MATAAN TRUE STORY OO MADAXDA SOOMAALIDA KABAHA LA DUL-MARAY, QOSOLKII ADUUNKA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 282

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 ปีที่แล้ว +112

    ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA SUBSCRIBE DHADAAN GANBALEELKANA FURATAAN SAAXIIBADIINA LA WADAAGTAAN, BARNAAMIJYO IDIN XIISA GALIYA AYAAN IDIN SOO WADNAA, WAXAYNU NAHAY UL IYO DIIRKEED.

    • @yaasiinmohamod2840
      @yaasiinmohamod2840 3 ปีที่แล้ว +3

      Absolutely 💯 codsiga dadweynaha ayad kushaqeysaa keep going 💪

    • @ducathawamuhim8502
      @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +2

      Marhore ayan sare bro

    • @musbaaxmedia
      @musbaaxmedia 3 ปีที่แล้ว

      Wlaal abdihafid hal codsi ayaan wataa fadlan hadaad aragto codsigeygan love saar saan ugarto
      Plz and plz waxaad nooraadisaa nin mgca oday dhoore caanku ahaa oo sheekooyin oday dhoore kasheekeyn jiray sidookale waa macalin noosooradi fadlan Waakan muuqaalkiisa
      th-cam.com/video/0LA4CyDPoiU/w-d-xo.html

    • @Qorlex
      @Qorlex 3 ปีที่แล้ว

      Sharci baa ka yaal. MashaAllah Allah ah ku xifidiyo adiga iyo family ba. Amin yaa Allah

    • @husseinahmed6933
      @husseinahmed6933 3 ปีที่แล้ว

      Wanku salamay bro Abdihafid waxan ka codsanaya inaad barnaamijkaga ku casuunto AJAKIS ama BAABA JEEY big love from Kenya

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 ปีที่แล้ว +55

    KUSOO DHAWAADA HOYGA NASASHADA, MASUULIYIINTA MUUQAALKAN KA MUUQATA MATAAN TRUE STORY BAA KU BAASHAALAYA EE YAAN LAKALA XANAAQIN WAA KAFTAN, WAA MAHADSAN TIHIIN.

    • @yasminyasminyusuf3352
      @yasminyasminyusuf3352 3 ปีที่แล้ว

      Wllkey wan ku salamy truestory aad ban u jeclhy wan tageeraa salan iga gaarsii ader ku soo dhowow dheh nirobi noo imow

    • @yasminyasminyusuf3352
      @yasminyasminyusuf3352 3 ปีที่แล้ว

      Abdixafidow odeyga xagee lagala xariiraa adoo mhdsan sheekadii wan ku haystaaye ina ader

    • @horaaloosoconayaaofficiall8892
      @horaaloosoconayaaofficiall8892 3 ปีที่แล้ว

      Abdihafiid wariye boqorka Bartamaha noo raadi isagaa sheeko iyo qosol ka buuxaa weliba waxa uu kaaga sheekeyn karaa dhamaan riwaayadihi tiyaararka muqdisho lagu dhigay barisamaadkii

    • @caafiyareofficial6243
      @caafiyareofficial6243 3 ปีที่แล้ว

      Alaaya cizak

    • @kuuman10
      @kuuman10 3 ปีที่แล้ว

      Abdihafid sxb faroole waa tuug tuug dhalay lacagti bangiga Soomaaliya ayaa ku maqaan, xamar guuryo badan oo xaaran ayuu ku leenahay, faroole wareysi ka qad lacagtu shacabka ka dhacay meel haku sheego.

  • @cabdinasirsiyaadgashaan7979
    @cabdinasirsiyaadgashaan7979 3 ปีที่แล้ว +23

    Happy khaliif inta rabto like dhac iigu siii

  • @cabdicasiis2883
    @cabdicasiis2883 3 ปีที่แล้ว +6

    Thankz Abdihafid Ninkaa Odeyga Ali Mataan Habeenkan Jawigu Iga yar Xun yahay Waan ku Tuurtaa Wuu Iga Qosliyaa Masha Allah Alle Caafimaad iyo Cimri Dherer Ha Siiyo

