MUXUU YAHAY WARKA CUSUB EE ABIY AHMED KA SHEEGAY DAMACIISA BADDA SOOMAALIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 120

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa sidaa wuu cadaystay
    Inuu ka noqonayn
    Lakin waa garadka waa kii qotiga wuu ku jabidoonaa insha allahi

  • @Sitti360
    @Sitti360 10 หลายเดือนก่อน

    ❤ Dr Ahmed Robleh mahadsanid.

  • @abdikaniabdillahi2391
    @abdikaniabdillahi2391 10 หลายเดือนก่อน +1

    Odoroska awaasha siyaasadeed ee geeska🎉

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 หลายเดือนก่อน +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu igu sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan doonayaa in aad yara jilcisaan hadalka Abiyi ee ahaa waxaan xabsi ku haynaa 130M kuwaa oo danahoda kala duwan yihiin

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 10 หลายเดือนก่อน +1

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 10 หลายเดือนก่อน +2

    Soo dhawaada ayaan leeyahay waxa aan kale helno ayaan leenahay

  • @mohadeeq534
    @mohadeeq534 10 หลายเดือนก่อน +3

    Abii waa doonfaar yar nac nacdiisa wuu badiyey ee si dhaqsi ah noogu imaw ilaahay idinkii kama haraayo ila adis insha allah imaaraat aya meel xun kaa ridaayo

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 10 หลายเดือนก่อน +3

    Abi qorshahiisa uma suurta geleyso inshallah anga diyaar ab inaan xabad kala hortagno

    • @143-k1d
      @143-k1d 10 หลายเดือนก่อน +1

      wuuba is dhiibay runtuu arkay wuxuu og yahay ethiopia in hal meel looga soo wada jeesa naayo somalia guul waarta insha allah

  • @abdullahiothman4592
    @abdullahiothman4592 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wan idiin salamy team Hbn horow socda.

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ❤❤

  • @hajii2033
    @hajii2033 10 หลายเดือนก่อน +1

    guul guul somlia land❤❤❤❤❤

  • @HabibaMahamud-ut4yf
    @HabibaMahamud-ut4yf 10 หลายเดือนก่อน

    Anagana abiy.a ayaa qorata noogu jiro kan damaciisa waa islaariil camal. Indho.adeyaga iyo waali soo soco waxad naga hesho ayaa leedahey soomaliya waa dad idinku filan❤❤❤❤❤

  • @YusufAbas-c5e
    @YusufAbas-c5e 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks hbn??

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan kugu dhiiri gelinaa markii aad sheegeeyso Dalkeena iyo mid kale in aad mar kasta mudnaanta siiso Dalkena sida in aad tiraa Somaliya iyo itobiya

  • @143-k1d
    @143-k1d 10 หลายเดือนก่อน +1

    Birmade Hassan Sheikh Is Not Easy Allaha Xafido Ethiopia Meel Uu Saaray Walee,

    • @koosmohamed7622
      @koosmohamed7622 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 Xasse Diiqo muxi samynkara Xorbanu Nahy hadanu nahyS/land dhulkua Cirka , Badda wankiraynana, l ibinaba lkn tiina katalya xassen diiqa Xamar aya oloaysa wax hakqabto.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 10 หลายเดือนก่อน

      @@koosmohamed7622
      Dhulka hadaad leedahay maad xabashida ka ceshatid,waa maxay wadaniyad xumada.

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 10 หลายเดือนก่อน

    Bada somalia 🇸🇴 waa halkee!

