Ma xaa af kaada u diiday dawlada Cusub ee suuriya in aad tiraah do Bal noo sheeg? Mida make ma shiico ayaad tahay maxasuusatid miyaa Dhibaatadii loo geystay dadka reer suuriya ee Suniyiinta ah? Ale Ka baq Oo xaqiraada Ka daa dad Ka iyo dawlada reer suuriya ilaahay ha guuleeyo dadka iyo dalka reer suuriya aamiin
GUD. SHUUTE WA IN UU DOWLADDA U SHEEGTO, HALISTA SHACABKA AY KU HAYAAN KININIYAASHA, WA HALKI GANACSATADA KEENTA LA XIRI LAHA, WASAARADDA CAAFIMADKUNA AY LA SOCOTO DAAWADA DALKA SOO GASHA.
Ahmed sharce. In uu dhulka is dhigo wuu ku saxaye yahaye hadeer Ugama raali noqanayaan Xukuumada carabta Suuriya in aye hogaan suni ah ka dhasho waxaye u arkaan cadowe Ayaga ayaa ka daran reer galbeedka iyo yahuuda, Hogaamiyaasha carabta shucuub tooda suniga ah ayaye madax uga fadhiyaan , Iran 🇮🇷 Waxaye gobalka ka samaye saye oo maal galisaye shiicada ku dhax nool carabta suniga ah , Turkey waxaye ka cabsi qabtaa suriya dariskeeda Waxii ka dhacaye oo bashaar hayse taye Aan dib u soo laaban si ayada saameen uga yeelan
Syria mamulkedu wa ku saxan yihiin iyaga oo dalkoodu kala laad lado oo meel wlba loga soo dharanayo inanay dab kle oo reer galbeeed iyo Israel oo Masar oo awood leh dhgaha ka qabsanyso anay ku dhex turin Iran na siday u gaashay reer Syria dhulkodii uga barakicisay Isarel na gacan ugu tagi karin qofkii indheer garada aan caadifi ahayn wa arkayaa
Alle hala jiro suniyiinta reer suuriya cid kasta oo lidi ku ah alle aqlabiyada iyo muwaafaqada allaha awooda badani ha ka qaado iyagana midnimo iyo muwaafaqo daa.im ah siiyo aamiin aamiin aamiin
Ilahow yaa dal madax kaga dhigo bal inaad sina u hadasho waar siyaasadu iska yeel waxad jeceshay madaxweynaha suriya ayaad la yaabantay isdu uga jawaabay hadalki yuhuuda waar dalka iyaga la qabtay adigu lakin waxad raacsanayd asadki la eryay iyo shiicadi 50 sano dalka haystay yaa midgaan
xashi walalky hala yabin shuute dawlada in aad maxkamad dawladed qabato waxa ka horaysa in aad wax so barato dadka somalidu wa jahilin nin kani aqon uma lahan hawsha uu mamulayo background check lama so marin aqona uma lahan somalia waa ka liidataa wadamada carabta o ay siriya ku jirto dhaman dadka dawlada isku yaqana o somalida ah wa jahiliin 100% markad aragto waad ku yaq yaqsanaysa waxa ay samaynayan xita xolaha cadiga ah ma sameyan
ninkani waa ninka ugu xun carabta yuhuda Lugaha u dhaqda sida dumarka o kale awalba carabtu waxay can ku ahayd in ay yuhuda dumar u noqoto ninkana waa midka ugu xun mid walba midka kale waa uu ka sii liitaa carabta Lkn 50 kii sanaba qof hal yay ah aya ka so baxa carabta kasna waa la dal dalaa waliba mel fagare ah bal ka waran ninkan mesha ka macac yiri sidii nef xolo ah bal qiyas ninka suriya qabsaday hadii uu ahan lahay sadam xusein ? maxa dhici lahay yuhudu way yaqnan carabta ninka halyay ga ah iyo kan dumarka xita ka liita marka agayaa so xusha qofka ay raban in ay si da nef xolo ah ay u isticmalan
