Wararkii u Danbeeyey Xisbiyadii Kulmiye iyo Wadani oo Eedo is daba Qaaday Xirsi iyo Xinif oo ganbadh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 หลายเดือนก่อน +5

    Oh Allah safe our country from evil.

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 2 หลายเดือนก่อน +6

    Marxuum ismaciil haniiya looma ooyaayo waaloo aaraaya alle ha.unaxariisto

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ b

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 2 หลายเดือนก่อน

    waa qasab inloo arguduno ishalah natayahou iyo qaarkasii culus

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto ismaacil haniya mujaahid buu ahaa

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 2 หลายเดือนก่อน

    Alleh ha unaxariisto Ismail haniya

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo illaahaw ugu Nimcee Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland Aaamiin aamiiin.

  • @KowsarQasimMohamud
    @KowsarQasimMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Allahe naxariisto

  • @NeimaFathi
    @NeimaFathi 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxAristo

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa wariye af soamaaliga Ku xaragooda

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhaaya ha u naxariisto aamiin yaarbi🤲🏻😭😭🤲🏻

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 หลายเดือนก่อน

    British SOMALILAND VIVA.

  • @MaxamedCabdi-h4g
    @MaxamedCabdi-h4g 2 หลายเดือนก่อน

    Car burco teg xinifow qarankii baad qaawisee ooyaa cod idinsiinaya

  • @abucabbaasalfaradi7290
    @abucabbaasalfaradi7290 2 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil Alle ha u naxariisto, waxa uu isku aaminay oo uu caadi mooday cadawgii islaamka ee Iiraan, iyaga ayaana dilay; waayo ninkan Ismaaciil 10 bilood ayaa uu meel ka dhaw Iiraan joogay haddana yuhuuddu ma'ay dilin

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    WAA LA OGYAHAY WIXII AAD KASAMAYSAY2008DIIBURCO WAANA LAGUGULA XISAABTAMAYAA EE TAA OGOW

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 2 หลายเดือนก่อน

    xinif waa waalan yahay caqliba kuma jiro marhii uuyidhi waa magaalo habar jeclo

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 หลายเดือนก่อน

    Sh Umal waxa uu noqday fardheerad ah,oo qabyaladi dishay oo hoostaada ku waxa kaadhadh Daarood iyo Ogaadeen,wadaada kalana ka dhigay wax uu jee ka ku sito. Hadana isagii ayaa qabyaalada cid ku eedaynaya.

  • @asaldhaladsland
    @asaldhaladsland 2 หลายเดือนก่อน

    Oo h/jacelo marka ma kulmiye shabaga igu jirta waa dad go an leh h/j/halka doonanbaa ka codaynayaan xinif wuxu burco u taraybaa lagala xisaabtamaya

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaasi Malaha iraan ayaa dishay waayabeee😂

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    CADAWGA SOMALILAND WAA CALANCAS, SOMALILAND MALAHA CADAWKALE OO AAN AHAYN

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 หลายเดือนก่อน

    QOFKA dalka dadka iyo diinta ilaalinaya taageer QOFKA intaa mid kamida dayacaya ka fogow aabahaana ha noqdee

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 หลายเดือนก่อน

    55

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 หลายเดือนก่อน

    Waynakaas

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj 2 หลายเดือนก่อน

    WAABIYITU WAAXAGJIR MASAJIDA DOODU KAMADUWANA KINISSDAHA LACAG LEACH EYES LAGAHADLAA😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @daffodou44
    @daffodou44 2 หลายเดือนก่อน

    Awliyo inay kirjaan maanad maqlin taaraw

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    ANIGA NINBA I QABA ALLAAH WAA OGYAHAY MANA II OGOLA NIN KALE IN UU BADAYDA SOO GALO FADLAN AMAAN I SIIYA😢

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Xero madhan xirsi kkkkkk buudhi

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 หลายเดือนก่อน

    Iiran way udhamatey sirdonkeda aya ushaqeya mosad siday ku ogaden qolka uhurdo

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 หลายเดือนก่อน

    Hersi Xaraami waa tuugi inoo sheegay in uu xaday 40 milyan oo dollar markaa ka u codaynayaa waa mid doonaya in uu hadana tuuganimo dambe ilaa 100 milyan oo dollar xado laakiin taa maanta shacabka ka helimaayo isaga iyo xisbigiisa huwanta Wadani oo ah cadow ka xun kilaabta Xamar joogta ee faqashta.

