Imaam ku inuu Wahaabi sheegto ma ahay ee Muslim sheegto ayay ahayd.. Daahirow umadenu waa wada muslimiin ee hana kala qoqobin. Imaam ka tel.kisa noo soo dhiga umada Somaliyed waa fara badan tahaye
Wahaabi Diin ma ahan ee Waa Nin Sacuudiga Maamuli jiray oo la Dhihi jiray Mohamed Ibnu Abdiwahaab. Nidaamka Hada Sacuudiga Lagu Maamulo Waa Ninka Sameeyay
Muslimka in Lacaawiyo waa Waajib mana ahayn daahiroow masaajid in aad ku xujeyso Ma waxaas Baad tahay mise waxaas waxaa Haddii aad tahay kuma Caawin Hayo subxaanalah masaajid waa masjid
Maxakamada ina dahir alasey calad ma ahan Wana mesha mushrikiin ta lagu caawiyo subxanallah Subxanallah dahir hadalkisa wa sax mushrik masaajid shaqo waxbo kuma laho
Alle Yarxamu Raximiin, Sheikh imam: Muhammad bin Abdul Wahhab bin Sulayman bin Ali, Al-Tamimi Al-hanbali, kaas oo dhintay xiligii ama sanadkii 1206. hijriyada, Wuxuu ahaa Sheikh la dagaalami jiray ama dagaal dheer kula so jiray Uroro kale oo ahaa kuwa caabuda geedaha, dhagaxa, Xoolaha, iyo waliba Qabuuraha. marka suufidu wadaadkaas sikaley ufahmeen ee ma ahayn nin xun.....😂😂😂😂
Daahiroow meeshaad ma dadkaad ku caawisaa mise waa dano gooniya ,waxaa ka fiican inaad ogaato inuu qawaarijta yahay ee wahaabi waa ilamagaciisa ee ogoow
MashaAllah dahirow waad asiibtay hadii aan nahay Somaali waan is naqanaa been yaan la isku sheegin Umadda isku CAQIIDO ma'aha in wahabiyo- shabaab ku abtirsata iyo in Ahlu-sunna Wal-jamaacah -Sufi ku abtirsata. marka suaasha waxay tahay adiga kee tahay ?
Daahir calasoow waaba jaahilee waliba calamaani ah ee yaa diin ka hadla dhahay war heedha adiga suufina ma tahid wahaabina ma tihid ee istoosi oo toobad keen
Wahabi ayn ahay kulaha wadnaha alle ku gooy wahabi wa kuwa dadka io diinta io dalka garbudey diinta io dadkaba been ayey ka shegen qarax io qaliid ayey no kenen ilaahey wadanka hanoga saaro
Waxa Allah iyo rag aqoonin baa helay. Masjidka anaa dhisaayo ee ila soo xiriir InshaAllah
Halkee lagaa LA soo xiriiraa
Dabadaada beec ahee Xad dhiseee.😅
@@Mohamedhassan-ci4cndadkii aakhoro u eegtahay
@@Mohamedhassan-ci4cn😂😂😂 wahaabiyo dabeecadadeda beec ah
Maashaa allaah shukran wllo allaah hausoodirp umadiisa masjitkaas
Wahabi waa dadka Somali dumarkooda xijaabka u xidhay culimadeena horana waa dadkii Diinta inoo ilaaliyey
Waa kuwa diinta ka been sheegay ee umada dhiigooda xalaaleeystay
@@ShirkaaraXuseen kuwaas wa firqo kale
@@ShirkaaraXuseen kuwaas waa firqo ka falaagaowday dadkii wax soo baray
@@ShirkaaraXuseen xux xaw xax miyad din ah ya Allah kuhanuniyo
Ina calasow in uu diin heysan waan ogeyn oo habro marqaamo mesha u kula caweeeyo muxuu wadadkaan ka doonay.
