300 BILLION Likes Haddi aad heshid mexay ku tareeysa Wax kugu Ma biriinayso waxna kamaa gooynayso Waxaa iga waana in aan iska dayso dawaarsiga Like iyo Subscribe ka Haddi aad ogaan lahayd micnaahoda maba tidhaahdin sidaas oo kale
JizakaAllahu khayran walalka turjumay muxaadaradan qiimaha badan, ma sahlana turjumaadu, dadka inta samaysa ama shaqadooda ay tahay ayaa garanaysa, sidaas darteed waxaan ku leeyahay Waad dulsaartay (word by word) MASHAALLAH ILAHAY SW haku daayo fahanka hanna kuu fududeeyo cilmi badan oo aad umada somaliyeed ku caawidid in badan. Amiin🤲
Mazha allah dr zakir naik alle caafimadka iyo cimriga haku dheerayo waa sheekh aan dawado inta badan xiiseyana waad badashay badal fcn macalinkagii qaliga ahmed deedat
Ogaalka dunida ilaahay danbigiina ha dhaafo oo miisanka xasanadka ilaahay ha inugu daro masha allaah sidaa ugu badasheen af english ee quruxda badan waa walalkiin oo inika soo salaamaya Garoowe, somalia
Waxa laga yabaa in caruurta ayagoo ku cayaaraya ay dislike farta uga dhacdo, dee wax walbo kafilo gaalnimo hala soo boodine sidii shabaabka. Kirdheh!!!
Wiilka Muxaadarada noo fasiray
Allah ha barakeeyo, waxaad tahay inan fariid ah.
Masha allaah
Mahadsanid wll
Mahadsaniidin wllaha iska leh channel kan
Amin
Wllo waa walalka fasiray qudbada tan waxaad tahay daaci dhamays tiran waxan rajaynaya inaad halka kasii wado dedaalka aan yarayn
“ha ku bedelen diintaada shilimaad aduunyo Ha noqon call box Gaalo adeegsato ku dhaqan diinta islaamka Iyada wadada Toosan kugu Ridaysa ”
ماشاء الله تبارك الرحمن
Waa Dhab Hadalaaga iyo wanaadaada wanaagsan wll❤Allah haku xafido
Waa Sidaas Bro
isxaaq maxamed Masha allah
@@aishahennaharts9394 j8n
Haye wllo khayr alle haku siiyo
Masha Allah ilahay haku xafido wllka nosoturjumay
Ilahay haa xafido sheekha Muslimka cizo iyo sareyn haa siiyo insha Allah 🤲😍😢
amiin amiiin
Maryamo Daahir Aamiin Aamin wll
Filibin waye dee
Illhey ha xafido sheeqan illheyna. Haka qabto kuwa sharka Ku wada ,aamiiin
Aamiin Yaa Rabbi
Shikha dr saki naik wan iska jeclahy 😍 wlhi mararka qarkod maskaxdisan layaba mshlh inti ila aragty like ta ha ila dhafin
Mararka qaar suaalo aan macquul eheen in laga jawaabo ka jawaabaa wlh ilaahey maskax wuu siiyay 😃😃
waxan halkan uga mahadcelinaya wiilka tarjumay noo soo gudbiyey ilahay janatulfardawsa haku geeyo
Aamiinyaarabi
Soo badi sxp waan jclhY wllka qudbadaha dr zakid
Masha Allah sheekhan markan arko wan farxaa Alle haxafido
Qofkii like ii saaro aduun iyo aqiro Alaha wax uu ku farxo ha siiyo 30 like xita isiiya
Like maxey kuu tarey waqla wareerey
300 BILLION Likes
Haddi aad heshid mexay ku tareeysa Wax kugu Ma biriinayso waxna kamaa gooynayso
Waxaa iga waana in aan iska dayso dawaarsiga Like iyo Subscribe ka
Haddi aad ogaan lahayd micnaahoda maba tidhaahdin sidaas oo kale
Wan kusaray wll adigana subscribe dhac igusii ganacsi furan
Wllo wxn donayaa inaad soo turjumtid markaa uu ka hadlayo Dr zakir naik ma xaraan baa mise waa xalaal
Forex iq option
Waa geesi Aqoon yahana
Aan xaqa ka gaban
Allana wuula jiraa 💓💓❤
Dr Zakir Alle ha Xafido
Muhanad Mohamed Abdulkadir goorgor
