Maxaa Ukraine kasocda PUTIN oo guul gaaray, NATO oo xaaladdu ku xun tahay & beenta Reer Galbeedka
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025
- Maxaa Ukraine kasocda PUTIN oo guul gaaray, NATO oo xaaladdu ku xun tahay & Hoosasinta Reer Galbeedka
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Pro warka bulowgiisa kubilow bisinka alle iyo salaanta islaamka mahadsanid❤
Salan miya rabtaa mise war wll
Salaantu waa muhim iyo bisinkana adiga maxaad udoodaysaa sxp
Waa guuleysanayaa ruushka insha Allah
Guuul raashiya
guul ruushka
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Allaahu akbar
🎉🎉🎉
Waa malin jimacaha kucelceli saliganabiga. Scw scw scw scw scw scw❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alhamdulillah 🤲🏻☝️🎤
I am very happy with the Russian victory
guul ruushka
Wararka ukraine iyo russia noo soo badi sxb
Geylan media warka calamka sifican ayad usotabisa lkn warka dalka iska dhaf wa xoga xaglin ayaa ku jirta warka dalka tabintiisa kuma ficnid mahad sanid🙏
Good news reer galbeedka halajabiyo
Labadas gobod malinka laga qabsado wa go day kyv wadankisa waa ba ba ay mr zelinesky
Waxaa layaab ah Naato inay isbalaariso ayay rabtaa maxaa ruushka u diidaaya inuu ka hortago kusoo dhawaansha ukrayn NATO
guul ruushka
Mr Putin walee wadankii suu waa quwad wayn oon dhayal lagaga adkaan karin
Gushaa waa ruushka
Cabdiqaadirow salaniski madexweynaha yugren waakii kujees jeesay shacabka reer falastiin eeyiri yiri talabiib argagixisa duqaynaya ilaahay umacafin kalmadaas saleniski
Waxay reer Europe 🇪🇺 isku dayayayan in ay joojiyaan I nabbada la qaato iyada oo la haysto Territory of Ukraine ama dhulka Ukraine 🇺🇦 oo hadda 4 gobol laga haysto ama 20 % dhulka balaaadhan ee Ukraine iyadaa oo la ogaa tii dhacday 2013 markii uu qabsaday gobolka badda ah ruushku .
Guul Russia 🇷🇺
Russia 🇷🇺 wuxu jogaa xiligi uu xaqijinlaah amaankisaa punka ismuji zxp
Allhu Akbar guul Rashka America io Yurub hadhacan guul puttin rashka
Nabadii wey dhamaatey waxaaa bilaw ah dagaalkii lagu kala hari lahaaa
Awalba waa la ogaa taa
Dhamaantood mid dan noo haya oo aan taageerayno malahan balse marka la eego fikirka Islaamiga ah waxaa weerarka ugu badan ku haya waa ree galbeedka sidaa darteed inay ayagu jabaan baan door bidaynaa
Mar walbo guushu waa Russia i.a 🎉
Ree yurub maxaa uga jira midowgii Soviets ka oo isku jaba waa iskusii dir habaaba,aan hana dhaqaalo yareeyaane waxaa ka ganacsanaya zelensky oo ku caqli ah natenyahu waa labo nin oo SHAQAYSANAAYO ??
illow labada dibi(gaal) isku jaajan oo mid noo jabi
Seleniski ma cabtoybaa horta?
Who told you this misleading information,
Putin Guul😂😅.
Ree galbeedku sey dofar u cunayeen caqligoodi wa 0 xisaabo khaldan bay sabankan isku dhufsadeen waa tay ku jabi lahayen
Wariye benaale ah
Waliba sxb marka Somalia ka hadlaayo ayuuw afkiisa isku dayaa dumis
Waaa qabilistee nacalad kugudacdi deh neefka ay nefta dashi @@Deeq_official
Maxa ka so donten heenta marka
Dir Hawiye wixii Darood naceeb please wax barta darood garteene😊
Wariyaha hadalkiisa qaladaad faro badan ayaa ku jiro ciidanka Ukraine oo kusii siqaya gudaha Ukraine kkkkkkk
Ooynaye