Hoo Hadiyad | Qaybta 5-aad - Bisha Ramadaan | Astaan 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Hoo Hadiyad | Qaybta 5-aad - Bisha Ramadaan | Astaan 2023

ความคิดเห็น • 134

  • @mowliodxasanmaxamuud
    @mowliodxasanmaxamuud ปีที่แล้ว +62

    Suurada 1 waa (qul birabi falaq)
    suurada 2 waa (wal casri)
    suurada 3 waa( lii ii laaf ama suuratul qurreesh)
    Marka jawabta uubixiyay ma aha mid sax ah
    ee sifiican uka fiirsada jawaabaha
    mahadsanidiin👍

  • @hafsahasow7669
    @hafsahasow7669 ปีที่แล้ว +59

    Surada tabat kaaf ku jiro see cml😮 ما أغنى عنه ماله وما كسب

  • @ainohh5402
    @ainohh5402 ปีที่แล้ว +1

    Makkah, Bakkah, Al-Balad Al-Amen, Al-Balad Al-Ameen, Al-Haram Al-Amen and Umm Al-Qura🥰🥰

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah Xaafid qur Aan Allaha kuxifdiyo

    • @madaxwadno1947
      @madaxwadno1947 ปีที่แล้ว

      Lakin waxey siiyen anteenadi filmka

  • @cismaanxasan-ps7xj
    @cismaanxasan-ps7xj ปีที่แล้ว

    Ramadan.karim
    M

  • @ZADKA2020
    @ZADKA2020 ปีที่แล้ว +12

    Wariyahaan legend waaye maba qoslo😂😂❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +4

    RAMADAN MUBARAK

  • @queenfaraxsan469
    @queenfaraxsan469 ปีที่แล้ว

    Astaan 1m cming son🎉🎉🎉🎉❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAAH
    #ASTAN TV & #HAYAT MARKED

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Yusuf islaam waan ku salaamay wcs wrb

  • @mowliodxasanmaxamuud
    @mowliodxasanmaxamuud ปีที่แล้ว +12

    Tabat kaaf weyku jirtaa wll ninkas jawaabta uu bixiyay qalad waaye ( wamaa kasab)
    jawabta saxda ah muusan sheegin✋

    • @zainu9250
      @zainu9250 ปีที่แล้ว +2

      Waa saxan thy suurada sedexaad waa suratul قريش

    • @mowliodxasanmaxamuud
      @mowliodxasanmaxamuud ปีที่แล้ว

      @@zainu9250 mahadsanid abyo 👍
      lkn waxa layaabay sabab tuu udhahay sax waaye jawabtas

    • @faaido6069
      @faaido6069 ปีที่แล้ว +1

      Maalin dhaweyd xitaa Sidan oo kale bey Sameeyay

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll masha allha tabarikllha mahad sanid wll qali ramadan mubarak 🌙 ❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alash Wada Jir. Waa jawaabeeb kuli Suaalihii. Yuusuf Islasn Waa kusalaamey. Ramadaan ksriin

  • @hawamussemussehassan3306
    @hawamussemussehassan3306 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @maxamedaxmed6852
    @maxamedaxmed6852 ปีที่แล้ว

    Shibis,boondhere,shingaani,xamar wayne daris wye dhamaantod waxeyna Wada Ciyaaren Koobi kii ugu horeeyay degmoyin bondhere qaaday1943🏆

  • @fariidainahaji9650
    @fariidainahaji9650 ปีที่แล้ว +1

    Tabat kaaaf wu ku jiraaaaa

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim ปีที่แล้ว +2

    Astan TV❤ 996 wow soon coming 1million 😮😮😮 hampalyo
    asxabta astan TV

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid madiino noo soo duub next time waxan is lahaa madiino muu nooso duubo wilka

  • @MustafaAli-hs2qh
    @MustafaAli-hs2qh ปีที่แล้ว +4

    Ciyaalka ramadanka u adkestaye like saara hee waku jeedahee😂

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 ปีที่แล้ว +1

    Dagmadaa aadaysaan magaceeda sheego inaa kasoo qayb galaa jeclaan lahaaye

  • @frumaandhuuxyare6950
    @frumaandhuuxyare6950 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijka iska hagaajiya because dhowr jeer ban arkay wax khaldan oo Taariikh u badan lkn caawa taan arkay layaab Qur,aan lakhalday Suuratu Tabat ك waa kujiraa
    Surada ku saxneyd meesha wa Suratu Qureysh

