I was there with my somali queen all three c section with my wife and the recovery period which takes numbers of years for my wife to heal. I think this is everyone mens responsibility its should not even be debated at all !!
‘Caruurta ceeyrta’ ayaa layiraahdaa kuwa UK 😥🤣 illeeyn waxaa korsada welfare department ayaa korsaday😥 I have witnessed a friend whose husband threatened her not to mention his name while she was registering the baby at the town hall/birth certificate department😥 she is still with him Allow sahal amuuraha
@@zeinabh.s3735 iskala qor waa inuu caruurta aabaha sheegan oo hooyada ay dhahdo aabaha ma joogo ama waa boyfriend ayaa dhalay,Somalida waxay u sameeyaan arintaas dhaqaaaha yar ee single mother ka la siiyo.
You don’t have to get marriage license but make sure they sign the birth certificate in hospital so tomorrow if they leave they will be responsible for child support
Kkk ragii godkoodaa biyo ugu soo galeen. Hawenku hawl adag bay hayaan let's respect waryaada hadii kale police kad hor istaagaysiin. Nin kasta on ilmihiisa ku qorayn ha ku yaacaan maxkamadaha si logu qoro hadii kale shiine culay yaa diin iman
Fatxiyaay abyo ani wan ku dhagystaa cashirdaadana waan la socdaa supixii baan ku ceshadaa lkn markan dhoho gabr fathxiyo la dhoho ayaa saas tiri waana run markaas waxy igu dhahaan habrtaas walan maxaa ka dhageesaneeee dhawr nin baa igu tir hadaad hadaad dhagaysto waligaaa gursan maysid kkkk marka soo badi casharda
Farhiya, walaal caruurta oo laysku qoro waxaa kahoreeya in ay ayaga guurkooda legalize kadhigaan. This is a pandemic within the Somali community that both young and adult getting married and never bother to register them selves in the city/state they reside.
Iyagoon xitaa is qabin caruurta inuu aabo u yahay waa lagu qori karaa DNA uunbaa laga qaadaya. Masuuliyada aabonimadu kuma xidhna oo kaliya guur wadamadan
Maxa lagu qora 24 hrs buu hayn wayey makana wax ka xayn jiray oo ciil u qaba naag uur leh oo caruuraha isku xiga le xasid ayana waxay ahayd 5 tii sanaba in ay hal mar dhasho
Maya abayo shekon waxan aragnay in uu shaqeyo qaar kood silic buu ku galin marka in ay ka doorataa laga yabaa iskuma qoray no san ana tay da u helo asna waa intuu rabay ok buu oo noqon saa balaa sugayse faraxyadan boqol jeer bay dhacdaa ayagoo isqaba isla joga bay single parent kala qortaan because laguma heshinayo lacagta uu kenayo because he wants control waa arin saan u jedo waqti badan u bahan in laga hadlo duliyadan responsibility bay ka cara rayaan the only thing ay yaqan waa naag guursoo ilma me ku qub qimo iyo sharaf ma hayaan they only egg donation bay nagu filaa yihin
Fathiya wan ku salamay walalo ingriska mooye yurupta kale hooyada lagu qora caruurta sababta wa 1 wadanka sharcigisa iskuma qaban 2 iyaga o is qaba ayay iskala qoren si ay lacag u sameyaan 3 ninka shaci an lahayn hoyada lagu qora waxayna u badan yiin 1 iyo 2 fariid hore u soco ❤
Fathiayaay Jacayl kaan aad sheegto huuno ma janada kii lagu sheegaa? soomali is jecel oo biyo daawanaysa lama haayee😁 weerar iyo gafuur taag iyo hooyo kaligeed ilma xambaarsan Lee soomali lagu arkay abaayo quruxdaas aad sheegayso soo loobeeri karaa😁🤣
Farxiyaay yurub iyo Amerika isku sharci ma ahan. yurub dhibaatada ma ahan ilmaha. Ilmaha dhan aabayaashooda waa lagu qoraa haday xataa waalidka is qabin. Yurub duleyste waxa uu ka cararo waa in uu naagta isku qoro ee limaha ma ahan.
