SAFWAN HALAC - AROOS OFFICIAL AUDIO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ค. 2020
  • HAMBALAYADI: Abdikarim Mohamed & Saynab Ahmed
    Lyrics: Dhoobo
    Edited by: Asad Faqdid
    Music: Haatuf Yare
    Mixed by: Asad Faqdiid
    Safwan Halac Booking Info:
    Email:safwanartist@gmail.com
    Catch Up With Safwan Halac On:
    Instagram: / safwanhalac__
    Safwan Halac © All rights reserved
  • เพลง

ความคิดเห็น • 75

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 4 ปีที่แล้ว +55

    Hambalyo Arooska Abdikariim Iyo Zaynab Ahmed Ana iso duceeya 😁😁✌️

    • @safwanhalac11
      @safwanhalac11  4 ปีที่แล้ว +15

      Hayee guurso wlal 😂

    • @amiinshiddo1
      @amiinshiddo1 4 ปีที่แล้ว +3

      Yaa xannaan Malaha wixii raaga khayr ku jiraa Asadow walaal😂

    • @XIKAMCHANNEL
      @XIKAMCHANNEL 4 ปีที่แล้ว +3

      🇸🇴🇸🇴❤❤MUHIIM💗🇸🇴❤🇸🇴GAAS MAKU HAAYAA?? 💗WAXAAN KUU BALAN QAADAA HADII AAD TALAA
      SAMEESO IN AAD DHIHI DOONTO GAASKII XAGOO KABAXAY?? Subscribe ha iisaarin adigoon kuqancin?? MAHADSANID. RIIX LINKIGA HOOSE👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/8eYpBvpIe2A/w-d-xo.html

    • @tiimholofholof9948
      @tiimholofholof9948 4 ปีที่แล้ว

      Left single because I'm also single faaq did

    • @qoraxmedia691
      @qoraxmedia691 3 ปีที่แล้ว

      Safwan Halac zxp Ana hees maad arooskayga ku darsatid safwanow

  • @ismooqfooshgroup5829
    @ismooqfooshgroup5829 4 ปีที่แล้ว +7

    Hambalyo Hambalyo Abdikariim iyo zaynab Ahmed Guurkiina Guur khayr Gurigiina Guri Nagi

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 4 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo Alfa Mabruuk Abdikariim Iyo Zeinab Ahmed Isku Waara Ubad Kheyr Qaba Rabbi Ha idin Kala Siiyo Waa ii Farxad Zaynab Ahmed iyo Abdikariim

  • @anaskajr4971
    @anaskajr4971 4 ปีที่แล้ว +11

    Ninkaan wlh codkisa markaan dageeysanaya sheydaanka balaya ayuu igushida ...Abti waxaan kuguso dawen doona sidi madaxdi roog cas ah Nairobi baan kugusugeena.....fanka intaa kamaqneed wlh kuwa badan oo iska dageesa udageesanayay baan isku qasbay...waa wllkaagi Anas shodahagi oo kuleh faraxd kunoloow abti 🙏

  • @abdifatahali4455
    @abdifatahali4455 4 ปีที่แล้ว +3

    My broh safwaan halac Keep going

  • @maxamuudibnucashuurqamarsu2877
    @maxamuudibnucashuurqamarsu2877 4 ปีที่แล้ว +4

    Safwan halac guul wll

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +5

    Safwaan halac fanaan banaankiisa ku dhacay horey usoco bro wanku wataa gar iyo gardaro ba ❤️✌️

  • @zamzam892
    @zamzam892 4 ปีที่แล้ว +6

    Good

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 4 ปีที่แล้ว +3

    Safwan Halac Legend 🔥♥️

  • @zaktoboy6087
    @zaktoboy6087 3 ปีที่แล้ว +1

    HeestiH tajka arsoka kasugaYna Legend

  • @xiyomessi523
    @xiyomessi523 4 ปีที่แล้ว +5

    Safwan halac 😘

  • @kingwalizeeyqueenayan5934
    @kingwalizeeyqueenayan5934 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend safwan halac waliga Nolow

