Shekh Abdirahman Bashir shicada iyo suniga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @caynanali2660
    @caynanali2660 9 ปีที่แล้ว +8

    Waa sheekh runta ugu dhaw culimada af somaliga. MAAHA SIDA KUWA NAIROBI SUCUUDIGA U SHAQEEYA

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 8 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khyraa Sh Abdirahman Sulayman Bashiir

  • @khaalidkcychannel4239
    @khaalidkcychannel4239 5 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalahu sheeKh abdiraHman

  • @zackakram6126
    @zackakram6126 6 ปีที่แล้ว +2

    Jaaskalahu khyrn Sheekhuna Abdirahman Bashir

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 3 ปีที่แล้ว

    wa ruuntii

  • @XxHannaxXFan
    @XxHannaxXFan 9 ปีที่แล้ว +2

    Jazaa kallaah

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 6 หลายเดือนก่อน

    2024 .......MASHALLAH sheikh cabdiraxman bashir khudbadaan wax badan baa iiga baxay❤ 1:15:15 😂😂😂😂 adeerkaan Caadi buu u,anbaday waans legend.

  • @khaliiffarah7738
    @khaliiffarah7738 8 ปีที่แล้ว +2

    jazaaka Allah

  • @mariacadey7812
    @mariacadey7812 8 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah

  • @ahmednuur35
    @ahmednuur35 5 ปีที่แล้ว +1

    msha alaah

  • @ridwanabdi7426
    @ridwanabdi7426 4 ปีที่แล้ว +1

    6/5/2020

  • @AbdlazezMBouni
    @AbdlazezMBouni 4 ปีที่แล้ว +1

    Videogan waxba laga jarey. Wa khayinimo sidasi

    • @somalitv5837
      @somalitv5837 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa laga jaray

    • @AbdlazezMBouni
      @AbdlazezMBouni 4 ปีที่แล้ว +1

      @@somalitv5837 minute ka 15: sheekhu khilaafku halki uu ka bilaabmay marki u bilow is yidhi... ayaa qodobki 1 iyo 2 ee khilaafku kahadlaayey laga jarey kadib qoboki 3aad bu u boodey ufiirso

  • @ahmedantoniyo873
    @ahmedantoniyo873 ปีที่แล้ว

    Muslim suni marwalba ay dowlad sameysanyan waxa ka dhexeya oo dowlada ku dhisanthy waxa weeye : in aan nahy dhaaman cusmaniya sbbto ah cusman wa dulmiyay oo waxa dilay reer saba mise sabaa'iyin kuwa oo ah kuwa sixirka iyo sheeydan cabudka ah mise diimaha baadiniga amisan . Cali na khalif maha sbbto asxbti waweyned lama taashan dadkuna mey yeelin inu noqdo khalif sbbto xisbigisa waxa ka buuxay saaba'iyin badan marka wa la diday marka khalifki 4 waxa weeye muawiya kadibna yazid ila 12 laga gaadho . Wa sida weeye runtu.

  • @ahmedantoniyo873
    @ahmedantoniyo873 ปีที่แล้ว +1

    Waxan oodhan wa been weeye , taarikhda dhabta ah waxa weeye shicadu waxay ka bilamatay marki cusman binu cafan la dilay waxana dilay abdillahi ibnu saba . Abdillahi ibnu saba wuxu amisana sixirka iyo sheeydan caabud ayu aha waxana laga codsaday cusman ibnu cafan inu quranka inxiraf ku sameyo lkn uu diday sidana uu ku shaahiday allah yarxam . Ta kale , cusman wuxu diray 7 kitab oo quran oo wuxu u diran islamka meelba uu xukumayay marka sidana quranka uu ku badbaaday . Yazid iyo muawiya iyo dhaaman al umamiya diinta islamka ayey u shaahiden . Ta kale , aboubakar iyo omar iyo cisman iyo muuawiya iyo yazid dhaaman wa khulafa rachidin , khulafa rachidina wa 12 nin weeye min aboubakar ila 12 nin oo wada reer umamiya ah. Taarikhda dhabta ah wa sida weeye.

  • @koshinfarah9805
    @koshinfarah9805 4 ปีที่แล้ว

    Mashaslah