  • @AS-jl1ht
    @AS-jl1ht ปีที่แล้ว +2

    Zxp berri imow Warta Nabadda

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak

    • @xasankaafi-3544
      @xasankaafi-3544 ปีที่แล้ว

      Tabat kaaf wuu Ku jiraa waana wamaa kasab

  • @soumya1638
    @soumya1638 ปีที่แล้ว +2

    I hope inaa idin la kulmo maaalin maalmaha kamid ah

  • @aminomuqtaar2086
    @aminomuqtaar2086 ปีที่แล้ว +1

    hadiyada si fiican noo tus

  • @maiza4163
    @maiza4163 ปีที่แล้ว

    ascw ramadaan mubarak acmaasha saalaxa ha inaga aqbalo manshalah adinka shirkadaada dadaka caawinaysa siday ugu dhiri galinaayan siiba diinta waxaan kuunaseexayynayaa surwaalka kugu dhagsan oo aad shadka korsoomariso ssi aanad ufinoobin ilahay dartii ayaan kuu waaninayaa jkh

  • @adanalidini9747
    @adanalidini9747 ปีที่แล้ว

    Suaaasha ku xusan lambarka:3
    Jawaateedu waaa:
    1:qalaq
    2:iLiiiLaaf(quraysh)
    3:Al.asr

  • @maryanmaxamed1335
    @maryanmaxamed1335 ปีที่แล้ว

    Tabad kaaf waa ku jirtaa see camal astaan

  • @aisharoon805
    @aisharoon805 ปีที่แล้ว

    Question 3.
    Alfalaq, alasr,qureish

  • @maanka_7
    @maanka_7 ปีที่แล้ว +1

    Wah tabad kaaf wuuku jiraaye see camal hee 😮😮

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 ปีที่แล้ว

    Tabat kaaf wuu ku jiraa wamaa kasaba yayaslaanaaran bababa lagu yiriye see cml 😮

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Wcs wrb

  • @xananxanaan5207
    @xananxanaan5207 ปีที่แล้ว +1

    Su aasha is ka sax sxb tabad wey ku jirta want wamaa kasaba wayey

  • @hafsajaama1900
    @hafsajaama1900 ปีที่แล้ว

    Waa qalat surah tabat k waa ku jiraa jawaabtu waa surah al asri surah falaq surah quresh

  • @hanny20
    @hanny20 ปีที่แล้ว +8

    سورة المسد Ama Tabat Kaaf Wuku jiraa
    سورة العصر سورة الفلق سورة قريش….
    Intaas Waayee 😂

    • @saabirayuub1276
      @saabirayuub1276 ปีที่แล้ว

      Wee u martay WA MAA KASAB😀😀😀

  • @ilwaad11
    @ilwaad11 ปีที่แล้ว

    Tabad kaf wukujiraa

  • @jaajuuoffiacial
    @jaajuuoffiacial ปีที่แล้ว +2

    Waxaan aan nacay levka nagadaa eetos usodee

  • @abdalla6278
    @abdalla6278 ปีที่แล้ว

    SUASHA AH 3 SUURAD AAN KAAF KUJIRIN WAA QALAD TABAT WEE KUJIRTAA 2 SUURAD AA LAGA RABAY 🙌

  • @daahirhassan967
    @daahirhassan967 ปีที่แล้ว

    Seasonal kan hadiyadaha ma fiicana

  • @shiinesom
    @shiinesom ปีที่แล้ว

    waa 3daan Surat.
    ‎سورة العصر ، و سورة قريش ، و سورة الفلق .
    Tabbat Kaaf aa ku jiro ما اغني عنه ما له وما كسب

  • @Yussuf120
    @Yussuf120 ปีที่แล้ว

    Quressh weeyo (liilaaf)