War kuwan maamul dowlad waxba kama yaqaaniin badiyaa laga keenay ninkan maxkamada waa xolo cadi ah ha la xero iska leeyahay ileyn cilmigeeda ma lahane intuu dhihi lahaa nin aan warqat taqtar aan wadan farmasigu kama gedi karo waa waxa fowlad xumida noo horseeday nin caliyaale dameer ku wadi jiraa maxkamad loo dhiibay wuxuu rabuu isaga hadaqayaa shute waxaan leeyahay habdhaqan dowlad nimo marka hore soo baro shabeel iyo laba xidig oo aad qaab qabiil ku qaadatay dowladnimada kama tarjumeysee fas aluu alidikri inkuntum laa taclamuun wey dii marka u horeysa wasarada cafimaadka iyi dadka u dhuundaloola markey timaado arimahaanoo kale sidii loo xalin lahaa ee ha iskala soo bodin wax walba ha la xero taqatiirta la tasho jahilyahow askari jahil,ah baad tahaye wax walba wuxuu hab raacayaa siduu maxkamada musuqmaasuqa iyo qabyaalada ku dhisan uu ku xukminayey away gabadhii la gubay oo kiiskeedii la musuqmaasuqay oo uu isagu ka dambeeyay kiniini buu ka hadlayaa naf dhan oo la silviyay ayuu ninkii ficilka geystay sii daayey balo cadaalad kuu soo doonatay guri ba ay buu dhex fadhiyaa

Waa Xasaan sheikh walaalakiis oyiir Itobiyaa Cadowo maha iyo taariikhii laag sogubye inlacusubsiiyo maha ee waa laheshiiyaa
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Waaa very smart ninkaasi waayo waxaa uuu rabaa marka hore inuuuu siiiriyo dhameeyo arinkooda kadib isreal
waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi jazaakumullahu khayran jazaa walal qaali suleymaan sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Joornaaliiste xaashi AAd Ayaan u xiiseeyaa Akhbaartaada (Allaah) ha ku xifdiyo wixii Aqli leh wey garanayaa in suuriya Aflibaax gashay
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa hadal fiican oo Diblomaasi ah waana ku taageersanahay
Mashaa alah walal wanku farxay
IllAAHooW u sahal reer suuriya
Intayaree waqtiga uga haday yahuuda iska daaya hasugaan iyaguna waysugiye allow xaqqa ugar gaar wa anta khayr naasiriin
Xaashiyow dad coleys badan baasaaran fudeedka badan is ka daa dadka waalagaaga aqoon badan yahay hadal yuusan kaatagin
Qadar iyo ahmed sharac. Waa 2 bo
Khawaarij oo ushaqeya yahuuda
Ma xaa af kaada u diiday dawlada
Cusub ee suuriya in aad tiraah do
Bal noo sheeg? Mida make ma shiico ayaad tahay maxasuusatid miyaa
Dhibaatadii loo geystay dadka reer suuriya ee Suniyiinta ah? Ale Ka baq
Oo xaqiraada Ka daa dad Ka iyo dawlada reer suuriya ilaahay ha guuleeyo dadka iyo dalka reer suuriya aamiin
GUD. SHUUTE WA IN UU DOWLADDA U SHEEGTO, HALISTA SHACABKA AY KU HAYAAN KININIYAASHA, WA HALKI GANACSATADA KEENTA LA XIRI LAHA, WASAARADDA CAAFIMADKUNA AY LA SOCOTO DAAWADA DALKA SOO GASHA.
DAWOYINKA DALKA SOO GALA, WAS. CAAFIMADKA AYA KA MAS'UUL AH.
Waa.cumaal.cumaaladi.dhufaanaa.kusobiiray
Ahmed sharce. In uu dhulka is dhigo wuu ku saxaye yahaye hadeer
Ugama raali noqanayaan
Xukuumada carabta
Suuriya in aye hogaan suni ah ka dhasho waxaye u arkaan cadowe
Ayaga ayaa ka daran reer galbeedka iyo yahuuda,
Hogaamiyaasha carabta shucuub tooda suniga ah ayaye madax uga fadhiyaan ,
Iran 🇮🇷
Waxaye gobalka ka samaye saye oo maal galisaye shiicada ku dhax nool carabta suniga ah ,
Turkey waxaye ka cabsi qabtaa suriya dariskeeda Waxii ka dhacaye oo bashaar hayse taye Aan dib u soo laaban si ayada saameen uga yeelan
Suuriya Waad Ku Fashilantay hadaadba nugu leedahay Israel ayaa keensatay Golaniga Suuriya
Waa joojintii qaadka oo qaadku wadanka lasso gelinayay askartuna ay kaqaadanayeen hooyadii waxyar lacagta kalabaxday
SUURIYA WAXAA KALA Qaybsaday Turkey Y4ah4uuda iyo USA.
KANINADAA XASAN DHIIQO IYO REERKIISA AYAA DOONAYA INEEY KEENNAAN NOOCYO KALE...
Anigu waxan aaminsanahay inta uu awoodyeelanayo inuusugayo, middakale waanin hada kahor ayreer galbeedku argagixiso uyaqaaneen,sidaadarteed ma'aha durba inuu wax iskuwadakiciyo.
