#farxiyotawakalfamily

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • #farxiyotawakal

ความคิดเห็น • 71

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah tabaarakal alaah ilaahey ha ku caafiyo 😊

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana laah tabaarakal

  • @zamzamibraahim3727
    @zamzamibraahim3727 ปีที่แล้ว +5

    Habo Farxiyo anag xataa waana bartay sharciga American 🤌😭😂😂

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 ปีที่แล้ว +3

    Doqona ehed o laab xaaran nin masuliyadisa aa ka qaady waye ilmo dhalowna wa ugu darty

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +12

    kasi nin ma ahan waa jisaar dofarka nin maba lonaxaristo. gabdhaha somaliyed waa maskimo war raga masuliyada dusha laga sara adigo shaqeysanayo xidaa lacagtisa la cuna ilmahaneh masuliyadoda dusha lagasara marku guriga joganeh waa laso hawo qata naxarisba lama tuso farax😂😂

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +14

    Farxiyo aniga ayuw cudurks ihaayaa in an wax walba ka cabsado waxana ahay umul asxby iisoo duceya Ninkeyga ayaa iga xirane😢

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 ปีที่แล้ว

    Habar yer farxiyo xlay riya kugu àrky adigo saudia degèn allah haku kaso in aad so xajiso bedki alle allh Hano wda kaso in aan so argno dhaman waladin Tena sdkle io inti Muslim ah Aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว +16

    Subxanalah.cawa.shalmadaan.ku.heysataa.team.quruxda.badan.salaansare😘😍💌❣️💟💞💥💝

  • @Maymuna-x5u
    @Maymuna-x5u ปีที่แล้ว +7

    Masha allah farxiya wilkayga 4jira markan dawanayo video yadada hoyo asxaabta family miyaa dawanee

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 ปีที่แล้ว +8

    Bissmillah Salamaat Farxiyoy gabadha ma sixirbaa loo keenay Illaahow na ammaanso yaarabbi 🤲🏼

  • @umuhafsa6999
    @umuhafsa6999 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂farxiyo sharciga anaga xitaa wanabartay maraykan ina tagno Lee nodhiman😅😅

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 ปีที่แล้ว +2

    Farxiyo anaa America kukeenaayo don't worry 😁🙈😂🤣😅quruxey sheekada waan isla aqrin laheenee

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ❤farxiyo garbaserkaa waa khuruxbadan yahay

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m ปีที่แล้ว +3

    ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister ❤🎉🎉

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 ปีที่แล้ว +4

    Anigu dumarka somalida qaarkood waxankaga yaabay nin soomali wanaag malahe maxay laba jeer uwada siyaan lacgtooda iyo jidhkooda uf naakala reebta wax 😅

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤salan sare Xabibti

  • @NimoMahamad-oo4dt
    @NimoMahamad-oo4dt ปีที่แล้ว +2

    Was xbibti ❤❤❤😂 shugrn🎉🎉🎉🎉

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 ปีที่แล้ว +2

    Kasalami abaay farxiyow👋👋

  • @saadiasheikhamin2090
    @saadiasheikhamin2090 ปีที่แล้ว +3

    Samideey may sheekada ku socotaa

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wwrbt Farhiyo tawakal family masha Allah ❤️❤️👍

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaaah farxiyo abaayo keep going abaayo waxaa kaa codsanaa 1sanaa youtup ku jiraa waline sharuudaha ma buuxin abaayo share awt iisamee pls jwb wcn aya ka suga wan ku tageraa wana kugu daya donaa guuleyso qali iso jwb farxiyo cadeey

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 ปีที่แล้ว +1

    Nin xunad wadanki iyo carabaha ka kenaysan wanad aminaysaan hawshaqaynina ee isaga kushaqaysta farx Somali

  • @rukiyamohamed5091
    @rukiyamohamed5091 ปีที่แล้ว +2

    Wcs farxiyo ❤❤

  • @khadiijomohamadaadan
    @khadiijomohamadaadan ปีที่แล้ว +2

    Caawa anaa uhoreeya❤

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir ปีที่แล้ว +1

    Asc mashllah Allaha kuxfdo abyo

  • @fadumosaney5402
    @fadumosaney5402 ปีที่แล้ว +2

    Asc faxiyo Masha Allah uur miya ledahy

  • @Fowziamuse1
    @Fowziamuse1 ปีที่แล้ว

    Allaha ha ii kaa xafido❤❤

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 ปีที่แล้ว +3

    Nin Somalia abaal malahan into badan waa isku mid

  • @sadikidebillionaire3646
    @sadikidebillionaire3646 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abayo mcn ❤

  • @hodan777
    @hodan777 ปีที่แล้ว +3

    Anaa udambeeyo cawo yes😂😂❤

    • @QamarRikoor
      @QamarRikoor ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂ani ayaa kaa dambeyo quruxey cajis darted ayaan sacaan ufiirsanoyaa wlhi iso duceya asxbey 😢😢😢

  • @MaryamoShxasan-em5fn
    @MaryamoShxasan-em5fn ปีที่แล้ว +1

    Masham alla

  • @farhiyahassan4449
    @farhiyahassan4449 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Qali❤❤❤

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Sixir aya jiro

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah kaasi nin ma ahan😢

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkk wu qaba ninkaga ninku ma alaba tan hore iyo tan danbe wa isku mid baniadam dhalay ad aragtay maxa laysku sina

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh markan way fududay inaad tagto kkkk

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaayo farxiyo ❤ 🤲 ♥

  • @najmabdiorrrcv8610
    @najmabdiorrrcv8610 ปีที่แล้ว

    Nagta guriga loogu keenay ayaa sixir guriga u dhigtay iska ilaaliya naag guriga gaagq ha u ogalaanin weligaa inaa buriso ayay aheyd nagta qumayada ah

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah yaarabi saxirmiyaa talow

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 ปีที่แล้ว +1

    Nin masuuliyad lagama qaado. Mareekan markee keentay in ee dhahee aheyd ninka guriga aan nootahy ee Waa nasan oo part time kaliya u shaqeeso saving keeda. Cidiisa ama Ha bill ama Ha keeno adigaa ka masuul ah oo labo shaqo Ha u shaqeeyo hadii rabo. Meeqa aa inta ninkii masuuliyada ka qaaday hoogooda hoo la dhahy

  • @amdaaimon9770
    @amdaaimon9770 ปีที่แล้ว +1

    That Is Paranoia😢

  • @nimco3140
    @nimco3140 ปีที่แล้ว +1

    Wcs farxiya tawakal family

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Mashallah Allha gulinshallh

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 ปีที่แล้ว +3

    Panic attack ayaa la dhahaa

  • @basracalixasa7567
    @basracalixasa7567 ปีที่แล้ว

    Abyo laba janaal maad leedahy abyo mise qofaaa magacaga is ticmaloyo

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa sheko mcn runtii

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @nasiibCigaalxirsi-wo7uo
    @nasiibCigaalxirsi-wo7uo ปีที่แล้ว +1

    Thanks xabibi

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Asigale sixray

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 ปีที่แล้ว +1

    Kaas xaasisan wajarsana

  • @سامسونجسامسونج-ه8د
    @سامسونجسامسونج-ه8د ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭

  • @maryanxuseen1895
    @maryanxuseen1895 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @AyanMahadjama
    @AyanMahadjama ปีที่แล้ว

    😢

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 ปีที่แล้ว +1

    🎉🎉🎉🎉❤

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 ปีที่แล้ว

    She should have gone ti her mum and make him pay the bills.

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin ปีที่แล้ว +1

    Cudurka paranoia aa ladhahsa