Hodan Abdirahman iyo Rahma Rose Heestii Galdogob 2018

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 69

  • @fartunahmed2046
    @fartunahmed2046 6 ปีที่แล้ว +8

    I’m so proud myself that I’m from goldogob ❤️ Mashallah this song is amazing.
    Thanks guys for your sweet words you put it together ❤️

  • @asmamohammud6742
    @asmamohammud6742 6 ปีที่แล้ว +12

    galdogob guri nabadi tal axya hes wale way iga gadantaha hestan i mis galdogob 😍😍

  • @zakialba2109
    @zakialba2109 5 ปีที่แล้ว +6

    Xaruntii gobtaay galdogob
    like Saar hadaad 2018 dawatau

  • @kalshaalechannel
    @kalshaalechannel 6 ปีที่แล้ว +20

    Guri Nabadi Taallo, Gacal iyo walaal is gar-gaaro oo, Kala Guurin Abid,
    XARUNTII GOBTAAY GALDOGOB, HABLO GAARINIMO GALDOGOB, ADAA GAAR U LEE GALDOGOB, SHARAF NAGA GUDUUN. #Caaqilka Maskaxda ayaad tuujisay, #Deeq Saaxiib Horey u soco #Xogmaal.

    • @XogmaalSo
      @XogmaalSo  6 ปีที่แล้ว +1

      Kalshaale Channel waa mataanka Xogmaal

    • @yusufshaxaati5903
      @yusufshaxaati5903 6 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah waa guri culumo goldogob

    • @hebaanali5649
      @hebaanali5649 6 ปีที่แล้ว

      Waaw

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 6 ปีที่แล้ว +15

    Mumin adan dadkeyga hees shidan aa lo so qaade wale leelkasaha kale waa rajeena in fadhiga ka gacaan Oo meel iska soo saran 😊 thanks abwanka iyo fanaaninda qaaliga ah ❤️

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds 4 ปีที่แล้ว

      Lkin puntlandera thiin nigamana muuqato astaantii

    • @cawilabdullahi2500
      @cawilabdullahi2500 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmohamed-vv6ds astaanta qarankaa kamuhiimsan

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds 3 ปีที่แล้ว

      @@cawilabdullahi2500 tan puntland iyaduba wa tan qaranka Somalia oo gees Buu calanki Somalia kuwataa marka labadaba wa calamadi Somalia midkasta oo aad xiratid calan somaliyed bad xirantahy intas fahan

    • @aishacuudxajiahmedquruxsan9635
      @aishacuudxajiahmedquruxsan9635 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmohamed-vv6ds mawa katirsanin dadka shegeso

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 6 ปีที่แล้ว +4

    Guri Nabadi Taallo, Gacal iyo walaal is gar-gaaro oo, Kala Guurin Abid, XARUNTII GOBTAAY GALDOGOB, HABLO GAARINIMO GALDOGOB, ADAA GAAR U LEE GALDOGOB, SHARAF NAGA GUDUUN.❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cudoonjamac3381
    @cudoonjamac3381 6 ปีที่แล้ว +7

    Wow waa hees mcn runti
    Galdogob halkee ka katirsantahay ? somali maxamed💚 from hargeisa

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 6 ปีที่แล้ว +9

    😀😀😀😀War waa landherayaal Haday Calankii MJ naga Xooreen oo kan soomaaliya soo qaateen

  • @ahmedsocial
    @ahmedsocial 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf naga gudoon galdogob hestan dhagaysigeda kama cajiso 2021😍

  • @kabtanayuubkiiruntaahaa1251
    @kabtanayuubkiiruntaahaa1251 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ilaahay ha barakeeyo magalada gobta iyo geesiyada

  • @qalbiurooninadaahir1143
    @qalbiurooninadaahir1143 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhulki caruur teydamustaqbalka hoy nabaded gal dogob alow mar igey ❤️❤️❤️🤣🤣🤣

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa xafladii xariir land nice song goldogob👍👍♥️♥️♥️

  • @farahqaali8183
    @farahqaali8183 6 ปีที่แล้ว +4

    Awbwaan Caqilka ayaa ku farayaraystay✊✊✊💞

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha 6 ปีที่แล้ว +2

    Goldogob ma ahane waa Galdogob.
    Go and visit Galdogob waa Magaalo somaliyeede.