Absolutely dulayste rag bay iska dhigayaan qaarbaa usoo qorayey waar way kibirtaye budh badada u qabo halkaasay ka taagan yahiin dulayste habluhu agtoida
She save his money and she took all responsibility and she let him eat sleep and go cheat her with the money he saved . U have to keep him busy and give him responsibility to do not to have time to cheat u or walk around.
Allah beerka Fathxiyaay ( MAQANE CARUURTIISA) weligayba ma rag indigo adeegiisa yaan siiyaa buuba la taagan yahay his own Blood.. DEE miyuusan ahayn kiwi hore kahare.. hahahahhahah
I was there with my somali queen all three c section with my wife and the recovery period which takes numbers of years for my wife to heal. I think this is everyone mens responsibility its should not even be debated at all !!
For me I called them. Agoon Abe leeh. Allah have mercy on us Somali women.
Fathia is so funny walahi 🤣🤣. But I agree with what you're saying, winter is beautiful, it's a season of love.
Hhhhhhhhhhhhhh waan fuuray
@@hilalqnnn2932 😂😂
Caruurta magafahu dhalay
Waxaan oran karna aabo caruurtiisa magafe ku ah
‘Caruurta ceeyrta’ ayaa layiraahdaa kuwa UK 😥🤣 illeeyn waxaa korsada welfare department ayaa korsaday😥
I have witnessed a friend whose husband threatened her not to mention his name while she was registering the baby at the town hall/birth certificate department😥 she is still with him Allow sahal amuuraha
Wa caadi .halkan daganahay uurka 5 bilood ah aabaha wuu so register gareyn kara .iskala qora sikale u fahmeen labadan.
😂😂😂😂
@@zeinabh.s3735 iskala qor waa inuu caruurta aabaha sheegan oo hooyada ay dhahdo aabaha ma joogo ama waa boyfriend ayaa dhalay,Somalida waxay u sameeyaan arintaas dhaqaaaha yar ee single mother ka la siiyo.
Ninkii caruurtiisa haysan karin, waa in dhasha iska mudaa, waa iga talo. Maxaa hooyo uun loogu eegayaa inay caruurta haysa. Walaahay anigu waan ka helaa markay igaga dhoofto, ama magaalo kale qabato ee aan haysto 3 hablood. Si fiican baaban isu baranaynaa, anigana waa ii tijaabo inaan hawshaa wadi karo. Ma gaadhaayo hooyo lkn waa isku dayaa inaan da'daalo intii itaalkayga
Masha sllah abe wanagsab
I agree with you yeah haduuna haysan karin waa inuu dhasha iska xidho
Mansha allah wall
@@kafiyoabdullahi7922 mahadsanid wllo
@@amalismail7772 thanks this is true facts
Lol you have the gift of gab. You could be the Somali Oprah. I’ll watch it 🤣
Masha Allah abaayo waa iga qoslisaa thanks sister 👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️
You don’t have to get marriage license but make sure they sign the birth certificate in hospital so tomorrow if they leave they will be responsible for child support
Sorry love, Somali men don't pay child support....so sad!
exactly that is only what they need
Fatxiyaay waxaa hore looga bixiye... AGOON ABBE LEH.
Allow ceebtena iyo ceeb islam astur.
Mashallah Allahma baarik you look amazing
Habo Fathia I love your energy I would us to do fun lives and take break from Dulleystaaayasha 😂👏
Waxa la dhahaa caruurta ifka lagu soo lu’gooyay
Mashallah ♥️ it suits you olive green 💚 love it Ina Cabsiye
A goon Abe leeh ,you so funny indr kaga wada baxsda all I like that 🤣🤣🤣🤣
Your presentation is very melancholic i like it.