  • @carafatabdiwahib315
    @carafatabdiwahib315 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asalamu Aleykum molid iyo maxamed cade

  • @maryami2299
    @maryami2299 10 หลายเดือนก่อน +1

    26 wadan baan Afrika bad lahayn wax bad u Waa Shana lama arag kan imaaraad baa waalay

  • @ahmedfahiye9525
    @ahmedfahiye9525 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jamhuuriyada Somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 10 หลายเดือนก่อน +1

    TAHDIID SOMALILAND WAXBAY KALA KIRAYSANAYAAN LAAKIIN WAXA UU UJEEDIYAY SOMALIA HADALKA LAMA BEDELEE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 10 หลายเดือนก่อน +1

    KAN WAXAA KA MUQATA SOMALILAND NACAYAB KALA WE ARE SOMALILAND IYO SOMALIYA

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 10 หลายเดือนก่อน

      itoibiyaan sida somalida leysugu diro weybarteen balkan fiiri itoobiyaanka ah somaliland uma baahna gumeysiga itoobiya oo ah cadow soojireen ah waxaana nagu markhaatiga nool oo ah kilinka shanaad iyo dhibka ay ugeysteen walaalaheen dagan kilinkaas hadhacdo itoobiya

  • @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
    @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia waxay doonaysaa inay daked hesho si ay uga dhoofiso petrolka ku jira gobolka somalida. Si ay uga faaiidaysato kala qaybsanaanta somalida

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia waxa dhul marabtoo bada oo keliya ayey rabbtaa Ethiopia

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @MahamedmuseMahamedmuse
    @MahamedmuseMahamedmuse 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hayee arrin taasi mafulaysaa??

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 10 หลายเดือนก่อน +1

    Intuu badiisii erateria siiyey ayuu rabaa in uu somali xoogo, erateria muu 120 million ee ku faanaayo ku qabsado

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 10 หลายเดือนก่อน

      120 milion ma iney u dagaalayan ayad moda badankodu waaba kaso horjedan abi marka laga reebo inyar oo canfar ah

  • @CabdiAadanmstn
    @CabdiAadanmstn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inta somalida iskumaqaned
    Gudah somalida
    Barna lagurmeyo

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 10 หลายเดือนก่อน +1

    Balaayo baa soo doonatay dhulkeena.
    Xabashi waanu ka xoog badanahay.
    Ayaguna waa ogyihiin taas.
    Waxase u adeegaya jaajuusiin Soomaali ah oo madax ah maanta.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
    @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Arintaas waxa dabada ka riicaya emeradka carabta iyagoo ku xumaynaya jibouti si ay u wayso dhaqalihii ay ka heli jirtay Ethiopia

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 10 หลายเดือนก่อน +1

    Itobia waxey ilmahooda ey lskuulka ugu dhigaan in ey leyihiin dhulkeena walaa waxaa igu tiri gabar ila shaqeynjirtay canada.xasbunAllah wanicmalwakiil walaahi oo billah in aan qofna qadan karin dhulkeena badeena cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos A.iin yaa Allah

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 10 หลายเดือนก่อน +2

    Fiiri Dr. 20 km baan rabnaa baa is Afgaradku ahaa sida la sheegay
    Balse waxaa soo baxday in Halkii 20 km ahad laga dhigay 50 km ayadoo aan wax dad ah oo ku noolaanayaa aysan jirin
    50 km waxaa ilaalinayaa ciidamada ethopia halka 150 km oo gelaya dhulka DDS. DHamaan waa la banaynayaa waxaana ilaalinaya amniga dhulkaas ciidamada ethopia
    Mawliid sidaas baan xagta ku hayaa anigu

    • @143-k1d
      @143-k1d 10 หลายเดือนก่อน

      aad iyo aad

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน +1

    Codsiga uu soo gudbiyay hadii ay somaliya diido, waxa uu samaynayo waa laganahayaa.

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน +1

    MOU , Heshiiska is afgarad sidiisa ayuu u taagan yahay , waa sida uu hadalka u dhigay, Somaliya anagu wax dhibaato ah uma gaysanayno oo hadaba waan ilaalinaa, si cad ayuu ukala saaray Somaliya iyo Somaliland.

