DEG DEG: RW Xamsa oo sheegay in saraakiil amni laga qaaday talaabo adag kadib weerarkii argagixisada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mudane raisulwasaare Allah haku dhowro

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaaheey Ha u Naxariisto Aamiin 😭😭😭

  • @MahadCabdiAxmed-qc8vn
    @MahadCabdiAxmed-qc8vn 2 หลายเดือนก่อน +3

    Rw mahdsanid lakiin waad inaad si adag uhadashaa mudane

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alllllha unaxariiisto dhalanyarda 😢😢😢😢

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 หลายเดือนก่อน +13

    Waa arin wangsn lkn waxan ku qanceynaa marka aragno sarakiisha talaabada laga qaaday ayago laso xiray iyo ayago maxkamad laso istaajiyay markaa waa arin aan ku farxi karno

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 2 หลายเดือนก่อน +3

      Horta in la baaro, aa ka horeyso, intaan saraakiil la soo xirin oo maxkamad la soo saaran. Askarta shaki iigama jiro, oo naftooday hurayan, lakiin madaxdooda iyo kuwa shaqadii loo idmaday aan ka soo bixin, marka dadkaas maxkamada waa la soo taagi karaa ama shaqada waa laga ceyrin karaa

    • @quenmaida1376
      @quenmaida1376 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@defensegeneral9893 madaxtoyada waxa kasii daran wasiirka gashadhinka waligiis ciidan dowladees sooma marin marka kaga reebo shabb ninkii ugu darjada sareeyo ciidamada waxa loo dhiibay wasiir haweyn

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲 THEN INTA DHAWACA AH ALLE HACAAFIYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Guul.Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran insha Allah

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 หลายเดือนก่อน

      Maxa mansha.allaah ah ma in lagumaado shacabka kadibna tacsi media Yaha Loso fariinta dan qaran ah waxy kufiicneyd iney alshabaab shacabka gumaado iyaguna ISKA aamusan ileen awood malahe

  • @yusufnuur7550
    @yusufnuur7550 2 หลายเดือนก่อน

    Alle how naxaristo 😢😢

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 2 หลายเดือนก่อน +5

    Alaha unaxariisto dhamaantood inta dhimatay inta dhawaca ah alaha caafiyo.

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiix scw ,hadal io ficil an isku darno insha allh

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 หลายเดือนก่อน +5

    Isla xisaabtan ayaa loo baahanyahay Mudane, taxsi maya maya 🇸🇴♥️

  • @SahraHaji-e3t
    @SahraHaji-e3t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto inta dhimantay mudane Reesal wasaare waa saasheektay ku waan waa yahuud ina so dhaxgashay oo tee falastiin ey kawadaan oo kalaa inaku wadaan oo hadii ciidanku jawiyaan ee shacabka leynayaan iyagoo iska dhigaayo inee dowlada ka aarsadeen .

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahaay ha naga qaabto

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax garadka dhalin yarad meelah muhiimka ayaa nagaland dilay wadanka in u dowland sax yeesho lama rabo ani ayaa wiilsheena soo habaryar dadkiina laga leh see ku ogoladeen ahalu naarka thnks rw lakiin kuwaan kuwa isku duubnado alle ha ka dhigo lakin anagoo hargeysa qarxin war ma jiro

  • @HanadEmran2024
    @HanadEmran2024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meel Hoo U Baahan Hadal Waxba Kama Qabto Ficil ayaa la rabaa anaga hadal mcni ma rabno rw Hamza mar aad idinka na dishaan iyo mar ay shabab na dilaan lbadas miyan u dhaxeynena 😢😢

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 2 หลายเดือนก่อน +5

    Saraakiil amni maxkamad halasoo taago mundane RW. Fadlan hadal oo kaliya yaysan noqonin ee Ilaahay intaad kacabsataan waajibkiina guta..inaa lillahi waa inaa ilaahi raaajicuun

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน

      ✅️✅️✅️✅️💯

  • @abdirashidabdullahi1795
    @abdirashidabdullahi1795 2 หลายเดือนก่อน

    As wan ku guuleysan doona I.a

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxristo 🤲

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahaay ha unaxaristo dadkeeni

