Daaraad oo social media loogu awood sheegtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 62

  • @143-k1d
    @143-k1d 18 วันที่ผ่านมา +8

    dahir calasow waa nabadoonka hawiye ee social media allaha xafido

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 18 วันที่ผ่านมา +2

    ❤ Dalxoreeyaa Birmade Madexweyna Hassan sheikh Mahmud guul wacan aya ku rajeynayaa

    • @fartunabubakr
      @fartunabubakr 17 วันที่ผ่านมา

      Xageebu xoreeyay Dal xaraashe

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 18 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Daahir Calasoow Waa Ragedi Waa Yaqana Mararka Qaar Kalita U Leeyahay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 18 วันที่ผ่านมา +2

    Hawiye qooro weyne❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 17 วันที่ผ่านมา +1

    mashaaa❤allaah❤alayaxafidak❤mw❤dal❤xureeye❤xureeye❤dal❤xureeye❤aabaha❤ummada❤somaliyeed❤cadowgeen jab❤allow❤isha cadowgena inaga wadaxijaab❤❤❤

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 18 วันที่ผ่านมา +2

    Daarood minority weeye, waana sababtay u maciinsadaan ajnabiga...

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 18 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo Soomaalinimada ayaa naga badan walaalayaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @143-k1d
    @143-k1d 18 วันที่ผ่านมา +5

    hawiye somali qabiil ka badan majiro meel ee galeen oo looga adkaaday lama sheegin

  • @fartunabubakr
    @fartunabubakr 17 วันที่ผ่านมา

    Daarood waligiin bay iin talinjireen wayna iin talindoonan abid Insha Allah
    Nac nacda jooji wa lais yaqanaye

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah,,Guul, Dahir calasow,,nolow,facatugmaha,,dahir Libax, Lertajifa

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 18 วันที่ผ่านมา

    Sheego gabdhaha hawiye e geeesiyadaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CirtireMaxmuud
    @CirtireMaxmuud 18 วันที่ผ่านมา

    asc garaad waaku salamay waad mahad santahay❤❤❤❤

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 18 วันที่ผ่านมา +1

    Amxaaro garowe qunsuliyad baa iga furan ...hargeysa soo kale ...gedo waa lahaadeen. ..dhulka hawiyana ma imaan karaan ...ducufo ducufo dhashay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sax Abwaan❤❤❤❤🙌🙌🙌

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 18 วันที่ผ่านมา +2

    Hhhh hawiye muxuuna cabsi cabsi u ahayn soo landheerihi somali ma ahayn

  • @143-k1d
    @143-k1d 18 วันที่ผ่านมา +3

    viiva hawiye cadowgiina cagta ka hoos waxaa tihiin somaliga dhabta ah kaliya oo wadanka difaaca iyo duintaba iyo dadka

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dahir wa habarta so ma ehen kkkkkk

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 18 วันที่ผ่านมา +3

    Dhiiga biyo maaha

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye degaankooda waa ka biloow Mudug ilaa wajeer iyo Mandheera...

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 18 วันที่ผ่านมา +1

    Abgaal wax loo dhinto mahan mana yaqaano raganimada unuga iskaleh buu lasoo tagan yahay weliba ayadoo dir iyo darood maqlayan social media iskama difaaaci karaan

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 18 วันที่ผ่านมา

      Sax hg bey ku oyan marki ay darood so weraran kkkkkk lakin ya kandifaci donehe no more abgaal promise iney masagawa u qaxan

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 18 วันที่ผ่านมา +1

    24 saacadood heesta kadib ayey calaacalki iyo tuugmadii loo yaqaanay bilaabeen daroodkii 😂😂😂 hal maalin bes aa loo adkaysan waaye. ducuf yar oo bahdilan waaye daaroodku

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 18 วันที่ผ่านมา +2

    Darood dawadiibte hala waso saliidna halo raciyo hawiye qora wene is not easy🆎️🩸🙌🦁🔥❤️

  • @FaisaMusse-b4r
    @FaisaMusse-b4r 18 วันที่ผ่านมา +1

    0:59 I don't trust him n I think dahir alasow he wrote the song but days later when Abgaal rejected song n Hawiye stand up with Abgaal so dahir action like Hawiye hero 😂😂 whatjokeoldman . Dahir friend shiine take credit like he writes the song but shiine never write song before . Dahir blackmails people so they lie for him . Puff Diddy's proofs everything the song about Hassan our president but dahir only regret one line Sharma bring up dead president because mj like that line n dahir don't anything make mj happy with so the song is back fire dahir . U know what they said whatever in dark always come to light inshallah diddy alasow soon will come to light how evil he is .