Tani cashar ha noqoto!!! Ma badna Xabiibatii. Love you Sis,
Our Queen, Mujahid , Hajiya Fathia Allah haku xafido ❤❤❤❤❤
I don’t know where they at but the Germany I saw was beautiful place. 🥰❤️🙏🏽
Lol you are so funny sister !!!😂😂
Kkk ragii godkoodaa biyo ugu soo galeen.
Hawenku hawl adag bay hayaan let's respect waryaada hadii kale police kad hor istaagaysiin.
Nin kasta on ilmihiisa ku qorayn ha ku yaacaan maxkamadaha si logu qoro hadii kale shiine culay yaa diin iman
Kkkkkkkkkk Fathia qoyan si fiican u karbaash haawsha iyadaa wax ka wada
Fatxiyaay abyo ani wan ku dhagystaa cashirdaadana waan la socdaa supixii baan ku ceshadaa lkn markan dhoho gabr fathxiyo la dhoho ayaa saas tiri waana run markaas waxy igu dhahaan habrtaas walan maxaa ka dhageesaneeee dhawr nin baa igu tir hadaad hadaad dhagaysto waligaaa gursan maysid kkkk marka soo badi casharda
Agoonta Aabaha leh🤣🤣🤣
Aabe saaxiib 🤣🤣
Caruurta ayuutada🤣🤣
Allah haku sharfo runtaa kugu jecelay♥️♥️♥️💖😊
Asc PROFESSOR faitha goormaad bilaabaysaa cod dad waynaha
Ruunti oo hadleeysa waa farhia allaw noo ka xafid abaayo 💯👏👏
Caruurta dhurwaayadu dhaleen 😂😂❤️
Assalamu aleykoum, Fathiya.
Waxaa loogu yeraa agoonta aabaha leh 😂😂
Farhiya, walaal caruurta oo laysku qoro waxaa kahoreeya in ay ayaga guurkooda legalize kadhigaan. This is a pandemic within the Somali community that both young and adult getting married and never bother to register them selves in the city/state they reside.
Iyagoon xitaa is qabin caruurta inuu aabo u yahay waa lagu qori karaa DNA uunbaa laga qaadaya. Masuuliyada aabonimadu kuma xidhna oo kaliya guur wadamadan
Carurta dhurwaagu dhaley that good point wlhi😂
Caruurta aabahood aanu waxba tarin waxaa afsoomaaliga layidhaahdaa agoonsalow waa agoon aan sal lahayn means aan aabahood dhiman laakiin shuruudihii agoonta oo dhan buuxiyay
Istaahil Naag Nool igadhee guul iyo goobanimo dhisnoow abaayo SAS waye yees 💓❤️♥️💓💕💕💕💓❤️
😂😂😂😂😂😂😂😂 habo macan💋💝
😂😂 allaylahe aniga sonacay summer kii dawayd Istanbul so nacanay kulayl ba hada ma arki karo
😂😂😂😂😂 uurka ayisu salaaxayso I like that kkkk
Magacii caruurtuna waa Agoon Aabe leh inaabtiyo
Me too I like winter
Kkkkk waan ka helay kaga dhaqaaqa diinta barta may tuurin eeh isagaa ilaahay ma suulka dhigay ❤️❤️❤️
Agoonta abaha leh baan anigu irah caruurta duleyste dhalay
Waxaan ugu u bixinayaaa. ( Agoon aabaleh). 😂😂😂😂
Caruurta ninka qashinka qaado dhalay ugu magac dar. I love you Fathia Absie Ina Hooyo..
AGOON AABE LEH🙈🙈 waa caruur aabayaashood noolyihiin oo hadana agoon ah🤦🤦🤦🤦🤦
Hhhh habo sheekooyinkaaga romantic ku saabsan Waan jecelee noo soo diyaari mar hadii Alle idmo
Maxa lagu qora 24 hrs buu hayn wayey makana wax ka xayn jiray oo ciil u qaba naag uur leh oo caruuraha isku xiga le xasid ayana waxay ahayd 5 tii sanaba in ay hal mar dhasho
Where house baan u maleyey
Fathiaay ciil tiraay rabi haku xafido qalbiga wanagsan illahay hakugu naxaristo
Absolutely I prefer Winter.
