Faysal Cali Waraabe oo sir badan kashifay Part 2- Dahir Alasow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @cabdiwahaabsixteen
    @cabdiwahaabsixteen 12 ปีที่แล้ว

    waa best siyaasi ee afka somalika ku hadla guuleyso mudane feysal

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 12 ปีที่แล้ว

    VIVA UCID .
    Eng Faysal Cali Waraabe waligiiba runtuu sheegaa.
    Waddaniga dhabta allaw dhawr.

  • @Mofbee
    @Mofbee 12 ปีที่แล้ว

    maansha allah waa geesi faysal cali warabe, Alaylehe ninkii cuqdadaysnaa ee cudurku hayay ee afka gaduudnaa wuu u dhameeyay,
    Ma sidaas ayuu isku moodayaa weriye wuu xanunsanayaa kani walaahi
    waxa haya cudur somaliland iyo dahabshiil la yidhaa laakiin caawa laga bilaabo
    waad ka bogsan hadii aad caqli leedahay

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 12 ปีที่แล้ว

    Support ucid party , feysal Cali warabe wa siyasi dacaad ah , viva ucid

  • @husseinmoomin
    @husseinmoomin 12 ปีที่แล้ว

    woow hadana calankeenaaa sxb ka joog

  • @lastgirl2009
    @lastgirl2009 8 ปีที่แล้ว

    masha alah laba nin oo culus dahir calasow iyo feysal cali warabe noolooda

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 12 ปีที่แล้ว

    Walee FAysal waa siyaasi.
    Su aalihii oo yarkan foosha xun ee uur calasaw islahaa ku gaad, dhamaantoodba si dagan buu uga jawaabay oo wada sax ah.
    Noolow faysal.

  • @naasirrrr
    @naasirrrr 12 ปีที่แล้ว

    walahi waa wariysii aad umaacaan oo (hardtalk) ah dahirna si adag ayu u wareystay faysalna sidii masuul nimo ayuu uga jwbay

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 12 ปีที่แล้ว

    VIVA FAYSAL CALI WARAABE.
    UCID HANOOLAATO.

  • @571kaka
    @571kaka 12 ปีที่แล้ว

    sax libiyaa baa calnki tiytatirigaa waay badalkeeeen

  • @donibalad
    @donibalad 12 ปีที่แล้ว

    puntland ma burcad badeed bas

  • @appkarjoker8078
    @appkarjoker8078 8 ปีที่แล้ว

    daahir calasow hooyada aniga
    wasee
    Faisal laga helee
    calaaasow wada walantahay

  • @akramchanel1
    @akramchanel1 12 ปีที่แล้ว

    faysal cali waraabe libaax... su all walba oo lagu weydiiyeye wey qaldaneyd.. lakiin meel ayaad saartay.. daahir calasow cuqdad dahabshiil iyo somaliland ah baad qataayee jawaabahaa lagu siiyey ilaahay dawo hakaa dhigo koley kumaad xanuunbaad qabtaa aan dawo lahayne.

  • @Mofbee
    @Mofbee 12 ปีที่แล้ว

    qof reer muqdisho ah ama hawiye ah koob shaah ah umay shubin taas ayaa kuu cadaynaysa cadaawada ay qabaan

  • @cabdiqanimaxamud9533
    @cabdiqanimaxamud9533 9 ปีที่แล้ว +1

    daahir culusub waaa nin adag geedkaa urahayana wax uu ogyahay majiro wuu walanyahay

  • @xanaanxusen3492
    @xanaanxusen3492 12 ปีที่แล้ว

    Woow Fasal waa geesi firi hada wiilkan isku sheegaya wariyaha ma wariya mise wu cuqdadeysan yahay. Waligay ma arag nin sidan u bukka. Ma wariye ayuu sidan isku moodayaa Lakiin macal' asaf waa loo jawaabay iyadoo aan la xanaaqin hambalyo Fasal maan aqoonin bariigii hore laakin maanta ayan bartay waa siyaasi wey ilayn ka fa'iideyso ayuu is yiri wuu se la waayey loooooooooooooooool

  • @MrShutfuckup
    @MrShutfuckup 12 ปีที่แล้ว

    waar kan wariya maahe yuu hadlayaa

  • @mmmyamaniable
    @mmmyamaniable 12 ปีที่แล้ว

    Ina gumeed waa ina gumeed orodkii baa kaa dhamaaday video gana kii hore waxba kama duwana ....Faisal Noolow adeer wiilkan yare cuqdadaysana inaad waraysi siiso iska daaye inuu ku arkaba may ahayn anywayz wado ayaad ku riday intaana wax ha ku qaato in Isaaq kooda dawlada mucaarid ku ah iyo kooda aan ku ahayn ba inay ul iyo diirkeed yihiin......Up Duriyada Isaaq

  • @kynaan09
    @kynaan09 12 ปีที่แล้ว

    siyaasiyiinta soomaaliland sheegata wax qiimo ah malahan, isaaq ninkee ugu necbaayeen baa koob shaaha looga hadashiiye, ninkaa buko ee jirada cadeestay ee calanka buluuga kabaqa@@@@@@@@@@@@@ sheekada aad bee iigu socotaa.@@@ daahir barina siilaanyo soo qabo oo labo koob shaaha sii si uu isagana feeysal cagaha kagatumo..

