ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hal xidhaalayaal | Somali riddles. Season 1| Episode 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มี.ค. 2022
  • Kusoo dhawaada qaybtii afaraad ee hal xidhaalayaasha. Welcome to somali riddles season 1 Episode 4. I hope you enjoy it. Please don't forget to subscribe, like and share with your friends. ONE LOVE.
    #Somalivlogs, #Somalidocumentries, #Somalinews #hargeisa, #burco,#berbera, #muqdisho, #jigjiga, #somaliland, #somalia, #jabuuti,

ความคิดเห็น • 122

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 ปีที่แล้ว +1

    I love riddles

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  ปีที่แล้ว

      Stay tuned… More riddles are on the way 🙌🏾

  • @zhabcanhazan7868
    @zhabcanhazan7868 ปีที่แล้ว +1

    Habeenkibu seexanaya

  • @hodanabdi5107
    @hodanabdi5107 2 ปีที่แล้ว +5

    I love the reer waqooyi accent 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somalilandali1171
    @somalilandali1171 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah
    Dhiiri gelin wanaagsan. Keep going bro
    I'm very proud of East London youth, well done they nearly there. Ilahay haydin xifdiyo dhamaantiin.

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thank you walaal, much appreciated♥️♥️

  • @mohamedmaanka3229
    @mohamedmaanka3229 2 ปีที่แล้ว

    Abtigaa wlshii waa hooyo dee

  • @libantani5118
    @libantani5118 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qosol walahay waar nimanku afsoomaliga in la baro ayay u baahan yihiin. Bashir shaqo weyn baad haysa mansha Allah keep going 🙏

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad agaasime Libaan ♥️♥️

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 ปีที่แล้ว +1

    Rag waawayan waxa dhaama caruurtaa aan wadanka ku dhalan

  • @maryamaruun5232
    @maryamaruun5232 ปีที่แล้ว +1

    Oo maxay isku heystaan🤣🙈🤣🤣🤣

  • @MICRelaxation
    @MICRelaxation 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, brother, This is an excellent show.

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 2 ปีที่แล้ว

    Keep up the good work 👏

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks walaal abdi ♥️♥️

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 2 ปีที่แล้ว +2

    Tiktok idinkasoo raacy wlhy aadbn ugu hely barnamijga hanblyooo 🙏

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Aad baad u mahadsantahay wll ♥️♥️

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah sualo faido leh

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks my bro ♥️♥️

  • @axmedburco4lyf
    @axmedburco4lyf 2 ปีที่แล้ว

    😂😂 googalaysi classic game.. brings back memories.

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 ปีที่แล้ว +2

    Shan iyo labaatan maahee sanado ayuu soo jeedi karaa habeen maaha ee waa maalin waxa laydin waydiiyay

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  ปีที่แล้ว

      Halkeedaad dhigtay ustaad

  • @hodhoabdi6047
    @hodhoabdi6047 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk vry funy

  • @munaahmed9404
    @munaahmed9404 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah keep going walalo bashir
    This was very funny i was trying to learn at the same time

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks sis. I am glad you liked it ♥️

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 ปีที่แล้ว

    Wlahi I love ma people ❤️😂 #landers

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️

  • @faadumofarxaanaxmed8733
    @faadumofarxaanaxmed8733 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllkey keep going

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks walaal ♥️♥️

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 ปีที่แล้ว +1

    I LIKED THIS VIDEO 😂😂😂FROM HARGRYSA

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks wll I’m glad you liked it♥️

    • @Sahalofficial2825
      @Sahalofficial2825 2 ปีที่แล้ว

      @@tanitv7529 keep going proda✊🐐

  • @shucayb1244
    @shucayb1244 2 ปีที่แล้ว

    Mashslllah tabarakalaah abti hore usoco

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abti ♥️♥️♥️

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 2 ปีที่แล้ว

    This funny wlhi si niyad ayaan u qoslay

  • @munaabdi8862
    @munaabdi8862 2 ปีที่แล้ว

    Keep them coming😂😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Will do. Cheers ♥️♥️♥️

  • @mohamedabdi6034
    @mohamedabdi6034 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂 best one…

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks bro ♥️♥️

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 ปีที่แล้ว

    Dhigta iyo udubka

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  ปีที่แล้ว

      👏🏽👏🏽👏🏽

  • @Palestinesos
    @Palestinesos 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 walahi this has to the funniest channel

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks wll ♥️♥️♥️

  • @HezOmanjo
    @HezOmanjo ปีที่แล้ว +1

    Wish you'd translate...