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 2 หลายเดือนก่อน +1

    انا لله وانا اليه راجعون البقآء لله 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 2 หลายเดือนก่อน

    😢 Arsenal wa saxiryaal Allah umada haka qabto

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li
    @CabdiqaniMohamed-fo9li 2 หลายเดือนก่อน +1

    raysal wazara khawarijta aad shegaysid dowladada yeyba kujirtaah

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahey ha unaxariisto dhamantod ina dhawacana alle ha caafiyo yarabi

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha una xariisto dadkas dhalinta wadnihii wadanka ahaa kuwa laayey alle masiibo eyku dhamadaan haukeeno 🤲🤲🤲

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab kooda midigta rabiyoow ka siiyo yaa allaah yaa casiis: 😢😢😢😢

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li
    @CabdiqaniMohamed-fo9li 2 หลายเดือนก่อน +1

    raysal wazara gesiyada aad shegaysid muqdisho majoga miyaa

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlad iguma talgalin in ay shacabka in ay nabadoot ay seefkareeso lakin gaabah ay dagantahay dowlada waa seefkareesay wallahi waa uqubo saan

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cidanka jidpontiga joogo halo horkeeno maxakamad camoshoood ushaqeystayaashy

  • @Cusmaamm
    @Cusmaamm 2 หลายเดือนก่อน

    Xilka malaga qaade
    Taalbo war lee wayee

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mudane Raysul Wasare Xamse Abdi Bare sarakisha maxkamad ha la Hor keno insha Allah Guul Dowlada Dan Qaran insha Allah

  • @adjimo5727
    @adjimo5727 2 หลายเดือนก่อน

    Even his physical appearance speaks itself,

  • @DJIB-CAPITALE
    @DJIB-CAPITALE 2 หลายเดือนก่อน

  • @libanabrisoffial7294
    @libanabrisoffial7294 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha uu naxariisto dhaman inta xasuqa xeebta liido ku dhimatay inta dhawacantay allaha cafimad tam ah siyo dhalinyarada xamar waa iney kacan oo cadhawga liska qabti

    • @faysalmohamedigueh-dd1oi
      @faysalmohamedigueh-dd1oi 2 หลายเดือนก่อน

      Alle how naxariisto inta dhimatay inta dhawaacana Alle how booga dhaayo famligodiina Alle samir iyo iiman haka siiyo Aameen Aameen

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 หลายเดือนก่อน +2

    Meesha was in cashar laga bartaa in lagu soo celceliyo sanad walbo qarax, oo war bixin laga soo saarin, oo gudi loo xil saarin. Sey ku dhacday, xageey ka imaadeen, sideey wadooyinka ku soo mareen. Yeey la joogeen oo magaalada ku hayey, yaa hubka soo siiyay. NISA meey ogaayeen oo ma loo digay mise wey iska hurdeen

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +4

    Khawarijtu waxay ku jiran Rafashadi ogu danbaysay ayay ku jiran

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanka amniga waa dadaaleen waxaana ku amaanayaa har iyo habeen howsha eey u taagan yihiin waxa inaga dhiman ayaa ah in bada liido kale dadka
    Xeebta isugu imaanaya loo sameeyo albaabo dadka lagu hubiyo ka
    Hor inta eysan gaarin xeebta lana badiyaa albaabada si eysan u abuurmin jaam ama saxmad ✌🏾✌🏾✌🏾🇸🇴

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dowlada aya ugu talagashay sxb arintas ee Allah ha unaxaristo dadkas maxa yeli away lamaha amniga maxa losi qaban wayi

  • @iftiimiye890
    @iftiimiye890 2 หลายเดือนก่อน

    Our shameless government

  • @abdulaziizelmi5672
    @abdulaziizelmi5672 2 หลายเดือนก่อน

    War kan hadalkii laga baa laga habaaray

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abti alle aya wax og anaga waxba ma ogin

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 2 หลายเดือนก่อน +3

    Car waa Kasaaa siyasi ama madax ooyneyso arag ama leh bes waaye xilkii waa kadagay umadii waa dhmtay
    Ala maxaa aqiro war Jira masuliyada qadeen walaidin suala😢😢😢😢😢😢😢

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 หลายเดือนก่อน +1

      Calaamka madaxdooda laalush Marki lagu tuhmo Ayago waliba lagu cadeynin ayay xilka kadagaan kuwana waadba ujeeda farqiga udhaxeeya Waa wadamo dadkooda u adeego iyo kuwo Ka adeegto shacabka

  • @BashirHassan-g2q
    @BashirHassan-g2q 2 หลายเดือนก่อน

    waxaa is dhaantaan malahan maafiyo ayaa wada tihiin shacabka masaakiinta ah ayaa dhiigooda ka ganacsataan!