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axmad rooble madhagaysan hadalkii abiyu

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wexeey ba aaminsan yihiin ineey Gobolka Awdel qaataan Somaliland ay ugu badalaan Resivearia la dhoho sida xarshin iyo Gaashaamo

  • @YasinMuse-x2u
    @YasinMuse-x2u 10 หลายเดือนก่อน +2

    Horta waxaa iswadiin mudan in su' aalahaan laga jawaabo, Ka Soo qaad20/km oo Badd ah in lasiiyey.
    1- 20/km waxaa Ka danbeeya 200/km ilaa xuduudka Ethiopia laga Soo gaarayso , mar miyaa loogu darayaa xisaabta , 20/km oo balac ah iyo 200/km oo dhirir ah.
    2- lughaya ilaa zaylac waxaa Ku yaal labo Ceel oo shidaal ah oo maraykanka kahela 1980/gii, ceeladhana maloogu daray??
    3- Markaad 20/km oo bada lasiiyo xaq ma uleeyihiin in ay Ka kaluumastaan.
    4-dadka dagan 20km X 200/km oo Somalida ah maantay, ma Ethiopian ayey noqonayaan mase waa laga qaxinayaa??

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 10 หลายเดือนก่อน

      Hadii lasiiyay maxaa kaagalay adiga 😂😂 adaa daga meesha anagaa dagna sowmaha bilaash Ayaan ku siinaynaa maahee xataa state kamid ah Ayaan noqon karnaa walhii

    • @YasinMuse-x2u
      @YasinMuse-x2u 10 หลายเดือนก่อน

      Adeer Dhulka ciise iyo samaroon ayaa leh , ayagaana Ku filan difaaca dhukooda , Adiga ma adigaa somaali ahba , sowdigii Ku hayey , krishtada Nagaa, Badda Qaata Nagaa, Hablaheena kufsada Nagaa, ilibka ceeriin ila cun Nagaa hhhhhh Akhas iyo Yaahuu, Horta Oromo aan Soo dhawaydanay ayaad ahayd, Awalba marti ayaad aheed , EE martinimada iyo eden Ku joog hadii kale ( TARXIILKA NAGAA)😂😂😂

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 10 หลายเดือนก่อน +1

    BADDA ANAGAA KIRAYNAY AMA BOODA AMA DHACA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 10 หลายเดือนก่อน

      Naa is ka amus kira beshayahy amxarada madaxa ha ka garacdo siismo waye mayada kira mse dhagaha ladahay malaha

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 10 หลายเดือนก่อน

    Way ku fiican tahay somali in oromada ku tiigtiigsadaan , qarnigii 21 iyo oroma ha ku gumeysato habaar ma dhaafo. Iyo qoorta u dhiibo , muse bixi taariikhda baal madaw baad ka gashay 😢😢😢

  • @Familyguy250
    @Familyguy250 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mawliid waxaad taahayii beenaalaa beenaalaa Somaliland waa daawlaad maadax baanaan Viv Somaliland and Ethiopia good job 👍👍👍👍👍👍👍

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 10 หลายเดือนก่อน +2

    ARINTA WAY ISKA CADAHAY MAR HADUU YIRI SHARCI BAAN KU KALA BAXEENAA SOMALIA OO UUSAN SOO HADAL QAADIN SOMALILAND, MEESHAA FAR BAA KU GODAY MUUSE FILE KII UU JABUUTI KA SOO QAADAY AYUU UULA TAGAY ABAY AHMED TAASINA Mrs ADNA iyo Mr KAAHIN way noo sheegeen lakiin DOWLADA Federalka way inkirtay ilaa iyo hadana wax talaabo diplomasi kama qaadin dawlada arinta ethiopia ganacsi iyo xiriirba

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hadey
    Bad doonayaan
    Micnaha dhulna way rabaan,
    Dhul horena wuu nooga maqnaa itoobiya,
    Difaacista dalka waa lagama maarmaan

  • @Xumeey
    @Xumeey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Oromo & soomaaliland waa Hal oromo hadaad aragto somaliland aragtey?