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 ปีที่แล้ว

    3sano waxaan arkaa wixii Lee. Yaahuu

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 ปีที่แล้ว

    Talefon ka yuusuf iisoo gudbiya. Pls

  • @adanmohamed7242
    @adanmohamed7242 ปีที่แล้ว

    Wiika wuu qalday number 3 tabad kaaf baa kujiro

  • @apdallahazzan
    @apdallahazzan ปีที่แล้ว +1

    Aayada 2 wamaa kasab

  • @suweydaaxmed8757
    @suweydaaxmed8757 ปีที่แล้ว

    Socodkaa iga gadan🥰

  • @fatimaadamyusuf288
    @fatimaadamyusuf288 ปีที่แล้ว

    Tabad kaafwabokujiraye see wax uwada yusuf Islam wamaa kasabah kujirtee

  • @fatimaadamyusuf288
    @fatimaadamyusuf288 ปีที่แล้ว

    Walcasri liilaf birabil falaq

  • @waryaamedia8000
    @waryaamedia8000 ปีที่แล้ว

    Suurada Tabad xalafka Kaaf Waa ku jiraa hala saxo meeshaas

  • @ladagaalnaftamedia5119
    @ladagaalnaftamedia5119 ปีที่แล้ว

    Tabat kaaf waa kujiraaa Astaan tv khalad

  • @maryanmohamedsharif7825
    @maryanmohamedsharif7825 ปีที่แล้ว +7

    Barnaamijka cawa ciyaal weero u badnaa😂😂😂

  • @henna2022
    @henna2022 ปีที่แล้ว

    Qaladweeye

  • @AbukarCantop-sv8xi
    @AbukarCantop-sv8xi ปีที่แล้ว

    op seddexle

  • @maxamedali1173
    @maxamedali1173 ปีที่แล้ว

    Qalad waayey tabat way ku jirtaa ما أغنى عنه ما له وما كسب

  • @deqadahir2464
    @deqadahir2464 ปีที่แล้ว

    Jawaabta 3 suurad uu kaaf ku jirin tabat waa qalad kaaf ayaa ku jiro

  • @drsunni449
    @drsunni449 ปีที่แล้ว

    wxy aheed 2011 waxaana ku guuleysatay dharkeynley waliba waxaa goalkii ugu horeeyay ka dhaliyay ciyar yahan aadan oo ku magac dheer aadow gaga naas

  • @farahhalane3721
    @farahhalane3721 ปีที่แล้ว

    qalad waay wa in laso ciliyaa hadiyadas tabad kaaf wa ku jiraa 2ba kale kuma jiryo wa saxyay

  • @zakixainkir8225
    @zakixainkir8225 ปีที่แล้ว

    Howl wadaag uu ahaa

  • @YahyeMohamud-in1pk
    @YahyeMohamud-in1pk ปีที่แล้ว

    Wlh qalad xitaa abaalmarinta waala. Isku siinaa suurada tabad sideesan ugu jirin xarafka k. Sow maahan عنه ماله وما كسب

    • @kowsarawil5545
      @kowsarawil5545 ปีที่แล้ว

      Xitaa waxa jirto suaal kle oo ah 6 magac ee loo yaqan magalada maka suduu ku jawabay wax baa ka qaldan.

  • @khadaija2382
    @khadaija2382 ปีที่แล้ว

    ❤😂Asc

  • @abdulkadirmohamed7524
    @abdulkadirmohamed7524 ปีที่แล้ว

    سورت فيل
    وسرت اقلاص
    وسرت العصر

  • @deqadahir2464
    @deqadahir2464 ปีที่แล้ว

    Suurada 3 waa لايلا ف قريش

  • @CBC539
    @CBC539 ปีที่แล้ว

    Xamar jajab imow

  • @LilaahMohamed-zm6lc
    @LilaahMohamed-zm6lc ปีที่แล้ว

    Wariye yusuf se camal madashay 1943 xoriyad maqadanin ee sewaxkayihin😂😂😂

  • @apdallahazzan
    @apdallahazzan ปีที่แล้ว

    Tabbat waa uukujiraa kaaf

  • @hawogaabow5174
    @hawogaabow5174 ปีที่แล้ว

    See cml tabat Waa leyahay Xarafka k. Wama kasaba seysla Naran data lahab

  • @AhmedAli-bf7bi
    @AhmedAli-bf7bi ปีที่แล้ว

    Ar maskiinkaan nasiibkaa siiyay maaee tabat k waa kujiraa see cml 😂

  • @fullrespect2477
    @fullrespect2477 ปีที่แล้ว

    Iyagadhan me isdajiyan😐qafiifow ku xitan

  • @caishadheyman
    @caishadheyman ปีที่แล้ว

    Janabo soon maburiso ayow dhahy wiilka masaxbaa wey burisa lakin waa qof jifo kas umaowsan yelin sasey ilatahy ani