  • @moubarakfarah1230
    @moubarakfarah1230 4 ปีที่แล้ว +5

    Inchallah waxa igu balan ah ina uu sameyo fananinta heeso War idina aminta igu daraa

  • @mumtaasasad746
    @mumtaasasad746 4 ปีที่แล้ว +6

    hanbali hanbaliyo arooska cabdikariin iyo zaynab الاهم بارک وبارک علیک وجمع بیناکما بلخیر 💖💖💖💖💖

  • @zuhaybzuho1996
    @zuhaybzuho1996 4 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo hampalyo pro

  • @abdalleayser6830
    @abdalleayser6830 4 ปีที่แล้ว +4

    Safwaan lengend ✌️✌️✌️

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo kun iyo kow Jeer ❤️

  • @abdirizakyare6079
    @abdirizakyare6079 4 ปีที่แล้ว +4

    Safwan Halac Arooskayga ka heesi donta nio weligey waku dhagaysanayee wlle one love ✔❤

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 ปีที่แล้ว +4

    Asad Faqdiid Meeshuu ku jiro Waxbaa ku Jiro.

  • @CabdicasiisXidig
    @CabdicasiisXidig 4 ปีที่แล้ว +2

    Legand wayn xasan dhuxul laabsalax aya kala kiciyay heestan 🧨

  • @canjeexnuur4851
    @canjeexnuur4851 4 ปีที่แล้ว +3

    Waba saqdhaxee io hees cusub waali

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 4 ปีที่แล้ว +3

    Wwww wax kale waye heesta🙉

  • @cabdiraxmaanxusen4892
    @cabdiraxmaanxusen4892 4 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo reer wanagsan alaha idin dhowro 💘💘

  • @maryamadaacad6741
    @maryamadaacad6741 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti zainabey & Abdikarim Barakooba oo Bariyaal kala helaa🥰💑🥰💑🥰💕👏💕👏💕👏💕

  • @guledibrahim5368
    @guledibrahim5368 4 ปีที่แล้ว +3

    Safwan xasan aden 🙏

  • @jaamaccabdi6149
    @jaamaccabdi6149 4 ปีที่แล้ว

    Libaax mar walba waa libaax safwan nin wayn

  • @ashoasho1943
    @ashoasho1943 3 ปีที่แล้ว

    Safwaan waan ku taageera ee intee kabaxdey aboowe

  • @ahmedadam8129
    @ahmedadam8129 4 ปีที่แล้ว +2

    Hamablyo ❤

  • @nasir105
    @nasir105 4 ปีที่แล้ว +4

    Safka ❤️❤️❤️salaan sare Abti

  • @asmasaed1203
    @asmasaed1203 4 ปีที่แล้ว +3

    Safwaan halac Legend❤✌🏻✨

  • @abubakerweheliye7468
    @abubakerweheliye7468 4 ปีที่แล้ว +3

    Halac🙌❤️

  • @Gabobe_jr
    @Gabobe_jr 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo hampalyo 🔥🔥Safwan halac good luck

  • @maxamuudibnucashuurqamarsu2877
    @maxamuudibnucashuurqamarsu2877 4 ปีที่แล้ว +3

    Aroos habaliiyo

  • @apdrahmzmal7230
    @apdrahmzmal7230 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep goinG wllky

  • @saharamowlid426
    @saharamowlid426 3 ปีที่แล้ว

    Abdikariim iyo zaynab hanbalyo hanbalyo cimridheer iyo caafimaad buuxa ale hanisiiyo aqoon niimalihi laakiin kalmada wanaagsan waasadaqad

  • @fathiamaraykanle5722
    @fathiamaraykanle5722 4 ปีที่แล้ว

    Codka laapzalax jag ku ahy 😍

  • @saafiaxmedcabdulle5514
    @saafiaxmedcabdulle5514 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo abdi iyo saynab