Farxaan Maxamed Future 1
Walaal alle ducda ha inaga aqbalee u ducee muslimiinta IGORE ee shiinuhu guumeysto Lacnadda allena u bari inay ku dhacdo shiinaha
Ducadaada Allah waa uu aqbalay cuddur aan daawo lahayn ayaa lagu riday
Alle haka dulqado culayska loo saarayo islam nimada darted
Dambi dhaaf alle ha uga dhigo
wll alaah unaxariisto wll lGORE
Alha ciqaabo wixii muslimiinta dhibaato kuhaaya
Muslimiiinta iigoorka iyaga malasiiyo jaanis ee alle ku caabudaan anaga waqtigee waa qasaarinaa😢😭😢😭😢😭😢😭😢😭
Quranka ayaa kasoo butaacaya af ka sheikh zakir naik " aflada malab iyo caano lagu qabay"
Aadban idinsalamayaa chanalka ogalaka dunida nosoo badiya muxadarada shekh doctor zakir naik Aadban ulasoconaa
Iyo waxyabe kale 👍👍
Masha Allah May Allah protect u from the Evil people Dr Zakir Naik and long life
JazzakumuLaah khyran Jazzza
Jazakallah walaalka soomaaliyeed ee noosoo turjumay shiekha hadalkiisa
musiibo kasto oo kugu soo wajahan allah ka badbadiyo wll
👉subscribe ha ila dhaafin☠☜☠☠☢☠
Xujo team kugu arkee Mel walba ma jogta aniga kuu saray aabe
maahir TUBE aamiiib
maahir TUBE sxb wan ku sarey lkn adi kaama hayo weli maxaad iiga xasideysaa
Ok asxaabta halee soobooqdo markeeyga yeah
maahir TUBE wan kusaray ✌️
لاحول ولا قوة الا بالله من بين 37دولة وافقت سياسة الصين 15 دولة مسلمة، اللهم لاتهلكما بما فعل السفهاء منا 🤲🤲😢😭😭🤲🤲🤲😭😭😭😢😪🤲🤲😪😪😪😪😢😭🤲🤲🤲🤲😭😢😢😪🤲
Allah haku barakeyo
Jaanac cali jamacow
Baraka Allah sheikh, May Allah protect you from evil and devil
Maashaa alaah ilahay haku barakeeyo
JizakaAllahu khayran walalka turjumay muxaadaradan qiimaha badan, ma sahlana turjumaadu, dadka inta samaysa ama shaqadooda ay tahay ayaa garanaysa, sidaas darteed waxaan ku leeyahay Waad dulsaartay (word by word) MASHAALLAH ILAHAY SW haku daayo fahanka hanna kuu fududeeyo cilmi badan oo aad umada somaliyeed ku caawidid in badan. Amiin🤲
جزاك الله خير
Geesigii muslimka alle haku xafido Amiin Amiin
Mashaallah Mashaallah Dr Zakir we love ❤️ you so much keep going god bless you ❤️💕
Wan aqbalnay dacwadaada iyo nasteexooyinkaga. Jazaakallaah khyr, faraj khyr qaba ayaan Alle kuu waydiinayaa Dr zakir.. Inbadan inad sheegi doonto xaqa aad sheegi doonto.. Bi'idnillaah. Aan uwada ducayno wllkeen,sheekheena,daacgeena..
Allaha xifdiyo shikha masha allah ❤
Masha allah dr saik naik alle ha kuxiftiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻shukran
Ilaahey kaxifdiyo shiqa dhagarta
Jazakalaah wll sidad khayrka nola jeceshahay ed noguso turjuntay
Masha allah
Mahadsanid wllo no so badi barnamijyadaan iyo sheekh yada kale
Mnsha allah cidina waxba kama qaadi karto sheikha waayo wxu wda dacwo ilahay iyo khayr farid dadka hanunuunsan
Allahu Akbar illahayow xafid dr zakir naik asaga iyo qoysgiisa❤️❤️
Mansh allah tabaarakallah allah ha xifdiyo fidunyaa wal aakhirah💌💝💖💕💗💞💝❣💚❤💙💟💝💖💕💜💛💚💙
Subxana-Allah 37 downladood ayaa China Garab istaagtey in China lagu cadaabin muslimiinta 15 kamid ah dowladaahasi waa muslimiin😭😢😭😢😢😭😢😢😭😢😭😢😭😢😢
Aad baan uga xumahay SUBXAANALLAH 😥😥😥
maaaha muslimiin kuwaasi
@@cabdulahixuseen178 Somalia Ku jirtee ha ilaawin
Abdalla vlogs.
