4:40am 4/10/2022 Galab Tallaado ah 🥺 Qof Walba rajadiisa Allaha U wanaajiyo🤲 Wixii iga tagay way tageen💔🥺 Hilaac ii bigliyo Hadaf Baan Arkaa🥺 Halkaan gaar u Rabay Waan gaadhayaa🥺🙏💪
Waxaan dareemayaa qisada heestu inay fanaanka ku dhacday mudo badan uu ka maqnaa saaxada fanka in fankiisa la colaadiyay ayaan dareemayaa fikirkayga Hadii weligaa lagu ciilo waa marka ninka ragii tartanka sii badiyoh keep going on
Ha iga hadhin Naftaaayy wan gaadhaya ha IGA daalinee wan gaadhaya 🥺😥mawprwalpon heeskan dhegaysto wan ilmeeya xaqiiqtn anigay iiga hadlysaa😭🥺 anoo waalidkayy Haysta hadana wan garab la ahay 😭 haben iyo dharar wan fekeryaaa 🥺
Markaste Nuxur shiekh Ereyadeedu waa iga saameen badanyihiin Ereyada kale Qisaadan waxey si rasmi ah ugu dhacday Abwaanadeena Nuxur shiekh haddana nolosha heerka ugu wannaagsan ka joogta xag aqoon, xag magac, xag shaqo iyo wax walba waa sababtey heeskaan u uga macno waynyahay heesaha kale Alle ha u siyadiyo
By the moment I have seen this song in the TikTok it is like goes through into my dipper heart to be honest this song so fantastic and amazing keep going my lovely brada sky is limit
Wxn rajeynayaa in aan riyooyinkayga qaar ka mida aan gaadho intaan la gaadhin sanadka 2023 ama bilowga 2023 dadaalkeedana waan la imaanayaa si aan riyooyinkayga urumeeyo rabigayga J in uu arintayadaa igu caawiyo ayaan rajeynayaa h m J
Ragbaa Isku Helay Meesha TH-camrs Iyo Tiktokero Jiliin 100% Director 100% Camera 100% Music 100% Lyrics 100% Melody 100% Edit and Color 100% Voice 100%
Manatay oo ah malin qamiis ah tariikhdu waa 13/6/2024 in sha allah halkan gaar u rabay waan gaarayaa next markan inta soo booqdo waxee noqon doonta anigoo hamigeyga gaaray❤
Codka 10/10 Ereyada10/10 Laxanka10/10 Jiliinka wxay ka gali laheyd heesta ugu jiliinka fiican lkn wxa dilay jiliinkga mrkad wiilka ku gacn seydhey All the best
Hadal laygu yidhi ma hilmaami karo Halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa Hees dareenkayga badeshay oo qalbigayga taabatay Waxaad moodaa in heestan qalbigayga waxa ku jira la qoray oo lagu heesayo😢😢
Walalhi xaqiiiiq an aya maanta taas iheestaaa walahi fanaaninta heesta qisada ah wey is ka qadaan lkin waxaa jiro bulsho dhan o ey heesato qisoo yiinku
Ayy 🥺 hees qaLbiga si dhaba u taabanaysa Hamigayga iyo hiigsigaygu waa halkan gaar urabay waan gadhaya 2022 10 12 Maalin arbaca 1.25 daqiiqo duhurnimo xasuus dhig MaaLin ayaan I.a dib ugu soo laaban doona aan Hamigayga ka dhabeeyo 🥺😢
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 💓 💕
Aniga wllo qli waa muhiim quraanku ❤
Walal wad qaldan tahay inad Quran & Hees isku Barbar dhigto ayaaba totally qalad ah kafiirso waxad qoreyso kahor intaa waa iga nasteexo.
