Sh Aadan Madoobe O Soo Hadlay Iyo Arintii Xanuunkiisa😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 182

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waan habaaray lakiin sidan uma habaartamin waxaan ku habaaray ilaaahow afar xaas ilaahay haku siiyo si aad dhibaato ugu noolaato ilaaahow sheekh aadan madoobe lacag fara badan sii si au dadka isku nacaan ilaahoow sheekh aadan madoobe ka dhig nin ala ka cabsi oo salaad badan si ay u nacaan kuwa khamriga igo xashiishka cabo ilaahoow aameen

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 ปีที่แล้ว

    Bisika Iyo Yasiinka habaarku mafiicna Subhanallah illaahay halaga cabsado dadkeena dhiban ee abaraaruhu haleelay illaahay hakadulqaado oo barwaaqo haugu bedelo Ameen 🤲🤲

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha caafiyo Bi falle Allaah habaar ma feecnee somaliya nabad iyo Barwaaqo Allaha gaarseeyo Aamiin

  • @sammie1163
    @sammie1163 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha ku xafido Cabdulaahiyoow

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 2 ปีที่แล้ว +1

    Subahan Allah subahan Allah subahan Allah Àllah ka cafiyo Inshallah cafimad qeer qabo inshallah 🤲🤲🤲

  • @farhiyamohamuud1497
    @farhiyamohamuud1497 2 ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه وسلم🧡💗❤💝💕💚💞💖

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +2

    A
    Wcs Mami alaaah ha cafiyo cafimad taam dagdag inshaalaaaah

  • @amranabdi436
    @amranabdi436 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagtan oo kale waa layaqaan waa 10 afley hungurigay ka shaqaysaa ,

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka been haka sheegin waxa tirahda kooxdi n&n oo Laga guuleystey Aya wali aflagaddo iyo habaar kawada barasha bulshada

  • @munoadan6088
    @munoadan6088 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaa allah

  • @sulekhodahir4413
    @sulekhodahir4413 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faadumoomarguleed8374
    @faadumoomarguleed8374 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yarabi

  • @ikraamcaddey9934
    @ikraamcaddey9934 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka warkan habaar badanaa waaba habaarkii oo qofee subxaanallaaah
    Warbal xoogaa kakala reeb laftigaygu majecli kukaase😪😭

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว +2

    Aaiimn. Aamiin. Insha laah.

    • @scherzer6428
      @scherzer6428 2 ปีที่แล้ว

      Subxanalaah

    • @scherzer6428
      @scherzer6428 2 ปีที่แล้ว

      Subxanalaah Habarku ma ficna Adu hamarkagu ku dhoco o u udhinto qacan ku dhigla thy e kada habar ka pls habarka Ina kadaya ma ficne

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 ปีที่แล้ว +1

    shiikh adan madoobe??? ilahy waxan ugu baryeeyna ?? DANBIGU naga GALAY ?? inuu ILAHYZow NOGA GO inshaaaalaaah????

  • @aishahassannor4948
    @aishahassannor4948 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi

  • @libanmohamed8220
    @libanmohamed8220 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninka dadkiisa iyo dalkiisa Khiyaamo Hala Ha baaro

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 2 ปีที่แล้ว

    Cabdullaahi waad baqday markii up bilaabay ha baarka sh madoo

  • @naimachannel1523
    @naimachannel1523 2 ปีที่แล้ว

    İlahey asaga haku celiyo habarkas

  • @vkkhkvcjcuig9345
    @vkkhkvcjcuig9345 2 ปีที่แล้ว

    Aaamiiin aaamiiin yarbi 🤲🤲🤲🤲

  • @camaarcadde6985
    @camaarcadde6985 2 ปีที่แล้ว

    masha alaah cabdalla aad baa umahadsantahay sxb sida qiimaha badan aad noogusoo gudbisay warbixintan

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 2 ปีที่แล้ว +1

    Aslm walal amiin ducada saliga nabiga sslcwslm

  • @muhamadhabiib834
    @muhamadhabiib834 2 ปีที่แล้ว

    Sc Cabdullaahi waan ku salaamay wl. Waxaan rabaa inaan ku xasuusiyo markasta waxaad tiraa Nabiga ku salliya scw Adigana kaama maqalno, markaa adigu ugu horee waad mahadsan tahay...

