Aadbaan u jeclaa heetan inaan arko anoo xaalada ay ka hadlayso ku jira taasoo aan hadda ka soo gudbay alle ha u naxariisto macallinkii waynaa Maxamed mooge liibaan iyo dhammaan intii qaybta ka ahayd heestan qiimaha badan❤
December 1999 qowsaar ila dhashay aad u dhagaysan jiray gabar ebyan dhahaan aad u jeclaa doonfaarka hada wuu ka nastay lknse booskiiisa anaa jooga oo fankuba sxb ila noqday
Subxaanak!
Salaad subax markaan sidaa uga baxay ayaan daartay maalinkaygiina waaa ii qurxiyay Alle ha u raxmee M.Maxamed Mooge.
Erayda mohamed cumar huuryo laaxinka rashiid bulo codka & kabankaba mohamed mooge liiban AUN dhamaantod waa 1969 xiliga
Kabanka waa Xudeydi
@@Guhat_8 Runtaaa
Aadbaan u jeclaa heetan inaan arko anoo xaalada ay ka hadlayso ku jira taasoo aan hadda ka soo gudbay alle ha u naxariisto macallinkii waynaa Maxamed mooge liibaan iyo dhammaan intii qaybta ka ahayd heestan qiimaha badan❤
Sidaad mooday maahoo
Duni meerto weeyee
Mar un bay isoo mari
Anba maalmahaygee✋
Alle ha unaxariisto legend maxamed mooge. 😢
Mar uunbey isoo mari anba maalmahaygoo
😢😢😢😢😢😢😢
Midaan. Iidhawyn. Baa. Iimuuqanasee. ❤ale..ha. u naxariisto aabii. Fanka. ❤
Heestan caawa ayaan igu horaysaa 8/11/2024❤
Heesta waxa iigu horaysa 3/8/2023
Illaw unaxariiso
Hoostan caawa iigu horaysaba 27/5/2023 Alle haw naxariistu m mooge.
Ala Yaa raxmi fananka faniintuu ahaa MML
15:02 galab isniin ah oo ay taariikhdu tahay 16/12/2024 alle ha'uraxmado fanaankii weynaa maxamed mooge Liibaan 😢😢😢
Heestan manta ayaa iigu hoaysa 4 bisha 6 2023
Sidaa mooday mahee
duni meerto weeye
mar uun bay iso meri
amba maalmahaygee
......INSHALLAH.....
....Monday ---9/sept/2024 (1:53oclock)
December 1999 qowsaar ila dhashay aad u dhagaysan jiray gabar ebyan dhahaan aad u jeclaa doonfaarka hada wuu ka nastay lknse booskiiisa anaa jooga oo fankuba sxb ila noqday
Qoftaas eebyan abtigey baa qabo hada😮😮😮😮😮😂😂
Heestaan Caawa 02/09/2024
Ayaa iigu Horeyso lkn Caadi ma ahan Abwaanka iyo Fanaanka Alle ha unaxariisto
Www Mashaa Alah
Nabsi Meel Ha Sii dhigan😢
Kuna bahari kati yao
والذاريات ذرؤا 1 ٢ ويل لكل 17
Boode