Wabaa musibo ninku bal arag wuxu kuhadlayo masajid miyaa cidd Lee
war ninka illen ehlu suna
wuxu uyaqana qolyaha
xadreeya lkn ma'aha
ehlu sunati rasulilah
lkn ehlu suna runta ah
wa wahabiga
Subhanallah, masajid ka ninkan miya leh mise Muslimin xabsi kujira aya loo disaya, war illhay dartii wax ula baxa
Subxaanallaaah daahir calasow waa wuxuu ku dhaqmaa waa diin la'aan wuxuu yahayna waaba la ogyahay ee wadaadka kheyr badan allaha siiyo ma eheyn daahir iyo wax lamid ah inuu masaajid dhisa dhaha cafwan
Horta Ahlu suno iyo Wahaabi maxaa u dhaheeyo Daahir Alisoow Ahlu suno waxaa u yakhaanaa kuwa Hadreeyo oo ay ku tilmaamaan Dikri Asagaaba fahan saneyn Ahlu suna maxaa loo dhihi waaye Ahlusuna wax nooga sheek wahaahi inuu aqoonin Subxaanalaah wll adigana mesha aad wax ka sheeganeyso u fiirso wll
Wadaadkaan asagaa albaab qaldan garaacay. Daahir Alasow buuba maciin baday.
ina caadimatihid
Imaam ku inuu Wahaabi sheegto ma ahay ee Muslim sheegto ayay ahayd..
Daahirow umadenu waa wada muslimiin ee hana kala qoqobin.
Imaam ka tel.kisa noo soo dhiga umada Somaliyed waa fara badan tahaye
Allaahu❤❤❤❤akbar❤❤❤❤
oo sow masajiid lagama dhisiijirin lacag halal ah lacagta tiktok laga shaqeeyay gormey halal noqotay
mayaabtay lacagta daahir maxalaalbaa naag farjigeeda waxeey kashaqeeysay masaajid malagu dhisi karaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:08 @@abukarsheikh-qv2ye
Warsuna waljameeca iyo wahabi waa isku mid laakiin kuwa xadreeya waxaa la dhahaa surfing waxba ma aaminsana waxay ku nool yihiin qurafaad
Wahaabi Diin ma ahan ee Waa Nin Sacuudiga Maamuli jiray oo la Dhihi jiray Mohamed Ibnu Abdiwahaab.
Nidaamka Hada Sacuudiga Lagu Maamulo Waa Ninka Sameeyay
Muslimka in Lacaawiyo waa Waajib mana ahayn daahiroow masaajid in aad ku xujeyso Ma waxaas Baad tahay mise waxaas waxaa Haddii aad tahay kuma Caawin Hayo subxaanalah masaajid waa masjid
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun 😢
Maxakamada ina dahir alasey calad ma ahan Wana mesha mushrikiin ta lagu caawiyo subxanallah Subxanallah dahir hadalkisa wa sax mushrik masaajid shaqo waxbo kuma laho
Sh jazaaka laah waxad samaysaa ereyga wahaabi ha isticmaalin ee Ahluwalia suuna Wal Jamaica dheh baara kalllaah
Ileen daahir waamunaafuq balokugudhacday
War muxuu daahir calasow ka doonay daahir diim kama shaqeeyee
lacagta daahir calasow maxalaal baa masaajid malagu dhisi karaa
Wiil mashallah ♥️ ❤️ ❤❤❤
Subxaanalaah ilaahay kabaq suno iyo jamaaci iyo wahaabi maxay kala yihiin khayr baad walee iska baajisay masjid ilaHay maadiidzy
Muxuu kasoo doonay meeshaan! Waa is dulleeyey kani imaam ma ahan!
