الله يحفطك ويعصمك من الهون العدوي ، ونشكر لءذاعتك واخبارك لنا بدون عوض ولا غرض الا لءجل جمهورية المباركة الصوماللند، ونحنا معك،ونحن نكفي الدفاع الوظن عن العدؤ ما دمنا حيا،وان لم يقوذونا لحيث ارادة شعبنا ،ولن يقوذو لما شااؤ،
Ibraahin caydiid ilaahay ha ku daayo ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo ilaa aakhiro iyo aduunkaba ilaagay ha ku ilaailyo sidaad dakaaga u ilaalinayso miisaanka xasanaadka ha kuugu daro hargaysana ha imanin intay dhinac u dhacayso cadaw badan baa soo galay adigana ku neceb
Dadkenu waxba kasiya wlhiya dacad maha xukumadan cusub cadawga isi so aruursanaya aan cidanka garab is tagayn qaranki alle haw naxaristo saxafadi odhana wala midha midhaystay ciro meel walpu laga so heli karo xogtisa wuu iska awadey qaru lalush siyay iyo qaru shaqada ka eryay
Isku furan government Xukuumadan jilicsan ee fashiil ah ilahay ha naga qabo Ciro wa faqash Xusbiga Huwanta ee Wadani durba waa lagu tabaay Muuse Biixi waa geesi qaran " Mujaahid Ibrahim rageeedii"
Lacagtii danabaysnayd 2 qof wax isu diri maayaan waayo dawladdu waxay ku soo rogtay cashuur xitaa Hadaad ehelkaa wax u diri lahayd Markaa wax soo kordhaanu sugaynee ma anagii bay na baadhanayaan
Mujahid Ibrahim adiga iyo inta kula midka ah ILAAHAY ha idin garab galo , Somaliland Na ILAAHAY baa u maqan oo aynu ka barinay inu inoo badbaadiyo isla markana is barbar taagi doona inta dalka daacada u ah e Naf iyo Maal ba u huraya .
Guul Guul Ibrahim Caydid 💪💪💪💪💪💪
Guulayso Ibrahim Caydiid iyo Somaliland dhamaan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Kkkkk uraaye
Longer Live. IBRAAHIN. CAYDIID AAMin. Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ilahay cimriga haku dhereyo ibrahin caydid
الله يحفطك ويعصمك من الهون العدوي ، ونشكر لءذاعتك واخبارك لنا بدون عوض ولا غرض الا لءجل جمهورية المباركة الصوماللند، ونحنا معك،ونحن نكفي الدفاع الوظن عن العدؤ ما دمنا حيا،وان لم يقوذونا لحيث ارادة شعبنا ،ولن يقوذو لما شااؤ،
Mahadsanid Boqor Ibrahim Aidid noolow inaader
Ilaahy ha ku xiftiyo muwaadin dhaba🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilaahy cimrigaaga ha dheerey cadawgaaga Alle ha jabiyo imraahim caydiid
anoo aha awdal waan ku wataa markaad dhahdo reer somaliland
❤❤❤❤ thanks 👍👍
Ibrahim u are one side man
Nolow Ibrahim caydid Alle ha ku xafido
Waa in shacab ku DIGTOONAADO oo at ilaashadaan abnigooda❤❤❤❤
𝐖𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐚 𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilahayow naga qabo cadowga somalilaan way gacan gashay lakiin waxa umaqan Ilahay iyo raga imrahim caydiid oo kale guuleyso hore u soco cadowga somalilaan iyo cadowga ku niceba waxaba kama qadayaan guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤
Geesi Qaran Ibrahim ❤❤❤❤
Ibraahin caydiid ilaahay ha ku daayo ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo ilaa aakhiro iyo aduunkaba ilaagay ha ku ilaailyo sidaad dakaaga u ilaalinayso miisaanka xasanaadka ha kuugu daro hargaysana ha imanin intay dhinac u dhacayso cadaw badan baa soo galay adigana ku neceb
Ibrahim ceysidid guuuuleyso insha allehi
Guul muj Ibrahim caydiid, guuuul JSL somaliland
Xogta qarson. Red. Sea news iyo arabsiyo news waan daawan dona
Garabkaaga ayaanu taaganahay Ibrahim, guul iyo gobonimo somaliland
Geesi geesi dhalay cadawga jab isha cadawga allah hakaa duwo guuleyso
Ajarbadka helaysaa ibraahin runta aad sheegayso badbadada dalkeena
Alah ha sahlo qaranku waa gacan galay mahardii cbb falka soo gashyaba dee
Mujaahid illahay wxan ka baryaya iney shacabķagu kula daren noqdaan ay waQiciga dhabta fahman
ilahayou naga Qabo cadauga iyi xasidinta cadauga no hosasinaya aax aax😭😭😭😭💚🤍❤️✊💚🤍❤️✊
Rageedii geesi qaran
Subxaanallah somaliland illaahay bay leeday
Somaliland Guul iyo gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah
Alloow badbaadi Somaliland galbataye
Geesi qaran ibraahim caydiid
OK brother
Maantuu u fiicanyahay dalku
ILAHAY CADOGA HA KAA QABTO ibarahim caydiid
Inshallah no reunited for ever.
