Video aad xili hore soo galisay ayaad noogu so celisay bro 😳😳 hadii aadan haynin program aniga kaa caawinayo bro maadama aniga youtube ama post aan jeclayn 😜
Pro hormar wcn ayaan ku rajaynayaa lkn wxd samaysaa 1day hal video soo gali hdad awoodo wlhi hdad sidas samayso wxd ogaaata inad helyso shacbiyad badan iyo subscdibe kaga oo kor u kaca mahadsanid🤜🤛
Walahi bilahi talahi like waa ku saraa
😂🤣👀✌️👶💯🌍Waad dharatee like iska saar heee
Ogaal cusub waa ku xiranahay
COMING SOON 200K
After 2 years 302k Congratulations 😂❤😂❤❤❤
TH-camr ka kaliya vedio yadisa i dhafin keep going😘🥰
Legend always legend Keep going ❤️
Ogaal cusub wanaan ku xiranahay 2019 ilaa 2021 insha alaah haaf malyan 500k mar dhaw
Wll qaali qisada qaabiil iyo haabiil noo soo Gali wll qaali 🥺🥺🥺🥺please 🥺🥺
ha noso gali 🤗
😳
@@luiscannavarojr31 😅😅
Tuug si kastoo uu u miskax badan yahay waana doqon 😂😂😂
Frist person.
Ustaad wxaad ka hadashaa Godka dheer badeynta pacifica kuyaala ee Mariana Trench
Gold voice 🔥
Best youtuber
Iga danbeeyow like 👍 iisaar ok aan solabto ugu 10000
Golden Voice Day By Day🥰🥰
Video aad xili hore soo galisay ayaad noogu so celisay bro 😳😳 hadii aadan haynin program aniga kaa caawinayo bro maadama aniga youtube ama post aan jeclayn 😜
OGaal cusub WaxaaD noo soo badisaa WLL videoyooyada guusha iyo horumarka incHa allaH
Horay usoco wll inoona soo badi adigoo mahadsan video yada adigoo mhdsan
Ale codka haku barakeeyo wll
Welcome back pro❤️💯
Frist salama
2:18 2:18
Hadan Gaar siin Karo milyal wan garsin lahaa Janalkan
🥰🥰🥰💜
Nin aan waxan badn ka baranay XUSHMAD WAYN BAAN KUU HAYAAA WALAKA OGAALKA CUSUB🙏❤❤
anoo daawaday qisadan ayan ku ceshaday I like this channel
Harumar zxp noo soo badi
Mahadsanid Br
Victor lustig abaahi dhaca 🤩😂😂
Keep going wlloh Allah keep you 💕
Qiso macquula
Wlhi codkaaga Masha allah ilaahow isha baniaadamka kaa dhowro 🙏❤️
Barakooyinka eebe korkiina ha ahaadho Aamin 🤲
Mar hor bad qisadan soo gud bisaay wll
𝙏𝙝𝙚 𝙛𝙞𝙧𝙨𝙩 𝙫𝙞𝙚𝙬
Ninkaan sidagan ayuu uwaramaa masha allaah
Masha Allah bro allaha ku xafido
legend horey u soco golden voice🔥🔥💯
Golden Voice waan salaamay
Ogaalka cusub iam your supporter
Videogan hore u dawaday
Sxb waxaad kasoohadashaa prince ka Morocco
Anigu sidaan usugo notification kaga majirto channel aan usugo
Wllhi Sxp Wan ku Tageraa Ee Waxan ku Rajenaa Hormar Wacan💯💯💯💯💯💯
Markasta like ayaan ku siin jirey laakiin cawa kuma siinayo wayo wax cusub noo keen sxb qisadan waan maqalee
Keep going legend 💪 👏
Wll hore ayaad usoo dhigtay
First comments
Masha allah peace upon you my brother welcome ❤
Horey usoco legend, lkn mid ka codsanaa, taaso ah inaad kaso hadasho qisada thomas shelby oo ah actorka taxanaha peaky blinders.
Codsi.
Waxaad muuqaal nooga soo diyaarisaa(unification of Italy).1815
Please🥺🥰
Ana kugu raacsan ahay.
Pro hormar wcn ayaan ku rajaynayaa lkn wxd samaysaa 1day hal video soo gali hdad awoodo wlhi hdad sidas samayso wxd ogaaata inad helyso shacbiyad badan iyo subscdibe kaga oo kor u kaca mahadsanid🤜🤛
Wcz wraxam akhiii horey usoco
Hora u soco
Hore usoco
Kazo Hadal film-ka Alience in borderland
Best youtuper😍
Barnaamijkaa mar walba xiiso gaar bu leyahy sxp
Legend Keep Going parther
From South Africa 🇿🇦
Hi welcome to somalia people
Halyay ayuu ahaaye
Ninkaan kawaran asaga waa tuugii ugu maskaxda badanaa soo taariikhda muuqal ka soo sameey Vincenzo Peruggia 😂
Nice story
Golden voice ❤🙏
Wllo plz muuqaalada lasoo dheeree wanku taageeraaye thanks pro
keep going my brother 🥰🥰
❤️
Zxp wlhy alleh cod kuudhiipay insha allah mxaa kafiicn inan kudhaho
Janada kuwaar💟💟💟❤❤🤩
Barigaan yaraa markuu roobku da'yaan wax xadi jiray 😂😂
Legend 😩😂😂😂
Golden voice
Legend ka soo hadal lil uzi plz
inta hori udawatay aniga cml kana dawatay ogalka dunida mac salama yah haaaa heeeeeey
Wllky Waxaan kaa codsananaaa inistgramkaaaga ma nala soo wadaagi kartaa
I love your voice ❤ 😍
Part 2 rbna
Keep going bro ogaal cusup 🥰 💪
Ogaal cusub hadii aanan aduunka lakashegin waxa aan sameen doono oo gaalada aysan yaabin wx kle ma ehe hacher
Brian qaybta kle so samee wll plz
I can't wait 200k aboowe ciyaaraha boxing ufc maad no bilowdid iyo wiilka reer afganistan iyo yuhuudiga dagaalka dhexmaray
cod libaax ninka guuxiisu kadheereyey hore usoco
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕
Lkn adigu wixii channelkale laga Soo dayo ayaad nugu socelisaa see wax uwadaa wll
Gold VoicE❤️❤️
Horaa usoo gilisay libaax
Qayaamey doqonimaa waaye
Sheekadan waan dhagaystay lkn channel aad ka daawaday ayaana xasuusan🤔
Wll ninki tuga aha ee Carlos noga so waran ee boqorada xaday
Alle hku sharfo wll
Well Carlos pls pls
Second coment
Zhp amaan jeclidaa ayaa
ZXP NIMCO HAPPY KAO WRN SIDI AY U NOQOTAY CAANKA
Shuk ♈ ran 🏆 pro
Zxp Aad i o Aad paad Umahad sanyhy
Legend always takes a minute
From dadweynaha
WAXAN MARKAAN MAQLO ANI INAAN SAMAYNAYAA MODAYAA👊✊🤛🤜
Good topic
M.a
Ogaalka dunida halgu yaaco waa lagahelaa
Ogaal cusub
Legend arimahan soo badi zxp iyo arimaha xabsi Ka paxsashada
Walal noso badi muaqalada haday macqultahay isbuci sidax ilaa lawo noso geli bro 😎
Mar hore ayad ka hadashey qisadisa
Keep going brother big respect