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 ปีที่แล้ว

    Cbb waxaan leeyahay ha karaama seegina habaar waa lagu kari waayey Xafidullaah Sh.Aadan Max.ed Nuur

  • @fadumahasan1080
    @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว

    Subaxanalaah Allahu Akabar Sheyadanka allha ka qabato Adomadisa

  • @abdulahiyare6603
    @abdulahiyare6603 2 ปีที่แล้ว

    Mshallah

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma dhowa xaalku inta afka ka habaartay baarlamaan ku sheegan waxaa ka badan inta uurka ka habaartay ee ha ku socoto sidii loo habaaray iinshaa allaah

  • @ubahabdulle2317
    @ubahabdulle2317 2 ปีที่แล้ว

    Amiin Yaa Allah

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wuruxda qoyska haa habrkii oo qof ah kkk, mayenwaanhabrkii oo xawayana, illahay ha cafiyo amiin.

  • @hodanali1640
    @hodanali1640 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallaah wanicmalwakiil subxanallah habaar badanaa

  • @laylamuuse1942
    @laylamuuse1942 2 ปีที่แล้ว +3

    please dadka xanuun sanaya ee siyada ku washay ha so daynin wllo

    • @Sadiq-bulshawi10
      @Sadiq-bulshawi10 2 ปีที่แล้ว

      Ameen 'leyloo habaaarkas kwrn wlley Habaarkaa walasoo xafiidaay kkkkkkkkk

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว +1

    udgonow xabibki allow naxrisnabd galyokirkisa ha ahto scw scw 💖💖 scwscw scw 💖 scw 💖 scw 💖 scw 💖

  • @shamsamohamed7000
    @shamsamohamed7000 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok waaye inuu caafi maat qabo aa nooroon xasan shiiq inuu ridaan rabnaa

  • @khadarmohamed1135
    @khadarmohamed1135 2 ปีที่แล้ว

    Quruxda qoyska waad idin salaamay sheekadani waa sheekadii haboon musalsal ee waxaan leenanahay musalsalkii habonn ha ladhamaystiro markaa la ogaan cida dhashay iyo halkay Kumaqantahay reer muqdisho wax badan bay ogyihiin duul culimo qastay baan nahaye

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656 2 ปีที่แล้ว +1

    aamiin aamiin ya ra bi

  • @xisaabxer2731
    @xisaabxer2731 2 ปีที่แล้ว

    Aamin yaa rabi udeygaasi ilaahey deg deg wax ha,utuso

  • @waarugtacilmigadiinta1212
    @waarugtacilmigadiinta1212 2 ปีที่แล้ว

    Xasbunallaahi Wanicmal Wakiil Asaga Allaha Kuceliyi

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadan madoobe soomaalidu marabaan waa dabadhilif kenyati ah

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga maxaad noogusoogud bee habaarka

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamii Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xalwodalmar-t7w
    @xalwodalmar-t7w 5 หลายเดือนก่อน

    ilahow ka aqbal amin aamiin aamiin aamiin

  • @habibawarsame660
    @habibawarsame660 2 ปีที่แล้ว

    Habaartomo hoostiisa oo ka helaa haleeyska ilaaliyo habaarka subxaanallah

  • @abdirishidfarah7237
    @abdirishidfarah7237 2 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY SIXUN HAWDILO AADAN MADOOBE SHARAFTII SOOMAALIYE3D AYUU BAABIYEY

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin Allah ha mideeyo umada soomaaliyeed meel ay joogaan aamiin Allah ha naga qabto kuwa dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin Allah ha noo badiyo inta wanaagsan ee aqliga u saaxiibka ah aamiin soomaali Allah ha badbaadiyo aamiin

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว +1

    cbb isla xishooda habaar dad kuma kartaane ha karaama seegina

  • @somaliland8658
    @somaliland8658 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa waxa samaynaya waa qoladii Nabr iyo Naxdin

  • @zahramusa3900
    @zahramusa3900 2 ปีที่แล้ว

    Ameeen

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah muxuu u habaari xaranweeye subxaanallaah subxaanallaah 😭🇸🇴🇸🇴🕋🕋🇸🇴🇸🇴🕋💎💎💎💎💎💐❣️❤️🇸🇴🕋💎💐❣️❤️❓😭💎💐❣️❤️❓😭🇸🇴🕋😇😇😇😇😇😇‼️way kugu noqoy habaarku

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว

    wcs walalkey cabdulhi macilin Masha alllh Amin Amin Amin subxanllah 👍 haabrkan maxawaye bisinkow 👍💖

  • @munoadan6088
    @munoadan6088 2 ปีที่แล้ว

    Salalahu caleyhi wasallam

  • @nasroegal7289
    @nasroegal7289 2 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin

