ixtifaalka mawliidka || sh Maxamed Cabdi Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

ความคิดเห็น • 87

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah ilaahay sheekha hanoo xafido sh maxamed cabdi umal xaq ayuu idiinku yeedhayaa ilaahay haydansoo hanuuniyo Aamiin

  • @khayriyamahamud563
    @khayriyamahamud563 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka laahu khayr sheekh umal wlhi sheekh Aan runta ka gaban

  • @samiiryare473
    @samiiryare473 4 ปีที่แล้ว +3

    ALLAHU AKBAR ALLAHA KU BARAKEYO SH MAXAMED UMAL

  • @maxamedaleen247
    @maxamedaleen247 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallahu kheyr sheekhuna faadil

  • @asliahmed4238
    @asliahmed4238 4 ปีที่แล้ว +5

    Allow xal khayr badan baanu ku waydiisanay dhamaantayo , SH UMAL ALLOW KU XAFID JIZAKALLAHU KHAYRAN 💖

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 4 ปีที่แล้ว +3

    Mshaaa allaah allaah hanoo xafido shekh m umal

  • @user-vu9uu6zg5u
    @user-vu9uu6zg5u ปีที่แล้ว +1

    Sh. Umal sunta sufidha iyo qurafadka

  • @ismailmohamed4530
    @ismailmohamed4530 4 ปีที่แล้ว +5

    Jasakalahu khayre Insha Allah Shekh Umal Mahd Sanid

  • @ibrahimhersi4087
    @ibrahimhersi4087 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a sheikh Hortada khayr kahel

  • @cabdisalamsheekhxuseen
    @cabdisalamsheekhxuseen ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallah

  • @nuurmaxamed7836
    @nuurmaxamed7836 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle habarakeeyo sheekh umal waan Ku jecelnahay soomaali oo dhan

  • @farhiyaali806
    @farhiyaali806 4 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah Allah ha ku xifatiyo shiikh

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 4 ปีที่แล้ว +2

    MASH ALLAH jazakllah sheikh Mohamed abdi umal❤😍

  • @jamajijo6674
    @jamajijo6674 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh masha Allah Thank you so much may Allah bless you 🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @engmataan2747
    @engmataan2747 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sh umal xafiduhulahaa jasakalaa

  • @user-gn6qr6pm3m
    @user-gn6qr6pm3m 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakallaah👍🏼

  • @user-zq9zk7yg2s
    @user-zq9zk7yg2s 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah sh

  • @mahadxasan963
    @mahadxasan963 4 ปีที่แล้ว

    Inaa lillaahi wainaa ileehi raajicuun

  • @gaashaanlemaxamed3520
    @gaashaanlemaxamed3520 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shugran sheikh allahakuxiftiyo ninmankano waa shico

  • @xawaluulmacalimmacalim6785
    @xawaluulmacalimmacalim6785 4 ปีที่แล้ว

    Jisakalahu qayran صلي الله عليه وسلم

  • @maryamabdi7460
    @maryamabdi7460 4 ปีที่แล้ว

    Ole wao wenye mowlidi

  • @mahamedcusman3402
    @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +7

    Sheikhana Dadkan Moulud kama ah Cuntada iyo maraq ayey iska rapan .
    War sufiyada Bidcada maxa ka dhexaye waba laga kari la'ayhy

  • @abdirahmannurfaahiye5283
    @abdirahmannurfaahiye5283 3 ปีที่แล้ว

    Naasibi

  • @farajchannel9176
    @farajchannel9176 4 ปีที่แล้ว +3

    Kani shikh maaha shiiqena ah imaamunaa al shaafici miyow ka cilmi.badan yahy horta ... Allha so hanuniyo io intii raacday. Ananaga hadanahy suufiya wan ku farax sanahy wan u ixtifaleynaa dhalashada nabigeena n.n.k.h

    • @hesowonline3667
      @hesowonline3667 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha alllah qofkii jecel nabi maxamad waa inuu ku farxaa dhalashadiisa

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh imam shafici xagu moulud uga dabaldagay Sheikha Haku. been. aburan

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hesowonline3667 In la bod bodo miya Nabi jacayl ah.

