

    • @mahadallemedia3666
      @mahadallemedia3666 5 หลายเดือนก่อน +5

      Jihan jano ❤❤❤❤❤ from abdi kadir royal ❤❤❤❤😊😊

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@mahadallemedia3666 Omg team adkaatay kuuma jeedan islahaa😂😂❤️❤️

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@hafsaali4297 Oo yaa ku raadiyey qadarka alle views yaaab

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@mahadallemedia3666 Team adkaatay ma joogaan halkaan baa islahaaaye 😃🥰🥰🫶

  • @Hakimmagid-k8p
    @Hakimmagid-k8p 5 หลายเดือนก่อน +18

    Ohhh asadow manta ŕer Djibouti 🇩🇯 ba nokentay bro merci beaucoup wa thanks alot walalkay aid moubarek taqabalahu wamina waminkum kulu caam antum bil khair

  • @abdisalanhoori4228
    @abdisalanhoori4228 5 หลายเดือนก่อน +111

    Wlhi Gobonimo baa Ka Dhacday Asad Xaajiyo Runtii waa Nin Muxtarima oo Cafis Badan Alle Waa Jecel Yhy Qof Dadka Cafiya Soomali waa Loo Dul Qaataan ✅
    Good JoP Asad

    • @fartuunahmed5963
      @fartuunahmed5963 5 หลายเดือนก่อน +2

      That’s why I love him🥰❤️

    • @SaacidQaasim
      @SaacidQaasim 5 หลายเดือนก่อน +1

      Yes thanks you

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asad cayba ma mudna wa wiil afkiisa iyo adankiisa laga nabad galayo congratulations 2 million subscribers

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese 5 หลายเดือนก่อน +200

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam
    ❤❤❤❤

    • @homaqueen
      @homaqueen 5 หลายเดือนก่อน

      scw Amiiro is not easy dharka cciida waa kunuure yaa kuu gali karo m.a ❤❤❤❤❤

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @XaabiiboSarareey
      @XaabiiboSarareey 5 หลายเดือนก่อน

      Ciid Mubarak ❤❤

    • @Faiza.cabdikadir
      @Faiza.cabdikadir 5 หลายเดือนก่อน

      Sallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤😊😊

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 5 หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @Nimcohasaneyyy
    @Nimcohasaneyyy 5 หลายเดือนก่อน +11

    Wllhi asadow wllo wlhi Wan kujecelhy ale haku garapkaglo waxanan jeclan laha inan kuarki ado cafimad qabo wllo ❤❤🥺😭😭😭😭😭

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 5 หลายเดือนก่อน +76

    Maash allh cafiska waa waxa ficn adigan waxa jecashahy alle haku siyo

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 5 หลายเดือนก่อน +38

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @JamaAHmettOsman
      @JamaAHmettOsman 5 หลายเดือนก่อน +2

      SallallaaHu Calayhi wasallam ❤

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 5 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @MarwohaniHabi-tt8
      @MarwohaniHabi-tt8 5 หลายเดือนก่อน

      😊😊pi​@@sacdiyoali2665

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 5 หลายเดือนก่อน +65

    Inta saakay ciidin waa idin salaamay 😂😂

    • @Farhiyoabdi-r3o
      @Farhiyoabdi-r3o 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa kaaqaday

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kaaqaadey 😂😂

    • @NajmaAhmeT
      @NajmaAhmeT 5 หลายเดือนก่อน +1

      Team hurdo malinka ciidka😂

    • @Nimcoo
      @Nimcoo 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa kaqasay😂

    • @DebruyneKing
      @DebruyneKing 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi m ciidin 😂

  • @Khadruuzh
    @Khadruuzh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi ani Asad waligy kma soo horjesan wxna kma shegin waagas xta asa la jiry nolow qalpi saafiyow😭❤️🫶🏼