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 10 หลายเดือนก่อน +1

    Runti madaxdena somaliya aadbay u jilaacsantahey

  • @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
    @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mida kale hassan sh.m. uma arko imaradku inay yihin cadowga kusoo duulay somalia mdxwne hassan sh. Dhaqalaha yar uu ka helayo umaraadka ayaa danta somalida uga weyn

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 10 หลายเดือนก่อน +1

    💚🇵🇸🇸🇴❤️👍

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 10 หลายเดือนก่อน +1

    Majecleensan axmed rooble wuxuuna moodaa inuu yaqaano kelidii amxaariga

  • @faysaljibriil5778
    @faysaljibriil5778 10 หลายเดือนก่อน

    Hbn wararki su WA wacan yihiin lakiin hadii u xaQiiQ da un waramo walagu jeclan dhaha ader

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 10 หลายเดือนก่อน +1

    BARNAAMIJKAN WAA MID DHAMAYS TIRAN EMIRATEDKA AYA WADA
    X GURGUURTENA WUU SAXIIXAYA
    MAXAD KA ORANAYSAN
    REERKA XASAN KA DHASHAYOW?????

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 10 หลายเดือนก่อน +1

    WERIYE BAA TAHAY GAALKA YAA LA OG XASAN DHIIQO YUHUUD RAACA WAA LA OGYAHAY😅😅😅😅😅HAWIYE WADANKA MA SAAMAYN KARTAA😅😅😅

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 10 หลายเดือนก่อน

    Umada soomaaliyed dhaman hamidoban oo hays baltaga dawlada soomaaliyed

  • @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj
    @muktarlathanemuhiyadin-ez4mj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu daacad yahay xidhiidhka ayuu u jari lahaa imaraadka

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 10 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyay ninkan si walba waa inola hadlay warkisuna waa cadyahay ee haloo midoobo arinkaas oo yaan la dhayalsanin please

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 10 หลายเดือนก่อน +3

    SOMALI WAY IS BARATAY SOMALILAND CADOW GA KOWAAD EE AY LEEDAHAY WAA SOMALI

    • @husseinaden7255
      @husseinaden7255 10 หลายเดือนก่อน

      Qalbigeena Alle burcad ha iisu mariyo

    • @fowzi1083
      @fowzi1083 10 หลายเดือนก่อน

      Oromo waye jwb malahan

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 10 หลายเดือนก่อน

      Waaruntaa walhii cadowga kowaad waa somali lkn waynu ka faaidaysanynaa inta uu xilka hayo abiiy hadhow waxa doono ayaynu samayn doonaa walhii very well and smart muse bihi iyo abii ❤❤❤ I lovit ❤❤❤

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z 10 หลายเดือนก่อน

      Oromo iska calacal ooy😢

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 10 หลายเดือนก่อน

      @@user-om4nx5qm4z oromo ayaanu nahay hadaanu nahay isaaq sababtaasi ayaanu u doonaynaa inaan idinka tagno oon noqono nadaa oo qaybtaada maamulo uun adigiibaa qaraxyo kaa dhacayaan iyo dumar la qalaayo subxaanallah allahu akbar

  • @maxamudibraahim8019
    @maxamudibraahim8019 10 หลายเดือนก่อน +1

    Halkana faqash uunbay usii dhitinaysaa waa kaguuris

  • @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
    @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abiye warkiisu waa iska cadaa mana sheegadkiisa ciidanka ugu badan inuu uga dhintay guda soomaaliya hadana wuxuu yiri inaan muqdisho difaacno hadana aan bada aan meel aan kadifaacno argagixisada bada maxaytahay aduunka wuxuu kukala guuleysataa siduu ukala xoogbadanyahay magaranayo sababta anaga kaligeen aduunyadu noo gudiidayso inaan badqaadano biyahaga wabiga waa laiska qaataa marka way cadaha inuu doonayo bada soomaaliya

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 10 หลายเดือนก่อน +1

    War somalaa warka abiye yaraahdo wax macnaaa malaha wadsnkeena difaaciiso waa muqadas meel yarbaan karabnaa kulahaa dhulkeenee buu heestaa markaa buu midkale sii doonayaa axmaq sanaa wuxu

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน +1

    Si cad ayuu hadlaka u dhigay.