Dadkenu waxba kasiya wlhiya dacad maha xukumadan cusub cadawga isi so aruursanaya aan cidanka garab is tagayn qaranki alle haw naxaristo saxafadi odhana wala midha midhaystay ciro meel walpu laga so heli karo xogtisa wuu iska awadey qaru lalush siyay iyo qaru shaqada ka eryay
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
Walaahi reer soomaalilaanow waarun waxkastoo awsheegaa galaakalaynagulajiro waa uusiisheeya 2 todobaadkahar
Geeeeeeesi geeeeeesi dhalay
Kulu fidna cinda dowladan huwanta ah
Ibrahim caydiid radiyalahu mujahid meshad kaso hadashaba wanu kula jogna isma wayno insha allah faqash oo dhana gudaha iyo dibadaba waynu ka guulaysan doona abti qaranka ubaqimayno
Waa nasib iyo nacasnimo iin badh inaga mid ah cadowga uu adeegaya, iin yar insha'Allah wakhtigu marku gadho xaagu uu iman iyo mujahidinti dalkan iyo carrurtodi iyo dadkodi oo dhan sidi 1988 mel kastey gudaha iyo jarkaba iyo dibada waa laga iman dona insha'Allah
God Willing.
xabadaas uun inagadaa itoobiya aan dhulsiinada naga dhaaf
Ibrahim Caydiid inaadeer ilaa aad ka hadasho nika Somaliland baabi-inaya oo Dahabshiil ah waxaagu hal bacaad lagu lisay.
Xirsi waa argagixiso walaahi bilaahi isaga ayaa ka dambeeya ..waanay og yihiin reer somaliland ...
Alle kuma imusiiyo
😮😮😮dalkeenii khatarbuu kujiraaye kakaca Allamadhi maxaa inadabadhigay dawladdu mafaqashbaa misewaa SLND????😮😮😮
Ax ax ax... Alaa qalbiga..😢 war somaliland hala difaaco...
ISBEDELKII WUU GUULAYSTAY EE KA DABAASHA DEE IDINKAA DOORTAYE
Alle Waxay Wadaan Ha inaga Qabto
illahayba ku abaal gudi ibraahin
Caydid dalku kaamo maarme
FAAQSHA BAA NAA QAABSDTYE ILLAHOW RAABOW NAAGA BAADBADYE CADOWGE BAA ALBAABDE LOO FUURY
Indhaha inta laga lalinayo xirsi iyo ixtisaam guuli waa wali
Hadal oo wax run ah sheeg nin wayn baad tahaye oo aakhiro eeg
Halyayay
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Saqajan hooyadda hargaysa ma leh cadowga somaland saqajaminta
Ilahy ha ku xiftiyo
Geesi ❤❤❤❤
Waanu Qaadanay Guddoomiye.
Geesi
Xirsiyoo kaliya mahee xitaaa kan madaxweynaha isku sheegayaba wuu la og yhy
Adeer alle kuguulayo
Isku furan government Xukuumadan jilicsan ee fashiil ah ilahay ha naga qabo Ciro wa faqash Xusbiga Huwanta ee Wadani durba waa lagu tabaay Muuse Biixi waa geesi qaran " Mujaahid Ibrahim rageeedii"
Ibraahinoow caydiidoow hargaysa ha tagin waayo cadow badan oo ku doondoonaua ayaa jooga
Ibr caydiidaw maxaad uga hadli weyday mx weyne ciro oo tagay tansaaniya lana kulmay xasan sheekh
Kkkk Mr important
Ciro miyaa ka taliya mise ixtisaam dalka?
