#FARXAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 296

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +58

    Fadlan nala qaado farxada oo share dheh Mahadsanid

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 2 ปีที่แล้ว +3

      Musiqada waa xaran ku badalo wax ka kheyr badan

    • @aminaahmed9926
      @aminaahmed9926 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll waxan kuradinaya mudo dhan 7bilod wll melwalba aad isticmasho wankala so hadlay plz iso jawab wiilba naga maqan mudo dheer wll really ♥ plz iso jawab

    • @alixamari1031
      @alixamari1031 2 ปีที่แล้ว

      Manshallh wll waan kula qabnaa farxada alx

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 ปีที่แล้ว +1

      Sheekada an ma fahminin.
      Ha la hubiyo arrinkaan
      Aabaha inta uuu nool yahey dna ha laga qaado.

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 2 ปีที่แล้ว

      Cabdicasiis Walaal aniga telefonkayga kuu soo qoray side kuu heli karaa

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 2 ปีที่แล้ว +11

    Form borama sidad no jeceshay ayaanu ku jecelnahay walal qaliya.💐💐💐💐💐

  • @hindanuux858
    @hindanuux858 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh anaguba wan ku jecelnahy wllky from boorame

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +12

    Maashaa allaah farxadada sida loojecelayahy caawa sikamadii ugu horeeyay baan arkaa illahayow noosiyaadi

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkii hooyadii nooshahay baa nasiib leh🥰🥰ilaahow nooda hooyo macaan💞amiin💞

  • @malyounmohamed4398
    @malyounmohamed4398 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa mahadleh cidii u sheegtay cida ay tahay soona korisa ilaa ay ka guursanaysay inkastoo ay dhinteen alaha u naxariisto jisaakalah khayr

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah u naxariisto Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

  • @kiinsufian
    @kiinsufian 2 ปีที่แล้ว +8

    Walal ilahay wixii sharleba sharkiisa hakaa xijabo tolfiqda haku wa fajiyo Jidka tosan hakugu hanunsho ee nugu soobir oo khayrka nugu garab istag fadlan ❤️🌹❤️

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah ilaahey aya mahadaas iska leh waa idinla qeybsaneynaa farxada inta ehelkodii ka maqan yihina meel dhow alaha uga sahlo thankyou cabdicaziiz iyo teamka ilintir 😍❤❤

  • @abdirahmanabdullahihassan1561
    @abdirahmanabdullahihassan1561 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb really guulayso ajar iyo xasanaad allha kasiiyo howshaan khayriga ah

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah MaashaAllah waa farxad inoo soo hooyatey. Farxad ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍. Allahayow inta kale kala maqana usu sahal yaa rabi.

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 2 ปีที่แล้ว +11

    Waaaw masha allah wllhi wan ku farxay ajar Allah haka siiyo Abdulaziz walal duceysan baa tahay 🥰

  • @faafintadiinta901
    @faafintadiinta901 2 ปีที่แล้ว +5

    Maansh allaah qofkii ugu horeeyay ee farxada usoo cararay binka igu sharaf

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว

    Allllllh anigabo borame aynku dhashay hadna Nairobi ayn joga abhey aya askari ah waa inaadeery gabdhas Masha allhhhhh❤️👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fjimalehassan2672
    @fjimalehassan2672 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi aad iyo aad baan ugu farxay sida inay aniga iga maqnayd camal ilin baa iga timi masha Allah

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah H
    Waa illaah mahadi mar hadey is heleen gabadha iyo hooyaded.
    Walal adigane illaah ajar iyo xasanaad ale haka siyo.
    Mahadsanid.

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah farxado kalena ilahay ha soo yeedhiyo

  • @husseinhirsi6700
    @husseinhirsi6700 2 ปีที่แล้ว +1

    USA MASHA ALLAA

  • @bluesky1629
    @bluesky1629 2 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allah tabarakallah❤️❤️Alxamdulillah awalan iyo aakhirba, kalmada ilaahey ka sokoow aan iska deyno fadlan.