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  ปีที่แล้ว

      Will do for my upcoming videos thanks

  • @JuweriaAli
    @JuweriaAli 2 ปีที่แล้ว

    wadankee joogtaa

  • @amiiramohamed4416
    @amiiramohamed4416 2 ปีที่แล้ว

    Hor mar wacan horay usoco waan ku waadan🔥🔥🔥

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks sis ♥️♥️

  • @samiraabdi2581
    @samiraabdi2581 2 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarta say walahida aad bad ugu faaideysey bashirtani

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️

  • @xabsamohamed2843
    @xabsamohamed2843 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣 best video so far

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks love ♥️♥️♥️

  • @najmaabokor1414
    @najmaabokor1414 2 ปีที่แล้ว

    Wa hooyaday abtigay walashi

  • @musefaarax3102
    @musefaarax3102 2 ปีที่แล้ว +1

    Qadhaadhka iyo qayyilaada ayuu kuso jeedi karaa, agree 😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 mirqaan uubaa lagusoo jeedayaa loo batay

  • @munaabdi8862
    @munaabdi8862 2 ปีที่แล้ว

    This is so funny wlhi😂😂😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 thanks walaal

  • @barwaqojama1014
    @barwaqojama1014 2 ปีที่แล้ว

    Say wallhi waa eber wlhi caqli ma jiro

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 meel fogbaad kagasoo hadhay

    • @barwaqojama1014
      @barwaqojama1014 2 ปีที่แล้ว

      @@tanitv7529 waxaas aniga laygama soo gaadheen second gudihii baan ka wala jawaabi lahaa

  • @abdifatahabdi1778
    @abdifatahabdi1778 2 ปีที่แล้ว

    Some of the answers from the lads are hilarious wllhi😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 I know bro

  • @mkl9038
    @mkl9038 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh Habeenki ayuu seexanaya malinti wuu so jeedikara

  • @samiraabdi2581
    @samiraabdi2581 2 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarta say walahida aad bad ugu faaideysey Bashir ta I

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 aad iyo aad

  • @aishaismael4665
    @aishaismael4665 2 ปีที่แล้ว

    Hahahhh waa qof comma ku jira 🤣🤣🤣

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 wuu iga qosliyay

  • @ruweydahassan7699
    @ruweydahassan7699 2 ปีที่แล้ว +2

    Habeenkii ban seexana malintina waa soo jeeda miyeyna hayn 😅

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂halkeedad dhigtay

  • @lailaabdullahi6632
    @lailaabdullahi6632 2 ปีที่แล้ว

    googaalaysigu caadi maaha yaraantii ban xasuustaa oo an isku xujaysan jirnay waa xigmad miidhan

  • @maryamaruun5232
    @maryamaruun5232 ปีที่แล้ว +1

    Tolow jwbta ame tahay maalin sota so jeedno habeenki ba jifna malin waso jeedikarna side ilatahay videoga man dhameysan I hope in jwbta helo from TikTok ban ahay 1:55 bey itahay sauqoslayay wan dalay thanks wllky inta iga qoslisay video yo bdn ban daawanoya wali wa jeclahay hal xiraalayaasha❤ no so badi inkasto say wlhi ayna garankareyn dadki ayago weyn wadanka imaday weydii kuwane uga faidee siiba waxa igu qosol bdna video an so dawaday o xaskaga abahed walked walshed maxay ku yahay say wlhi wey iga qosliyen mid shega wa wayay jwbti 🤦🤣🤣

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  ปีที่แล้ว

      Thanks sister soo dhawow jawaabtaduna wax 👏🏾👏🏾✅

  • @faatimohusen4526
    @faatimohusen4526 2 ปีที่แล้ว

    Bakoorad kulah😂😂😂😂😂😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว +1

    Markay caweyska gaadhi ayaanu halxidhaale bilaabi jirnay 😂 kuwani waa wada say walaahi miidhan