  • @omarabdirah
    @omarabdirah 12 ปีที่แล้ว

    Suaala xumaa uxu. Aqoondaro ayaa dishay waxa labaxa Alasow, Yalaxow, Culusow...... Abgaal daahirimaayo. Fahma yaraa wuxu.

  • @571kaka
    @571kaka 12 ปีที่แล้ว

    wl
    h dahir waxabaa wuu kawayaa faysaal
    kkkkkkkkkkk wlee faysaal somaliloand dhabahaaa weyee

  • @kaysemaahir3371
    @kaysemaahir3371 8 ปีที่แล้ว

    War waxba faysal lagama hele dahabshiil bad ku walatay

  • @McSaaray
    @McSaaray 11 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkk ma ka yaabtay qawdhan,

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 8 ปีที่แล้ว

    axax reer koonfur illahay igama dhigin ee siyaasad alqaacido lagu dilayo ma la waayay sid qof isaaq isku qaraxiyo oo i ska celiyo muqdisho waxa ka dhaco hargeysan waa in laga ridaa lkn dumarbaa ku nool koonfur

  • @dirsame
    @dirsame 11 ปีที่แล้ว +1

    eey eeygiis calanka somalia badala ku ye,

  • @kynaan09
    @kynaan09 12 ปีที่แล้ว

    feeysal kaamirada ma uusan arkeenin si qarsoodi ah ayaa looga duubay.

  • @faaaduma
    @faaaduma 12 ปีที่แล้ว

    faysal bastar isaqland

  • @garilanddland8974
    @garilanddland8974 11 ปีที่แล้ว

    war aamus adigu qof miyir qaba ma ahide

  • @husseinmoomin
    @husseinmoomin 12 ปีที่แล้ว

    kkkk kan uma qalmo wariyanimo

  • @ZuhaybJones
    @ZuhaybJones 12 ปีที่แล้ว

    Inta danbe Faysal caadi buu u dhex fadhistay..Too much contradictory answers and statements, Kow Faroole Talada u siyay oo ah dawlad isir ku dhisan macquul maaha, lakin sidan wada ognahayba Somaliland laftirkeda ayaa ah dawlad isir ku dhisan oo 90% of Somaliland is based on ONE CLAN....Ta kale, taladiisa u madaxwayanaha Somalia siiyay, waa mid cuqdadaysan oo bila xikmad ah.Wuxuna u jeda uun Ina Samatar, Ta kale, Calanka Somalia, Marexan ma matalo ee Somali o dhan bu matalaa...iyo wax kalo badan!

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 12 ปีที่แล้ว

    NINKAAD NOSOOKORSATEEN AYAA IDINKII IDUNKU SOO JEESTAY, WALAAHI WAA RUNTII INA GODANE SOMALILAND AYAA LOOSOO KORSADDAY LKIN IYAGII AYUU DIB UGU JEESTAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @kynaan09
    @kynaan09 12 ปีที่แล้ว

    walaal adiga sidee wax kaa yihiin,, ninkan waa wariye su'aalo ayuuna weediiye feeysalna woo kajawaabay, mise waxaa kudhibtay su'aalah uu weediiye?? adiga ayee qabyaalad kuheeysaa dabcan. ninkaan cidna maanu caayin waa wareesi.

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 12 ปีที่แล้ว

    !!! reer koonfur tolow goormay caqli yeelan doonaan??? marba qof sika dawakhsan ayey meelahaa ka ugaadhsadaan kkkk waar faysal somaliland waxba kama aha DAAHIR alsowna cuqdadbaa ku raagat waxaan filayaa hooyadii iyo aabihii ayaa somaliland lagu dilay mybe

  • @mrjamac
    @mrjamac 11 ปีที่แล้ว

    faysal oo baqay war meshii waxayba noqatay habarjecloland, ninkii faysal waal ahaa wakaa baqay odaygii silaanyo xanninyo jugaystay walee kkkkkkkkkkk

  • @aweisomar
    @aweisomar 12 ปีที่แล้ว

    NACASYAC YAHOOW DADKA KALA BARO ABGAAL WAA ADEERADAA....