KURDIDU WAXAY GACANTA UGU JIRTAA MARAYKAN OO WAX IYAGA LAGALA HADLAABA MA JIRTO.
❤scw scw scw scw ❤scw scw ❤scw ❤saw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Wax.badan.ayaad.sheegtay.Suleymaan.xaashi.mashaAlaaha.fahamkaaga.
Kaniiniyadaan horey baa loo mamnuucay waana lawada ogyahay xaaraantinimadooda
ERDOGAAN IYO KAAS AAD SHEEGAYSID WAXAY U SHAQEEYAN Y4AH4UUDA IYO CADOWGA...!!!!
Anigu waxaan ruumeysanahay inu sugaayo inta u ka xoogeysanayo dhulku ma gurayo.
Anigu waxaan aamin sanahay hadalka hada laga doonaayo inuusan ku hadli karin waayoo waa nin gacan cadaw kujiro israaiilna waa kansar ku dhaxjira
ASC HOTA. SURIYA. DOWLAD. MALEEDAHAY. WAAYO. KURDIDU. KHAYB. KAMA. AHA. ALIWIYIINTII. KHAYB. KAMA. AHA. KUWO. KALE. KHAYB. KAMA. AHA. WAA. RUWAYADII KHARNIGA
Suuriya waxaa kaliita soomaaliya yaa keensaday kuwa soomaliya ragaadiyey
Halaxidho neel kasta.oo.uu yaal iyo cidkasta.oo.iibinaysa .
XASHIYOOW QABIILKAGA SOMALI OO DHAN WAXBA UMA OGOLA IYAGUNA WAXBA ISKUMA AHA
Sax waye wayo awood malahan ukaga hortago Israel iyo reer yurub suriya maxa udan ah carab wa laba wajiyal qadar iyo waxa soraca
Inadan israil siraya inadan dhaxdhaxad ka noqon karin thanks
Syria mamulkedu wa ku saxan yihiin iyaga oo dalkoodu kala laad lado oo meel wlba loga soo dharanayo inanay dab kle oo reer galbeeed iyo Israel oo Masar oo awood leh dhgaha ka qabsanyso anay ku dhex turin
Iran na siday u gaashay reer Syria dhulkodii uga barakicisay Isarel na gacan ugu tagi karin qofkii indheer garada aan caadifi ahayn wa arkayaa
Waxarabto maxanoshegtay😂😂😂
Mujaahidkii wuu fashilmay
Alle hala jiro suniyiinta reer suuriya cid kasta oo lidi ku ah alle aqlabiyada iyo muwaafaqada allaha awooda badani ha ka qaado iyagana midnimo iyo muwaafaqo daa.im ah siiyo aamiin aamiin aamiin
Kuwa uu leeyahay waaka xoreynay waxa kaxun Kuwa hada dabada ey ku wadaan ninki wadankiisa kahadli waaye manta naftiisana biri kahadlimaa
Daroogo waxa ey isku leynayaan waa kaniiniga daroogadaa seey ucunaan 15 ilaa 30 xabo oo kala nuuca aa halmar la laqaa markaasaa waxa maqlee laba wiil oo ciidana ayaa is dilay
Ilahow yaa dal madax kaga dhigo bal inaad sina u hadasho waar siyaasadu iska yeel waxad jeceshay madaxweynaha suriya ayaad la yaabantay isdu uga jawaabay hadalki yuhuuda waar dalka iyaga la qabtay adigu lakin waxad raacsanayd asadki la eryay iyo shiicadi 50 sano dalka haystay yaa midgaan
Asc
Ninkan waa nin la leeyahay oo ninki laha meesha keensaday miyuu ka hadli karaa
Waa maya
Isbadal danbe oo alle keeno waa gooni
Kurdiyiinta xataa😂waa😂kaba qaad reer galbeed😂
Waagi horana kurdiga waxay kala safteen islaamka mongoolki
Maantana reer galbeed😂baa wata
Anagana xasan a xalad xun naguwadee ilh hanodha maye qerna hanofidiye
Dadka dhahaya axamaf sharci waa inuu dhulka isdhigo oo israail ka aamuso
Waan lay aababey
Waayo
Ruush iyo iiran xizbulh iyo nidaam bashaar marakuu la dagalaamayey maxuu dhulka isku dhigi waayey
Ogowna iiran iyo rush dawlada siiriya ayaa u ogolaatey iney yimaadaan
Suriya
Marka oo dawldii suuriya ladagaalamey waa xaq inuu jihaado
Markey gaalo iyo yahuud noqotona waa inuu aamuso
Bal dawladaada dumi
Yahuud dhulkaagii qabsateyna ka aamus munaafaqnimo ka wayn majirto
Wallhi dadka ahlusuno yahuuda maxey uga baqaan