    • @sadaam1973
      @sadaam1973 3 ปีที่แล้ว

      Sido kale wlhi sxb

    • @cabdicasiis2883
      @cabdicasiis2883 3 ปีที่แล้ว

      @@sadaam1973 Masha Allah zxp 🤗

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว +3

    Woooow masha allah adeer cali mataan qof cajiib ah aya keentay abdihafid wan kaga mhdcelinaya mudo 10 sano ban sheekoyinka mataan daawada caadimaha wa qof calool fiican ciyaar xamarnimo wa ilbaxnimo somalida kle intaas ban dheernahay ❤ adeeradey iyo abahay aye mel kuso wada koreeen

  • @abdirahmanhassan355
    @abdirahmanhassan355 3 ปีที่แล้ว +27

    abdi xafido ilahey hakubarekeeye happy khalif noo soo qabo plzz mardhaw inta igu racsan like saara👍ninkaas wa ali mataan yar 😁😁

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 3 ปีที่แล้ว +12

    Anaga mar kastaa waxaa nagu soo degi jirey ciyaartooyda. waryaahee 😂😂😂 waan ku qosli jirnay Hooyaday baan dhehi jiray hooyo afsomaali nooc kale ayey ku hadlaayaan naa naga aamus bey dhihi jirtay hooyo Aad Ayaan kuu salaamaya cabdixaafid & matanka from Nederland ❤️❤️

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah cabdi xafiid waxaa tahay halyeey somaliyeed aad baan ugu xiranahy barnaamijyadaada allaha noo kaa xafido adeer

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc dhamaan soomaaliyeey Cabdirsaaq mataan waa odey sheekooyinkiisa qosol iyo maad ah bulshada wey uu bahan tahay iney nafisan qosolkuu waa qeyb kamida nolasha guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 3 ปีที่แล้ว +11

    Waaw ninkan sheegoyinkisa qosol waye inta fecbooka kubaratay ninkan shegadiisa 👆☝️

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 3 ปีที่แล้ว +13

    The onest comedian in somalia mr matan true story ciridheer iyo cibaado suuban alle hakusiiyo adeero

  • @abbaszubeir4620
    @abbaszubeir4620 3 ปีที่แล้ว +6

    Ali Mataaan Nin Weyn
    Full Respect 🔥🔥🔥

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 ปีที่แล้ว +6

    Qosol badana ninkan caadi mahn, mahadsanid C/hafid hubal waye qofki lanol qofkan qosol inuu ka dhargay

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Alah walalkey Abdihafid. Video waliba aad suubiso waan daawadaa ✅

  • @sayniyacaraale8728
    @sayniyacaraale8728 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh halyey qaran Abdihafid nlw hno.
    Barnajimka kaliye sida joogtada ah ugu xidhanahay 🌎

  • @mohamedabdifitaahdahir9817
    @mohamedabdifitaahdahir9817 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waa dadka aan ugu jeclahay inan daawado runtana ka sheega waxyaabaha jira mr.mataan guulayso adeer.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ilaahay haku xafido adiga iyo dadka ku lamid ah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @akocha1048
    @akocha1048 3 ปีที่แล้ว +10

    cabdi xaafidow zxp guri barwaaqo marka xigta waa iga codsi 🙏

  • @hanadfarah5849
    @hanadfarah5849 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin khatar ah bad so qabatay barnamijyadada waan ku xiranahay horay usoco adero

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya iyo Imaaraadka

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 3 ปีที่แล้ว +24

    Soomaaliyey walaalkin youtubers aan ahay waxaan soo dhiga tafsiirka Quraanka kariimka igu camaamada subscrib sher like soomaaliye

    • @soccerlovers741
      @soccerlovers741 3 ปีที่แล้ว

      I.a Guuul wll

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk wallaahi adeerkay cabdiwali fulaynimadii baakabadatay

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +3

    Cdb xafiid keep going my brother guuleso waligaa wlhi wan ka kheliyay my brother guuleso rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan

  • @yoonisamadeeya4853
    @yoonisamadeeya4853 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdhafit aadi Mataan both are you a great guys oo shaqo fiican u haya umadda Somaaliyeed.....allaha ha idin xafido sxbyaal