SAXAAFADII SOMALILAND REPUBLIC WAXAY NOQOTAY LUQMAAN WERIYE LAX LOO AASAAY 😂😂😂😂
Haye Haye iguhalee adeero ibraahin caydiid geesi geesi dhalay
Lacagtii danabaysnayd 2 qof wax isu diri maayaan waayo dawladdu waxay ku soo rogtay cashuur xitaa
Hadaad ehelkaa wax u diri lahayd
Markaa wax soo kordhaanu sugaynee ma anagii bay na baadhanayaan
Xirsi iyo ixtisaam cadowga dalkeena somaliland
Ibrahim waad dadhashe ila sanado aya hiqise shacapkan waxey arken inad tahay nin iskahadliya illahi abaal kaga jano fardowsa hakugu bedelo in shaa Allah….dadki isbedel rabeen wakaa isbedelki anigu waxan raaba inu dagal weyn qarxo ilaa burco garo galbed wayka dici dhagaal weyn bari na ila burcoo ayey garisa shacapkan kipre oh MuSE Bixi iyo Mohamed Kahin cayey a gartaan nabaada qimihisa iyo xaagi lagakene…mellagu qaxoo majirto Ethiopia Xududkedha wayxireyasa…anigu maba sugi karo dhagalkan iney biliwdow 💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻
WAA LAA GUUBEYE KUWO REER SOMALIAND BAA GUUBYE😮😮😮😮
Ibraahin aamusin waligaa ku guulayaso garbakayagaatahay
Waxan Ibrahim maalin walba inagu dhuraa ma wax aan laamaha amnigu arkinbaa?
Ibraahin haw biqin cirocandho iyo huwantiisa
Huwana. Baa wadankii gacanta u galaya oo wadani baa lasoo heshiisaya Cadawogii Somaliland ee kusoo dhicijirina Somaliland baa hotel hargeisa ku jira
Maxaad uga hadli weydey hubka ciidanka Muuse xaraystay iyo kuwa dekedda Berbera yaal ee uu diidey in lala baxo?
Somaliland yay ayaa qabsatay shacabka somaliland waa in mudaharaado ku kaca deg deg ku ka kaca cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani iyo Elantra iyo jayne alaha haligo
Ibraahin caydiid waxdtahy nin kusuntantay qaranimadda somalind hadnu nahay shacabka rer somalind wanu lashaqaynayna mujahid
Reer Somaliland jileeca iska daya oo garab istaaga qarankiina iyo ibraahi caydid
Walaahi reer soomaalilaanow dalkeena waaladuminayaa waxaana duminayaa waa xubnaha hooskuqoaran (1) xirsi wasiirka daakhiliga wasiirka madaxtooyada wasiirka soomaaliya maaliyada bayle gudoomiyaha 2 eegolaha cali xaamud ooyaaye laabsaalax iyo kumanaankale cida aylaxidhiidhaanawaa niisa nabad iyo nolool hadaba waa infadhiga laga kacaa
Xirsi ayaa fahad yaasiin la socda oo duminaaya qaranka
Waayo somaliland dadkeedi cadawgeedi ayay doorteen
Xirsi ayaa wada oo cadowga la socda iyo ixtisaam
Xirsi miyaa laga baqayaa qaranka isagaa duminaaya walaahi .
walaalow mana inaynu iska qabano ka lenoso dhex marayo
Xaasidad ilahay maskaxada aad ka fikiraysid ilaahay cudur ha kaaga rido dad islaam ah ayaad noloshooda iyo nabadooda aad ka xuntahay inshaalaah adiga ilaahay kaaga bilaw dhibta aad soomaaliland la rabtid
Xirsi gaab ayaa qaranka duminaaya
Xirsi fircoon baa lacagaha u qoray lacagaha saxaafada..si qaranka loi baabiiyo
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Xogta in aanu helo o aanu dalkayaga ilaashano diyaarbanu unahy
Dadkaa maxaa.loo layn waayey ee ay dadka wadanka lihi sugayaan?
𝐢𝐧𝐚𝐚𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐚𝐮𝐦𝐲𝐞 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐧𝐨𝐨𝐬𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠 𝐬𝐞𝐞𝐝𝐞𝐱𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐞 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐧𝐨𝐨𝐬𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mujahid Ibrahim adiga iyo inta kula midka ah ILAAHAY ha idin garab galo , Somaliland Na ILAAHAY baa u maqan oo aynu ka barinay inu inoo badbaadiyo isla markana is barbar taagi doona inta dalka daacada u ah e Naf iyo Maal ba u huraya .
war. waxan doraney. muxuu ah
waayah meeye. dadki s,landerkisee maxa aamusiiye. xisbigii kulmiye. meeye. nimanki dalka jeclaa.
Ehelu sharaf reer awoowayaashey Sacad Muuse kursi /weyne dambee heli urin mayaan sidaay u egg tahay. Garxajiis Hjeclo Arab isga fogeeyee afxumo xin iyo xaasid Berbera iyo Hargeysa sheegaasho joogto ah...