Warontesa
Aniga kugu racsn❤
Hadal Afkaga ka so baxey waxaa ugu macaan saliga nabiga Muhammed SCW SCW ❤️ 💖
Lyrics 5.10.22
Hadal laygu yidhi ma hilmaami karo
Misna kuma hanjabo waan hiitiyaa
Hamigaygiyo hiigsi gaygu waa
Halkaan gaar u rabay waan gaarayaa
Anoo hiil israba ninka iga hadhoo
I colaadiyana habeen uma jaboo
Hilinkaan rabiyo himiladayda fogbaa
I hogaamisee waan gaadhayaa
Koras
Hayga hadhin naftaay waan gaadhayaa
Hayga daalinee waan gaadhayaa
Halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa
Ha hadlaan war mooge waan gaadhayaa
Qof i hareer socdoo i haraad tiree
Marka hogol da'dana igu hadaf baxdaa
Horu socodka iyo is hor taagagu
Aanu hawl yaraan u nuglaana hayn
Hilaac ii bigliyo hadaf baan arkaa
Hiimsa hiimsa iyo mugdi waan ka baxay
Hanqaraaracuba hal lug uma dhutiyee
Halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa
❤️🥺💯
Halkan gaar u rabay wn gadhaya inshallah 😔🤲❤️
Hilaac ii bigliyo hadaf baan arkaa
Hiimsa hiimsa iyo mugdi waan ka baxay
Hanqaaracuba hal lug uma dhutieyee
Haalkan gaar u raabay waan gadhaaya
Sax
5:49
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
subscriber isoo dheh RESPECT
Amein Amein 🤲
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ammin yarab
Amiiiin Amiiiin Amiiiin
😢ameen😢
Heesaha noocaan loo qaado iyo music gaba waa heer sare.! I love it...🔥❤️
4:40am 4/10/2022 Galab Tallaado ah 🥺
Qof Walba rajadiisa Allaha U wanaajiyo🤲
Wixii iga tagay way tageen💔🥺
Hilaac ii bigliyo Hadaf Baan Arkaa🥺
Halkaan gaar u Rabay Waan gaadhayaa🥺🙏💪
Aamiin pwe
I just played this song mistakenly and it is already my favourite ❤ 💛
Nimcaan Onkod. "Himsa-Hiimsa iyo Mugdi waan ka baxay"... 🔥🔥
Pl
Qof waliba halka uu doonayo een macsi ku jirin Allaha gaarsiiyo, 🤲Eebe ha inoo rumeeyo hankeena,himiladeena iyo halkaan hiigsanayno🥇♦️♣️
Aamiin
Waxaan dareemayaa qisada heestu inay fanaanka ku dhacday mudo badan uu ka maqnaa saaxada fanka in fankiisa la colaadiyay ayaan dareemayaa fikirkayga
Hadii weligaa lagu ciilo waa marka ninka ragii tartanka sii badiyoh keep going on
The best person ever the most knowledgeable person is our prophet Muhammad swc ❤❤❤
swc sogaran ku tageraa adan nu nahay reer hargeiysa horomar wcn wall
Yeah but don't mention the prophet in a unwanted place thank u
😊
🥺waxan rajeynayaa 2023 intan lagaarin insha allah inan gaaro dhaman rajoyin keyga💔😟
Insha allh xbbti
Hada ka waran ma gaartay😭❤️
@@RaxmoMuqtaar-nj5rl😢50% gaaray
Sis Hada Wuu sii dhamaan Rapa Sanadku Ma gaadhaYy Rajadaada 😢 Alle Hakula garap gale 🤲🥺
@@FADXAAXMED-ri7kd😢mya wallhi lkn alle wan ka baryaa mar walbo🤲❤
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝🎆
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
Insha allah marka uu hadaf kayguu ii rumoobo ayaan comment kuso laban doon allah ha ii rumeeyo hadafka aan leeyahay idin ha idin rumeeyo amiiin🙏🥺🥺🥺
Walee wadankii woo is bedalay Jijiga dhisantay masha'Allah my hometown I miss it wallahi 😭
bormavweeye
Best clip wlhi wllky nimcan onkod waad gaadhi hamigada❤❤
Ereyada 7/10
Laxanka 8/10
Camera 10/10
Edeting 10/10
Codka 10/10
Acting 1000/10
♥️💯
Laxanka yaa saary
Muuqaalka, midhaha luuqda darreenka leh, musikada deggan ee laabaha u dhacaya. Wuxuba waa geddi kale❤
walhi manta anigo murugonaya oo hadalo qar onan filanayn aya laygu idhi ayay hestana iso dhacday wlhi wa magici ilahaye ana samayn igu yelata manta ax ax ax 😭😭😭😭😭😭
Walll waxa jiira hesaha qaar iney inaga turjuman waxa qalbiyadena ku jiira lkin waxad sameysata qof ku dhow ood ku nafiisto 😥
