في موقف واحد ينقض كلامك بعضه ببعض في بدايةالتسجيل نهيت لشيخ هرسيدألايعبربسؤاله maxad ka aaminsantahay saxaabada rasuulkeena صلى الله عليه وسلم . وفي أثناءالمقطع تقول waxaan asminsanahay inuu raacid naguleeyaha rusuulka a.c.w.caliyi binu abii dalib mowqif yello iyo meel laguugu soo hagaago
JazakAllah Shiekh Muhammad sii fiican uu shegtey ee dadki elaahey so toosiyo InshaAllah khair weyn iyo jidka Islam ka toosan so raacaan InshaAllah
ماشاالله..كثر الله من امثالك
احسنت ياشيخ محمد الجبرتي و زادكم الله علما
وفهماً ...
Masha Allah ustaad Allah subxanahu watacalaa haydiin barakeeyo cadawgana haydiinka qabto horay usocda.
Warkaagu waa cadyahay
Su, aashaani Wa mid wareersan waayo qofka laguma qiimeeyo wuxuu Saxaabi hebal iyo hebla ka aaminsan yahy... Saxaabadu waxy ahaayeenba.... Mxay hda cibaadadeenna ku kordhinayaan!..... In taariikh ahaan loo akhisto mooyaane.... Diintu waa xidhiidhka wngsan ee qofka iyo Rabbigiis u dhexeeya.....Ee Qof jecleysi iyo necbeysi midna wax tarimaayo.
Saxaabada nabigu iyagoon kala qaad lahayn waxay kaa mudanyihiin inay kaa nabad galaan, magaranayo sabab aad Aalubayd ugu qadhaabataan.
Abuubakar sayid noma ahan
Sayid cali aya no ah sayid imaam iyo ku dayasho عليه الصلاة والسلام
Dhulkay aa joogta walaal?
من كنت مولاه فهاذا علي مولاه
في موقف واحد ينقض كلامك بعضه ببعض في بدايةالتسجيل نهيت لشيخ هرسيدألايعبربسؤاله maxad ka aaminsantahay saxaabada rasuulkeena صلى الله عليه وسلم .
وفي أثناءالمقطع تقول waxaan asminsanahay inuu raacid naguleeyaha rusuulka a.c.w.caliyi binu abii dalib mowqif yello iyo meel laguugu soo hagaago