DEG__gala dagaalka mw muse bixi o fariin culus udiray khatumo &xalada &itobiya o turkiga lahadashay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +1

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Guul ciidanka Madaniga SSB Guul Madaxweyne

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Guul ciidanka Madaniga SSB Guul Madaxweynaha qaranka

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi ban ilhay ba cayay musa bixi wa gaasi hadabu intu sool tagay buhodla qurulugud tagay isagon diyarad wagmda babuur wataa 💐💐💐🙏🙏

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 2 หลายเดือนก่อน +1

    waar ninku fariidsanaa ninkii dagaal doonaya waa laga dherginayaa kulahaa kkkkk kkk kkkk

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

    • @SaidMohamud-b7r
      @SaidMohamud-b7r 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh waad iga qoslisay isagaa la ciilayoo cadho haldaya oo jananadiisii biyaha lagu dhaansadaayw

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi hal sano ka dib ayuu wax isbidey

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse umada rabi hakaa horwado waqoyi wad qaribtay wadan ishaysta utimi

  • @abdulkadirhussein300
    @abdulkadirhussein300 2 หลายเดือนก่อน

    Odayga wuu fekeray sida keliyah uu ku sii joogì karo ay tahay inuu abuuro qas iyo dagaal. Qorshihiisa inaanay ka dambaynin Somali ama Somaliland.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ninyahow Dr. Abiy Ahmed been hs ka sheegin,igiw beentu way Lugo gaban tahaye, xishooda ninkan masuulka ah

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 หลายเดือนก่อน

    Nacas waxaa uu ku xisaabtamay mar haddii uun soo baxayn in uu dagaal geliyo iidoorka