Insha allah waadgaadhay saahawarwarinwlldadlkahadalkoodanadhaghowdhigin
@@ubahdhool8158 sidaa weye wallll
Ha iga hadhin Naftaaayy wan gaadhaya ha IGA daalinee wan gaadhaya 🥺😥mawprwalpon heeskan dhegaysto wan ilmeeya xaqiiqtn anigay iiga hadlysaa😭🥺 anoo waalidkayy Haysta hadana wan garab la ahay 😭 haben iyo dharar wan fekeryaaa 🥺
😢😢😢😢🥹❤️
Kula mid baan ahy abyo
@@amiro.cismancabdullhi5964 wan ka bixi doona Wllo incha allah niyada khayr usheeg
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
Xagee joogtaa walahiish
Halkan gaar uraby wan garaya inshallah 2024 waxn rajeyna iney noqoto malinki riyoyinkeyga qeyb kamida irumobi donan 🥺🤲
Heestaan qalbigaygay taabtay xaladayda ayey ka turjumaysa 🥺
Markaste Nuxur shiekh Ereyadeedu waa iga saameen badanyihiin Ereyada kale Qisaadan waxey si rasmi ah ugu dhacday Abwaanadeena Nuxur shiekh haddana nolosha heerka ugu wannaagsan ka joogta xag aqoon, xag magac, xag shaqo iyo wax walba waa sababtey heeskaan u uga macno waynyahay heesaha kale Alle ha u siyadiyo
By the moment I have seen this song in the TikTok it is like goes through into my dipper heart to be honest this song so fantastic and amazing keep going my lovely brada sky is limit
Wxn rajeynayaa in aan riyooyinkayga qaar ka mida aan gaadho intaan la gaadhin sanadka 2023 ama bilowga 2023 dadaalkeedana waan la imaanayaa si aan riyooyinkayga urumeeyo rabigayga J in uu arintayadaa igu caawiyo ayaan rajeynayaa h m J
Waa qiso dhab ah waxyna ku dhacday zhpkay nimcaan onkod habeenka waan xasuusta somaliyey garab istaaga ninkaa waa nin cod macaan
Mafanka lagu ciilay wll🥺
@@hothoahmed4066 Haa ragii yasayna way joogaan waa musican iyo faananad is qaba lacag laga rabay asna mu haysaysan 3sano ayuu lajoogay ninkaas
@@subeyraskar 🥲waankaxumay waa hees dareen hadlaysa waxkasto nolosha kusoomara cashar kunoqonayan
@@subeyraskar Talow ma Maftuux cadceed iyo Deeqsan baa wll? Wixii Aad ogtahay nala wadaag fadlan
heestan waxay ka hadlaysaa
dadka fanka lagu ciilo marka la arko codka ku jira nin raba majiro in suuqa lagu ciriiriyo😭😭😭😭😭😭😭
Haa zHp lkn erayada yaa leh
Legend kii lawaayay solaabashowacan isha allah waxankuurajaynayaa inaad Gaadhi doontidhalkaadhiigsanayso😍😍😍😍keep going
Ficil iyo ereYo is wata the best song😢😢❤
Ragbaa Isku Helay Meesha
TH-camrs Iyo Tiktokero
Jiliin 100%
Director 100%
Camera 100%
Music 100%
Lyrics 100%
Melody 100%
Edit and Color 100%
Voice 100%
Codka% 💯
Ereyada% 💯
Laxanka% 💯
Muqaalka%💯
Style% 💯
Jiliyasha %💯
Waa hestii qarniga ♥️🤍💚
Ma sdasa😅
Aree garac halkanna majoogtaa
Best Fanaan hore usoco waad gaadhi waliba waad dhaafi anaa huba Sxb ❤
Heeskaan waxaad moodaa miraheeda in Qalbigeyga Laga soo toobay 🥺 Everything will be great i.a
Rajadayda wan Gadhaya Mar,uun insha allha Allha Hadu i Qadaro Waxan Rajenaya ina noqdo Ciyartoy somali ah Oo Ku Fanaya Somali nimadisa Aduunkana laga Qadariyo Insha allha 😪☝️⚽♥️ 2023, hadu allha i Rumeyo😪☝️⚽
Waad gaari I.a sxb taas riyada nin walba oo somali sports ah🥰🙏
Insha allaah hakuu aqbalo ducada
Isha Allh wll niyada qer ushek 🥰nasb wacan bro
Allha ku ruumeeyo abowe macn insha allha kheer 🥺🥰🤲
Waad gaadheysaaa wllkey😢💞
Best hees walla yappay wallkay Onkodka fanka 🔥🎤
Manatay oo ah malin qamiis ah tariikhdu waa 13/6/2024 in sha allah halkan gaar u rabay waan gaarayaa next markan inta soo booqdo waxee noqon doonta anigoo hamigeyga gaaray❤
The Lagend Is Back Nimcan Onkad 🥺♥️
