ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sh.Boqolsoon Iyo Madaxweyne Siyaad Barre Aqoon Ma Isu La Haayeen Dilay Dr Sh.Yusuf Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Waa Kuma Sh.Abdicasiis...
    • Waxaan Ka Mid Noqday 1...
    • Waxaan Ka Mid Noqday 1...

ความคิดเห็น • 52

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 ปีที่แล้ว +18

    Allaah ha u naxriisto Sh.Maxamed Axmed Rooble ( Boqol soon ) Allaah ha inagu anfaco raadkii uu ka tegey Sh.Boqol soon.

  • @mohamed-ey7ox
    @mohamed-ey7ox หลายเดือนก่อน +1

    illah Hau Naxariisto

  • @aliosman1919
    @aliosman1919 4 หลายเดือนก่อน

    Sh Boqolsoon, allaha u naxariisto,dadaal badan ayuu u galay diinta, runtii waxay ahayd waqti ku haboon, waayo waxa jirtay xukuumad aamin sanayd Shuuciyad, umadda ay talada u haysayna muslimiin ah, sidaas daraadeed Shiikhu dadaal kiisu uu waxtar ugu lahaa dadkaas diintooda looga cayaari jiray, waana ilaahay mahadiis, dad badan oo u badnaa dhalinyaro rag iyo dumarba, iney fahmeen xaqqa.

  • @Halima-yv5uk
    @Halima-yv5uk ปีที่แล้ว +3

    Subxaana laah kuligiin waad ubeerfasheen ajarkiinuna idinka qaadanayaa kuligiin inta kahadlaysa jasaakalaah

  • @user-lh3ue6gc6q
    @user-lh3ue6gc6q ปีที่แล้ว +3

    Allah ha u axariisto sheeq boqolsoon

  • @nimcoxasan3761
    @nimcoxasan3761 ปีที่แล้ว +1

    Ale baad lahor tageysaan idinka iyo inta idiinriyaaqeyso fadeexada maxamed siyaadbare waa ilaah mahadii mar hadii ilaah idiin garsoorayo ale ha hoojiyo inta beenta ka shegtey sh boqolsoon iyo imaamkii soomaaliyeed aaabe m s bareba iyo sheekh cabdul khaadirba aaaaamiin yaa alaah aaaaaamiin

  • @yasinhassan2203
    @yasinhassan2203 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alow kuu naxariiso
    Sheikh boqolsoon waxuu ahaa culimada aan xaqa ka aamusin xaqiiqda shego
    Alle waxaan u rajeynayaa jano fardowso 😢

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 ปีที่แล้ว +8

    Allaha unaxariistee markuu kasoo cararay Xamar 87 dii ayuu kenya soogalay siiba mandera oo xuduuda kutaalo muxaadaradii ugu horeysay ee uu masaajidka weyn buula jamhuuriya kajeediyay waan joogay waana laxiray waase lasoo daayay waxaana loo gudbiyay Nairibi, waxaana xusid mudan markaas ayada ah Mandera Xijaabka dumarka caadi ayuu ka ahaa meesha soomaaliya uu dhib ka ahaa

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 ปีที่แล้ว +5

    Subhanallah Subhanallah. Alle ayaa Dadka dhaafiyey taas dowlad maahan

    • @feisaldakane1300
      @feisaldakane1300 ปีที่แล้ว +1

      Suasha taala wexey tahay
      Dowlad midaa dhanta lamahelay.?

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

      Waxaad la dhacasantahay kuwii
      Dalka burburiyey umada barakaciyey
      dilka
      dhaca
      kufsiga
      Isbaarada
      bililiqada
      Shaqada u tahay
      Ilaa maantana haysto xoolihii umada
      Mooryaan warkiis IGA dheh

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah qeebts sadaxaad inoo soo diir

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 ปีที่แล้ว +2

    Haa waan ka helay jizakallaahu walalayaal

  • @Said.xaf77
    @Said.xaf77 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Macalin sh Yusuf xa ya kalah

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Jzkh

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah Subhanallah 10 wuu dilay

  • @abdulahihilole4622
    @abdulahihilole4622 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxaristo sheikh boqol soon

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Ilahay hawnaxariisdo

  • @Said.xaf77
    @Said.xaf77 ปีที่แล้ว

    Sh Boqol soon shikhul Islam

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 ปีที่แล้ว

    Mashallaha tabarkallaha

  • @anasirdiniswitzerland8314
    @anasirdiniswitzerland8314 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre

  • @mohamedabdukerim7607
    @mohamedabdukerim7607 ปีที่แล้ว +3

    Allah naharista hakawarabiyo

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abtigay

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Sheikh Safiirka islaamka

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @Inspirationchannel-uc3yv
    @Inspirationchannel-uc3yv ปีที่แล้ว +3

    Xalqoyinka numbera uyel si lolasocda please

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 ปีที่แล้ว +1

    Allow unxrsto sheekha

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +2

    Boqol soon wanaagii uu katagay ajir aan lasoo koobi karin ilaahay swt hakasiiyo.

