Erayga Abwaanka Odhaahda Fanaanka CABDI GOOD Part3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 10 ปีที่แล้ว +1

    waxaan dhagaystaa heestan markaan nafta qancinayo ama aan la hadlayo, mahadsanid adiga iyo caasha luul

  • @robertdella8663
    @robertdella8663 12 ปีที่แล้ว

    amare..runtiii waa barnaamij fiican waxbadan ayaan ka faa iiday waanad kumahadsan tahay muhammad ali hadii qaar kale aad hayso oo uu ku sharaxaayo cabdi good heesahaha noo sooo geli fadalan

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare5267 9 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Mooge, Axmed Mooge, Maxamed Saleebaan, Maxamed Axmed Kuluc, Cumar Dhuule iyo Xasan Aden

  • @ismailsanyare4354
    @ismailsanyare4354 4 ปีที่แล้ว

    Waxa erayada alifay Yuusuf jafaal alle haw naxariisto

  • @abdikariinahmedosmanabdilo7821
    @abdikariinahmedosmanabdilo7821 11 ปีที่แล้ว

    masha allah abdi good abees marka hore waxaan ka tacsiyaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi oday good abees oo ahaa tiir kamida tiirarka ugu taariikhda dheer somaliland gaar ahaan gobolada togdheer iyo saaxil marka labaad waxaad tahay macalin caadiya sidaad u sharaxayso suugaanta macalinkaygii schoolku iiguma sharixin waligii

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare5267 9 ปีที่แล้ว

    cabdi good naagi waa eray xun. Wallahi wadaad baan eraygaas kula coloobey. Eraygaagu haddii uu dadka qaar deelqaaf ku yahay waa inaanad odhan. Waa arin la yaab leh in ragga qaarkiis arintaas lagula dagaalamo!

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 หลายเดือนก่อน