Alla kan hees aan ani samaystay oo xiliga aan niyada dhisanaya isu qaado oo xaafadiiba wada barteen buu keenay oo ah waan gaadhayaa👏👏👏
9march 2023 waan gaarayaaa I.n💔🥺
Codka 10/10
Ereyada10/10
Laxanka10/10
Jiliinka wxay ka gali laheyd heesta ugu jiliinka fiican lkn wxa dilay jiliinkga mrkad wiilka ku gacn seydhey
All the best
Nimcaan onkod is back cod cajiib ah 🔥
Halkaan gaar urabay waan gaaraya💪💪💪 ....insha Allah ❤️
This song is my favorite mcn damn 😢😢😢😢❤
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💞
6/bisha /7 /2024 marka xigta inta soo boqondono waxa rajeynaya anoo hamikeyga qaar kamida irumoweyn insha allsj❤😢
Hadal laygu idhi mahilmamikaro😭💔 xalkan gaar urabay wan gadhayaaa ha iga daline wan gadhayaa😭
Waxan Heez Way dhaaftay wllhi Dareen ayay ledahay♥️✨️
Amazing Nimcan onkod barteedii ❤
Wow amazing voice nimcaan onkod
BEST SONG THANK YOU ONKOD🎵 ❤
Nlozhan waanacay😢 maxaan sameeya matahriiba nolozhaa igu cuslaatay 😢 lkn waballan hami iyo hiigsigaygaba waan garay❤😢
Iska samir abyo mar uun waa gaari doontaa hamikaga
@@almaaspea8333 abaayo maxaa samraaa wllhy xilliga kulahdlaayo waa ooyaya nlozhan wanacay hamigaygii waa baaa baay naf bixi waydaa igujidha😢😢😢😢
Kula mid Baan ahay waĺlhi waan tahriibaya😢
@@KiishoAxmedcumarsoory tahriib nlol maahan
Waaaw best song xaqiiq runtii dadka qaar markaa garab ka rabto kugu jes jesaan markaa her gartana hoostada yimadaan looma qabto Mar walba hamigaga
Nimcan khadar bade Ali rooble geedi farah hore u soco ina adeer qali
Hamiga iyo hadafka aad leedahay waxa garanka qof ay waayahu ciilen oo xanuun ay ku hayso point u rabo in uu istaago 😢😢😢😢
Aado wayn lipx
In ani lay qaadaay mooday saay iigu sabsantahay wlhi ilaahayo qof walibo hadaf leeh allha uuruymeeyo allhuma amiiiiiin🥺🥰🤲
xaqiiq intaan qurbo nacas aan walid ijogin ku xanustay markaa xanuusto qof biyo ishuba wayay iyago dad ila jogaan hadna ilahy yaan hysta kama quusan nolasha
HALKAAN GAAR U RABO WAAN GAADHAYAA
🎤__Heestan Waxaad Mooda inaY Aniga iga Hadlayso🥲✋
Halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa insha allah 😔 iso duceeya
wxn hes lama oran karo magac halo bixiyo sodka mcn laxanka erayada wn ku wata wllkey nimcan onkod horey u soco 😍
HaLkaN GaR urabo wan GadhaYa🇺🇸🇺🇸
Hadal laygu yidhi ma hilmaami karo
Halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa
Hees dareenkayga badeshay oo qalbigayga taabatay
Waxaad moodaa in heestan qalbigayga waxa ku jira la qoray oo lagu heesayo😢😢
Sorry 😢😢😢😢😢
Heestan Markan Dhageystey Muqalkana dawaday wax baan aad igu muuqda waliba aan odhankaro Nimcaan onkod mid Haysata waaye
Nimcaan waa fanan aad u cod macaan hadana fankiisu aad ayuu wali suuqa ugu yaryahay marka manta laga reebo Barnamujka sanad laha ah ee xidiguhu qabsadan unbaa laga arkaa Waxanan filayaa inay caqabad jirto
mideda kle nimcaan onkod waxaa jirra Nin Anan magaciisa sheegi rabin oo haddii uu garabka helilahaa Aad aw fanka meel uga gadhilahaa Hadu ka wayana halka awjoogo aw tagnan heesta ayanay ka muuqataa inay tasi hos udhigtey Blse halkaad gaar urabtey waad gadhaysaa bro 👍
WAA HEESTII UGU HOREYSAY AAN COMMUNITY KABAXSHO WOW 👏
AMAZING VOICE
HALKAN GAAR URABAY WAN GARAYAA 🌍🌍🌍🌏 WORLD VOICE PRO
Halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa
Heesaha gubaabada nololeed ah heesaha kale way ka cajiibsan-yihiin
Erayo macano wayn ku fadhiya music dagan cod halaasi ah
Hees iyo badh weeye waxaan dib uso booqday heestan 28.1.2024 habeen isniin ah.