Cawan sana masjida ladhisaya sufi iyo wahabi maxakeney
Maashaa Allah ❤❤❤
Subxaanallaah war Sheekha maxaa u geeyey Candho Calasoow iyo naagaha xunxun ee kamidka ah Xisbiga Sheydaanka. Dadka wanaagsan masaajidka how istaagaan Calasoow lacagtiisa masaajid laguma dhisi karo Sharciyan waa Xaaraan iyo Nijaas Beydka Ilaaheey Nijaas laguma dhiso
Xayawaanbaa helay aan ilaahy aqoon
Alle Yarxamu Raximiin, Sheikh imam: Muhammad bin Abdul Wahhab bin Sulayman bin Ali, Al-Tamimi Al-hanbali, kaas oo dhintay xiligii ama sanadkii 1206. hijriyada, Wuxuu ahaa Sheikh la dagaalami jiray ama dagaal dheer kula so jiray Uroro kale oo ahaa kuwa caabuda geedaha, dhagaxa, Xoolaha, iyo waliba Qabuuraha. marka suufidu wadaadkaas sikaley ufahmeen ee ma ahayn nin xun.....😂😂😂😂
Tuuksiga maxaa keenay masjid ayaad jooktaayee
Dadka ow sadaqada kaqaado ma suufiyo kiliyahaa,
Sheekhaan asagaab waaalan. Muxuu kasoo raadiyey daahir alasow. Qalad weyn waaye in uu meeshaan kasoo dheh hadlo oo yirahdo masaajidbaan lacag uraba. Dahir alasow nin ilaahey kacabsado ma aha waayo masaajidihi iyo muslimiinti ayuu kala saari haaya.
KUWA OWLIYA CABUDU AYU DAHIR CALASOW LACAG URURIYA. AHLU TOWHID SHAQO KUMALEH
Maxa geyyey meshaan war kan nin mirqansan
Sheeqa meel qaldan ayuu yimaaday
Daahirow hadad qabyalda iska deen lahyd wan ku tageri laha
Dad Muslim ah soo maaha Wahaabiyadu- Maxay tahay Cunsuriyadu
Suufida waa dadka aaminsan qofki aan ahayn Suufi inu gaal yahay lala tukan karin gabadhahoda laga guursan karin. Bal hada Dahir masajidka Allah aya iska leh cid walbana ku tukan maxa meesha keenay suufi iyo salafi
Scw scw scw ❤️
Maashaa allah daahir hacaawinin dhiigcayo gaal kuuyaqaano kkkkkk
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam
Sufii wa munafiq sufii meaning qoof walaan😂😂😂😂😂
Daahir calasow waa nin wax garad ah Wahaabiyo waa yaqaanaa wax dhib ah masamaynin daahir gaalaysiintiisa idinku haku gaaloobina ninka masaa jidka wax uraba xaalkiisa allaah ayaa og lkn wahaabiyada waxaa ku badan in masaajidda laga ganacsado
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam
Subxaana aallah masaajidada waa isku wadamid heerkaas maalamaryaa
Daahir caadi maahan
Dad ay ku qaraabtaan bay raadiyaan
Wahaabi waa ahlu suna waljamaaca dhabta ah
Alxamdulillaahi rabil caalamiin masha alaah alaahu akbar alaah is one
Allaahu Rraxmaan
Adeer wiilkan sharaf buu leeyahay daahir isku dire diin garanmaayo wahaabiyo guul
Wahabika muuna muslim suni aheyn
Tan ayaa danbi ugu filan dahir ilaah hasoo hanuniyo
Subxaanalaah bal wuxuu kuhadlaye elegant ilaahay kabaq baqdinta xagq uyeeshay الله اكبر miskiin wahaabi waamaxay masaasaad maxkamad kuszmaysatay الله يهديك ilaahay khayr hakusiiyo wiilka wadaadka ah
War kuwaan iska daa waa mooryaan aruurtay
Wahaabi waa caadi suufi waa caadi, sadaqada malahan wahaabi iyo suufi.