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 10 หลายเดือนก่อน +1

    Baraaruga somalaay waa leeysi soo galay

  • @AtashQasim-kw8yn
    @AtashQasim-kw8yn 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka ku dhintay s/liya hortood ayeey kudhinteen itoobiya somaali badan ee abiiyoow iskadaa adunweynaha ee xasan shiiq iyo barlamaan baakusiinkarin oo somalikamasuulah alse dhamaan ineeywalanyihiin itoobiya oo looaamusay waxeymodeen s/mali falastiin hada ayaad tuutaha xiratay ee xogow adoo badiyodhulba sheegin ogoow inaadkubaxsandoonin itoobiya hadaba maxaayeelay taariiqda dibubaar iyo aqoonta s/maali

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 10 หลายเดือนก่อน +1

    Warka abiy iyo taliyaha ciidamada Ethiopia warkoodu wuu cadyahay ayagoo og awood ay somaliya maanta isaga dhiciso inaysan jirin laakiin maanta waxaa noo diyaar ah turkiga oo sheegay inay difaacayaan bad iyo beri sida liibiya ay u difaaceen dawlada la aqoonsanyahay liibiya somaliyana wada jirkeeda aduunka oo dhan yaa isku raacay inaysan jirin waxla yiraahdo somaliland marka madaxweyne hasan waa in uu koojiyo masaajid ka hadalka iyo carab ka daba wareega dawladii turkigu oo dhan yaa la yaaban arinta ficilka aan dareenka lahayn madaxda somalida mise imaraatka yaa diidan in hasan turki tago maxaa la sugayaa

    • @ismailsaleban9783
      @ismailsaleban9783 10 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk sxb toos riyadah beenta koonfurta 30 ayaah riyoow kujirteen bada wax is kaleh dawlada somaliland haddii dagaal noqotoow wllhi bllhi tllhi waanu la safananaah Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ hadaanu nahay reer somaliland cadoow aan ahayn somalie malihin lkn hortada ayaah lagu dhawaqayaah aqoonsiga somaliland maxaad ka badalikartaah

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidankisa hadey ku dhinteen Somalia ma dhul buu ku qaadan 120 adigaa dhalay maxaa naga quseeyo anaga waa caqli Oromo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mr.abiye waa dagaal ooge aragti gàaban damac badan isagii ayaa gudihiisii ka ololaya lkn yaan dhayalsan ninkaa lkn waxa ka xun itoobiya waa imaaraadka oo maal galiya sharka iyo burburinta islaamka sidaa darteed yuhuudigaa dhibta wada waa ninka ka taliya mafiada lagu sheego imaaraad oo ah cadawga
    Koowaad ee somalia iyo islaamka xasan sheekhna jeebkooda ayuu KU jiraa waayo waa nin beeso mooyee weli aan lahayn caqliyad qaranimo sidaa darteed Mr xasan waa in uu eryo amisom iyo imaaraadka sidoo kale eritrea masar turkey iyo qadarna waa in uu degdeg u kaashado iyo Iran china iyo ruushka lkn carab African iyo reer galbeed midna ha Soo dhowaysan

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 10 หลายเดือนก่อน +1

    War.somaliya.waydhiimatay.