  • @Filzan-tn2ey
    @Filzan-tn2ey 6 ปีที่แล้ว +3

    Ciid gududano gogol la ka dhigtiyo
    Guri nabadi taal
    Gacal iyo wll is gargaro ooo
    Boqortoyo mi hometown

  • @zakaaainaahmed4815
    @zakaaainaahmed4815 6 ปีที่แล้ว +2

    Oooooooooooooooooooooow woooooooooooooooooow beautiful Galdogoooooooooooob my Hooyo's Beloved Land, Aabo's eyes and heart. Amaizing song,
    It's tekin me crazy so lovely as nd,,,,,,,
    GALDOGOB FOR EVER, GALDOGOB THE MOST AMAIZING PLACE TO BE.

  • @hamdaabdulkadir9964
    @hamdaabdulkadir9964 6 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAAH ABWAAN DHAGAJILIC WALLE BOQOR BOQOR DHALAY BAA TAHAY

  • @sshigsshigow
    @sshigsshigow 5 ปีที่แล้ว +2

    ABTIYAASHEEY IINOOLAADA ILLAAHEEY HA IDIN XAFIDO

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว +1

    Guul hodan iyo raxmo geesiyadii reer goldogob waad xusteen

  • @bashisalawaax4313
    @bashisalawaax4313 6 ปีที่แล้ว +1

    Axx cala hees my hometown miss u wllhi

    • @moeosman3517
      @moeosman3517 4 ปีที่แล้ว

      Bashi Salwaax, adeer gobonimo.Reer Salwaax, Boobe, Daymare, Afdhuub, Muushmaash, Golcad iyo Raawe.

  • @ashamohamud7995
    @ashamohamud7995 6 ปีที่แล้ว +2

    Alayaa cisak hees baa dhamaatay #1caaqilka

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaruntii Gobtaay Goldogob sharaf naga guddoon Goldogob

  • @alijama2126
    @alijama2126 6 ปีที่แล้ว +2

    My hometown masha allah

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว +1

    Geey lagu nasto somali jecel waa xaruntii goldogob

  • @badraanadanali3322
    @badraanadanali3322 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xafsoosman1277
    @xafsoosman1277 4 ปีที่แล้ว

    Goldogba guri nabadu taal dadkyge keep going

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 6 ปีที่แล้ว +3

    Wwwwwww❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryanadan3296
    @maryanadan3296 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw waad uqalantin

  • @maxamedshiikhcabdicabaas5659
    @maxamedshiikhcabdicabaas5659 4 ปีที่แล้ว

    My love my live my town ilove Galdogob

  • @faadumoaden7398
    @faadumoaden7398 5 ปีที่แล้ว +1

    Goldogob guri boqortoyo

  • @sshigsshigow
    @sshigsshigow 5 ปีที่แล้ว +1

    HEES HEES DHAAFTAY IGA DHEH

  • @Ichikomydear34
    @Ichikomydear34 6 ปีที่แล้ว +3

    hodan mohashada codka

  • @ikraali6314
    @ikraali6314 6 ปีที่แล้ว +1

    ❤️

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Oh my god

  • @abdinasirtigle4434
    @abdinasirtigle4434 5 ปีที่แล้ว +1

    guri gobeed guri geesi

  • @fatumaabdalla6439
    @fatumaabdalla6439 3 ปีที่แล้ว

    Gardarada aqoon wle waarun dabada xabad ka galiyaan kuwa gardasata

  • @shaymaupdalle2412
    @shaymaupdalle2412 2 ปีที่แล้ว

    My home❤🇸🇱💪

  • @dakayusuf5240
    @dakayusuf5240 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh my home town goldgb city

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 6 ปีที่แล้ว

    cajiib malinba meel ayaa fananintu nabarane Galdogob soow tuuladii mudug katirsanayd MA ahoo

    • @khalifahhassan9518
      @khalifahhassan9518 6 ปีที่แล้ว +2

      Salma Mohammed
      Xage jogta Huno Galdogob
      Waa Magalo dhamaystirane

    • @salmamoha9091
      @salmamoha9091 6 ปีที่แล้ว

      Khalifa Dahir Khalif waxaan jogaa muqdisho

    • @khalifahhassan9518
      @khalifahhassan9518 6 ปีที่แล้ว +1

      Salma Mohammed
      Tuulo lama dhaho meladan aqoon adoo casumada Umada Somaliyed joga Waa wax xun ina dhahdid Tuuladi Mudug kutaalay
      Magalo Wayn oo waxkasta laga helayo

    • @cawilabdullahi2500
      @cawilabdullahi2500 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhiladaan waytaqaane wey kaxunthy

    • @aishacuudxajiahmedquruxsan9635
      @aishacuudxajiahmedquruxsan9635 3 ปีที่แล้ว

      Weykaxuntahy