Faah Faahin Dhameystriran oo ku sabsan Full Stack Software Engineer Mentorship | Soomaali Developer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @OmarTood
    @OmarTood 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dugsiiye Wa Madal Runtii Arday Jecel barashada programming ka haqabtirtay Baahiyadooda, Waxan Rajeyna inaad Ka Faa'ideysan,dontan Waqtigiina Kulay Waxad heli dontaan Aqoon Tayo Leh, oo Loo Hagar baxay❤

    • @hudayfisaidabdullahi6677
      @hudayfisaidabdullahi6677 9 หลายเดือนก่อน

      Nio css positioning videoo kasoo samee khyr alle haku siiyee ? Css position relative/absolute/ labadaaa awooda saar

  • @coderabdullahi444
    @coderabdullahi444 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you sir. All your efforts in uploading amazing content. I learned a lot from you . ❤

  • @Suldaanjama_OFFICIAL
    @Suldaanjama_OFFICIAL 10 หลายเดือนก่อน

    illahay ha idinka abaal mariyo ustaad waxaan rajaynayaa in laga faa'idaysto aqoontaa baaxadda leh

  • @maxamadcllahijdjsdu26
    @maxamadcllahijdjsdu26 9 หลายเดือนก่อน +1

    Program aaad ayaaa u jeclaaan lahaaa inaaa ka qayba qaato lkn dhibto waxahay ka jirtaaa. Dhinac jeebka ilaaahya faraj khayra qabah noo keeen

  • @isahkismeil
    @isahkismeil 7 หลายเดือนก่อน +1

    ustaad waad ku mahad santay sidad no faham siisay rules ka lkn dhiptu waa qiimaha marka waxan jeclan laha inad hal mar ku noqoto qiimaha ado raliya

  • @SahraHassan-xn1dr
    @SahraHassan-xn1dr 12 วันที่ผ่านมา

    Intee kaalasoo xiririkara

  • @Travelwithusintheworld
    @Travelwithusintheworld 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad price ka culeys wye siiba arday somalia jooga waalidkiisana ku tiirsan laga yabo in hooyo ama aabo mid shaqeeya hadana raba course kaan oo kale nuu ka qeyb galo qiimahan darteed ayuu uga haraa mana fiicno marka haday macquul tahay qiimaha ku noqda fadlan waa codsi mahadsanid

    • @OmarTood
      @OmarTood 10 หลายเดือนก่อน

      Wll Wa Sax Balse Sandki hore Wuxu aha 150$ seriously. Price Hada Aad Aragto Iyo Kii hore ma isku dhigmaan Wa Maay Discount 50% Ah Ayan Lagu samayey Arday Somaliyed Dartooda, Marka Hadan Awoodin dhibmahan Any time Waad Ka so qeyb gali kartaa hadii ad wax isku aadisatid❤

  • @khalifrageh8260
    @khalifrageh8260 10 หลายเดือนก่อน

    Laravel cashar ka soo diyaariya.

  • @mohamedaliiise9049
    @mohamedaliiise9049 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin 79 xanuun waayeh walba 50 xitaah dheh