  • @muhubomaanka641
    @muhubomaanka641 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah waanku farxaa markaan arko qof aanla murugoonay inaan farxadiisa la faraxno Abdicasiis ilahy ka sokow adaa mahadleh alaaah ducada haku aqbalo

  • @iqrajamaal5750
    @iqrajamaal5750 2 ปีที่แล้ว +3

    m.a sha allah allow ane abahey ii sahal amiin🤲😭😭😭😭

  • @zamuuali3419
    @zamuuali3419 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a wxn sugnaapa waa war farxad leh i.a

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanshallh ilaahay haku barakeeyo cabdicasiis .
    Inta eheladooda sidaad ku kala maqanyihiin a alaha isu Soo ururiya aamiin aamiin

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha barakeeyo Abdrisaq really

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah jzl kheer Abdiziz

  • @footballlife1847
    @footballlife1847 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh tabaaraka Allah qeer Allah kusiiyo abdicaziiz ilaahey hakubarakeeyo wll dad bdn baad kafarxisey ilaahey hakaa farxiyo wll jazaka Allah qeer m a aadbn uguxiranhy barnaamijka

  • @hafsaibrahim3651
    @hafsaibrahim3651 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah farxad cabdicaziiz guul

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waxaan kaaga mahad celinaa sida aad ugarab taagan tahay dadka muslimiinta ah ee dadkoodu kamaqanyahay
    Horey usoo sxb pin 📌

  • @farhiahaji7946
    @farhiahaji7946 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah waxaa maqli jiray askari manaxo

  • @farhiyamohamed7358
    @farhiyamohamed7358 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @ayaancarab5384
    @ayaancarab5384 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alleh wlky mcn sidaada walidiinta uga farxisey alleh hakaaga farxiyo

  • @yeasminmohammed8574
    @yeasminmohammed8574 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallah

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah waa farxad wayn abdicasiis adigana waxan ku rajayn 1milion views insha allah

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallaah Ilaahey SWT haka ajarsiiyo reerkii soo korsaday qabriyadood Allaah u waasiciyo marti lajecelyahay Ilaahey SWT ha ka dhigo Jannatul Fardowsa Allaah ka warabiyo Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

    • @maryamaibrahim1745
      @maryamaibrahim1745 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wlle rer goob ah iyo abbeey saxiibtinimada yaqan Mnshllh somali dadkas oo kala kadhashey ilhy haka ajaarsiyo abalkas uu ilhy darti ugaley

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maryamaibrahim1745 Allaahuma Aamiin Yaa Allaah dad wanagasan waan lenahay lkns intii xumed baa badan

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah hadii gabadhaadii habaryarta aheyd aad heshay muslinka kalana allaha u sahlo

  • @aaminosheiqmohamad677
    @aaminosheiqmohamad677 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah cabdi casiis duco aad ka dheregtay allaha ku barakeryo

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ilaahay subxaana watacaal ha geeyo isaga waalidkiisba iyo caruurtiisaba yaa rabi raxmaan

  • @shugrimohaa1104
    @shugrimohaa1104 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah ale ha ku barakeyo wan ku duceyey

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah maamadii walaasheed gabadheeda u raadineysay waaye alx hadii maamadii waayeesha aheyd ey gabadheedi heshay

  • @maryankiin4441
    @maryankiin4441 2 ปีที่แล้ว

    C/siis duceeysane rabi hakubarakeeyo.waxaan kaalasocdaa laascaano maamo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 ปีที่แล้ว +5

    Al xamdulilaah waa ilaahey mahaddiis haddii baadidi la helay.

  • @rosemery542
    @rosemery542 2 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah shaqa fiican walalo. Allah haku barakeyo

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 2 ปีที่แล้ว

    Borame aaa war anaaa dagan borame ee bal duhurka ayaan dawan donaaa barnamijkan insha Allh hadu Alle i dhahdo

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 2 ปีที่แล้ว

    masha allaha waa farxad walahi

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว +5

    Somalida ha iska daayeen guurka dag dag ah ee aan wax baddan laga fiirsan iyo sidoo kale furiinka isna lagu dag dagayo waayo caruurta ayaa ku dayac maaysa

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah abdi aziz adiga dhib ilahey kuma tuso aduun iyo aaqiro 💐🇸🇴

  • @Abroone01
    @Abroone01 2 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah Alle ayaa MHD leh