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwaan shacabka ayaa loosodiray siyaay udabar jaraan Allaha naga qabto

  • @NORTHPOLL-x1z
    @NORTHPOLL-x1z 2 หลายเดือนก่อน

    Sorry xamar😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdiissa8347
    @abdiissa8347 2 หลายเดือนก่อน

    A/c

  • @VirshowGht
    @VirshowGht 2 หลายเดือนก่อน

    Lacnada alle hakugu dhacdee arintan kama aadan diyaar garoobin

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 หลายเดือนก่อน

    Waa caruurtii yahuuda soo dirsatay ee halal shihiido waa galo madow

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sarkishii loogu tala galay amniga qaran waxa loo dhiibay wasarada hawenka halka wasaradii gashandhiga loo dhiibay
    Wasiir tiktok halka wasarada diinta loo dhiibay ninkii shegtay xasuqii harkaga iyo samaha sideyn dowladeenu u aminnaaa ladagalanka qawarijta

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul.Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran shaqo bsdan ayay qabatay Dowlada iyo Cidanka somaliyed

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +2

    illahay ha u naxaristo inti dhimatay kuwa dhawaca ah illahay ha Cafiyo Khawarijtu wa Cadawga umada Somaliyed la laga Xaqo dalka o halaga kaco

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 2 หลายเดือนก่อน

    Saraakiishii mas,uulka ka ahayd isgoysyada ku hareeraysneyd liida Aaway??

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof xil lagaqaadey micno masameyneyso ee baaritaan dheer halasameeyo si wax loogaqato kuwa soosocdo.

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 หลายเดือนก่อน

    S C W❤️

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaadka oo aadan joojina Balaayo dhamaan meyso,
    Askari Qaad cuno wuxuu qaad kugadan lahaa la, Qaraxaa sheegtee musiibana waa soo deynaa hadii lacag Qaad lasiinaayo,

  • @jannaatmd6314
    @jannaatmd6314 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof aan labaadhin sidee loosoo daayay midakale xeebtaad uguyaraan 100 qof oo dhar cad ah halagu shaaciyo

  • @AffectionateBrownBear-zi2ye
    @AffectionateBrownBear-zi2ye 2 หลายเดือนก่อน

    Xalnee halararo

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 หลายเดือนก่อน

    Is la xisabtan iyo halgan baa loobahanyahy lkn malinkastaa tacsi miya kujirayna khawarijta waa in dhulka la la jaro oo dhan looga soo wada jeedsado 😢😢😢😢😢

  • @L19680
    @L19680 2 หลายเดือนก่อน

    Tik tik ayay ku mashqulsanyihiin iyo khad askarti wadanka

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 2 หลายเดือนก่อน

    Raaysul wasaari is casil adeer wax aad mesha ka heysid ma jiro aan ka eheen lacagta bishii ku timaaado ka 😢

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 2 หลายเดือนก่อน +1

    CIIDAMADA MUSHAHAR AYA UGU YAR LALUUSH AYAY KU QATAN QARAXYADA

  • @MuzeygaBoy-td3te
    @MuzeygaBoy-td3te 2 หลายเดือนก่อน

    3:20 waa arinta kadanbeesay wixi shly dhcy sida ay urabeen

  • @amaldhere9097
    @amaldhere9097 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mundane Raysul Wasare Xamse Abdi Bare dhalin yaarada waa in laga juujiyaah xeebta sababtoo ah wadanku nabad mahan

  • @abdiissa8347
    @abdiissa8347 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waan Ku salaamayaa RE Xamza