  • @yahyapruno4970
    @yahyapruno4970 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdihafid mahamud jama aaway wareesigii iidle yare part 5 we need this video

  • @husseinahmed6933
    @husseinahmed6933 3 ปีที่แล้ว +2

    Wanku salamay bro Abdihafid waxan ka codsanaya inaad barnaamijkaga ku casuunto AJAKIS ama BAABA JEEY big love from Kenya

  • @fkahie
    @fkahie 3 ปีที่แล้ว

    Legend waye Mataan shekoyinkisa kama daalo wana shaqsi qalbi furan oo Xanunka Qabyalada kacafimad qaba.
    Keep Going "True Story "
    Hade true Story ahayn xata way igusocota kakakka.

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxa kaga mahad celinaa barnamishyada midba midka kale waa kasii xamasad badanyahay allah ku xafido sxb. Guleyso

  • @kapaliisomali5246
    @kapaliisomali5246 3 ปีที่แล้ว +6

    Happy khalif no keen walkie Abdi hafiid 🥰🥰🥰

  • @mahadhassan214
    @mahadhassan214 2 ปีที่แล้ว

    Mataan madaxweyne ayuu u qalmaa. Golden years ayuu Ka sheekeeyey

  • @naimaismail7266
    @naimaismail7266 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallh walhi wan qoslay war yurbalagu yiri doqonyohow 🤣😂😂😂😅😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃😃

  • @beeldaajekhadarcumarabaadi6066
    @beeldaajekhadarcumarabaadi6066 3 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely 💯 wan ku qosla sheekoyinkiisa mataan waa qof macqul ah

  • @mubashirali3537
    @mubashirali3537 3 ปีที่แล้ว +24

    real fan of matan true story

  • @updyamani8247
    @updyamani8247 3 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed paracetamol iyo safiyo tusmo plzzz next 🙏🙏🙏 walaal

  • @epow_adde1
    @epow_adde1 3 ปีที่แล้ว +2

    Next Arimaheena

  • @Shukri127
    @Shukri127 3 ปีที่แล้ว +8

    War caawa true Story baa no keentay, Mataan Asxaabta A/ Hafiid , Asxaabtisa bal na soo booqda anagana.🙌🙌

  • @ahmedawiljama7168
    @ahmedawiljama7168 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad baad u mahadsantahay mataan waa masuul somaliyeed

  • @zaktoboy6087
    @zaktoboy6087 3 ปีที่แล้ว +3

    Mataaan taageero buuxo keep koing

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 3 ปีที่แล้ว

    Nin culus bd so qabatay Abdixafid thank you 🙏

  • @farabenben2125
    @farabenben2125 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks uuuuuuuuu Mr true story. U make me laugh

  • @yaxyekuluc9401
    @yaxyekuluc9401 3 ปีที่แล้ว +1

    Mataan wa mujaajileyste alle ha barakeyoH amiin🤲

  • @nimcawaayo4759
    @nimcawaayo4759 3 ปีที่แล้ว +4

    Comedian matan we love u sheekoyinkada kama daalo

  • @h2O5992
    @h2O5992 3 ปีที่แล้ว

    Mataan guulayso run

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว +9

    Woow true story nin culus🤣❣

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว

    Mataanow Inaadeer anaa Widhwidh kasoo jeeda Hospital kiina wuu shaqaynayaa Jzk kumu Allaahu khayran intii ka qayb qaadatay

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdihafid wll video soo gaab gaabi dhowr qeyb u kala qeybi aad ayey u wanagsan yihiin lkn halkii mar waqti badan ayey qaadanayaan

  • @dhaaycali3831
    @dhaaycali3831 3 ปีที่แล้ว +4

    Happy khaliif noo keen

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw nin masuul banokeentay nogu salam. Adiga wakiil.naga ah sxb.