    • @farajchannel9176
      @farajchannel9176 4 ปีที่แล้ว +1

      *mahamed*cusman hadii lagu nacsiayah nabiga csw ummada hala hor imaan imaan malihide.

    • @af-bakayle
      @af-bakayle 4 ปีที่แล้ว

      Firi 30 sano ayay somali dagal kujirta garana weydey digu inu dembi yahay marka mowlid oo ay uarkan inu kheyr yahay side lofahamsina inu bidco yahay 🤣🤣🤣🤣

  • @farhanqassim7233
    @farhanqassim7233 4 ปีที่แล้ว +5

    Odayaasha Yufiyada wax waqti lagu Lumiyo ma aha way ogyihiin inayna diin ahayn waxay wadaa intooda badana waa jaahiliin.

  • @usaamadeeqciise7774
    @usaamadeeqciise7774 4 ปีที่แล้ว

    اباعبد شمس

  • @usaamadeeqciise7774
    @usaamadeeqciise7774 4 ปีที่แล้ว

    اباعلي

  • @nuurmaxamed7836
    @nuurmaxamed7836 4 ปีที่แล้ว +1

    Diintiiba waxy ka dhigeen Sanadkii Maalin in Bariis lacuno oo dadku layiraahdo Hadii LA dhaho war bidcada joojiya waxay dhahayaan Mowliidkuu diidan yahay war sheekh Umal runtuu ka hadlay diinta waxba lagu ma darayo lagamana nuqsaamimayo ugu dabayn diinteenu waa diin. Dhamaystiran AlxliLaah

  • @usaamadeeqciise7774
    @usaamadeeqciise7774 4 ปีที่แล้ว

    ابايزيد

  • @nasrobujeeti2268
    @nasrobujeeti2268 4 ปีที่แล้ว

    S

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 3 ปีที่แล้ว

    Xitifaalka baa diideeysaa sadex towxiid xagee kakentay

    • @leaderboy217
      @leaderboy217 3 ปีที่แล้ว

      Nabigu csw xitifaal kaagama baahna kaliya hadaad dhaqankiisi ku dayato ood wadadiisi raacdo intaasu maalinka aakhirana kuugu shafeeco qaadaya laakin nabigu kuugu shafeeco qaadi maayo hadaad sanadkiiba maalin u boodboodo marka walal wadadaad ku socoto Lama mahadin ee ka joog cidaad taqaan ee ku socotana uga dig hadii xaflad iyo boodbood wax tarayana oo uu khayr ku jiro asxaabta samayn lahayd oo boodboodi lahayd marka waxan jeclaystay inaan inta ku faa'ideeye ilaahay xaqa ha ina garansiiyo xumaana igama aha wabilaahi tawfiiq 🙏

  • @zainabali8821
    @zainabali8821 4 ปีที่แล้ว +1

    Saliga nabiga scw waa lagu soo galaa miyaa marka meesha la soo istaagaa ixtifaalkana waa la diidaa diintaas cidii kuu sheegtay u geey shaydaanimo looma baahnee

    • @issaabdi9129
      @issaabdi9129 4 ปีที่แล้ว

      Zeinab understand what sheikh his speech dont be blind follow maulid people.

    • @laamosrimac6495
      @laamosrimac6495 4 ปีที่แล้ว +2

      Asalaamu Caleykum. Xaqiiqatan Abaayo Mowliidka wuu jiraa, lkn taas micnaheedu ma,aha in aad latimmado waxii maskaxdaada ka imaaado, Nabiga Salallahu Caleyhi Wasalam maalinta uu dhashay waa maalin cadiim ah micnaha aad u weyn. Nabiga Salallahu Caleyhi Wasalam Waa uu soomay maaalinta u dhashay. Waxadna mudantahay inaad soonto Haddi aad Nabiga raaceyso haddi aad wadaad raaceysana Waad Ixtifaalikartaa. Koley Xaqqii waan ku soo gaarsiiiyay. Asalaamu Caleykum.