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 ปีที่แล้ว

    C/masha alaah guul

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله الرحمن

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshallaah Abdiaziz Realy allaha ku sharfo

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabara ka Allah

  • @rodaabdalla8600
    @rodaabdalla8600 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah masha alah gulaysta qofkasta
    Oo dhiban in ilaahay dhibka ka waado barnaamijkaas wuu guulaystay c/caziz dhamaan guulaysta inta kala maqana ilaahay
    Hawsalo

  • @shukrinurre4447
    @shukrinurre4447 2 ปีที่แล้ว +2

    allhamdulilah allah ayaa mahad iskale adigaana ajir allaha kasiiyo

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allhh masha Allhh ❤️ farxad ku nolada

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 ปีที่แล้ว

    Waa farxad maa shaa allaah

  • @adnayusuf1632
    @adnayusuf1632 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnshllh manshllh

  • @haa7643
    @haa7643 2 ปีที่แล้ว +2

    *Goood job wallo👍*

  • @duniyoosman1866
    @duniyoosman1866 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah waa wax lagu farxo.
    Inta wali kala maqana Allah isu soo sahlo Aamiin

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah alxamdulillaahi

  • @queenorimas3638
    @queenorimas3638 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alx wllkey ajar iyo xasanad allaha kusiyo 🥰🥰🥰🥰🥰💚💜💜💞💖

  • @jamgu5141
    @jamgu5141 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha Ku xafido

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 2 ปีที่แล้ว

    mnshlh farxad ku waar

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah tabarakalah alxamdulilah

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว +4

    illahaya ha idan siyadiya faraxadina ilamo iyo walida kala maqana waa adunaya ducada waxa iska leha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @guavaabdoalinur16
    @guavaabdoalinur16 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah am sharing the happiness with u guys, God bless you bro.

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 2 ปีที่แล้ว +2

    Tan ayaa kufiican inaan share dheh, Allaaaaah Akbar

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Ilaahay ducadeeni wuu naga aqbalay Alxamdullillah

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alxamdulilaah iLahey aya mahad leh🙏🙏🙏abdiaziz really habo adigana allaah haku xafido howal culus ayad umada u heysaa wax ku dhibo iLahey kuma tuso insha allaah 🙏🙏🙏💕🇺🇸

  • @shugriegek3670
    @shugriegek3670 2 ปีที่แล้ว

    Malaagta ha ku jeclaado abdicasiis anaguna waan ku jecelnahay waanan kugu xidhanahay

  • @hanadadem
    @hanadadem 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar
    Ilaahay qofkuu farxad ugu talagalay, cidna ma joojin karto

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 ปีที่แล้ว

    Maaashaa allaah alxh

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    Wcs mansha allah farxadadu waa teen abayo

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @umucabdullaahi2386
    @umucabdullaahi2386 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah mabruuk farxadu hawaarto.

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @alisaladmahamud1925
    @alisaladmahamud1925 2 ปีที่แล้ว

    Waa ku salaamay

  • @cabdimahamud7323
    @cabdimahamud7323 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @haweyoahmed2168
    @haweyoahmed2168 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 2 ปีที่แล้ว

    Q0f wanag san batay cabdi casiis allh ha ku dhawro 🥰🥰🥰🥰

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxad aan dhaman ayan kurajaynayaa abdiaziz wll umadisa ushaqeeya xafidahulah❤🥳

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaahu maasha alaahu maasha alaahu shugran maasha alaahu maasha alaahu maasha shugran cabdicasiis really janadii fardowso alaha ugu bishaareeyo aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah tabarikallah beautiful 😍 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 😍 ❤ 💕 ♥ 💖 💗 😍 thank you Abdiazizrealy

  • @nimcokibaar5273
    @nimcokibaar5273 2 ปีที่แล้ว

    Maashalaah

  • @sharifomohamud7631
    @sharifomohamud7631 2 ปีที่แล้ว

    Mashalla Mashalla

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @sahramohamoud3687
    @sahramohamoud3687 2 ปีที่แล้ว +1

    MaanshaAllaah Illaahey ha ku barakeeyo

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 ปีที่แล้ว +3

    Today is happy day. Masha Allah.

  • @elhajimustafa4336
    @elhajimustafa4336 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waaa farxad

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah hanbalyo