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 3 ปีที่แล้ว +1

    Call it 'Creative Comedy and Satire '
    How nice to listen to Mataan👍

  • @IchbinRex
    @IchbinRex 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdixaafid ninyahow legend ayaad tahay walaahi sxb Dadkii siyaasada dilootay niyad jabka guryaha la fadhiyey ayaad u sameysay barnaamijyo maaweelo ah siyaasadana ka baxsan wado fiican ayaad youtube ka so gshay keep going Sxb 😄😊😆 Siyaasada ka dhac barnaamijyadan noso badi 😍👉🏾🇸🇴💪🏾💪🏾😎

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 3 ปีที่แล้ว +3

    Mataan is very funny 😄

  • @bileyare9943
    @bileyare9943 3 ปีที่แล้ว +1

    ina hooya Wa true story 😃😂🤣 mataan
    Waa legendary 👏🌟💞

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว +1

    King of comedian legend mataan true story we love you

  • @drmohamedosmanulow6488
    @drmohamedosmanulow6488 3 ปีที่แล้ว +3

    abdixafiid sxb ajakis ino so qaba ama oday cabdulle mahadsanid

  • @yaasirdaarihweheliye4389
    @yaasirdaarihweheliye4389 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah mabruuk waa nin loo baahanahay

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah cali mataan true story salan sare kkkkkkk

  • @muhanadabiib7687
    @muhanadabiib7687 3 ปีที่แล้ว +2

    Widhwidh wa ruun isbitalka lags dhisay fozia matan masha allah

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah sidaan qosley maanta

  • @mohamedbishar3309
    @mohamedbishar3309 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha deysto adeerkaan🙌🏿✊🏾💯

  • @baraarujin358
    @baraarujin358 3 ปีที่แล้ว

    Wu iga qosliya mataan True Story legend🙏

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 3 ปีที่แล้ว +5

    WAXAANU KUUDIYAARINAY KOORSO CUMPUTER AH OO LACAG LA,AAN
    maantay baro birina kushaqayso
    barashada windows 10 bilow ilaa dhamaad: th-cam.com/play/PLwQAh6EMFI5Z9vFy1_bCb4jEG_7Rhs-Vb.html&jct=kfx6YJn6fg1ciA0d571dGzr6U4ZCvQ

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
    @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah shactirole

  • @Daily-Hadith10
    @Daily-Hadith10 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlh wuu iga qosliyay ,
    Waxaan aad ugu qoslay anigoo laba xiniin yoot leh baan gaalkacyo joogi wayay, ee ma anoo hal xiniin leh ban joogi karaa😂😂🍟🍟

  • @cabdinasirsiyaadgashaan7979
    @cabdinasirsiyaadgashaan7979 3 ปีที่แล้ว +3

    Happy khaliif soo qabo

  • @maadeeschannel4189
    @maadeeschannel4189 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa legend true story

  • @abdullahiabdirahman3810
    @abdullahiabdirahman3810 3 ปีที่แล้ว +1

    Mr true story

  • @liibaangeeedow7399
    @liibaangeeedow7399 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin culus keeenthy cabdi xaafid guleyso sxb ajakis

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah abdi xafid maxamud jamac my blood nolow

  • @abuukarmuuse8000
    @abuukarmuuse8000 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlh wa tagera mataan lagend weye 😄😄😄

  • @MG-ty5tn
    @MG-ty5tn 3 ปีที่แล้ว +3

    yes

  • @hamdiali5929
    @hamdiali5929 3 ปีที่แล้ว +1

    Next happy khaliif

  • @ngames122
    @ngames122 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobolka ugu dumarka badan Ayaan u aqaan burco

  • @somalisocertv9850
    @somalisocertv9850 3 ปีที่แล้ว

    Ledgen Mataan Mr true story🤘🤘🤘

  • @mahbuubmohamed
    @mahbuubmohamed 3 ปีที่แล้ว

    Legend Mataan nin wax bdn og👍

  • @sheekaanhayaa6755
    @sheekaanhayaa6755 3 ปีที่แล้ว +1

    True story waan taageersanahay

  • @duranshire5927
    @duranshire5927 3 ปีที่แล้ว

    Masha'allah nin culus aa soo qabatay

  • @princeabdulkadir9633
    @princeabdulkadir9633 3 ปีที่แล้ว +3

    True story

  • @luckylansare879
    @luckylansare879 3 ปีที่แล้ว

    Abdihafii niciima jooker soo qabo waan ogahay in Aan qosli doono

  • @abdiaziizmohamedosmaan3236
    @abdiaziizmohamedosmaan3236 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allh

