"Xasan Sheekh waxaan leeyahay cadaawada ha dhex dhigin shacabka Somaliland iyo Jabuuti" Gud Faysal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 11

  • @Maxamuudhalyeey
    @Maxamuudhalyeey 3 หลายเดือนก่อน +1

    KulahaaI thobia🇪🇹 wexey ubahatay adigu ma afhayenka Ithobia🇪🇹 tahy waa yaabe adka reer somaliland🇸🇴 I love ❤️ 💙 from puntland🇸🇴

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 3 หลายเดือนก่อน

    MUUSE. USHEEG. WAXAAD. XASAN SHEEKH. U. SHEEGAYSO

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 หลายเดือนก่อน

    Reer Somaliland Sanadkan pls aynu soo saarno Ayatula Faysal walaaahi xaq buu u leeyahay.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fiidkii rawaxay kulahaaa 😂

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 หลายเดือนก่อน

    War ninkan war mayaqanyo walhi wxo ku fican yahay ma jirto nin nadax logo jiro waye

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa nin walan muse bixi ayo rofiyan waye fesal

  • @mohamedhassnaden2678
    @mohamedhassnaden2678 3 หลายเดือนก่อน

    odaygan waalan may daaweestaan🤣

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 3 หลายเดือนก่อน

      Waaba kooda ugu miyirka qaba

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 3 หลายเดือนก่อน

    Siyaasiyiinta s/land waaa saaaqidiin habeeen iyo maalin somaliya lagu wardinayaa waaayo waxay s/land u hayaanbaaaba jirin . Markaaa inay xamar nagu dawakhiyaaanbay iskaga hadal tirtaaan

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 3 หลายเดือนก่อน

    Dhurwaa dhooqo. Maalin walba wuu hadlaya wuxuu ku hadlayana isga laftiisu garano maayo oo fahmi maayo dadkale inaay fahmaan iska daaye.