Deg Deg: MD Xasan Sh oo ka carooday sirta la faafiyey & Si kululna u canaantay Wasiir...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 หลายเดือนก่อน

    Wa dowlada ugu wanaagsan intii so martey dowladii dhex. Ka Dib wa mid so celisay maqaam kii an ku laheyn dunid xagga magac iyo sharaf ❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +1

    Tan hada jirto weligeed Magaareyso Dowladii Hore Ee Nabad iyo Nolol taasa Dowlad Lagu Tilmaami Karaa Allaha Nooso Celiyee Aamiin❤❤❤

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ หลายเดือนก่อน

    Waa guuuuuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪❤❤❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +3

    Waa Mooryaan aan dawladnimo waxba ka aqoon

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l หลายเดือนก่อน +1

    Bismilaah.wasiirka. gaashan dhiga sir maba qarin karo madama sameyay jasuus itoobiya weeye fanisha cayriya ceebadanaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

    • @1970Belgesel-f3l
      @1970Belgesel-f3l หลายเดือนก่อน

      Madaxda soomaaliya meel ayay layihiin. kuwa itoobiya daba socdo kuwa sita soomaaliya bixiyo abiya af xabashi ayuu kucaayay saciid dani ayaa kamid ah khanaasiir siyaasad maxay kayaqaan waa maya dorogo iyo silaax ayay gadaan ayuu yiri 🇸🇴✌️✌️✌️

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +1

    Wasir maha ilahaw naga qabo xasan tuug gurubkisa dawlada xasan tuug xamar buu burburinaya la soco

  • @baxsan698
    @baxsan698 หลายเดือนก่อน +1

    Wariya yasha waa nacasyo ma mareykanba soomaaliya xukuma warnaga amus doqonyahaw soomaaliya waa wadan xor ah sameynkara wxu ramo

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Maraykanku maxuyahay somaliya waasomaliya waawadanxorah. Lomayedhiyo qofnawadankisa

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Bal qiyaasa Qarnigaan aan joogno 2024, in Xasan Sheikh aaminsan inuu qarin karo Hub baaxad weyn inuu aaminsanaa Inaan la ogaan karin!

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Somaliya waasomaliya

  • @allamagenaj5333
    @allamagenaj5333 หลายเดือนก่อน

    Baradho ayaa nitimi

  • @hassanjama6735
    @hassanjama6735 หลายเดือนก่อน

    Dhaaf mucaaradka dowladda

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Mucarad waamucarad

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirka gashandhiga rooble baahane aya kaso dhex hadlay si hassan sheekh dhiiqo lo galiyo wana dhagarta daljir
    Damuljadiid iyo daljir kala barta marka waxa socda waad fahmi kartaane

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 หลายเดือนก่อน

    Xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas foshaxun moryantas foshaxun

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf หลายเดือนก่อน

    Waar waxani dawladnimo garanmaayaane reer TikTok ayaa dalka kaqabta

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h หลายเดือนก่อน

    Kaxa xabihee xasan shookhpw adaa ciyaal tiktok Gashandhiga kensadee

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 หลายเดือนก่อน

    Boosaaso nabad waaye wax ka jiro ma jiro

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 หลายเดือนก่อน

    xagee lagu werarayaaa tolow hubkan

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 หลายเดือนก่อน

    Waa beenta wax sir ah oo lafaafiyay ma’jirto hubkaan xamar oo dhan baa la’soo dhexmariyay wasiir Luna waa xor asaga baa ciida ka iyo hubkaba ka’masuul ah

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r หลายเดือนก่อน

    Dani yuu isku dhiibayaah kkkk

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Maxad kawada danioisdhibaya

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanki ku dagaalami lahaa ma la socdaan hubkaan, ileen somaliya ciidan MIDEYSAN oo cadow jabin kara ma lahee. Maamul kasta ciidankiisu waa u gaar waxana sababay mooryaanta VILLADA.

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 หลายเดือนก่อน

      Uff, war Naga aamus hadal duli baad leedahaye.

    • @abdullagull2943
      @abdullagull2943 หลายเดือนก่อน

      @@hassanmohamedroble8396 Gabdhaha gogosha ayaan kula hadlaa.

  • @siciidmaxamed2281
    @siciidmaxamed2281 หลายเดือนก่อน

    Wa runtis xaranta camira la waregaya

  • @maxamedyusufibrahim7369
    @maxamedyusufibrahim7369 หลายเดือนก่อน

    Bardho miyaalawar diyeya yaloshegaaaaa

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 หลายเดือนก่อน

    CBB

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 หลายเดือนก่อน

    Mareeykanka ma xasan sh.oo kaliya miyuu ka adagyahay ninka qaska ka wada geeska waa abyi.
    Adeer USA abeeso abeesey dhashaa waxa aad abyi ola hadleeynin oo aad xasan sh.ugu soo ordeeysaan waa muslim nimada. Ciddii nasoo gardarreysataa wan iska celineeynaa .

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Been baad sheegeysaa, waayoo waxaa keliyah lahu xasuustaa Dilalkii shacabka & saraakiilba, waana wax kolley laga aarsan doona farmaajo & asxaabtiisii oo dhanna waana lala socdaa dhaqdhaqaaqoda. Kolley maalib inay oydoonaan waanu ognahay Dowladda imaan doonta ka oohisiyaa ama dadkii dadkooda la dilayba.

  • @hassanabdulle8552
    @hassanabdulle8552 หลายเดือนก่อน

    Warka madaxdiis ad shegtey maba soo qadin😂 awey somaliland o ad warka madaxiis kuso qadatey

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 หลายเดือนก่อน

    Wasiir o muxuu sheega oo sir ah beenlow baadtahay ? Wasiir ku wuxuu yiri xorbaanahay cida an rabbi baan la’heshiineeynaa cadawgeena iyo saxiibkeena waan kala naqaanaa Itaaliya ma’sirbaa

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m หลายเดือนก่อน +1

    Beenaaaaaaaale

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km หลายเดือนก่อน

    Farmaajo itoobiyaanka ayuu u shaqeynjiray saas ayaa loowaayey aqbaartooda!

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Taniwaakesinimo

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 หลายเดือนก่อน

    Kan been badanaa, hubka ma wax boorso ku jiraa, mise beentaa halkaas kula aaday!!!! Hub haduu wax taraayo siyaad Barre maanta wuu joogi lahaa.
    Haduu hub wax taraayo Sovietka ayaa maanta joogi lahaa Afghanistan
    Haduu hub wax taraayo Maraykanka maanta wuu joogi lahaa Afghanistan

  • @faclon.
    @faclon. หลายเดือนก่อน

    beeeeeeeeeeeeeenale

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 หลายเดือนก่อน

    Caalamka uukabaqayo maxay tahay ?sabab?

  • @abdirashiiddheel8479
    @abdirashiiddheel8479 หลายเดือนก่อน

    Been baa kasheegteen boosaaso psd xero fog ayay degan tahay mana haysato

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale หลายเดือนก่อน

    Been badanow mxd dhahdey

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 หลายเดือนก่อน

    Hubkaan waxaaa lagu edbin doonaa kuwa ethopia jaajuuska u ah iyo kuwa somalinimada cuqdada kaqabo sida puntland

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 หลายเดือนก่อน

    Beenloow

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 หลายเดือนก่อน

    Beenaale