  • @sheeqmursal8370
    @sheeqmursal8370 ปีที่แล้ว +1

    Kitaabka inteee lagahelaaa akhii safiirka waxaan jogaa somalia wall iiga sojabaaab allh kubarkeeyeee

  • @axmedshadam8344
    @axmedshadam8344 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan waydiin lahaa safiirka iyo sheekhubo wax sawir ah malaha hayyaa shekh boqol soon

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh boqol soon dawladii siyaad bare ka dib baa la dilay, mooriyaantaana dishay 1991 dii ka dib baa la dilay

  • @miskiin236
    @miskiin236 ปีที่แล้ว +2

    Buuga uu qoray sheekha xageen ka helaa?

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว

    ALLAHA UNAXARIISTO SHEEKH BOQOL SOON

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 ปีที่แล้ว +1

    Kitaabka sheikh boqol soon laga qoray xagaa laga heli karaa

  • @dulqarnaylbargaan5594
    @dulqarnaylbargaan5594 ปีที่แล้ว +1

    Asc la xowla wala quwa:
    (Digniin)
    Adiga wax waraysanaya iyo ciddaa waraysanaysid
    Allah ka cabso hubso qofka aad waraysanayso
    Jacayl kaad u qabto sh boqol soon
    Darteed yuu xaduudka kaa bixinin
    Allah u naxriisto sh b soon
    Walaal wllaahi way kaa xishoodeen dadka yaqaana sh boqol soon!!!
    Wayna la, yaaban yihiin qofkaa la waraysaneeysid iyo cidda buug ayaan kaqornay leh !!!!!
    Ee wax u hubso marka hore
    Ceebna hanoo soo jiidin!!!!!!!!!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

      Walaal waa runtaa hada kahor ayaan arkay asaga oo Ka hadlaayo taariikhdi Sheekh Maxamed rishaad
      Wax badan oo aan run ahayn ayuu Ka Sheehgay

    • @dulqarnaylbargaan5594
      @dulqarnaylbargaan5594 ปีที่แล้ว

      @@batulasmail8261 thank you sister
      Allah xaqaad sheegta hakugu xafido adiga iyo ehelkaagaba

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 ปีที่แล้ว

      @@dulqarnaylbargaan5594 Sheekha la waraysanayo maxaa ka khaldan walaal?

    • @dulqarnaylbargaan5594
      @dulqarnaylbargaan5594 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali4 waxay ka mid tahay wixii aan kadhaxalnay burburkii
      Diin iyo dad iyo duunyaba!!!!!!

  • @dr.mohamedluu4907
    @dr.mohamedluu4907 ปีที่แล้ว

    Sh aniga waxaan joogay waqtigaas dhuusamareeb Laakin sh bashiirka aad sheegeyso nin caafimaad qaba ma ahayn markaas uu sh cabdulaahi dhididkiisa uu ku filqaayey wey jirtaa laakin waxa kale ee laga sheedayey sh bashiirka horta khaliif cumarayaa dhalay magool ayeey isku aabe ahaayeey maalin Ayaa la ii sheegay in qof uu wax ka sheegay walaashiis magool misna uu feer kala daalay waxa kale aan ogaa in xabsiga dhuusa mareeb lagu xiray mudana uu ku xirnaa waxa kale ee la sheegi jiray khaliif cumar oo aabihii ahaa

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂 waaba dhaqtare Mashallaha

  • @al-ihsanacademytv8076
    @al-ihsanacademytv8076 ปีที่แล้ว +3

    walal talo muhiim ah baan kusiinaya.
    waxay tahay dadka waqtiga ha uga ciyaarin waa qaali ee , iska jooji halka daqiiqo iyo barka aad muuqaal kasta muuqaal walba ka hormarsiinaysid eed isleeday soo jiidasho ha sameeyo, aniga ahaan muuqaladaada waan fiirsadaa lkn inta ugu horeysa waan ka booda taso mararka qaar igu kalifta inu wax muhiima i dhaafo, samee xayasaiin lkn 10second haka badin

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  ปีที่แล้ว +2

      Shukran Jazaakallaahu kheyr Madaxaad Noo Saaran Tahay Wll Qaaliya

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    War ninku Beenbadana xagee lagu dhagaxayn jiray Gabadha xijaaban hada Ka hor waxaan arkay asagoo Ka hadlaayo taariilhdi Sheikh maxamed rishaad
    Wax badan ayaa Ka qaldana

  • @aadadgeed
    @aadadgeed ปีที่แล้ว

    Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 ปีที่แล้ว +1

    Gacan ku dhiigle afweyne dadka uu wax soo baray waxaa kamid ah gacan ku dhiigle Maxamed farmaajo.

  • @Halima-yv5uk
    @Halima-yv5uk ปีที่แล้ว +1

    Sheeq itaqalaah siyaad bare wuxuu uqabtay dalka iyo shacabkiisa waxaana laga yaabaa inaad wax barashadii lacag ka aanta ahayd sheeqow kawaran wixii dhacay kadib oo socda ilaa maanta malays agdhigikaraa waadiga kuducamiranaya mayd waxaa layiri coontii ciirtada dhataa caydaada taqaan ajar badan baad ushaqaynaysaa

  • @guxg162
    @guxg162 ปีที่แล้ว

    Danbiila yaal dadka bara uxayaysiiya shabaabka ninkii dadka bare jiray inlalaayo islaamka

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow saaxibka oo dhintay sidee wax uga sheegi............

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran ปีที่แล้ว

    Cajiib! Naagtii heesaaga ahayd: Xaliimo Magool ... aabbaheed shiikh qaadiriya ah oo suufiyada dhexdooda caan ku ahaa????