  • @Hansen_270
    @Hansen_270 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adi wariye noce tahay qanun seed u qatan qadasho cadna maxad ku tilmami

  • @maryami2299
    @maryami2299 10 หลายเดือนก่อน

    Waa meel aan bada ka galno inta wadankayaga ka tagno ilaa bada aanan canshuur Nixon oo iyayagu lee yihiin

  • @nathra7351
    @nathra7351 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maba fahmaysan afkiisa. Somaliland dhul iyo badba iyadaa leh Somalia down

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aby Ahmad nin hadalkis fadhiyo mahane sababta marko leyahay inee dariska nafahman waye anaga biya siina ayagana waa inee nasiyan dagalna marabno dhahay hadana waan is difacena hadii nala soo weraro wixisa waa is ku dardar Nin fadhiyo mahan marka walidisa hanala dhaafo

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 10 หลายเดือนก่อน +1

    Argagaxiso iska difaceyna kulaha isreal hoos ka 😂 wata bada ma ayagaba u dhaw Ethiopio dhib badna

  • @ismailsaleban9783
    @ismailsaleban9783 10 หลายเดือนก่อน +1

    Su all ninkan is kaleh Hbn waa ayoow ma hawiyaah bal iga soo jawaabah kolay waa nin fiican oo munaafaqad aqoon cufu. sidah Horah fadhih munaafaq iyo ciil reer somaliland ah

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 10 หลายเดือนก่อน

      Xanuunka qabyalad ka kor quranka badso si aa ucafimado

  • @Adamkuku-u1f
    @Adamkuku-u1f 10 หลายเดือนก่อน +1

    Oo ninyahaw qaabka aad itabinayso warka Somalia iyo Ethiopia waxaa moodaa inaad dhexdhaxaad ka tahay.see kudhacday adoo wariye somaaliya inaad sidaa u hadasho. Tusaale wararka hawada laysumarinayo.

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maya DR. Rooble dhulka. 3 ayaa loo kala gooyo qayb waxay Raacaysaa DJ.jabuuti
    Qayb waxay Raacaysaa DDS oo gaaraysa 150 km sida aan xogta ku hayo
    Qaybta waxay raacaysaa somaliland oo gobolkii AWDAL BAA 3 LOO QAYBIYEY
    Qayb w

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 10 หลายเดือนก่อน +1

    Garaadkeenii siyaasiga baa noqday ani ii. Kaalay iyo ani ii kaalay dal iiba hayaa
    Nin wax iibin karaa iskayar . Dhulkana shacab baa iska leh
    Awooduna waa shacabka. Walaa xasan baa isku dayi Karin walaa muse
    Lagama wada hadli karaba. Ninka bad kala hadlaa waa Nin guskii aabihii Ku ciyaaray. Ethiopia dhulkii soomalida ha soo celiso

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ha duwina heshiiska somaliland iyo itoopiya WADA gaadheen dul la siinaya majiro ee wa saldhig cayiman oo 20 km ah iyo isticmaalka dekeda berbera .waxa aad dhuraysaan wa idin gooni iyo xasad idinku jira

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 10 หลายเดือนก่อน

    Abi ahmed imaardaka daba ka riixetsy anaka jilaac naga muuqada

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 10 หลายเดือนก่อน +1

    Moliido idinka warbahiinta ka shaqeeya inn xooga saartan dowlada somaliya fijinaan weyn sameeyso etobiiyo waa cadowgeyna kuwaad marnaba somalia cagaaheyda ku istaagto marabto waa nasiib daro dowladeyna dagal diyaar uma ahaa mamulada kajira somaliya ma mideysan arintas xabashiida fursad ayee u arkeysa madaxweynaha somaliya waxa laga raaba in kasbada madaxda in usu dhaweysto lashaqeeyo

  • @maryami2299
    @maryami2299 10 หลายเดือนก่อน

    Oo jabuuti iyo soomaaliya dad ma yeelanayaan

  • @Xumeey
    @Xumeey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amxaaro rabaayad ma gasho? Meeshaa aragto ku toogo?