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC WALLAALAYAAL ADUUNKA AYAA WAXLAYS TARAA 💐❤️FADLAN❤️ ALLAH ❤️DARTIIS ❤️IYO ❤️FADLIGA ❤️NABI❤️ MAXAMAD ❤️IGU ❤️CAAWIYA ❤️SUBSCRIBE ❤️IYO ❤️LIKE ❤️ALLAH HA IDINKA FARXIYO AMIIN MAHADSANIDIIN❤️💐🙏

  • @PapaMama-lj2vr
    @PapaMama-lj2vr 3 ปีที่แล้ว

    salaan kadib...walal adoo raaliya waxaad ku dadaashaa inaad kala saarto mihnada aad ku shaqaysto ee ah journalist ama saxaafada iyo fikirkaaga inta badan labadaasa iskugu kaa jira thnks

  • @ziyadal-alim3138
    @ziyadal-alim3138 3 ปีที่แล้ว +2

    I like the guy

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +3

    Mataan. Funny. Man

  • @marwaanabduqadir4629
    @marwaanabduqadir4629 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdi hafiid next happy khaliif wlhi waa nin kle comadian ah

  • @hassandiriye8096
    @hassandiriye8096 3 ปีที่แล้ว

    Somaliba miyay labadiina noqdan calool xaadhnida walalo 💙💙💙💙💖

  • @AhmedMohamed-cz8rn
    @AhmedMohamed-cz8rn 3 ปีที่แล้ว +1

    Mataan jooji walaalow wax yaabaha qaar ay ka mid tahay
    M.f iyo f.y ma fiicana adigo hor taagan dad badan oo Somali ah In aad waxyabaha oo kale dhahed.

  • @drssimanali5797
    @drssimanali5797 3 ปีที่แล้ว

    Abdixafid wax kaa qosliya waxan ka arkay mataan true story iyo iidle yare hhhhhh qosal aduunka wariye aan taagera wll sare

  • @dowretube0
    @dowretube0 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdikariin cali shaah noosqabo yaa igu raacay

  • @cabdaledawiil7642
    @cabdaledawiil7642 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Xabsi Xaafid Waad Kumahadsantahay Barnamijkan Cali matawan Kabacdi Sooqaba Aad iyo Aad Aan. Uqoslay Soqabo Odey Cabdalle Kana Wareyso Riwayadii 77 Som iyo Itobiya Majajladii zu kasamey,ay Guud Jop

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +5

    Topicadiii Wuu Liqay, Hhhhhhh Imtaxaan Ilahay Weeyi True Story Waa Qosal Maydhan Hore Usoco Mudane Madaxwayne Abdifahad Next Sooran.

  • @nadifamohamed868
    @nadifamohamed868 3 ปีที่แล้ว

    Legend true story😁😁😁😁😁

  • @ahmedalii1513
    @ahmedalii1513 3 ปีที่แล้ว

    Mataan walaal jiro weeyaan waa muwaadin jira

  • @bahjaabdullahiabdi9117
    @bahjaabdullahiabdi9117 3 ปีที่แล้ว +1

    Matan manshallah 👍👍good jokes

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir5727 3 ปีที่แล้ว

    Legend Mr matan

  • @cabdinasirsiyaadgashaan7979
    @cabdinasirsiyaadgashaan7979 3 ปีที่แล้ว +2

    Happy khaliif soo qabo maamule

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 ปีที่แล้ว +3

    Ali matan walahi wan kuqusla

  • @Abdalamanchester
    @Abdalamanchester 3 ปีที่แล้ว

    Cabdixafid camera quality igahabee ninyahow mise tabal waye kaamirada😂🤣

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha unaxariistee odey jiruu ahaa ninkii yiri
    Anoo labo xiniin leh baan gaalkacyo joogi waayaye ma anoo hal xiniinlaan joogi karaa!!

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhh www nin baad so heshay wale
    Mataan cumriga hajiro😂😂

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 3 ปีที่แล้ว

    Waa nin caqli badan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 ปีที่แล้ว

    Dhagaxtuurka qardho markan joogi jiraye dhagax ayaan guryaha traininga ku tuuryan jiraye