HUB URUURSIGA MUQDISHO MUUSE SUUDI (3855)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 3 หลายเดือนก่อน +12

    WCS ASXABTA SMC MANSHA ALLAH MY BROTHER MACALIN AADAN JIZAKA LLAAHU QEYRA MINAL FAAISIINA KULU CAAMA WA ANTUM BIQEYRA DHAMAN BAHWEYNTA SMC SALAN SARE GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 3 หลายเดือนก่อน

    Aadanow Ciid mubaarag Sidookale

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน

    Moriyaanti hoggaamiye kooxeeka ee Casul waalideenka oo ay ugu yeeraan XAAJIGA , iyo kakaaliyihisi hore Munaafaq Gurguurte waa labadii moriyaan oo ummad badan dhiiggooda daadiyay oo god ku hubsadeen iney hadda iska hor ismaadaan waa la sugaatay . ALLAAH SWT. waxaan ka baryeynaa iney isku riiqman oo eber iska siiyaan umadda masaakiinta ahna inuu Allaah ka badbaadiyo ...Inshaa Allaah .

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ciid Mubarak ciid Mubarak

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 3 หลายเดือนก่อน

    Waa in aan eegno mas'uuliyadaha ay ku jiraan waa la tashan karaa dowlad-goboleed waxay ku dhiirigelin lahayd dadka inay ku dhaqmaan xorriyadda la rabo ma rabo inaan ka gunuunacdo xaaladdu ma istaahisho inaan la isku dhicin ee la walaaleeyo. aakhirka waxay leedahay ujeedo ah inaan ilaalino dhaarteena Maayland sababtoo ah si wada jir ah oo wax badan loo gaaro ayaa noo iftiimin lahayd.

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer Tukaankii yaraa ee South Africa aad Tuugada iska eegaysay GOORMAAD ka soo TAHRIIBTAY?

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 3 หลายเดือนก่อน

    asc idwaagasan bengaala waxa kasocdo waaisku diire lesku diiraayo abgaal iyo diigil iyo. Miirifleh eryaada holoo fiirsaado

  • @calibare1641
    @calibare1641 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waxbadan baadogtaha laakii hawiye dhamaantood waa allshabaab habakalakugurinxasansh baa uweyn iyo dawladiisu dhamaan tood waa allshabaab ogaada

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi digil iyo mirifle aad bey u dhammaanayaan haddaan Allah ka baqo.

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaxamedCabdirisaq-ll8cj
    @MaxamedCabdirisaq-ll8cj 3 หลายเดือนก่อน

    Degmada waberi ayu ka aha

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq somaalia guuul mw

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hawiye hal luuqad ayey yaqaanaan waa xabad in afka laga galiyo

    • @mohamedahmedmohamed54
      @mohamedahmedmohamed54 3 หลายเดือนก่อน

      Ninka fahmay waa adiga
      Waa in MARTA FUTADA LAGA GELIYAA

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 3 หลายเดือนก่อน

    Xageed Ka Soo Xigatay Beenta Ad Sheegaysid. ???? .

  • @Abuukarwadani
    @Abuukarwadani 3 หลายเดือนก่อน

    Abgaal ayaa gardaran oo bangala soo weerartey.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLE DULIJADID DHULKU IDIN LAQ DHEH ALLAHA ISKU DIRO MOORYANTA MASIBO QARAN

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    49:02 Dadkaa Aabahood haduu la socon lahaa. Lacagta waa iska dhiibi lahaaa Camal.
    Aabe ka yaabi camaleey, kuu yaah.
    .
    Jamhadaa Aabahood ka warran camal.

  • @libanabshir4775
    @libanabshir4775 3 หลายเดือนก่อน

    duqa wasocabay

  • @warcadaadey
    @warcadaadey 3 หลายเดือนก่อน

    Saxib waligaa maanta ayaad runta kashegtay siyasada abgal cusma inta aad sheegtay waarun lakin yaa ku kalbaray?

  • @warcadaadey
    @warcadaadey 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed faal waa maxaa muuse galmax kasuke

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 3 หลายเดือนก่อน

    Adan ka warran rooboow oo ka dambeeya amarka in la qabuuraha laqufo. Waayo hadda ka hor ayay alshabaab qabuuraha qufeen markuu rooboow haystay bal arrintaa ka warran.

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 3 หลายเดือนก่อน

    Nimanka Hawiye baa gardaran siiba Abgaal tabarna malahan waa cawaan hawiye Dowladnimona waxba kama oga ee Shanta haloola Taho

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej 3 หลายเดือนก่อน

    Jareerkan waax gafurka ka garaca ma la wayey?

    • @abdidirie9966
      @abdidirie9966 3 หลายเดือนก่อน

      ADIGU DHUUSO KU GARAAC JAREERTU WAY SHARAF DHAMAAN HAWIYE MAANTA CEEBTA XASAN SHEEKH U SOO JIIDAY BEESHII HAWIYE EE SHARAFTA LAHAYD, WAXAY KU DHAMAATAY DAWLADII SOOMAALIYA EE XASAN SHEEKH LOODHIIBAY XABAALO QUFASHO, WALEE WAA TAARIIKH YAABLEH.!!!!!!!!!

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 3 หลายเดือนก่อน

      @abdidirie9966 nef aqali lix sacaa ah batahay, nacallaha jareerti tanzanianka ehed ee ku dhashey wase. Iskool bolosiya xage qorubo lowgu bishareey? Ninki adebdaro ehelkis iskol bolisiya ku xabeshey aseey uu tala, ama qufo meydkaga ama badweynta hindiya laguso tura kalunka haku quracden. Xassan shiikh HG iyo abgaal power bu mesha ku jooga, xamar neh, unuka leh, tas ne cawaan jareer ah wax kama badeli karo.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    46:00 War Dag dag ah 😂.
    WSR ka Naagta laga Koray.
    Haduu, Mar Mucaarad noqday, Booto iyo Fartaag na galay 2022 bal ka warran.
    Ragaa Baafi bvaan dhihi lahaa.
    Raga Haku Darrin.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 3 หลายเดือนก่อน

    Odaygii xasan culusow waa cabaaday wuxuu idin yiri baraha bulshada iska kay daaya

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 3 หลายเดือนก่อน

    Mweyne laftagaren shaki maa kugu jiro dowlada iyo alshabaab hadafkooda waa mid weye dee oo Wlhi
    Mweyne laftagaren nahriista jooji dee bal ufiirso ujeeda meesha ey usoco to dee Alshabaab diin aan laxeyn
    Mweyne laftagaren xadii alle
    Aad tagaano umada mayland
    Wax ugabo nahriista jooji mweyne
    Diinto waa xag lkn sida alshabaab wadato diin macaxan dee
    Alshabaab waxa lagu amraa
    Jabuuti iyo hargeysa warkaa ma ogtihiin dee runta alle ayaa nagu jacel dee
    Mweyne laftagaren umada mayland wax ugabo dee
    Alle wuu kuu gargaari dee
    Hal gof waxa kudhoxo Hajoojin mudane mweyne
    Sharaf karaamo kunooloow dee

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 3 หลายเดือนก่อน

    😂kkkkkkk

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 3 หลายเดือนก่อน

    Aadan Madoobe waa Adan Dulli, indhaha ka rida.