  • @BakarSalad
    @BakarSalad 5 หลายเดือนก่อน +47

    2024/4/10 inta ciiday ISMUUJIYA lek

  • @cabuud16
    @cabuud16 5 หลายเดือนก่อน

    Ciib mubarak

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 5 หลายเดือนก่อน +45

    CRISTIANO RONALDO FNS LIKE 👍🐐🥰

  • @DjilaniAhmed-ty3cp
    @DjilaniAhmed-ty3cp 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wakanahay Asad😢😢 inchallah mlysiy waniman Dona sidan kuarko walalo ciid Moubarak ❤️

  • @hamseSabban750
    @hamseSabban750 5 หลายเดือนก่อน +83

    Kusaliya xabiibkeeni muxamad scw scw scw ❤❤❤

    • @MazlahZaalah
      @MazlahZaalah 5 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw❤

  • @Mustafe-eh3ot
    @Mustafe-eh3ot 5 หลายเดือนก่อน +6

    Asad abti cay daaye waaba kuu ducyna inuu ilaahy maruun kugu istaajiyo cagahaga Ciid mubarak dhamantiin form somaliland

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 5 หลายเดือนก่อน +34

    ختم الله صيامكم بالقبول وأسكنكم الجنة مع الرسول وجعل عيدكم فرحة وبهجة وسعادة لا تزول عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير🤍

  • @KssKsa-ko6zv
    @KssKsa-ko6zv 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ciid mubarak asad dhaman tem 27 sawan ciid wangasan🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zamzam_manka562
    @zamzam_manka562 5 หลายเดือนก่อน +49

    NABIGa Ku Sali Scw ❤❤

  • @HadiyaMohamed-f9k
    @HadiyaMohamed-f9k 5 หลายเดือนก่อน

    Walhi asad waa uduceeya inuu ilahay cafiyo 😢 majeclai in ladhibateyo asad farxad kunolow❤😊

  • @Najiibbakar
    @Najiibbakar 5 หลายเดือนก่อน +34

    Eid MUBARAK Dhamaan all muslims❤❤😊😊

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 5 หลายเดือนก่อน +18

    ASAD HAGIO, I KNOW WIILASHA WALALADAADA DHAN WEY KU JECELYIHIIN LAKIIN ARMAAN MASHA ALLAH SI XOOG AH AYUU KU JECEL YAHAY. THE WAY HE IS AROUND YOU❤ ALLAH HAYDIN BARAKEEYO

  • @UmuMiski-rx3jt
    @UmuMiski-rx3jt 5 หลายเดือนก่อน +41

    Ku sali nabigeena Mohamed scw ❤

  • @AliAxmed-qg8pc
    @AliAxmed-qg8pc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc asad hagio intaa iyo in kabadan waxaa tahy wll qaaliya oo qalbi wanaagsan baa tahy 2 million waxaa rajynyaa maalin dhaw inat noqon doonto 5 million iyo kabadanba

  • @munaomar4764
    @munaomar4764 5 หลายเดือนก่อน +13

    Wan oyey emotional waa inan fican hadu cafis ku waydistay

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 5 หลายเดือนก่อน +4

    Koko jacaylkeda inan u dhintan ka cabsi qaba 😂😢

  • @Ohryhiz3456
    @Ohryhiz3456 5 หลายเดือนก่อน +51

    Ani asad waligey uman gafin anigo waliba reer puntland ah sax iyo qaladba asad dhankayga wu isaxsan yahay🔝❤🙌👑

    • @Holacstar
      @Holacstar 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ana zxb reer puntland aaku la ahay

    • @Qa.70
      @Qa.70 5 หลายเดือนก่อน +3

      O rer Puntland maxay Asad u dhimeen anagaa rer Puntland ah xafdenana TH-cam hadii lasoo qaado Asada laga daawadaye

    • @Museser7
      @Museser7 5 หลายเดือนก่อน +3

      Ay boqraddd👑🥰

    • @fartuunahmed5963
      @fartuunahmed5963 5 หลายเดือนก่อน +1

      Anina sidokale 🥰

  • @MDCenglish
    @MDCenglish 5 หลายเดือนก่อน

    The 🐐 best goat of youtuber in somali keep going my brother asad hagio 27❤❤

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 5 หลายเดือนก่อน +29

    Heesta reer xamar 😢❤maxaan uu ahaan waye abgal nimo waxaa isi dheer ina jeclahaay reer xamaar😢❤