I agree ilmaha kowad Hadu kuku dayaco kacarar ninkas
Walhi you're soooooo funny talking about the romantic side 🤣 😂
Jaceylka soomaali intaan la abuurin buu jaceylku dhintey
Walaaleeey Qoyan naga daaay (DAYACAN DHEH)
Waxa la yidhaa unofficial agoon ba canada u naqan
Waxaan dhahaynaa Agoon Aabo lleh
"Waar anagaa yaab aragnay" lol I don't know how to write in Somali but that's soo funny
Farxiyaay waan ku taageeraa lkn surweel ha xiran
Caruurta ilma tiix tiixiye 😢😢😢waxa yare uu tiix tiixinayo uun ba ilahay ubad ka dhigayaaye raganimo daaye nina maaha
duleyste lumber 1 weligiis isbadali mayo nagaha somaliyeed wax indho adag maleh wa doqomo wa dayuuso balaya idin xabisay qoyan qayr maleh wa duleysto two😁😁😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Shiikh mustaf sheegay hada ka hor cararuta somalida waa agoon abe lehe
Si kastaba ha ahaatee ragga soomaalida inta ka dhiman halagu waaniyo laakiin yaan la maagin waa boqoro eh.
Homeless man children 👍
Hhhhhhh farixya waa fani
Undercover fathers 🤣🤣🤣🤣
Agoonta aabaha leh
There is a natural social engineering that is happening around the world
A goon Aba leh
😂😂😂😂❤❤I love you habo
Best name would be : agoon aabaleh…
Fathie dayax dunida uso baxay walle waanu kugu diirsanay
Abo diid.is his name😂😂😂😂😂😂
Maya abayo shekon waxan aragnay in uu shaqeyo qaar kood silic buu ku galin marka in ay ka doorataa laga yabaa iskuma qoray no san ana tay da u helo asna waa intuu rabay ok buu oo noqon saa balaa sugayse faraxyadan boqol jeer bay dhacdaa ayagoo isqaba isla joga bay single parent kala qortaan because laguma heshinayo lacagta uu kenayo because he wants control waa arin saan u jedo waqti badan u bahan in laga hadlo duliyadan responsibility bay ka cara rayaan the only thing ay yaqan waa naag guursoo ilma me ku qub qimo iyo sharaf ma hayaan they only egg donation bay nagu filaa yihin
Agoon Aabe leh weeye😂
Habaryar qoyan adagaa wa bir anigu guriga waxan ka qaada depression🙄
Fatixiyay nagaha somalida waxay aminen hadad ninka isku qorta arsaqadaa Kaa xirmaysa Ani hada meel qoxoti bn ku Jira ngaha iyo nimanka mid mid dhifa mahee iskuma qortaan ninkan kaar goniya buu leyhy iyadana sidkale Wana isqabanaa sanadkadtana wey dhaleysaa ilmihiina waxaa loo qorayaa inuu wacal yhy marka qoyan Mel kastoy jogta yuru ama Amerika ama qoxoti kuli waa isku mid ✋
Magacan aya ubixinena🤣🤣 dhale dhumiye.
