Dalalka Islaamka Maxay Falastiin Ugu Beenguurayan || Muxaadaro || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Bakar Show : Home of Somali Videos | Funny Stories | Religious Stories| Entertainment
    *Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
    FADLAN Subscribe | Share | Like
    *Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo*
    *Gmail : Abwbkrb692@gmail.com
    *Facebook Account : Abubakar Abdalla Ibrahim
    *Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi Kartaan.
    *Instagram:https: / bakarshow1
    *Facebook page: / bakarshow1
    *TH-cam: / @bakarshow

ความคิดเห็น • 16

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @SamatarSamaale
    @SamatarSamaale 3 หลายเดือนก่อน

    Ha noqon munaafaqan la sheegayo ee labbada af leh. Cinwaankuna wax buu sheegayaa, sheekhuna wax buu sheegayaa!!!!

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 3 หลายเดือนก่อน

    Muaafiqnimada waa ku cadahay
    Kuwa madaxda muslimiintaheeganayaan

  • @SamatarSamaale
    @SamatarSamaale 3 หลายเดือนก่อน

    Sabiskaraabtaydiina wax ay tahayba wuxuun bay kuu tahee aan la noqdo

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa soomaliya qasaa waa munafaq wallhi diinta inlagu dhaqmo diidan iyo midnimada diidan waa munafaqiin galo jacayl muslimkana col la ah sharacada indhaqmo rabo

  • @amareto5772
    @amareto5772 3 หลายเดือนก่อน

    Ka waran Soomaalida ku faraxda Soomaalida kale oo jabta?!

  • @saidali9172
    @saidali9172 3 หลายเดือนก่อน

    inaad shekh mustafa xidhid yad rabtaa sawiraada ka saar hadad dacad tahy

  • @aminaismacil2141
    @aminaismacil2141 3 หลายเดือนก่อน

    Caqliga cilmiga alle hakuu siyaadiyo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 หลายเดือนก่อน

    Robow iyo gurguurtaa ka mida iyo kuwa hoosyimaadoo idil barlamaanka ka mida labada aqal kuwa fadhiya fasaani bey isku raaceen xukinkii allena in ay isku xukumaan wey diideen subxaanallah ilaahbaan ka magan galnay

  • @aminaismacil2141
    @aminaismacil2141 3 หลายเดือนก่อน

    Wll

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 3 หลายเดือนก่อน

    Jazaakumu allah sheekh mustefa wallhi waxa islaamka qasaa waa munafaqiinta

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 3 หลายเดือนก่อน

    masha
    allahallaah ha dhoro

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 3 หลายเดือนก่อน

    Allahaw munafaqnimo naga najay