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣 aad iyo aad wll fiidkii

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว

      @@tanitv7529 haa weliba aad baan u jeclaa halxidhaalaha 👍🏾 so badi kuwan oo kale

  • @maryanismir144
    @maryanismir144 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi beerka i cadaday
    Astaqfurullah
    Soo badi gogalaysiga

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😂😂 thanks wll

  • @raxmajamacmaxamuud3567
    @raxmajamacmaxamuud3567 2 ปีที่แล้ว

    Ceergaabo ku lahaaaa😂😂😂😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @Idma470
    @Idma470 2 ปีที่แล้ว

    Ukreine ba ku laha😂😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😆😆🤣🤣😂

  • @rayan781
    @rayan781 2 ปีที่แล้ว

    Dee habenki busexan kkkkkkkkkkkkkk

  • @cawoabdirahman142
    @cawoabdirahman142 2 ปีที่แล้ว

    Habeenkibu seexanaya qofku

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Halkeedaad dhigtay 🙌🏽🙌🏽🙌🏽

  • @hibakabdi7442
    @hibakabdi7442 2 ปีที่แล้ว

    Qosol wlhi walalkayow dad badan bad afsomaligi udaartay😅😅😅😅😅

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 haa wll

  • @maqsuudsugaal8148
    @maqsuudsugaal8148 2 ปีที่แล้ว

    habeenkii buu seexanaya maalintii buu soo jeeda

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Halkeedaad dhigtay 🙌🏽🙌🏽🙌🏽

  • @nurabdikarin3343
    @nurabdikarin3343 2 ปีที่แล้ว

    Dadki qoxoti ayaa maskaxda ka qady 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasiya6732
    @nasiya6732 2 ปีที่แล้ว

    Udubka iyo dhigta waaye guri somaliga ku dhisan

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      Halkeedaad dhigtay doorka dambe soo diyaar garaw 😂😂

    • @nasiya6732
      @nasiya6732 2 ปีที่แล้ว

      @@tanitv7529 igu halee.. lakin so jilci dee 🤣

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      @@nasiya6732 😂😂😂waa si wacan

  • @ismaila.9759
    @ismaila.9759 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @abdifatahabdi1778
    @abdifatahabdi1778 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว

    Adeer wuu qayilayaa tababarahaa sheegay dadka ha waalin lkn maalin lamaba seexan jirin 🤣

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @aziaabdi4391
    @aziaabdi4391 2 ปีที่แล้ว

    HBO mcn halxidhaale wada qosola

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Thanks habo qaali ♥️♥️♥️

  • @naimacabdilahi3004
    @naimacabdilahi3004 2 ปีที่แล้ว

    Ukraine kulaha 😂😂😂😂

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 ปีที่แล้ว

    Simple question say u garanwaayeen Dee habeen kii buu seexdaa maalintiina danihiisuu raacdaa

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 soo diyaar garaw doorka dambe

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 2 ปีที่แล้ว

      @@tanitv7529 insha allah inaadeer diyaar

  • @inasheikhabdiwahabaminah2454
    @inasheikhabdiwahabaminah2454 2 ปีที่แล้ว

    Tiktok kaso racay hadan WAKAAN Wan imiid😂😂subscribe neh wan ku saray huno

  • @farduusabdirahman1864
    @farduusabdirahman1864 2 ปีที่แล้ว

    Maskaxda taagan dadkanbe bisinka

  • @ahmedmohamedali3775
    @ahmedmohamedali3775 2 ปีที่แล้ว

    Ask reer xamar wanna see their answers

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 2 ปีที่แล้ว

    Maalin wuu soo jeedi karaa waayo hbnkii ayuu sexanayaa 😅

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว

      Sidaasay ku saxan tahay 👏🏽👏🏽

  • @abdisamedmaftuuh9745
    @abdisamedmaftuuh9745 2 ปีที่แล้ว

    waxa layidhi su asha inad fananto waa jawabta badhkeed marka zhp habenki buu sexanaya malinti wuu soo jeedi kara

    • @tanitv7529
      @tanitv7529  2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad sxb halkeedaad dhigtay🙌🏽🙌🏽

  • @alnaciimchanel2422
    @alnaciimchanel2422 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