    • @apdikareemkaiseofficial9786
      @apdikareemkaiseofficial9786 ปีที่แล้ว

      Way u jirtaa wllo lkn hadii isagoo xaaskiisa la jooga oo wali hawshoodii wata hadii la adimo Eedaanka danbe wax soon ah oo u jiraa ma jiraan

  • @KadarAbdirahmankalif-fg3uo
    @KadarAbdirahmankalif-fg3uo ปีที่แล้ว

    تبت. Walal. Kaaf. Wuukujiraa. وما. كسب

  • @sahromuxudiinsahromuxudiin1862
    @sahromuxudiinsahromuxudiin1862 ปีที่แล้ว

    Astaan San xaq ma ahn halmeel inad istagtan sidan wax kabadala

  • @Memo.462
    @Memo.462 ปีที่แล้ว

    Surada tabat kaaf wuu ku jiraa

  • @arsheproduction6422
    @arsheproduction6422 ปีที่แล้ว

    Degmoodinka kle Resiver 4 xabo sineyzan kuwanah Electronic Badn sineh

  • @mohammedkape4673
    @mohammedkape4673 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk hadiyada wuu qatay hal qalad ayaa shegosiin lakin labo qalad ayuu galay

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 ปีที่แล้ว +1

    Janabada maxa laga wada ii fasira bal walalayal

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 ปีที่แล้ว

    7 bada bari kulahaa ee lasomo soonka kadib

  • @apdallahazzan
    @apdallahazzan ปีที่แล้ว +1

    Ee waa al casri al falaq al quraysh

    • @ismailaddow6969
      @ismailaddow6969 ปีที่แล้ว

      Suaasha 3 aad jawaabteeda waa qalad

  • @kcsomalishow7776
    @kcsomalishow7776 ปีที่แล้ว

    No way this answer is wrong waa walcasri suratu falaq iyo liilaaf quresh

  • @shukriiman6196
    @shukriiman6196 ปีที่แล้ว

    tabad kaaf waa ku jiraa wamaa kasaba

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว

    بسم الله الرحمن الرحيم
    تَبَّتْ يَدَا أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ
    مَا أَغْنَى عَنْهُ مَالُهُ وَمَا كَسَبَ
    سَيَصْلَى نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ
    وَامْرَأَتُهُ حَمَّالَةَ الْحَطَبِ
    فِي جِيدِهَا حَبْلٌ مِّن مَّسَدٍ
    Suuratul Al'masad oo soomaalida u taqaano tabad xarafka kaaf waa ku jiraa canhu maaluhu wamaa kasab iyaaa yuusuf sidaan miyaaba suaalo ku soo diyaarisay markii koowaadiyo labaad ma aha qaladkaan kuugu arkooye nio is casil🤣🤣🤣

  • @garaspalayofficial7695
    @garaspalayofficial7695 ปีที่แล้ว

    Suurada tabad kaaf wuu ku jiraa

  • @_quran_kariim.
    @_quran_kariim. ปีที่แล้ว +1

    2015 horseed 😂😂😂😂😂

    • @fullrespect2477
      @fullrespect2477 ปีที่แล้ว

      Vaaru galay ar camera nin rage ka cabsine😭😭

  • @UmuayuubUmu-lc8sx
    @UmuayuubUmu-lc8sx ปีที่แล้ว

    Astaan qalad tabat kaaf wuu ku jiraa sedaxda waxay kala yihiin wal casri li iilaaf qur acuudu birabil falaq

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 ปีที่แล้ว

    Tabat kaaf way kujirtaa ninkas way u martay 3 daxda suurad wa laiilaaf qureish walcasri iyo falaq tabad kaaf way kujirtaa ya ila qabo so aqriya

  • @farxaanbaaruud2724
    @farxaanbaaruud2724 ปีที่แล้ว

    1.walcasri
    2.liilaafi qureesh
    2 qul acawdu birabil falaq
    Lkn tabad kusaxdeen tabadna waxaa kujirta وماكسب

  • @cismaanofficial842
    @cismaanofficial842 ปีที่แล้ว

    So booqda h wadag kala warega sayidka

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 ปีที่แล้ว

    Ciilaa igu disheen wlhi. Useless baa tihiin.

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 ปีที่แล้ว

    Meeshaan na soo farisineysaan. Hadiyo oo waac🤢🤢. Aa bixineysaan isku xishooda nimanyahoow. 😮‍💨😮‍💨😮‍💨