Nimcaan onkod amazing voice 😍👌❤👏🙌
💪halkaan Gaar U Rabay waan Gaadhayaa Ha Hadlaan War Moog 🤷♂️
Heeste ugu feecned 2023 aan dhageesto😭❤️
Waa qiiso facil iyo fal celin leh 💯💯💯
hadal aad si dhayal u tira qalbigayga dhawacy🤤😭
15/10/2022 hbeen sabti soo galayso 10:50 pm😪Hadal laygu yidhi ma hilmaami karo😭😭
Good job 👏 teamkaygiii❤❤❤❤
Ammazing nimcaan
Wow amazing voice 😍👏👌
i watched million times ❤🔥
Walalhi xaqiiiiq an aya maanta taas iheestaaa walahi fanaaninta heesta qisada ah wey is ka qadaan lkin waxaa jiro bulsho dhan o ey heesato qisoo yiinku
Masha allah wll mcn ❤💋💖
Himsa himsiyo mugdi wan ka baxay 🖤😫🥺😫
Wllhi waxad moda heesta inay iga hadlayso 😢😢😢😢😢😢😢
heestu waa hees dhiiiri galina lkn malaha qof dumaay ku wacnayd inay qaaado ................ any way nimcan onkod is the best singer 🥰😍
Runti heesan waayi dhaftay hees qofka lama ciilo waxan waa aduunayo 😢
All the best 14/10/2022 🥰
Best hees halkaan gaar urban waan gaadhayaa
Yaaa allaaaah lotterga iiso saaar awood aan adiga ahyn kuma tiirsaniye 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Keep GoinG nimcaan onkod 💙
Nimcan onkod 💙🕊
Heesta wxn ku dhegan jiray Libya 11/10/2024😢😢😢😢
the best song of this yr
Ooh my qlpigah iga rli noqo 😢 after 2 year come back somali be aloneness 😢😢😊
Wlky Nimcaan ONKOD hore u soco
Dhalinyarada waxi fanka ubahan Hala garab istaago waxi uga horeyow message bay diraysa heestan
Beste hestan hedy 1 week hawada galiwaso waxabo ha iweeydiin waayo heestan dadka dhaan inaya❤hadalyso la moda ani xitaa weey tabatay
Best song ♥️✋
Heestaan tiktok igu wareerisay waxaan moodayay BK inu qaadaye ma ninkaana qaada? sxp guuleyso
Nimcaan horay usoco zhp
Ayy 🥺 hees qaLbiga si dhaba u taabanaysa
Hamigayga iyo hiigsigaygu waa halkan gaar urabay waan gadhaya
2022 10 12 Maalin arbaca 1.25 daqiiqo duhurnimo xasuus dhig
MaaLin ayaan I.a dib ugu soo laaban doona aan Hamigayga ka dhabeeyo 🥺😢
Ma GaadhaYy Bwe HadafkaaGa 🥺💔
Anoo Hiilis raba
Ninka iga hadhoow
Hilinkaan rabiyo
Himilada fogbaa
I hogaamisee waan gaadhayaa😊
Cajiib cajiib.❤️💯
Super man nimcaan
Never give up pro keep going💪💪💪
Hamigeygiyow higsigeygu waa halkan gar urabey wan garaya incha allah
16.10.22
Axad 12:57
Incha allah
Nimcaan onkod big legend
What the muuqaal😌 aabahaa iyo inantiinaba
Fv song 🎵