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waligood kiristan kuma dabaal dagi karaan dhul somali waa huuh. . waa inoo dagaal

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 10 หลายเดือนก่อน +1

    3 mamul itobiyo madsxwenahoda wey fakaden midna oromo oo u dhow gobolka somali galbed wuxu maqley in xilka laga qadayo u mucarad yahay dhufeys bu sameystey wu is dafacaya intas oo dhan dhibato ayu wuxu ku dejinaya bad inu helayo

  • @Ibrahimxasanibrahimxassan
    @Ibrahimxasanibrahimxassan 10 หลายเดือนก่อน

    Itoobiyo.maxaalagueedayaa.safaaradooda.ayaamadaxtooyada.ayeeykudhextaalaa

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 10 หลายเดือนก่อน +1

    Fakirkaygu waa idinka duwan yahay koleyba

  • @DiginSaffre-pr1sw
    @DiginSaffre-pr1sw 10 หลายเดือนก่อน

    Haduu sohadal qado somalilan qacbaa idinka yeedhaysa
    Waxad mujisen sohadal qaad la aanta somaliland in aad nafis dareenteen😂

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abey wuxu ugaadey in somaliya kala daatsantahey una u adeygsado dad somali ah aan damiir laheen ulagu shaqeysan karo

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 10 หลายเดือนก่อน +1

    Munaafaqiin waxad rajo ka dhiganaysa somalilan muu soo qaadin ku lahaa waar tani way socote cowridiina idinku is cawr ya daarod iyo hawiye dad wax lala yeesho ma is taahishan caku lamidow giini aad nagu galaafaten

  • @ismaciilmahamed9794
    @ismaciilmahamed9794 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heshiiskan waa dhacayaa ooya ama ha ooyina waxba kama badali kareysaan

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 10 หลายเดือนก่อน

      Oromo yaba weydinaya hadal

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 10 หลายเดือนก่อน +1

    War.nacas.kan.fataalka.ah

  • @Sahal-c5s
    @Sahal-c5s 10 หลายเดือนก่อน

    Ala maxaad khiyaali isku maaweliseen cajiib hnb tv , ma taas ayaad keentay,

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abey wa doofar beenbadan, oo hadalkiida wa aan kala jabiyo Somali, waligiin caksi u fasira wuxuu idin muujiyo😒 Aniga iga qora ninkas haduusan u socon in uu iskujibiyo Somali, si uu dhul u helo😎

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h 10 หลายเดือนก่อน +1

    Propaganda been kiliya ah

  • @cabdiraxmanismaaciil8984
    @cabdiraxmanismaaciil8984 9 หลายเดือนก่อน

    Dheh

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 หลายเดือนก่อน

    Gudaheda aba gudahaga maxakudiday ditoor xudud maleh maa wada tihin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 หลายเดือนก่อน

    Abiy Ahmed warkiisu waa cadyahay ee somaliya iyo Djiboouti dagaalka ha u diyaargarooban, Eritrea iyadu hore ayay u tashatay laakin Abiy Ahmed haduu soo farogaliyo Somali waa halkuu ku dhimanayay walaahi mana gulaysan karo, laakin Hassan sheekh waa qof liita ilaa hadda jaadkoodi iyo diyaaradoodi ma joojin xagaa Farmaajo ayaa ka ragonimo badnaa

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 10 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh alaylahe kanaa gudcur gudaya

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale.nacdali.kugusoo.dagtay.adiga.iyo.ka.kuwaraysanaayo

  • @hajii2033
    @hajii2033 10 หลายเดือนก่อน +1

    nacas beenale beenta

  • @cabdiraxmanismaaciil8984
    @cabdiraxmanismaaciil8984 9 หลายเดือนก่อน

    Kusoco

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 10 หลายเดือนก่อน

    Yam yam iyo qadaad wayn ayaa soomaaliland looga taag la,ayahay wataad ku wada qalinayseen soomaaliland laascaanood ha ka baxdo maxaa idinka galay xeebaheeda