Buuqa kadhshay Hadalkii Prof. Samatar oo Somalilnd Quus kamuujiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 58

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 หลายเดือนก่อน +9

    Prof. Axmed ismaaciil Samata runtu sheegay diida ama doona runtu waa lama huraane

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 3 หลายเดือนก่อน +5

    Salaan sare jama Galad Geesi sanadka ladhac kahabay 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    PR AXMAD RUNBUU SHEEGEY. ANIGU WAXAN U ARKAY IN UU REER SOMALILAND TALO IYO WAANO UU SIYEY.😊

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 3 หลายเดือนก่อน +2

    Haddaannu isaaq nahay waannu necebnahay runta, &xalaashaba

  • @SahalBarwaqo
    @SahalBarwaqo 3 หลายเดือนก่อน

    Run buu kahadlay

  • @God-p5x
    @God-p5x 3 หลายเดือนก่อน

    Jamacow.anago.idor.waynadhibta.runtu.ogada.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    JAAMACAW SOMALIDU MARABAAN IN LA YIRAAHDO WAXBAA INDINKA KHALDAN😂. PR AXMAD WIXII JIREY BUU KA HADLAY. THAT,S IT😊

  • @XassanNasrallahGood
    @XassanNasrallahGood 3 หลายเดือนก่อน

    Hilaac dhe

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    HEY ?? PR AXMAD WAA MUWAADIN SOOMALIEED OO FIKRADIISA DHIIBAN KARA. MIYUUSAN CRITICAL KA BIXIN KARIN WAXYAABAHA UU U JEEDO ?

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 3 หลายเดือนก่อน

    kaahmaaha😂

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 หลายเดือนก่อน

    Samatar waa nin qiyaali kunool faan cidla ahna ku darsadey, hadana quus ujoog ah.
    He dont have to bragging but fight for his right or dance with the waves of Somalia's political situation or sit down with ease.😂

  • @abanemohamed6103
    @abanemohamed6103 3 หลายเดือนก่อน

    Xero ninkilaha xadhxadhay maxa isaga dabadhigay mu halkisa xadhxadho

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 3 หลายเดือนก่อน

    Haduu waaya arag yahay koofur intuu qabyaalad uga cararo waqooyi kuma carareen. Reer waqooyigaa igala qabyaalad badan reer koofurka.

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac galas ciid Mubarak inaadeer falanqayta wiil kugaadhi kara waa yaryahay cidna uma joojisid war daacadee baryaa noo joog.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 หลายเดือนก่อน +3

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ninkii runtuu sheegey reer Hargeisa wey ka cumaadeen

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga malinkay kaqalocatay waxay ahayd markuu xisbiga tolayda kuceesha sodhex fadhiistay malinkaas bay cadayd inuu kashalayn doono

  • @CaliAxmadCofiya
    @CaliAxmadCofiya 3 หลายเดือนก่อน

    Wawarye.jahilkii.muxuqaxoti.boorshkacunay.afdhurwale

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runtu waa lama huraane

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 หลายเดือนก่อน

    ITOOBIYA 🇪🇹 WAA CADOWGA SOMALIA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA WAA CADOWGA SOOMALIYEED ITOOBIYA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hilaac dheh jaamacoow ururka ina Samatar

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 หลายเดือนก่อน

    ITOOBIYA 🇪🇹 WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOMALIA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO ITOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 หลายเดือนก่อน

    HAKUDAAAL ZXB GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUUL IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abanemohamed6103
    @abanemohamed6103 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa walay hadu mugdisho iyo hargeisa fahmiwayay ma awdal bu fahmiwayay mu borame calankisa katago

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 3 หลายเดือนก่อน

    Jamac dameer cagdheer qaxooti gii agabar uraaye ogaadeenkii buudhiga laga kireeyey oo ilbaxay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน

    Profesorka runtuu sheegay dadkii mudnaa inay ictiraaf ka raadiyaan,meesha ma joogaan,Profesorku wuxuu la hadlayaa dadka aqoonta leh ,ee lama hadlayo korneeladan jaahiliinta ah ee haraagii dawladii milateriga ahayd ee somaliya

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 หลายเดือนก่อน

    Professor ku duruufaha jira uun buu ka hadlay ciddii xasaasiyad ka qaaday hadalkiisii waa cid indhiyo dhega la’ oo aan fahmi Karin nuxurka khudbadii uu jeediyay.