    • @sabrincshuceyb387
      @sabrincshuceyb387 4 ปีที่แล้ว

      @@laamosrimac6495 mashasha wan rajeynayaa iney fahanto

    • @zainabali8821
      @zainabali8821 4 ปีที่แล้ว

      @@garabmaalmedia3307 adi umul miyaad diin kala mid tahy mase waa ka roontahy horta aad war igu darsatidee

    • @zainabali8821
      @zainabali8821 4 ปีที่แล้ว

      @@garabmaalmedia3307 soomaaligaada ayanba fahmi waayey adi aqoon diineed ha ii dambaysee

  • @abdihakinabdallah1879
    @abdihakinabdallah1879 4 ปีที่แล้ว +1

    sh uml maxaa kaa quseyaa mowlika

    • @abdicade7350
      @abdicade7350 4 ปีที่แล้ว +2

      Mansha alhaa shiiq umal khryr ale ha ku siiyo anagana kuwii ku camal fal ale hanaga dhigo amin

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheikh umal munkar walbo wa ino kahadala si Musliminta wanagsan uga digo

    • @ismailmohamed4530
      @ismailmohamed4530 4 ปีที่แล้ว +1

      #المولد_النبوي
      السلام عليكم أحبتي .. ربي يسعد صباحكم بكل خير 🌞
      أنا اختكم شمس من مصر وعايزة اتناقش معاكم بخصوص الإحتفال بالمولد النبوي وقبل أي حاجة والله أنا مش بنتمي لأي طائفة دينية معينة أنا مسلمة وبس ولله الحمد
      دلوقتي احنا كمسلمين وبغض النظر عن العصر او الزمن اللي احنا فيه المفروض علينا نمشي على خطى الرسول صلى الله عليه وسلم ومن بعده صحابته وأتباعه . صح ؟ طيب تعالوا نسأل بعض شوية اسألة بسيطة ..
      _ هل ورد لنا أن النبي صلى الله عليه وسلم كان بيحتفل كل عام بمولده الشريف ؟
      _ طب هل الصحابة اللي كانوا اكتر حب النبي مننا كانوا بيحتفلوا بمولده خلال حياته أو بعد مماته ؟
      _ طب هل الاحتفال دا هيزود في حسناتنا اللي هي راس مالنا الحقيقي ؟
      _ طب هل اللي بيحتفل دا بيحب الرسول صلى الله عليه وسلم اكتر من اللي مش بيحتفل ؟
      _ طب هل الرسول صلى الله عليه وسلم لو كان عايش معانا حاليا كان هيعجبه اننا بنعمل حاجة مقلناش عليها .. حاجة اول من احدثها الفاطميين ؟
      خاللي بالكم انا بوجه كلامي لأهل السنة الكرام .. بغض النظر عن شكل الاحتفال سواء كان في ذكر او تلاوة قرآن أو سرد للسيرة أو غيرها من فضائل الأعمال .. في ناس بتكتب في التعليقات أن اليوم دا بيحتفلوا بيه أنهم بيتجمعوا كعائلة وبيسردوا السيرة للأطفال وبيبقى في تلاوة القرآن والذكر وغيرها من الأعمال الجميلة .. حلو بس احنا المفروض نعمل كدا طول السنة وكل يوم وكل لحظة لما نعمل السنن الثابتة عن النبي ولما نكتر من الصلاة عليه ولما نخلي اولادنا يتشربوا من سرد سيرته لحد ما يحفظوها ويعملوا بيها وتكون منهج لحياتهم ..
      يعني بالله عليكم الأولاد هيستفيدوا ايه لما يحتفلوا بالمولد في يوم وباقي السنة اهلهم مشغولين ومش لاقين وقت يغرسوا فيهم حب النبي باتباعه 🤔
      والله والله لو كان الاحتفال بالمولد فيه قربة من الله وفيه أجر وثواب وفي حد عمله من خيرة الناس بعد الأنبياء الصحابة لكنت من أول المحتفلين ..
      أنا عارفة ومتوقعة اني هلاقي هجوم في التعليقات عليا زي كل سنة 😊 بس دي كلمة خرجت من قلبي لقلوبكم وكان لازم اقولهالكم وانتم من طيب اخلاقكم سمعتوها ⁦❤️⁩
      _ في النهاية اوصي نفسي قبل ما اوصيكم اننا نحتفل بمولد النبي كل يوم من أول ما نصحى من النوم لحد ما ننام ونشوف كام سنة عن النبي عملناها وطبقناها ونكتر من الصلاة والسلام عليه واننا مش بس نعرف سيرته الشريفة لا نتشربها ظهرا عن قلب ونحكيها للأطفال طول السنة عشان يكبروا ويكبر في قلوبهم حب النبي صلى الله عليه وسلم
      _ بتمنى تكون همستي خفيفة على قلوبكم ⁦❤️⁩
      وكتر خيركم انكم قريته كل دا 😊
      ويلا نعطر صباحنا بالأذكار ونصلي الضحى ونتابع سنن النبي صلى الله عليه وسلم في يومنا وباقي أيامنا كلها 🙂
      صباح النور والبركة والخير عليكم 🌞
      #اختكم_شمس🌞⁦❤️⁩
      #حب_النبي_باتباع_سنته