  • @msomali651
    @msomali651 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyada ma afhayeen bay u tahay muxuu isaga u hadli saayey mida kale Somali alle bay ku dacweysay Adaan Madoobe qayaamada uu naqayaamay hadan Somali nahay

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 ปีที่แล้ว

    Bismilaah waligeey mamaqal habar kaanoo kale acuudu bilaah

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 2 ปีที่แล้ว

    Ameen ameen ameen ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ubaxismail4435
    @ubaxismail4435 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtaa waxay tahay Xildhibanda iyaaga naaga shaqesata inaan ahaa baaro waayo waxii kudhibaha oo haddan ka awoodo weyn wadda aha baari intii gabala kadhaco iyo intii waagu kabeeryaayo Xildhiban ahaabaarku waa kudhacayaa
    Insha Allah

  • @fatimaosman2659
    @fatimaosman2659 2 ปีที่แล้ว +1

    Amin rabi hanaka aqbalo

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 2 ปีที่แล้ว

    intaadku habaartay sheekh aadan madoobe adiga allaha kugu rido

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 2 ปีที่แล้ว +4

    Please waxan canuunsanaaya ee siyaasada ku Waa shay hasooday dadka ilaahay lama habaaro gaalkaaba loo duceeyaa,I adugu iskubax, hoostaada lahel , siyaasiyiintoo dhan hala duceeyo inuu ilaahay xaqa hawaafaji ku ligood

  • @faaisonur1130
    @faaisonur1130 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 ปีที่แล้ว

    Masiibo allaha ku rido siyasiyiinta baahan ee danyarta xasuuqaya

  • @faaisonur1130
    @faaisonur1130 2 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 2 ปีที่แล้ว

    Aadan madoowe oo ah gudoomiyaha baarlamaanka oo hadii familkiisaba degen yihiin neyruubi waa musiibo qaran oo qatartiisa wata horaan uaraknay rooble baahane oo reerkiisa degenaa halka uu dalka gaarsiyey somaliya waxaa xaqiiqa ah in ay ugacan gashay mooryaamiin dhab ah iyaguna si fudud dalkii ugu iibinaaya cadowgiisa allah unaxriisto somaliya

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 ปีที่แล้ว

    Subxaan alaah casawajale ilaahayow muda bogooda burcad isu mari. habaarka waa laga fiicanyahay

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ปีที่แล้ว

    Acuudo billaah

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar doqon yahow naga aamus. Doorashada waxaa xaq u leh ninkii dadku jecel yihiin. Dadkiinnaan waxaa Allaha idiinkaga baryayaa in Ilaahey dbulka idiin la gooyo. Inshallah dhul gariir & daacuun idiin gaar ah Allaha gab idiinku siiyo. Aamiin Aamiin.

    • @FatimaIbrahim-qj3vt
      @FatimaIbrahim-qj3vt 2 ปีที่แล้ว +1

      War dadka habrka ka daaa

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 2 ปีที่แล้ว

      Dadku yeey doorteen 100 nin ee parlamento yeey doorteen

    • @jamaljamac5143
      @jamaljamac5143 2 ปีที่แล้ว

      Noogadaa dadka habaarka shisheeya kalkaalyahow afartaba dab iyo daboolo ku goysaye huf iyo halaan jirin alla hakaa dhigo quluc qandi dhaafay alla hakaa dhigo

  • @abdijama6060
    @abdijama6060 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweenii hore dheh cabdulaahi

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    wcs aamiin aamiin aamiin yaarbi ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @cabdinasirxuseencali6668
    @cabdinasirxuseencali6668 2 ปีที่แล้ว +1

    qumayka habaarka sheegaya iyo adigoo cabdullahi waad buunbuunisa , cbb bad nqty!!!

  • @geniaden6855
    @geniaden6855 2 ปีที่แล้ว

    Waa berti

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

    Naa xijaabka xiro rabi kacabsee haduusan dhimana waa ladhimanaayaaye aduunka waligeed lama joogaayee habaarka shacabka soomaaliyeed kaas meel buu uyaalaa odaygaane

  • @abdirishidfarah7237
    @abdirishidfarah7237 2 ปีที่แล้ว

    RABITAANKA SHACABKA AYEY LACAG LAALUUSH AH KUBEDESHEEN CIDII LAALUUSH QAADATEY ALLE HACIQAABO BAARLAMAANKA NINLII KITAABKUU MAREY KUBEEN ABUURTEY

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @فخوربإسلامي-ط1ك
    @فخوربإسلامي-ط1ك 2 ปีที่แล้ว +1

    Habarku shoow jamacadi habaarka kasoqalin jabiye subxannallah kkkkkkkkkkkkk

  • @sahram335
    @sahram335 2 ปีที่แล้ว +2

    O markaas reer youtube seku amina markaas

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

    Umad dhan oo inkaar kula dabagashay masoobaxaayo maad isleedahay dhowaa ama dheeraa wuusoo baxayaa

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay habayar kaad habaareyso hakugu celiyo maxaad I habaraysaa adiga Maa abuuratay. Waana uu caafimaad qabaa wax aad ka qaadayso majirto.