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 12 ปีที่แล้ว

    Daahir calasaw faisal wuxu ka rabay wuu ka waayey kkkkkkk wuxu islahaa waa nin hadal badane bad ha galo laakiin wuu ka gaabsaday faisal. marka horebe mujaahid faisal inuu dulligan wareysi siiyo maaheyn waa bahal somaliland neceb.

  • @BUUHOODLE10
    @BUUHOODLE10 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk viva daahir....odeygan gab-gable sidii odey geeli ba ay.na xagee kasoo heshay....ala jin sanidaa daahirow alow kudhowr...........ani waxaan kuqoslay markuu yiri calanka somaliya meel ayaa iga xanuunta...ilaahay hakuu bogsiiyo adeer......kaas ayaad kudanbayn.....somaliya sandule ayaad kutihiine............waxaa kale oo iicajabisay...siduu faroole ugu dhameeyay.......taadana kula lihi taydana anaa iska leh..kkkkkk.reer burcad badeedna meel ayuu ugasoo hadhay kkkkkkk..inaba caadi maha

  • @osmansise
    @osmansise 12 ปีที่แล้ว

    HE is mentaly sik sjuk i huvudet walaahi kuye djabouti jabuuti ma hooyadii baa leh de maxuu kaga wareegaysanayaa ismaaciil cumar geele dalkiisuu hadii uu xamar wax la qabanayo iyo haddii kale masaagaba ah hadduu hagaagsan yahay kii u garacan waraysan lahaaba

  • @Mofbee
    @Mofbee 12 ปีที่แล้ว

    MR calasow cudurka EEBE hakaa daweeyo somaliland waakuwaa tolkaa xabada timir ah ay kala qaysanayaan ee ay cuno u dhadhami wayday walaalahood oo dhibaataysane
    Hawiyena wuu ogyahay taas
    wuxuu yidhi ninkii
    Bawdada markaan ka jabay iyo boqonka taagiisa
    Habeenkii way bidhan lahaa bahalkii cawlaaye
    ninkii beled shisheeye iga jiray sona bixi wayay
    Ee inaan bogsado uun jeclaa BEERKA KA OGSOONI
    Ninkii baga i yidhina beerka ka ogsoni
    Ninkii caqli leh wuu garanyaa doqona loo sheegi maayo

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 12 ปีที่แล้ว

    WALAAHI FAYSAL WAA RAGEDII KIII YARAA WUSOO XIDHXIDHAY NIN AFTAHAMAOO MARKISII HOREBA KA DHASHAY BEEL AFTAHANIMADA LOO DAYAY AYUU ISLEEYAY QALAD

  • @ahmedjamabadmax5740
    @ahmedjamabadmax5740 9 ปีที่แล้ว

    kan siil baa ku yaala daahir fataaloow waxba kama hadlayo wax ka hadal marka hore

  • @abdifatahbosniya5977
    @abdifatahbosniya5977 11 ปีที่แล้ว

    Wlhi faysal waa nin rageed ..abaalkisa .marisay wilkan yaree habowsan .....axmed godane markii hore somaliland ku xumayn ayaad iso dhaweysateen

  • @kaysemaahir3371
    @kaysemaahir3371 8 ปีที่แล้ว

    dahir alasow suudhkan iskama bixiyoba

  • @Mofbee
    @Mofbee 12 ปีที่แล้ว

    fasyal geesi walee caawa cashar ayaad u dhigtay Af gaduud
    reer somalilnad khaas ahaan reer sheekh isaxaaq wax colaad ah oo ay u qabaan walaladood hawiye ma jirto waakuwa hargaysa ka buuxa waa kuwa maalintay qadhaadhay u gurmaday iyadoo ay kuwii somali nimada la sheeganayay ee
    xoolihii dunida boobay ee budhcadland ay isku darsadeen tay budhcad badeeda ka qaadeen iyo tay somali nimo ku heleen ,

  • @kynaan09
    @kynaan09 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkk afgaduud kadaaya dagaalka, shaqadiisa ayaa na inuu wareesto dadka, wareesigaan aad baan uga helay adiga miyuu kudhibay/

  • @mizzlaascanod
    @mizzlaascanod 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk calankagaag la guub waxuu dhahay calaankiinaa waan ka naxaa naa indhoo adagkaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee kaas baa ku huraan najiis

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 8 ปีที่แล้ว

    Hhh wuu madhan yahay ina cali warabe kuye mid reer laascanood baan ka dhiglaha. Talliyaheyga hoyada siilka. Ka was baqti fooqol baqti

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 8 ปีที่แล้ว

      abaahaa iyo waxtahayba was ayahaw afkaga qadhmuun ee uraya ka jeedi faysal wasakh