    • @mohamoudahmed6694
      @mohamoudahmed6694 4 ปีที่แล้ว

      Dadba layaban inay wax bartana maraban baldheyso waxkadheh

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว

      Nacam ukhti Walakin Haulai Khaumun layafqahunal xata idha wadhacata jabal uxud aydiyhum ...... SUMUN BUKMUN CUMYUN FAHUM LAYARJICUN

  • @wiilkasanadka8622
    @wiilkasanadka8622 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin kasta wax buu aamin san yahay

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 3 ปีที่แล้ว

    Beenta jooji

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว

      Adaa run sheegya miyaa wasaqad

  • @mrwallpaper3857
    @mrwallpaper3857 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh Umal, you pray Taraweeh & according to you, it is Bidcaa.
    The prophet (SAW) never prayed Taraweeh

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +3

      TRAWEH IS AN ACT OF WORSHIP PRACTICED BY THE PROPHET IN TWO CONSECUTIVE NIGHTS BUT HE DIDN'T ATTENDED THE THIRD NIGHT BCZ HE FEARED IT WOULD BE MADE COMPULSORY TO US .
      OMAR BIN KHADAB MADE IT SUNNAH AND HE CAN DO THIS BCZ THE PROPHET SAID ALEIKUM BISUNATII WASUNATU KHULAFAU RASHIDIIN ALMAHDIYIIN
      AND UMAR IS AMONG THE KHULAFAU RAASHIDIIN AND HE CAN INTRODUCE ANYTHING TO THE RELIGION AND ITS IT'S NOT A BIDAH.
      LET ME ASK YOU SIMPLE QUESTION IF TRAWEH IS INNOVATION DO YOU ALSO MOULUD WHICH IS BIDAH TO COMPENSATE FOR THIS ?
      Think twice before you act of moulud is good act why the companions didn't celebrated moulud?

    • @ismailmohamed4530
      @ismailmohamed4530 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadad Jeceshihin Suubanaha Sunadiisa Raaca Wuu Adeeeca Qofka Qofkuu Jecelyahay Ma rka Mowlid Waxba Kama Jiro Adilo Jeensada

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +3

      @@noahae340 Wad runta wll war wuxu yhy qayrka nabiga kaqarsomey OP sufiyada ucadaday

    • @maxabatulquraan2800
      @maxabatulquraan2800 4 ปีที่แล้ว +2

      La Keith taraawiix cumar binu khataab ayaa jideeyey mowliidka yaa jideeyey ??abubakar cumar cuthmaan cali iyo 3 dii qarni oo nabiga sheegey fadligooda kuwaas waa la raacaa lkn mowliidka nabiga scw abuubakar cumar cuthmaan cali iyo 3dii qarni midna masameynin ee bariiska umada bikaash haku cunina hadii kale aakhiro waad ka shilaayn

    • @maxabatulquraan2800
      @maxabatulquraan2800 4 ปีที่แล้ว

      mahamed cusman wllhi waan kugu racsanahay wll