  • @lullul3875
    @lullul3875 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah ilaahay habaarka aad habaaraysaan idinku celi oo tusbaxa aad wareejinaysid ilaah kularog bisinka

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 2 ปีที่แล้ว

    Amin amin amin

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahyow shiikh modoobe ??? nag Qabo han nagu soo celin????

  • @musefad3230
    @musefad3230 2 ปีที่แล้ว

    Abaarka ilaahey ku celi qaf islam ah waxba kaa

  • @abdinasirgaire5376
    @abdinasirgaire5376 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxb si wanaagsan ayaan falaqayntaada udhadaystaa, dadka arintoodu aysan wax macna ah aysan lahayn habuunbuunin hana qaadan,,,, soomaali oo dhan qof kastaa dhinac ayuu kararan yahay, iyo dantiisa, waa lawaayey Dan guud, bye galinsoir

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo iyo kooxdiisa ayaa habaar ku washay yagaanu ku noqonayaa

  • @mohamedadanabdirahman5172
    @mohamedadanabdirahman5172 2 ปีที่แล้ว

    Waaba dad maan gaabyo ah dadka qaar war ninka waa laga guuleyste ka dhamaada dowlada cusub

  • @hamdiismaciil7013
    @hamdiismaciil7013 2 ปีที่แล้ว

    Waxan aad ugu qos laya habarki

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaah.Cabdullaahi been ku xoog weyn,

  • @ayaanhassan4917
    @ayaanhassan4917 2 ปีที่แล้ว

    subxanalah

  • @iimanihenna2323
    @iimanihenna2323 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan niin xun ayuw noqday subskarbka kalaa noqdaa siyasad ayuuw galaay waliba asago ha dhinac jiiiro

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +2

    Bilow Lee la joogaa wey bilaabatey
    Xasan sheekh maxamuud
    Waa uu saan kulul yahay
    Wadankiina farahuu
    Ka sii baxayaa
    Sorry walhi
    SOMALI
    😥😥
    😥

  • @فخوربإسلامي-ط1ك
    @فخوربإسلامي-ط1ك 2 ปีที่แล้ว +1

    Yahuuuuuuu kkkkkk

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656 2 ปีที่แล้ว

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW💜💜💜💜💜💜💜💗

  • @Qeyliye
    @Qeyliye 2 ปีที่แล้ว

    C/laahi waa gutaageersanaay lkn markaa ku biirtay siyaasi aaku nacaya

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว

    Asaxaabey SH/ adan amowsan qaldaneyno farmajo iyo Hassan SH/ inowsan midnalajirinoo dhexdhexad ka ahaay mesha habarkadulmigaa iskajira cidlakudhicimayee wa 2 mid uun jojiya

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ปีที่แล้ว

    habaar badanaa

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว

    Mkkkkkkk

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkk bismillah may kan Xoolo maa Laga Dhacay sidaano dhan maxuu ugu Habaar tamaya

    • @Sadiq-bulshawi10
      @Sadiq-bulshawi10 2 ปีที่แล้ว

      Habaar markii shahadoo kawadatooo noh kkkkkll

  • @anabali1926
    @anabali1926 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk oo hada ma noolyahay

  • @fadumocabdi2073
    @fadumocabdi2073 2 ปีที่แล้ว

    cabdullaahiyow hadaad wax tageerayso saas wax looma taageero sheekooyinka riqiiskaa iska daa habaarkuna xaqbuu arooroo waxbaa dhintaad kuhaysaan

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 2 ปีที่แล้ว

    Habaarka waxaa ka daran dad waa weyn oo kitaabka qur.aanka lagu dhaariyay oo hadana. Lcg darteeda kaga. Leexday wlhi. Aaqiro xisaab ba jirto

  • @muhubokhaire4575
    @muhubokhaire4575 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaaa habaarkii dadkaa kudhan

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkk. Sbxaahl