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 5 หลายเดือนก่อน +4

      Anagaba ahba xbbti

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ina adeer soo dhawow 🆎️ tolka

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 5 หลายเดือนก่อน

      @@mahdimo6276 ina aderow waan dhawahay

  • @Shushu40
    @Shushu40 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wax fican sameesay madama wajiga kaqarisay ❤

  • @arafatmoussa6434
    @arafatmoussa6434 5 หลายเดือนก่อน +21

    Eid Moubarek All Muslims
    27 from Djibouti

  • @CaaishoabukarCaaishoabuukar
    @CaaishoabukarCaaishoabuukar 5 หลายเดือนก่อน +7

    aaway dadkii jeclaa nabiga scw❤❤

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 5 หลายเดือนก่อน +14

    Alle lugahaaga hakuusoo celiyo asad aamiin😢

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 5 หลายเดือนก่อน

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 5 หลายเดือนก่อน +40

    😢😢😢😢 wlh waa murug qfbili aadana lixaadka inu la yahy in lugu caayo waa daciifnimo

    • @asmaabdi1828
      @asmaabdi1828 5 หลายเดือนก่อน +5

      Qofka bila Adam ka ah waa gaf lkn ma ficn marka horab ninka nasiib bu lahaa😊

    • @maryammacalinnuur4033
      @maryammacalinnuur4033 5 หลายเดือนก่อน +4

      Hduuba is gartay waa nin wngsn

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 5 หลายเดือนก่อน +6

    From day 100k and still 1.9 million ayaa kula socda wlhi family Oo dhan wa igu yaqana in aan ka mid team 27 ahay Sxbkey asad hajio horey usoco keep going brother 🫡🫡❤️

  • @AbdillahiAdan-bh1pv
    @AbdillahiAdan-bh1pv 5 หลายเดือนก่อน +14

    Mashallah ❤ Asad HaGio 🎉aiid moubarak🥰😘 team 27 🎉❤🇩🇯🥰🥳2.000000M inch'Allah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 หลายเดือนก่อน +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @Talent_girL1
      @Talent_girL1 5 หลายเดือนก่อน

      Waku saray

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 5 หลายเดือนก่อน +7

    rer jabuti waa qosol kulaha muna muse ayaan salamayaa 😂😂

  • @Zakariyoww-vj8rz
    @Zakariyoww-vj8rz 5 หลายเดือนก่อน

    Ciid wanaagsan all Muslim ❤❤

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 5 หลายเดือนก่อน +7

    Guuleyso bro Asad Ninka Ragaa waka Khaladkii oo Galay kasoo Laabta Cafisku Waa Shay Muhiima❤👏

  • @FaysalUways
    @FaysalUways 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay dartiis baa kuu jeclahy wlhi asad hagio taageerahaaga lambar one baa ahy ❤🎉2M coming soon

  • @Mucabjek
    @Mucabjek 5 หลายเดือนก่อน +10

    Aniga waligay kuma caayin sxb
    Wan qiroday
    Alle haku xafido
    Soomaaliya siwanag san ayaa loga ciiday qasatan Holwadaag cali shire❤❤❤❤ciid wanaag san

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 5 หลายเดือนก่อน +8

    Mansha Allah asad o si qurux badan u ciiday ciid mubariik

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 หลายเดือนก่อน +15

    Allaha kucaafiyo lugahaaga ilaahay hakuu soo cesho sxb

  • @zeinababdukadir2048
    @zeinababdukadir2048 5 หลายเดือนก่อน

    Eid mubarak

  • @HamdiAdenhajir
    @HamdiAdenhajir 5 หลายเดือนก่อน +14

    Sax iyo qalad waan ku wadanaa guul iyo gobinimo❤

  • @juwaabdirizaaq428
    @juwaabdirizaaq428 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢wlh si walbo qof aa jclhy wax looga sheego inaa neceenin asd adigna maba ugu jirtid wlh wax wlboo lgaa sheego maumleenaayi inaa ku nici kro guuleeso intee nolol jirto frxd ku nooloow