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 14 วันที่ผ่านมา

    Awood alle baa leh
    Maxamed siyad afaka ka jeedi

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 18 วันที่ผ่านมา +1

    Shalay khaatumo iyo daarood ayaad leefleefaysay maanta maxaa jira😅😅😅😅😅😅

  • @FaisaMusse-b4r
    @FaisaMusse-b4r 18 วันที่ผ่านมา +1

    3:08 no no bro u wrong dahir alasow give song Sharma . When Abgaal going to dahir is snake who's hate mj n Abgaal but mj see thought dahir lie but still not see dahir because dahir use the card of Hawiye we brothers 😂😂

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 18 วันที่ผ่านมา

      Yes that is why sharma boy said caydid is legend abgaal don't get it that is why somali call them there brain is adjusted after 12 am kkkkkk

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 18 วันที่ผ่านมา

      U are right abgaal don't get it caydid sharma said he is legend oviesly dahir wrote the song kkkkk abgaal there are brain only functions at 12 midnight kkkkkk

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 18 วันที่ผ่านมา +1

    Habaartam waxkale ku laabne 😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 18 วันที่ผ่านมา

    Siyaad bare musqul ayuu ku fhex dhintay makaas ayaa taariiq ah

  • @AbdirashiidXasan-n8f
    @AbdirashiidXasan-n8f 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye wadanka allh hka qabto

    • @Xidigadahson
      @Xidigadahson 18 วันที่ผ่านมา +1

      Hawiye haku wasan

  • @CabdiqaadirDabagooye
    @CabdiqaadirDabagooye 18 วันที่ผ่านมา

    Lan dhere labia kaxaragoda❤waa❤hawiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAden-i9s
    @MohamedAden-i9s 10 วันที่ผ่านมา

    Hawiye soomaaliya ayaa qaribay ,oo cuqdad DAROOD ku habsatay hawiye dowlad ma wadayeelankarno ee nagu kala kaxeeya no soomaaliya

  • @gahayryussufwarsame2508
    @gahayryussufwarsame2508 18 วันที่ผ่านมา

    War ninkaan waan jeclaa waana dhagaysan jiray lkn wuufashilmay

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 18 วันที่ผ่านมา

    Asww❤❤

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 18 วันที่ผ่านมา

    Dahir candho weyne wa rag

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 18 วันที่ผ่านมา

    Ninka musqusha ku dhex dhintay ayuu sharma boy noo xayasijnayaa

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 17 วันที่ผ่านมา

    Love 🇸🇴🧕💘❤️💘✨️🎉🆎️✨️👌👍🏽💪💪👊🏻👊🏻

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sax

  • @Maslah-v2o
    @Maslah-v2o 18 วันที่ผ่านมา +1

    war laxdaan xaytahay soo taagan manin badii iibiyey ayaan taageeraa maantay hadii aan awoodo waan dililhaa lax yahay feeraha soo taagayso isku xishoo maantay dhulka uu xasan ii binaayo waa dhul soomaaliyeed adiguna qabyaalad ayaad ku taageeraysaa xasan dhulka uu hada ii binaayo oo dadka laga barakicinaayo waa dhul hawiye muxuu xasan ugu damqan waayey sawiryahow badiina xasan waa uu iibsaday xasan ilmihiisa ayaa udaran taas waa in aad ogaataa qabiil uu unaxariisanaayo majiro qabiil shacabka ayaa aaminsan dadka danahooda ayku fushadaan waa anaga siyaasiyiintu dhiigeena ayey caruurtooda ku koriyaan siyaad barre geesi buu ahaa oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel waxa dalka burburiyey waa mooryaan laga soo abaabulay itoobiya anigu wiil hawiye ah baan ahay xasan ku taageerimaayo dulmi ee anigu waxa aan taageerayaa kadadka midaynaya

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 18 วันที่ผ่านมา +1

      Marasta ayeey la hadleeysaa adiga ka mid miyaa tahay marastaas😂

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 18 วันที่ผ่านมา

      Horta Qof Hawiya Maahid Hadasa Tahay waxaa Tahay Qof Liita Oo Aan Garan Maalinta Uu Leyahay Xurmadle Xasan Sheikh Inta Tagersana Ka Badan Tageradada Jeebka Gasho Waxasa Kuu Dana Inaad Dadka Dhinac Ka Raacdo

  • @AbdullahAbdi-b8s
    @AbdullahAbdi-b8s 18 วันที่ผ่านมา

    Asc garadow adiga sxbow dib isugu noqo walaalow

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden 18 วันที่ผ่านมา

    sharma boy 20 jir ah hadiiba aad sidaas uga calaacalysaan meesha caqli ku ma haysaan?????????????

