Qaabka ugu fiican ee loo barto carabiga || manhaj dhamaystiran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Halkan iska qiimee heerkaaga carabiga.
    www.arabicfora...
    Salaam arabic .free courses
    www.salaamarab...
    Halkan kala soo deg buuga 1aad
    special.worldo...
    Halkan kala soo deg buuga 2aad .
    ia804704.us.ar...
    Halkan kala soo deg buuga 3aad
    ia804704.us.ar...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 58

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad waad mahasantahay door muhiim ah ayaa ugu jirtaa umada soomaaliyeed

  • @AbdisalaanDhaayoow
    @AbdisalaanDhaayoow 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ward Ku mahasantahay door muhiim ah ayaa ugu jirtaa umada soomaaliyeed
    Laakiin waxaad ka soo hadsaa doorooyin carabi I sidaan oo kale

  • @abdiaziizmohamed4602
    @abdiaziizmohamed4602 8 หลายเดือนก่อน +4

    Muqalka codka ayaa ka xidhan mise talow aniga oo kaliya waaye

    • @RIYOKAABTEC666
      @RIYOKAABTEC666 8 หลายเดือนก่อน

      Adiga ley waaye sxp TH-cam Ka Ka bax hadana kusoo laabo..

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali 8 หลายเดือนก่อน

      Adiga ayuu kaa xiran yahay Anigu caadi baa u malaqlaa

  • @Abdisamed12
    @Abdisamed12 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad bal master online fraa ah ma jiraan haday jiraan bal video inoogasoo samee

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 หลายเดือนก่อน

    Barakallaahu fiik jizakallaah qeyr

  • @mahmoudmatan2116
    @mahmoudmatan2116 26 วันที่ผ่านมา

    Acw, Mahadsanid Walaal

  • @Sahraarab-gk4oy
    @Sahraarab-gk4oy 8 หลายเดือนก่อน +2

    Where is the link for the english

  • @a.m5892
    @a.m5892 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad لا استطيع في الثامنه ساتخر نصف الساعة jawaabta waa 7,30 السابعة ونصف

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah keep going bro

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad aad ayaa u mahdsan tahay, runtii wax aan muudo ku warersanaa ayaad maanta ii😂 furtay thank you so much man

  • @Kingzach24
    @Kingzach24 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.a ustaad noo soo badi mawduucyadan mahadsanid mar labaad.

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn ustaad ilhay kheir haku siiyo wlha wa rabay ina barto arbica❤😊

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah carabuga aad u jecla inaa barto aad iyo aad u majadsan tahay jazakalaah kheyr

  • @qb64832
    @qb64832 8 หลายเดือนก่อน +1

    Majiraa Math course free ah
    Email kaaga ii soo qor

  • @AminAbdi-c7g
    @AminAbdi-c7g 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalib trede bot karan

  • @Barocarabigachannel
    @Barocarabigachannel 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a nosobadi carabiga

  • @habibokhalid9679
    @habibokhalid9679 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wll ilahay khyrk fara badan haku siiyo

  • @Asmamaxamed-m4i
    @Asmamaxamed-m4i 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wad mahadsantay ustaad❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waad mahadsan tahay ustaad dhagaysiga ayaan badaniyaa lkn qofku waa siduu iska dhigo habalaha xaafadayada ayaa musalsalda kubartay afcarabiga lkn

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 8 หลายเดือนก่อน

      He

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa ,oo qofba waa siduu iska dhigo

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asw ustaad sheekh MCH❤❤❤
    MASHA ALLA hore uu soco

  • @BL1472
    @BL1472 8 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى.

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 8 หลายเดือนก่อน

    انا أعرف اللغة العربية ما احتاج هذا مجرد أشاهد احفظ كلمات هذا يكفيك

  • @ariood
    @ariood 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran jazakah kheyr

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot 8 หลายเดือนก่อน +1

    Injineere mahadsanid 😊

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416 8 หลายเดือนก่อน

    أخي أنا أحب اللغة العربية وأعرفهما أذ كرني أحدا يشرحني الإنجليزية بالعربية؟
    أريد أسماءالمعلمين الذين تعلمت منهم

  • @Ismacilmaxaamd
    @Ismacilmaxaamd 8 หลายเดือนก่อน +1

    بارك الله فيك ❤❤
    Nosoo badi casharadan aad ayay u faaido badan yihiin ❤❤❤ kan iyo kii kahoreeyay

  • @Salaadoaadan-e7d
    @Salaadoaadan-e7d 6 หลายเดือนก่อน

    Website magiciisa iso sheeg sida logu so galayo teacher😊

  • @AliBinAli-u7q
    @AliBinAli-u7q 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku barakeeyo❤

  • @ubaxmaxamud9480
    @ubaxmaxamud9480 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad u mahadsanid ustaad

  • @MahdiyaMohamed-d7y
    @MahdiyaMohamed-d7y 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wxan jeclaan lahaa inaa inaa video kasoo sameysid xirfadan forex inaa bilaba rabaye❤

  • @AhmedAbdi-zn6kc
    @AhmedAbdi-zn6kc 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad sidee akhriskeyga luqada carabiga ku hormarin karaa pls muqal kaso samee
    Thanks

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 8 หลายเดือนก่อน +1

    شكرا يا اخي

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 8 หลายเดือนก่อน +1

    Website ka magacii horta?

    • @istahilaj
      @istahilaj 8 หลายเดือนก่อน

      Arabic for all

  • @ahmedomarhassannouh4035
    @ahmedomarhassannouh4035 8 หลายเดือนก่อน

    Saxweeyee dadbadan baan arky oodacwada wada aangaranyn carabi

  • @mahmdsuldaan7182
    @mahmdsuldaan7182 8 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco nabi geeni wuxuu dad waxaa ugu fiican midka dadka an faca anigu wxn bilow ayaan ahay ee sidee ku heli karaa

  • @ahmedomarhassannouh4035
    @ahmedomarhassannouh4035 8 หลายเดือนก่อน

    M...maashaa alah dadbadan ayaanogayndacwada leefalkooda

  • @jawahirliiban9492
    @jawahirliiban9492 8 หลายเดือนก่อน

    Wallo side u gala website mahadsin

  • @shadiaabdalla8982
    @shadiaabdalla8982 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid in badan jazakallah khayr

  • @diishlone111
    @diishlone111 8 หลายเดือนก่อน

    5 sano baan raadinayey aad baa u mahadsan tahay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 หลายเดือนก่อน

    Wax hala barto dhalinyaro

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 7 หลายเดือนก่อน

    Website kaa ii soo sheeg sida lagu soo gelaayo iyo Website ka magaciisa

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 8 หลายเดือนก่อน

    OQP

  • @Aadan2022Hussein-ul1vo
    @Aadan2022Hussein-ul1vo 8 หลายเดือนก่อน

    ‏macalin waad mahadsantay Xisaabtii noogu xeji fadhigan soo socda

  • @Maxamuudcali-x5m
    @Maxamuudcali-x5m 8 หลายเดือนก่อน

    شكرا لك

  • @abdulahiibrahim6543
    @abdulahiibrahim6543 8 หลายเดือนก่อน

    Mahhadsanid bro

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah son.

  • @abdiharir8457
    @abdiharir8457 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @maxamed6847
    @maxamed6847 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going