Ogow sufiyet iyo iran way ladagaalameen lkn yahuud xxasuuqeysa Kor uma fiirin karaan ninkaan maanta waxuu qabtey hub xizbulh loowadey iyo xamaas
Wixiiso gaalnimo way dhaaftey
xashi walalky hala yabin shuute dawlada in aad maxkamad dawladed qabato waxa ka horaysa in aad wax so barato dadka somalidu wa jahilin nin kani aqon uma lahan hawsha uu mamulayo background check lama so marin aqona uma lahan somalia waa ka liidataa wadamada carabta o ay siriya ku jirto dhaman dadka dawlada isku yaqana o somalida ah wa jahiliin 100% markad aragto waad ku yaq yaqsanaysa waxa ay samaynayan xita xolaha cadiga ah ma sameyan
Hhh
ninkani waa ninka ugu xun carabta yuhuda Lugaha u dhaqda sida dumarka o kale awalba carabtu waxay can ku ahayd in ay yuhuda dumar u noqoto ninkana waa midka ugu xun mid walba midka kale waa uu ka sii liitaa carabta Lkn 50 kii sanaba qof hal yay ah aya ka so baxa carabta kasna waa la dal dalaa waliba mel fagare ah bal ka waran ninkan mesha ka macac yiri sidii nef xolo ah bal qiyas ninka suriya qabsaday hadii uu ahan lahay sadam xusein ? maxa dhici lahay yuhudu way yaqnan carabta ninka halyay ga ah iyo kan dumarka xita ka liita marka agayaa so xusha qofka ay raban in ay si da nef xolo ah ay u isticmalan
Alxamdu lilaahi rabil caalamiina .
Sax weye yurubna sidi kale warqada digtorka hada wadani hal kanini malaga iibinayo
Suuriya
Hadda diyaar uma aha dagaalo hor leh,
Nika hada digaal magali karo
War kuwan maamul dowlad waxba kama yaqaaniin badiyaa laga keenay ninkan maxkamada waa xolo cadi ah ha la xero iska leeyahay ileyn cilmigeeda ma lahane intuu dhihi lahaa nin aan warqat taqtar aan wadan farmasigu kama gedi karo waa waxa fowlad xumida noo horseeday nin caliyaale dameer ku wadi jiraa maxkamad loo dhiibay wuxuu rabuu isaga hadaqayaa shute waxaan leeyahay habdhaqan dowlad nimo marka hore soo baro shabeel iyo laba xidig oo aad qaab qabiil ku qaadatay dowladnimada kama tarjumeysee fas aluu alidikri inkuntum laa taclamuun wey dii marka u horeysa wasarada cafimaadka iyi dadka u dhuundaloola markey timaado arimahaanoo kale sidii loo xalin lahaa ee ha iskala soo bodin wax walba ha la xero taqatiirta la tasho jahilyahow askari jahil,ah baad tahaye wax walba wuxuu hab raacayaa siduu maxkamada musuqmaasuqa iyo qabyaalada ku dhisan uu ku xukminayey away gabadhii la gubay oo kiiskeedii la musuqmaasuqay oo uu isagu ka dambeeyay kiniini buu ka hadlayaa naf dhan oo la silviyay ayuu ninkii ficilka geystay sii daayey balo cadaalad kuu soo doonatay guri ba ay buu dhex fadhiyaa
Waa hadal fcn oo garnaqsi ah mana ila xuma waayo hadal walba oo hogaamiye inuu dagaal ahaado ilama fcna hogaamiyuhu waa in uu ku hadlaa hadal aqyaareed si walba uu u rabo inuu u qaado dagaal weyn xataa
Ka dhiidhinta ficilada gardarada waa inaysan ahaanin mid urug ku noqota hogaamiyaha sida shujaac mursi oo kale ee waa inuu hogaamiyuhu ahaadaa waaqici
Poppet
Nacas buu noqday
Falasiin hanoolaato
Falanqaynataas wad ku dagdagaty sxp Umabahano hada in ay dagal lagalan iyogon wali dawlad noqon cid garab istagaysana majirto hada xeelad ayay ubahantahy sxp kafirso falanqaynta
ahmed shar waa yahuudi sita magaca islaamka
Laguma fududaa jaro ayay hadda ila tahay wixii jira alee ayaa og