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 18 วันที่ผ่านมา

    Vivo daahir calasoow

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา

    Waxan ismu hayno waxan isku nahay aaka weyn

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @fartunabubakr
    @fartunabubakr 17 วันที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Ala caloosha

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 18 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan yuu kuu gaban markuu arkay in dhalinyaradii soo jeedo oo Madaxweynahooda garab istaageen ayuu libintii rabaa inuu meersado Cijiyaha xasan sheekh lagu xogto ninkii dadka u dhiibay waa isaga waaye..

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา

    Xaqow soo dilaCxasuuq siyasaded aya lauskuogaye hada ma waxsy msreysaxaduq mefia

  • @naima5863
    @naima5863 18 วันที่ผ่านมา

    Qabiilbaad Nagu dib dhigtene isku xishodo allena Ka cabsada aqligiinu somaliyed addunka somalibaanka nahaye fadlan colada sheydanka idin hogaaminaayo Ka xishoda xaqanavku dhaqma si AAN dalkeyna dadkeyna wax u tarano jiinka Soo korayana mustaq balkoda haka xumeyn itaqu laah somaliyeey

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 18 วันที่ผ่านมา

    Reer dabo dhiibte doqonta aan isku caayno ewalbo luuqyada aye argagixisada kuhestan iyo shisheeyaha daba dhilifka u eh cagahena kahoos aye kujuraan wiligood 😂

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 18 วันที่ผ่านมา

    Dahir calasow wa halyey

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 18 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk kkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HusseinHAbdi
    @HusseinHAbdi 18 วันที่ผ่านมา

    Sharma boy iyo idinka maalinka qiyaamo baad ka shallaayi dontaan fitnada aad afuufeysaan iyo kuwa commentiga iyana fitnada idinku taageeraya. War Alleh ka cabsada ummadda fitnada kadaaya. Reer hebel iyo reer hebel intaad ku hayseen waatan Amxaar dhulkii nagu haysto. Somali waa walaalo aan kala maarmin ha isku dirina ummadda. Alleh ka cabsada.

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 18 วันที่ผ่านมา

    Hawiye hadan nahay anaga somali ugu langabsan ethobia ayan ka baqaneyna daarod io marexana wa u xog badanyahay sharma boy waa rag qabiili ha ahaado lkn qiil ma u hayo nin abiye isku duleynaayo uff

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 18 วันที่ผ่านมา +1

    Kuligiin waxaa ku haysan cabtooy alkaluuste waa hadii run la isku sheegayo marka qabiil laga soo tago wadanka somaliya imisa madax weyne ayaa soo martay oo fanaaninta ku cabireen markaa xaalada ka jirta wadanka because hada aad hadlayso wadanka boob iyo dagaal buu ku jiraa why aad u caayeesan sharma boy because waa qabiil isaga qabiil kama hadlin laakin xasan waxaa uu sameenayo ayaa u sabab ah afkiisa ayuu ka sheegay waxaa uu sharma boy uu ku cabiray heestisa waana run hadii ay qabiil noqoto hawiye way dhaleen wana la dhasheen laakin dadkiina qaylinaayo shaqo aad wadanka ku leedihiin ma jiro waxaa idinkala weyn shaqsi aad qabiil ku difaacdaan laakin ha dhow ha soo hadlina marka Ethiopië bada iyo beriga idinka qaadato hadaba wax dawlad la dhaho wadanka ka ma jirto ee waa nin iyo calooshod u shaqeestayaal kuwo fanaanin sheegta oo u hadlaya ficil qabiil laakin sharma boy xataa hadii uu yahay wax aad la dabo joogtan walaahi ma gaaresaan mida ninkan weriye kooxeedka ah waxaa u hadleesaa like viewers see ku helaa runta maba taqaanid somali people waxooda waa intee jeete ku kii jeede daarod ma sidiinuu wada waalan yahay waa dad idinka cilmi badan sharftooda ilaal sada wax aan micno badan u soo kordhineenin waqti isagama qaadan caawa iyo beri qayliya waxaa arkay kuwo labo wajiile yaal ah oo hada ka hor sharma ku dashteen inaysan qabiil u heesin oo maanta xasan shiekh difaacaya saas ee tahay ku difaacay qabiil hawiye xasan waa kan guryihii aabo yaashood iyo hooyoyinka ka duminaaya wax ay ka dheefayaan ma ii sheegi karaan waxaa leeyahay sharma guul baa kuu rajeen waxii xun soo jaf inta bukto oo qabiil ka guuxaayo shame on you somali ha noolaato ha is raacdo peace ✌️

  • @ShukriiArab
    @ShukriiArab 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