folxumadas uu wado shiinuhu
cida ugu sacbatuma oo ku taaagera maxy tahy diintoDa?
wll way kabaqayan shayne ilen awod wayshegtane
Masha Allah sxb qof waxaa tahay qof wanaak San noo Soo badi wlal
Maashallaah wll qaaliya jizaakallaah kheer madaxda dalkena dhagahooda iyo qaluubtooda alle hagalsho kurigooda janada ineeysan aduunyo ku badalaan shiikha allaha xifdiyo aamiin horey usoco will umada soomaaliyed gasrsi uturjimidaada quruxda badan Maashallaah 👍❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Manshallah
Dr Zakir nail
Waad mahadsantey
Mashallaah jazaakumallaahu qeyran wllka turjumay Sheikhan wiilkeyga ayaan ku samiyey si uu isagoo kale iigu Noqdo geesi
Ilahay haku xafiDo geesigi muslimka😊❤Dr zahir naik👑🤴🏻❤
Mnsha Allllh wlll codkada Alllle haku barakeyo whi aad ayuu u mcnyahey thnks shiiiq Sakir thnks
Mahadsanid
Wlh
Waan ilmeeyay
😭😭😭😭😭
Scw❤❤❤❤❤
Alle ajir & xasanaad hakaa siiyo sida fudud ee ummada ugu tarjuntay masha'Allaah
Ilahay islamka ☪️ haw riqro
Meel walba oo ay joogaan
Mazha allah dr zakir naik alle caafimadka iyo cimriga haku dheerayo waa sheekh aan dawado inta badan xiiseyana waad badashay badal fcn macalinkagii qaliga ahmed deedat
Wll noo soo badi dadka dhan aad bey u jecel yihiin waan kaa sugnaa dhabtiii mar walboH
Aadhuu Yare m. A
Mashallaah Illaahey hakuugu Xafido xagaas nooga sii wad barnaamijYada Dr. Zaakir io qudbadahiiisa...
High quality translation mnchallah
Mcha allH Alle Shikh Dr Zaakir Naik Ha XafiDo
What talent! Masha Allah JZK QEYR.
mashaallah jazakallahu keira wajaza sheikh from somalia
Mashaallah dr zakir nail is my fav🥰
Waxan ahy qofka ugu horeya ee dawada clipkn
Hayee sxb
Ī
Soo Sad💔🙏Alloow Muslimka Quwee amiin💔
Mash asllh
Maasha allaah caalimka ugu weyn daaciyada islaamka alle haku barakeeyo
Dadka daawada canalkan like siiya 👍
Mashaa alaah DR zakir iyo bahda buula xuubey ilahey ha idin xafido dhamaantiin. Aamiin yaa rabbi.
Allow dhibka kadulqaad musliminta ya Allah🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin yaa allaah
Shukri Hajji Channel Aamiin yaa rabbi
Aamiin aamiin aamiin yaa allaah yaa allaah yaa allaah
amiin amiin wll
Aamiin
Mahadsanidl
ilaahay hakaa abaal mariyo turjumaadaada
Sheikh Allaha Ka haayo dhib walba oo so waji hi rabo wll adna Mahadsanid
Maasha allaah qayr alaha ku siiyo walaalaha ka soo shaqeeyey narnaamijkaan iyo daaciha wayn jzklq
اللهم انصر اخواننا مسلين واخذ عذوهم :وانصر خاصة اخواننا فلسطين اميييين يا الله
Aamin pro
Masha allah sheikh dardaaran qiimo leh ayuu nasiiyay dadka xaqa rumeeyayoow qabsada xariga allah adinkoo jameeca ah 💞
Mashaa alaah ogaalka dunida khayr badan🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah dr zakir ilahay ha ku xafido
Masha Allah channel ka ogalka aad ban idintagersanahay shaqadad bulshada uhaysan ilahay ha,idinkugarab galo shikh zakir na
Alaha alaha xifdiyo
Allow muslimiinta cadaadiska ka dul qaad🤲😥
Amiin
Amiin Amiin Amiin
Ogaalka dunida ilaahay danbigiina ha dhaafo oo miisanka xasanadka ilaahay ha inugu daro masha allaah sidaa ugu badasheen af english ee quruxda badan waa walalkiin oo inika soo salaamaya Garoowe, somalia
Sheikh zakir musiibo wayn baa haysata alle ha u gargaaro
Allah hau gargaaro.