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 3 หลายเดือนก่อน

    😊...ma ku darsatay wale reerkan aad tahay, ma wan toobo # ismana:badaalo💷

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 หลายเดือนก่อน

    Inader reerka runtu way dhibtaa hadad been usheegto

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 3 หลายเดือนก่อน

    Jama galad xaqiiq waxad tahay wariye sixalaal ah u gudbinaya warka oo bilaa caadifad iyo u xaglin cid gaara aanay kujirin keep on

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 หลายเดือนก่อน

    Joqraafi buu bartey waxba kama yaqaano siyaasada

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 3 หลายเดือนก่อน

    Bal dayaay odaygii professotka ahaa waakaa sii saqiiraye

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 หลายเดือนก่อน

    Pro fesarsama tar waa nin waa lan oo cuqdad qabiil qaba

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 3 หลายเดือนก่อน

    Waar runta waan ku dhimanaa ee ha noosheegina waxa jira aan humaagaa hadhsanee oo maaweeladayadaa iskaga jirnee

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 3 หลายเดือนก่อน

    isu maaweeliya waxan sal iyo baar lahayn

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 3 หลายเดือนก่อน

    Hilaac ayaa la yidhaa ururka uu samaysatay

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 3 หลายเดือนก่อน

    Ma hadalkaa ayaa ahaa mid aan run ahayn

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 3 หลายเดือนก่อน

    Kaas waa caaq not professor

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac adigu maxaad baratey

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 หลายเดือนก่อน

    beenale beenta jooji tuug

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 3 หลายเดือนก่อน

    Ururkiisu waa hillaac

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 หลายเดือนก่อน

    Axsan ma runta la diida

  • @zahrakayf9889
    @zahrakayf9889 3 หลายเดือนก่อน

    Àyaa kuu dirsada

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 3 หลายเดือนก่อน

    Hilaac dhee

  • @BildhanBildhan
    @BildhanBildhan 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii professor ka 100% dhamaan reer somaliland waa of tahay.
    Dadka wadanka xaaraanata ku haysata ayaa runta ka xanaaqday: waxay ku soo direen cayayaan ninkan caayayaya.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    REER SOMALILAND WAXBA YAY YAR IYO WEYN WEERARIN PR AXMAD. CUQDADA HAYSKA SARAAN😂 OO HA OGOLADAAN IN IYAGANA LAGA HADLI KARO😊

  • @SahalBarwaqo
    @SahalBarwaqo 3 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND KOLBA AQOONSI AY HELAAN WAA HAL BACAAD LAGU LISEY. WAAYO DEE NUS OO NUS IYAABAN JIRIN MAANTA. SOMAALIDA KALE UUNBAY WAX LAQABAYAAN ILEEN QABIIL ICTIRAAF LAGUMA HELEE😊

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 3 หลายเดือนก่อน

    AQOONTU MA MID KAMADHANBA DIINTA

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 3 หลายเดือนก่อน

    Hillaac baa ururka la yidhaahdaa

  • @XuseenCawil-t4p
    @XuseenCawil-t4p 3 หลายเดือนก่อน

    Kaah waxa furtay maxamuud xaashi

  • @XuseenCawil-t4p
    @XuseenCawil-t4p 3 หลายเดือนก่อน

    ururku waa kaah

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

    huuunada waay ka qayileeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hilac hilac bay u dareeen

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 3 หลายเดือนก่อน

    Waiting

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu waan dhageystay professorka, waxuuna kahadlay dhabta jirta, guuul Guuul professor Axmed ❤❤