  • @Mirna33-w3b
    @Mirna33-w3b 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ani wxa kugu so biiray video hda kahor so galiseen o kahadleesen qisada kugu dhacdy 2012 mrks wxi kadnbeeye taagere weyn ku ahy❤❤best man best TH-camrᥫ᭡Eid Mubarak dhamn
    كل عام وانتم بالف خير ♡🤍

  • @halilsamaleh3830
    @halilsamaleh3830 5 หลายเดือนก่อน

    Wan ni salamey reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯👋ciid moubarak 🥰❤

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 5 หลายเดือนก่อน +6

    Dhamaantena aan is cafino marar badana aragnay asad asoo la dhhaayo xaasid wye lkn runta alla og intaan ka arko qof wanaagsan ayuu ila egyahay bini aadana nahay aan is cafino si alle no cafiyo.

  • @MohamedAden-f1o
    @MohamedAden-f1o 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi asadow xalay ban kuriyonayee bashalka adunnkaa I love you 💞😍 asad❤❤❤

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 5 หลายเดือนก่อน +9

    Asad khamiiska wa kusobaxday wllhi adaa luguugu talagalay m.a❤❤❤

  • @marwakaabaofficial303
    @marwakaabaofficial303 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asad aniga xiligaas dadka ku difaacayey ayaan ku jiray weligay qof Qadar alle kuma cayin wayo anigaba way igu dhici kartaab ilahy haku cafiyo asadow lugahaga adoo kusocda inan argno ayaan aaad ujeclan lahyn ilahy ayaana ka sugaynaa

  • @sudeesosaadaq
    @sudeesosaadaq 5 หลายเดือนก่อน +3

    m. A asad Allah hakubarakkeyo❤❤

  • @Madridista686
    @Madridista686 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @Xamdi12348
    @Xamdi12348 5 หลายเดือนก่อน +4

    Geesiyow ninkuu gafay maa guuleysahaayo Asad Allah noo kaa caafiyo Anakaa wax walbo noo thy cadawga Allah kaa qabto 🤲🥺💯

  • @saynabxasan7282
    @saynabxasan7282 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii aad jeceshahay nabiga

  • @MonaAbdullahi
    @MonaAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน +34

    Duco mahi waligay kuma cayen keep going my dear brother from Ethiopia full respect ❤

  • @anwaryaremedia8591
    @anwaryaremedia8591 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy shrf ba ku hya asad hagio bashar wngzan ba thy anigu qof ina wax ka sheegaba ka carara wuxu doono ha ahaade iskabada adiga bulshado dhan jcyl ka abuurtay ilaahy lixaadkayga haku so celiyo intasna ilahy dambi dhaaf hakaaga dhigo wllky shrf ku noolow❤

  • @Khaled-Alyemany
    @Khaled-Alyemany 5 หลายเดือนก่อน +3

    Asad Hagio Number One Somali Yutuber Mar walba Wan Ku Duceeya Walal Qof Qalbi Wanaagsan Ayad Tahay Runtii AllaH Haku Barakeeyo If iyo Aakhiraba
    2million Coming Soon InchA AllaH
    Eid Mubarak Walal iyo Dhaman Team 27🙏💯

  • @YasmiinAbdi-vy2pp
    @YasmiinAbdi-vy2pp 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll wllkey wxn ka cod sade mobel l phone illahey dar tas igu ged 😢plz wllkey

  • @KhaalidMohamud-m7s
    @KhaalidMohamud-m7s 5 หลายเดือนก่อน +6

    TEAM 27 ONE LIKE👍❤

  • @FatushGarad
    @FatushGarad 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maitaqaantaa aniga adiga waan ku aqaanaaye❤❤

  • @MuxtasimmaxamedAadan
    @MuxtasimmaxamedAadan 5 หลายเดือนก่อน +5

    Nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @cabdikhaaliq9238
    @cabdikhaaliq9238 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asad HaGio the Number you tuber soomaLi you tuber❤🥺🫡🖤

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 5 หลายเดือนก่อน +2

    4:22 Gabadhaas ayaan reer Jabuuti 🇩🇯 isla nahay. Aïd Mubarak dhammaan muslimiinta aduunka!