Laakiin Ninkaan faaiido weeyn ayaa haysata ee musiibo maya.
Laxoowla walaa quwata illaa billaah.
Roda awale. Wllo faido ween ayuu haistaa, maxaa kawadaa musibo?
@@dekamohamed5801 qofkii Allah kuxiran musiibo mahaysato
Mucjiso amey ka wadaa
Bismilaah nin islaama masiibo ilaahy ma tuso isku noqo wll wd gaftee
Asc mashaalah allah haku xafido ajar iyo xasanaad dheraad ahna haka siiyo dacwadaas aad wado insha allah
Masha allah ilaahoow u hiili sheekhal Islamic
Jazakallah qeyr allaha kugu bishaareyo janada firdowz
Masha allah wall wadku mahadsantahay turjumidada
Ilaahey ha habarakeeyo sheekha oo ha xifdiyo ilaahow gaalada ha gucan galin
Sxp panned isar waqti wlpa wan dawada vidoeyadaada❤
Maanshaa allaah alow ku xafid sheikh zakir waa xaq waxa uu sheegayo ee alow cadowga kaa xafid aamiin yaarabi.
Mhdsanid shiiqow Allaha dardii kujeclahy wallaahi
ASC Dr Zaki jezakllakhayr !!!!😍😊
Allah hawgargaaro Islam ☪️
Masha allah malin an manta ahen bey helayana insha allah 😢
Ilahoo u gar gaar muslimiinta meel kastoy jooga 😰😰😰😰
*china Myanmar 🇲🇲 Palestine 🇵🇸*
Rabow sheekha xifdi Aamiin dhaha sheekha u duceeya in rabi cadowgiisa baal mariyo Aamiin
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allaha haka kor qaado dhibaatada Muslimiinta iigoorka iyo dhamaan muslimiinta aamiin yaa rabi
Tamar yarida islaamka waxa ugu wacan quraanka iyo sunnada rasuulka scw oo ay ka fogaaden
Asc walaal waad Ku mahadsantahay soo tabintada barnamijkan shukran
Illahay ha xifdiyo sheekh,Dr zakir naik
Allahu akbar
Allahu akbar
Allahu akbar 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maasha Allah
Allah hanoo xafido Sheekheena Dr Zakir Naik ,We love you shaikh Dr Zakir Naik❤
😭😭😭😭😭😭 AM so sorry dr sakir naik sorrrrrryyyyy☹️☹️☹️😭😭😭😭😭
Waan jeclaa waana ku xiranaa...maasha Allaah illaahey ha xafido Dr
War dadkan bilaa diinta ee dislike video walboo xadis ah ladaba dhigta
Bal ila arka
mursal mahamed Sxb Magaranayaan Badankoodu Way Iska Saaraan
Waa kuuwa qaalobey kuwa dislike saraa
@@zamzamabdi5279 wll ma adigaa og in eey galoween subxanallah
Zamzam Abdi @Walaale Sidaa Ha Odhan Dislike Waxa Laga Wado Maba Garanayaan Like Bey Umoodaan Marka Walaale Ha Xukumin Mahadsanid
Waxa laga yabaa in caruurta ayagoo ku cayaaraya ay dislike farta uga dhacdo, dee wax walbo kafilo gaalnimo hala soo boodine sidii shabaabka. Kirdheh!!!
Zxp alle haku barakeeyo masha allh soo badi zxp
My Allah protected all muslims and bless you Dr zaki
geesi weye shiikh alaah hakuxifdiyo aakhiriyo aduunba
Aad iyo Aad bad ugu mahadsan tahay Turjumida Dr zaki Naik
Masha allaah 🙏❤️❤️❤️❤️🙏😍😍
😭😢😭😢😭😢😥 allah ha caawiyo muslimiinta like you
Allhu akber allha ku xfdiyi dr zakir
Wllka noso fasiraya iyo sheekhaba allow xafid aduun iyo aakhiroba allow Muslimiinta xooji allow cadawga Muslimka jabi aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲
Allow cidii diinta ugargaarta garab siiii😢😢😢😢
Mshaa allah allah haku xiftiyo aduun iyo aqiro
Waa geesi hiil wayay runti illhy garankisa ha galo😢
Ameen