Dahir calasow dameer waye
Nin jecleysi ayan u aqaanaa muxuu yiri hadaadan suufi aheyn aa maxaa qaldan😊😊😊😊😊😊😊😊
Daahir inaga ilaali wahabi
Nin le eg buu abti leeyahay dadkan maxay ciyaalka isaga dhigaan walal maxa afkooda u diiday
Sheekha meelqadan ayuu maray Allh in baryo Ayey aheed intuu bani aadam wax weydisn lahaa manakuqasaren baryda Allh
Dahir misajid waa gurigii alo inaa cawiso way ficneed
Wahaabiyada iska ilaaliya, waa tuug umada xada
Balayo idin cawintay bet
Masajidki bay dideen
Wahaabiyintu
Waa dad baqiila ah waxba idma siiyaan
Sadaqaba ma baxsadaan
Sal8ga nabiga ayry ka bakhrylaan
Hhhh
Wahabi iyo suufu mataagno diinta islamka halo gargaro ayay taagantahay sida fosha xun ed udhaqantay waad kahalaayi doqon Daahirow
Ar daahiraa wahaabi meelow saaray walahi
Kan okale dad iyo diin lamaweydiiyo wa ciyaal xaafadeed
Aan caalamka kawarheyn
Wahaabiyo so kuwii yahuuda ahaa Maha ee diiday in reer falastin looduceyo xataa waxan WA tagfiir al shabab ah lcgtasna dadkay Ku qarxindonan
Wahiibi wamaxay somuslim masha maad allah dartiisa ulla baxdan
Diin xumaa daahir calasow
Alhulu suufi kudhashay qudbo siro
Subxanallah Alaahu akbar 😅😅😅😅
Nin rag oo dhab ah ayaan arkay nin caqiidadiisa run ka sheegaayo ayaan arkay iyo waxaan arkay wiil yar oo oo waxba ka kasaynin qiimaha diinta. ahlu sunnaha waljaamaha waa kuwa kitaabka iyo xadiithka haysto kuna fahmay fahamkii saxaabada ee mahan kuwa ku fahamkii raazi oo sixirka baneeyay iyo juwayni iyo kuwa qabuuraha caabuda oo madad mdad hebay madad(gargaar) ku haayo meelaha
Umada Soomaaliyeed waa inay Wahaabiyo iska jiraan,
Ar meshan diin mataalo
Ahlu shirki wal khuraafaad uf uf اف لكم ولما تعبدون من دون الله
Daahiroow meeshaad ma dadkaad ku caawisaa mise waa dano gooniya ,waxaa ka fiican inaad ogaato inuu qawaarijta yahay ee wahaabi waa ilamagaciisa ee ogoow
Masjidka dhis un Wahabi layne qudhacyow
Kan waba gaal cad EE maxa Arin diimed uga tageysan dahir
Dahir cancer aaalaha kugu rido masajidka ilhay miyaa kala qadaysa wahabi mataqanaa wa ilahay kaligi cabuda shirkiga iskadayaa musibo kugu dhacday cuduran dawo lahyin kugu dhac bal wuxu kuhadkayo egaa guriga ilhay miyaa lakala qadaya saw ilhay laguma cabudo imanka bel
Wahaabi lacag in lasiiyo ma aha way imaan layihiin lacagtiina alshabaab hasiinina waa isku mid
Adiga Gaal maad tahay
Kkkkkkkk alshabab hog ayey idinka qataa tutug macahan
Bal fiiri iimaan la aantan wahaabi iyo suufu iyo urur maahi miyuu dhihi waayey maxaase markii hore ugeeyey urur iyo waali
Wahabe wa dad muslimiinta diigoda baneestay kawarijta iyo wahabe wa isku mid😂😂😂😂😂
MashaAllah dahirow waad asiibtay hadii aan nahay Somaali waan is naqanaa been yaan la isku sheegin Umadda isku CAQIIDO ma'aha in wahabiyo- shabaab ku abtirsata iyo in Ahlu-sunna Wal-jamaacah -Sufi ku abtirsata.
marka suaasha waxay tahay adiga kee tahay ?
Daahir calasoow waaba jaahilee waliba calamaani ah ee yaa diin ka hadla dhahay war heedha adiga suufina ma tahid wahaabina ma tihid ee istoosi oo toobad keen
Waayaab
Waa ku saxan dahir wahabiyada diinta wey ka ganacsadan hadi ka hor imatid waa ku dilayan ayago ku dhaha gaal tahay
Kkkk
Wahabi ayn ahay kulaha wadnaha alle ku gooy wahabi wa kuwa dadka io diinta io dalka garbudey diinta io dadkaba been ayey ka shegen qarax io qaliid ayey no kenen ilaahey wadanka hanoga saaro
Wlhi Daahir wa libaax.