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 หลายเดือนก่อน +9

    War is casil ama tilaabo cad qaad tacsi nuguma filo

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 2 หลายเดือนก่อน

      Raisul wasaaraha lacagta bishii la siyo aa uga qaalsan naf la dilo laakin waxaa sharaf u ahaan leheed inoo is casilo

  • @AfrikaFaarax
    @AfrikaFaarax 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in qof qaadataa masuuliyada aduunyada waxa la isku maxkadeeyaa natural disaster mudane wa in dad lo xiraa dhibkii dhacay

  • @omargarad6774
    @omargarad6774 2 หลายเดือนก่อน

    Marka inkalo badana hadey dhintaan xita dhib maleh maa daama ey shahiideen. Waad maqleysana Alshabaabow

  • @HaYahk-z5v
    @HaYahk-z5v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer ďuq needed sanaya uma baah na dhalinyaradu
    Inagoo duleeysanoo dowla aan laheey waxa nakala dulaalayaa waa dibitaatiyaal
    Wayaa daadahshoo
    Database garta
    Hawiye leela leynayaa

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warya marxun xamza adi iyo xasan gorgurde ba ka dabay qaraxi laga so ababuley madaxtooyada villa somaliya

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 2 หลายเดือนก่อน

    Meesha kataga oo kuwareejiya alshabaa

  • @saneymusse6699
    @saneymusse6699 2 หลายเดือนก่อน

    Shabaab ka aad xabsiyada kuhaysataan maxaad ulaynla dahin hunuudyahay

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 หลายเดือนก่อน

    meeshu fadhiya fiiriya jiko miyaa

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 2 หลายเดือนก่อน

    MARXUUNKIIYOOW ADIGA AYAA NAXARIIS UBAAHAN. 😂😂😂

  • @AminAbdi-b2x
    @AminAbdi-b2x 2 หลายเดือนก่อน

    Sax sheegay rasulwasaaraha shacabka iyo dowlada hala midoobo

  • @abdullahiabdijama8165
    @abdullahiabdijama8165 2 หลายเดือนก่อน

    War isk aamus hadiiba aadan maanta aadan lahayn dadkii soo gudbiyey talaabo ayaan ka qaadeynaa oo ay sheekadaadu tahay malac malac

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axmad madoobaa sheegay inay shabaab aargoosan doonaan ileen isagaa kamida wuu yaqaanaa

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it 2 หลายเดือนก่อน

      Axmed wuuba laayey xasuuqey lkin kuwa ka xun in la xasuukho ayad kamid tahay caadifad ayaa ku sileysa adeer meelna uma socotide han yarida kala fariiso umada somaliyed ee masaakiinte sii haligmeysa neef daciifa

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma jirtaa cid aad la xisaabtanteen oo aad xirteen ama iscasiley?

  • @SamiyaAbokor
    @SamiyaAbokor 2 หลายเดือนก่อน

    Iscasil iscasil iscasil hadalka jooji

  • @L19680
    @L19680 2 หลายเดือนก่อน

    Qaad ka wadanka ka joojiyo hadaad run sheegaysaan dad marqaansan cid ma ilaalin karaan saaxiib hadii kale waligeen dhib iyo qarax ayaan ku jiraynaa

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 2 หลายเดือนก่อน

    War dadka Amanibta aan wadanka ka Saarno,shacabka waa in ay ciidamada la shaqeeyaan

  • @mustarnuur7243
    @mustarnuur7243 2 หลายเดือนก่อน

    Tixaha nosoo beranaa kadib ayaa naledahay wan katacsiyadeynayaa caqliga hashaqeeyo

  • @عبدالرحمنداود-خ2ك
    @عبدالرحمنداود-خ2ك 2 หลายเดือนก่อน

    Wku slmey xamza bare

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน

    Qoladda xalane dagan dalka halaga saaro hadii nabad rabno!!

  • @yusufmahamednur2418
    @yusufmahamednur2418 2 หลายเดือนก่อน +1

    war idinkaa amniga wax kaqaban waayee!! ee r,w, xilka isaga tag!!! adiga iyo xasan shekh wax aad noo qabaneysaan majirto lug gooyaad tihiin xilka aad noohayseen iska wareejiya wax matarayaalyahow!!!!!