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    waar adigu waxkale kama shekeysiid miyaa xiisbiyo miyaa warkagu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 หลายเดือนก่อน

    Shiicadii ayaa shir qooshay miyaa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน

    oo haddaa ma xirsi baa sida adhi damaan meel ku xareystey marba afar aan la garaneyn ayuu yidhaahdaa waa reer hebel xitaa reer raage oo uukasoo jeedo ayaan taageersaneyn

  • @Janno190
    @Janno190 2 หลายเดือนก่อน

    Xirsi galaysak qabto Waa cadawga ugu horeeya muxuu u qabtay ciidanku maalintay jabeen xisbiga wadani wax allaale waxay u qabteen ma jirin inta dibadaha joog Tay a waxay ku wiirsa ayeen ciidanka ha ay oo waakuwii social media party yada ka Şamay ayay ee çalanla büluğa ah wada sitay
    Uma babana dalkani uma Bahama fashaq dalkani uma baahna

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIDAN XAARANTA YAA IGA QABSADA OO CADAALADA YAQAAN AAN LALUUSH QAAN MAALIN WALBA NIN AAN I QABIN EHEL IYO XIGTA AHAYN AYEY TIIR IGU DHAN OO MURAAYADA GAADHIGA IGA DAAWADA INTUU SHAQADA KU JIRO BAL HADDII AAN XARAAN RABO MAAN ANIGU KEENSADO WAXAAN JOOGA WADAN GAALO OO XARAAN TA KA HOR MARSANTAY XALAASHA MAALINTA QIYAAMEC MA IYO INTA KA HADHAY MA CAFIN QOFKII MARDANBE HURDA IGU AFDUUBTA WAAYO HABEENKII USA AYAAN KU XIDHANAY SOO JEEDA ILEEN WAXAAN KU CIIDANKA NETTO SI DADBAN😢

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkk walee xirsi waa wiil hoog ismaaciil haniya.ilahay ha na xariistee kama dhaco

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Car ujawaab cadawga soomaliland Somalia itaaliya

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Car iskaa celi mujahadiintaa dhulbahante

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Car soo daa 450 askar in sool jail kuu jiraa viva mujahadiibtaa dhulbahante

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj 2 หลายเดือนก่อน

    WAABIYIITU TUUG WAS KINISADO OO KALE DIINMAHAYAAN WAAHUTI GOOSI CADAW AH ISKACELIYA KUWAASI TUUG😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 หลายเดือนก่อน

    Xiirsi gaab cuunbuuleeynta reeraha xiigay kula caroowda cadawga iyo shiisheeyahana wa uu cabanata caar darood halmar ha ka hadlo hhhh

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 2 หลายเดือนก่อน

    Warka codkiisa haynagu soo Deen waa saqiife xinif mise madabad adigu xirsi naceeb tahay ma taasad usoo daynasa ileen wad ogtahay inuu xinif bilaa xigmad yahaye

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 2 หลายเดือนก่อน

    Waar Adigu ma Jim’s Jaad u warantaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Allaw unaxariiso

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 หลายเดือนก่อน

    Umal Waa qabyalayste Waa niinki laha dagalka laascaanood Waa xaaq Ina umal marku daroodka kiiciinayeey

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน

    Nacalaa ku yaal carab iyo wixii ciirsi mooda palestine will win insha alla

  • @daffodou44
    @daffodou44 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkaaga waxa ka muqda in aad xaqirayso awliyada ma wahaabibaad tahay