  • @ikraanisaaqcali7674
    @ikraanisaaqcali7674 5 หลายเดือนก่อน +2

    Team asad hagio 27 one like🙏

  • @MASLAX4K
    @MASLAX4K 5 หลายเดือนก่อน +2

    Haddi aan heli lahaa soomali idaawanaYsa Waan Ku dhiiran lahaa talent waan lee yahaye 2sano kohor ayaan you tube furta hadana waa kasii niyad jabayaa

  • @kujinho.
    @kujinho. 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asad iska ke cafi hada ka hor comenti qaldan kuso qoray😢😢

  • @NAJMAJAMAAL-u3y
    @NAJMAJAMAAL-u3y 5 หลายเดือนก่อน +4

    Anigu waliga kamaso horjeesani waan kulajira wanna kulajiridoona❤

  • @Moha-adam-m5b
    @Moha-adam-m5b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta waa calool xumo asadhagio 😂😂😂😂

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 5 หลายเดือนก่อน +3

    Eid mubarak All Muslims ☪️ Ilahay ciidan ciideda cafimad iyo cimrii dharar Haynagu gadhsiiyo Dhamaantena

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 5 หลายเดือนก่อน +1

    Armaan waan arkay sacada kkkk bas naga dheh eid wanagsan walahayga rer hagio❤❤❤

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ciid Mubarak dhamaan muslims ❤

  • @QueenRaiza2005
    @QueenRaiza2005 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asad inaa sidan sameso mey aheen wilka wajigisa aadnaga qarisay inaa codkisa sobandhigto ma'aheen dadki yaqaanay aya fahmaya codkiisa

  • @AsmaCabdi-f1y
    @AsmaCabdi-f1y 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ciid mubarik team 27❤

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 5 หลายเดือนก่อน +1

    team Asad hagio 27 one like👍😮😅🦋

  • @naciimaahmed6758
    @naciimaahmed6758 5 หลายเดือนก่อน +4

    ASaD hajiO ❤aSad Geeesi nooLow ❤

  • @AaminaAxmed-s3p
    @AaminaAxmed-s3p 5 หลายเดือนก่อน

    Ciid mabaarig wllkay asad❤❤

  • @WalalMuumin
    @WalalMuumin 5 หลายเดือนก่อน +4

    Kusali nabiga s.c.w ❤❤

  • @XafsaCisman-ne8fs
    @XafsaCisman-ne8fs 5 หลายเดือนก่อน +2

    Makaala laaban mana kaalan laaban dooni laakiin waliga hayslawaaynaan tasaa lagugu raacsanyah matched qof islawayn ogowna dadka waasimantihiin anaaga waxkadhin taageera 2020 ilaa 2024 ❤❤❤

  • @Hachi_Hamse
    @Hachi_Hamse 5 หลายเดือนก่อน +5

    Inta nabiga ila jecel ❤

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial6565 5 หลายเดือนก่อน

    Ciid mubarak
    كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
    Coming son 2🎉 team 27 coming son I.a

  • @Mumtaazyyyy
    @Mumtaazyyyy 5 หลายเดือนก่อน +6

    Team asad one like ❤

    • @AichaAbdillahi-e7w
      @AichaAbdillahi-e7w 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @JIYAAQalanjo
    @JIYAAQalanjo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa thy qof dhameeatiran alxamdulilaah aboowe wayo waxa thy qof qalbi wanagsan

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 5 หลายเดือนก่อน +6

    Real Madrid fans one like 👍 ❤

    • @Qasim-io2mx
      @Qasim-io2mx 5 หลายเดือนก่อน

      😅😅

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdulahi oo qoslaaya iikoow farxada allaha ku siyadiyo❤❤❤❤😊😊😊😊farxada❤❤