  • @Rahatunafsi114
    @Rahatunafsi114 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwani maa han khawaarij ee waa Budh cad maafiya ah
    Mida Kale wadanka waxaa jooga ciidanka itoobiya maxay qabtaan qof mas uul somaaliyeed ah oo aaminsan inaay ciidamada itoobiya khayr kashaqeyaan waa labo mid uun
    1 jaasuus ushaqeeya iyaga 2 doqon caloshiilaciyaar ah

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 หลายเดือนก่อน

      Kuwas lcg badan qataan wana raxestan hadi iyga iyo ugandhes la sari laha wax badan la daremi laha

  • @Mahamed-k9j
    @Mahamed-k9j 2 หลายเดือนก่อน

    War dhalintii idinka iyo shabab ayaa u tashadaye filinkiinii waa la dawadaye masha dawlada kuma haysaane ka dareera maqaxiida hada dhalinyarada ayaa wax badalaysee
    Meesha xalanena way xidhayaane
    40 waxa dhimanayaa waa dhalinyaro uune

  • @salmaandsuhayb2845
    @salmaandsuhayb2845 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka dhul burburin bay kumashquulsanyihiin

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 2 หลายเดือนก่อน

    Mar walbo madaxdu waxay ku cel celiyaan shacabku hala shaqeeyo dowlada lkn waxa cad in dhanka dowlada aan shaqo ka socon markaasna shacabku waa iska dagayaa labo malin ka dib meeqo jeer ayey sidan oo kale dad shacabka u laayeen oon tilaabo muqata la qaadin Zoobe 1& 2 iyo kuwo kale oo naso maraybo dowladu wax wayn oo fir fircooni ah lagama arag

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 หลายเดือนก่อน +1

    At si marabnee please umada wajigiina kaqariya wadan dowladle oo laleyahy madaxbanani baa lodabal dagaa hadana shabkisii sidaa logumadayo

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 หลายเดือนก่อน

    Waar iscasil adiga iyo intii odhan jirtay Xamar waanu xaqiijinay amnigeeda oo Fiqi iyo Madaale kow ka yihiin. You must go, Robow must go, Fiqi must go, Sanbaloolshe must go!. Waxaad halaagteen dhallintii

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน

    Malayaacnii foqul malayaacnii

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Khawarij cad weye Alshab tasi way cadahay

  • @dahabi7939
    @dahabi7939 2 หลายเดือนก่อน

    Tacsi niigama rabno waaayo in naladilo ayaana noola taciyeeynjiray weligeenba, sidee kudhacday hay'ada nisa iney wiil militariga ah disho si'ay qoriga ooga qaadaan balse aysan wax kaqaadin Alshabaabka hotelka gale waan nii fahmsannahay adinka iyo Alshabaab iyo kuwa xalane joogaba inaad heshiistihiin balse waa balan in kacdoon dhalinyaro aragtaan kutigiin

  • @L19680
    @L19680 2 หลายเดือนก่อน

    War ma Rabno hadadan waxba qaban karin ka wareega meesha

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 2 หลายเดือนก่อน

    Cudurka Fardaha galo Dameeraha lagama gubo Askrta Qaadka kajoojia.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน

    War xamsow isilaali meesha askarba waxleysa laleyahee

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dadkan dadkii usoo fududeye aa loo bahan yhy dadka lamaha amniga ku jira o la shaqeyo cadowga waa in la soo xira tacsi malankasta uma dulqadan karno

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidamo aad buskud kooda xadaysaan miyaa leedahay halataageero labadiiniba inaga manaxeysaan

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 2 หลายเดือนก่อน

    Afka wax laga sheego haddii arintan ku soo dhamato u bdan thy marka dhib dhaca dowlada loga ma baran ficil wanagsan in ka soo saran

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 2 หลายเดือนก่อน

    Dowladda waa inay qaaddaa tallaabo cad oo ayna nina kuxushmayn xassaanad iyo daraja kasta uu leeyahay.ninkasta oo tuhun galo sharciga lataabsiiyo oo sharciga uu shaqeeyo? Baaris dhaba lasuubiyo?

  • @Mahamed-k9j
    @Mahamed-k9j 2 หลายเดือนก่อน

    War warka xalane ayuunba Idina mara wayo waa meesha mushaaradiinu ka so baxdee