Dhashii dhurwaaga
Fathia walaalkey ila dhashan kula dagaaley 6 caruur uu dhaley buu intu ma tegey buu wuxuu guursadey qoyanta runta oo haysata 4 caruura oo kala aaba ah buu guursadey kuwii kalena wuu ka tegey waxeey u dhashey labo intuna iskuma qorno amiga sideydaba aad iyo aad ban kugu dabecad ahay waxaan u deganahay 30 year so somalida waan la yaabey xaajigeygana waa nin Soml kuweyt buu ku barbaarey oo dhaqan carabta why? Diinta sidey tahuu u yaqaana oo markan waydiiyo waxay soml diinta beenta ka sheega marka I am sorry soml 😳😳😳😳😳
Walal waa runta
Waa ninkii LABAAD EE ILMO LAGA TAGO WAAYE OO MEDIE SOO FADHIISTEY , hadaan kaga tagno caruurta sow TikTok caruurtii la keeni maayo😂😂🤦🏽
Waa agoon aabe leh
Kkkkkkk🥰🥰🥰🥰🥰
I just love Fathia absie soooo muchh🥰🥰🥰 mad eny day, i laughed too much, alh
😂😂😂😂😂😂🥰🥰🥰
Waa agoon aabele
Asc walaalo waxad u bixisa caruurta aan aabahod dhalan
Fathiya wan ku salamay walalo ingriska mooye yurupta kale hooyada lagu qora caruurta sababta wa 1 wadanka sharcigisa iskuma qaban 2 iyaga o is qaba ayay iskala qoren si ay lacag u sameyaan 3 ninka shaci an lahayn hoyada lagu qora waxayna u badan yiin 1 iyo 2 fariid hore u soco ❤
Waxaan ugu yeereynaa ninkaas
Aabo nool o hadane dhinte ileeen waxba uguma filna caruurtisi masuuliyadodi dayacay😆😆😆
Fathiayaay Jacayl kaan aad sheegto huuno ma janada kii lagu sheegaa? soomali is jecel oo biyo daawanaysa lama haayee😁 weerar iyo gafuur taag iyo hooyo kaligeed ilma xambaarsan Lee soomali lagu arkay abaayo quruxdaas aad sheegayso soo loobeeri karaa😁🤣
Rimiye’s kidds 😂😂
Alla beerka wlahi sidad qoyanta u canjisho 🤣🤣🤣
Farxiyaay yurub iyo Amerika isku sharci ma ahan. yurub dhibaatada ma ahan ilmaha. Ilmaha dhan aabayaashooda waa lagu qoraa haday xataa waalidka is qabin. Yurub duleyste waxa uu ka cararo waa in uu naagta isku qoro ee limaha ma ahan.
Sax waa sidaas cunug walba ninkii dhalaa ku qoran xitaa hdad hal habeen is aragteen qabid iyo qabid la, aanba.
Wllo tas iyaadu may didiin ee waa wadanka jarmalka ayay iska adag
Agoon Aabe leh 😂😂
I hear running away bride now is running away pregnant 😳 hhhhhhhhhh
‘Qoyan ‘ dhalmadan badan ha joojiso oo wax ha barato. That is the solution of this Mayhem!
Absolutely dulayste rag bay iska dhigayaan qaarbaa usoo qorayey waar way kibirtaye budh badada u qabo halkaasay ka taagan yahiin dulayste habluhu agtoida
Caruurta iskuma qornin waa fahmi waayay caruurta soo asiga ma dhalin? Asiga hadii aysan ku qorneen yee ku qoran yihiin oo aabo u ah 🤔
Caruueta cayrtudhashay 🤣
Aqoonta abah leh tasan ku raacay.
She save his money and she took all responsibility and she let him eat sleep and go cheat her with the money he saved . U have to keep him busy and give him responsibility to do not to have time to cheat u or walk around.
I have one name to give : caruurti riimiye’ ‘ caruurta qooyan riimiye ku dayaacday’ ‘ caruurtii ka dhex baxaaxy qooyan iyo dhuleyste’
I love it! How about Ilma Rimiye? 🤣🤣🤣
@@FatxiyaCabsiiyeChannel OMG I thought to go easy on them , you know how emotional they can be 😂😂😂
Waa Ku Salaamay waxa loo dhalaa lacagta re jaceel loom dhalo
Allah beerka Fathxiyaay ( MAQANE CARUURTIISA) weligayba ma rag indigo adeegiisa yaan siiyaa buuba la taagan yahay his own Blood.. DEE miyuusan ahayn kiwi hore kahare.. hahahahhahah
Sheikh Mustafa uxu iri agoon aabahood noolyahay