  • @daahiralimohamed2269
    @daahiralimohamed2269 4 ปีที่แล้ว +2

    safwan calaf waan ku taageraa xaqiiq keep going

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 4 ปีที่แล้ว +3

    Safwaan in the building

  • @ahakiimnour7731
    @ahakiimnour7731 4 ปีที่แล้ว +2

    Safwaan halac fanaan aan taageero keep going from hargeisa

  • @cabdirisaaqmohamedabdi7951
    @cabdirisaaqmohamedabdi7951 4 ปีที่แล้ว +5

    Fist like dhac iiku sii🤣🤣

  • @amiinshiddo1
    @amiinshiddo1 4 ปีที่แล้ว +8

    Legend Safwaan Always on fire🔥✌️

  • @marwoxafsobeauty870
    @marwoxafsobeauty870 4 ปีที่แล้ว

    Alah isku barakeyo lamanaha

  • @ayuopupdyweli1122
    @ayuopupdyweli1122 3 ปีที่แล้ว

    Safwaan legendary

  • @faizaaragsan8755
    @faizaaragsan8755 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo aroos wcn wllyal ❤️🌹 Safwan halac wan ku tageera wllo qali 🌹

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

    Ruugcadaagi soo rogaal celi
    Safwaaan❤💚🤍❤

  • @zamirck4765
    @zamirck4765 4 ปีที่แล้ว +5

    Safwan like iizaar please ZP

  • @circleali9967
    @circleali9967 4 ปีที่แล้ว +1

    Safwaano anigana hees aroos noocan oo kale ah maad ii sameyn sweden ban kula joogaayee! Mid sanadka dambe dadka kaga gariirisa? ❤️

  • @alfonsomedia5101
    @alfonsomedia5101 4 ปีที่แล้ว +1

    Ya ilatagero fanankan farta taga

  • @mohamedyaazein520
    @mohamedyaazein520 4 ปีที่แล้ว +6

    First one waar nacasyahow like noo saar😂

  • @barkhadfabinho4624
    @barkhadfabinho4624 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin safwaan halac 🚫💯💯💯

  • @yaxyeck1559
    @yaxyeck1559 4 ปีที่แล้ว +3

    Wooow

  • @mohamedyaazein520
    @mohamedyaazein520 3 ปีที่แล้ว

    @Safwan Halac hore u soco bro❤

  • @abdirahimsrk2588
    @abdirahimsrk2588 4 ปีที่แล้ว +1

    Halac on fire👑🔥

  • @dekaali9431
    @dekaali9431 3 ปีที่แล้ว

    hanbalyo hanbalyo

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 4 ปีที่แล้ว +3

    Safwaan adine guurso markaas anaa hees kuu soo qaadàaa😂😂😂😂

  • @burhaanbalaqay1363
    @burhaanbalaqay1363 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo

  • @mohametthassan464
    @mohametthassan464 4 ปีที่แล้ว +1

    first comments like bal isaar 👣🤙

  • @salalah6593
    @salalah6593 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 4 ปีที่แล้ว +1

    Safwaan plz reply isoo dheh wxa rabtid isoo dhehe taagerahaga ugu wayn baan ahay🙏

    • @safwanhalac11
      @safwanhalac11  4 ปีที่แล้ว

      Diyaar sxb, so dhawaw

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 ปีที่แล้ว

      @@safwanhalac11 thank you bro horay u soco

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 4 ปีที่แล้ว +1

    Hmplyo markan maqley Xasan dhuxulna wn salmh ileen codkiisah maqlah

  • @duhduh5427
    @duhduh5427 4 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍❤❤❤❤❤

  • @hanajaamac151
    @hanajaamac151 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo❤️ cabdikariin❤️ and❤️ zaynab ❤️🌹💏👏

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 3 ปีที่แล้ว

    Hadii aan muslinimo walaalnimo aan wadaagno #Subscripe igu caawiya😭❤❤