MUNA XAFIIS OFICIAL VEDIO VERY ROMAIC STYL CUSUB {HEES CUSUB} SEYGEYGA WAN HELAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 585

  • @abdallauk6149
    @abdallauk6149 6 ปีที่แล้ว +368

    Waa markii ugu horeesay aan maqlo magaceyga oo hees lagu soo qaday hhhhh war like ta ii raacsiiya

    • @badriadahir6305
      @badriadahir6305 6 ปีที่แล้ว +1

      Hambalyo

    • @anascayka2105
      @anascayka2105 6 ปีที่แล้ว +3

      Raaxo shariif hees kuqaade beh

    • @sazee1577
      @sazee1577 6 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 @abdalla weydow farxad un hawdhiman

    • @muneeradhawrsan6179
      @muneeradhawrsan6179 6 ปีที่แล้ว +2

      abdalla weydow Ninka muna xafis umahad celi imika coz dartisa kuhesheen 😀😁 maaha

    • @mizz_mumtaz
      @mizz_mumtaz 6 ปีที่แล้ว +2

      Waxbo kama defeysid abowe

  • @abdallaroble836
    @abdallaroble836 5 ปีที่แล้ว +209

    Waan ilmeeyay markaa maqlay magaceygoo lagu heeysaya eebe ka baqa like isiiya 👊😪😪

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdalla Roble war so nin rag ah am tihid🙄🙄🙄🤦🏼‍♀️🤦🏼‍♀️ maxa ka si ah

    • @ifraxifrax6985
      @ifraxifrax6985 4 ปีที่แล้ว

      😂😂 Nin walan

    • @nemonoura5866
      @nemonoura5866 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bilicdumar7403 astaqfuralh 😂😂😂😂

    • @fatimashafici7736
      @fatimashafici7736 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂

    • @fadxiibrahim4880
      @fadxiibrahim4880 ปีที่แล้ว

      Marna ooy marna qosol 🤣🤣

  • @shaaciyekhaan4184
    @shaaciyekhaan4184 6 ปีที่แล้ว +306

    wan so daahey sorry 5like xitaa dhab igu dheh hadad jif ku dawaneyso

  • @faadumomohamed3621
    @faadumomohamed3621 9 หลายเดือนก่อน +4

    Inta iga danbeysoh o Markey filimki filo kso arky meshan imaday like sarah😂

  • @hodo624
    @hodo624 6 ปีที่แล้ว +34

    inaantan waa inaan qurux badan huno hablo pls don't be xasid horay usoco gacaliso muna quruxley😍😍😍😍❤❤💋💋

  • @ahlamitaabdi9661
    @ahlamitaabdi9661 6 ปีที่แล้ว +49

    Waan helay apdallahygii Waan helay axyaa hees waxaaba moda inay Aniga iga socoto my life Apdalla❤❤❤😍

    • @updullahiali1619
      @updullahiali1619 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhjhh caafio

    • @babariham2303
      @babariham2303 5 ปีที่แล้ว +2

      Ahlam aya Ladaxa huskeygaaa 💕 am proud to have her My Daughters Mum💕..Alxamdulilah

  • @amiinoxanjo2551
    @amiinoxanjo2551 6 ปีที่แล้ว +16

    🤣🤣 WaY heshaY cabdaleheedi ha waaro jcylku ❤❤

  • @abdullahidrogba9791
    @abdullahidrogba9791 6 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha kaliya ee xamarka ugu quruxda badan hore u soco huuno

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +7

    Laysma xaqireee muuuqaaal & heees & badh weeyee 👏😍 saami Cade 👏😍

  • @zaqafie
    @zaqafie 6 ปีที่แล้ว +4

    Mas kobara ah bay uegatahy muna xafiis xafiis kaliya mahine dabaq laba biyaana ah aa gadaal kasaaran 😀😀

  • @MoraasChannel
    @MoraasChannel 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa noo cii istaaga shiishada ka cabo inta igu raacsan like saara 👍

  • @iqrayareeychennal8053
    @iqrayareeychennal8053 6 ปีที่แล้ว +22

    Ninkega maahine qofkale sidaan inaa ugu labisto illaheey ima tuso

    • @maaman7556
      @maaman7556 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqda tabaty

  • @zuhraahmed2870
    @zuhraahmed2870 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw runta waye ha deynin cadey salama wllkey mcn abdullahi mahamed mahamuud hambalyo adiga iyo walashey muna cadey

  • @hoodoeyyanshaati7109
    @hoodoeyyanshaati7109 6 ปีที่แล้ว +3

    Timaheda waa cidi ugu racsan like
    Nagaha qaar buruKo ayay xirtan lkn
    Hmplyo Wllshey muno xafiz😍😘

  • @rahamaways4816
    @rahamaways4816 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi meshan 11 kii la dhahay waa yalaa

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk www isku war mcnto iyo abowe

  • @ifrahjama5314
    @ifrahjama5314 5 ปีที่แล้ว +6

    Muno gabdhaha waa iney kugu daydan nice my favorite song ❤❤❤👌👌👌

  • @AyanAli-uz1sq
    @AyanAli-uz1sq 6 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco boqorada codka kuxisne wow keeps good masha like isiya

  • @abdirahimcabaaye378
    @abdirahimcabaaye378 6 ปีที่แล้ว +13

    Muna xafista la shego cawo aya igu horaysa hesaheeda runtii waa qof codkeda fanka ku joogta

  • @daadirmuxudiin1516
    @daadirmuxudiin1516 6 ปีที่แล้ว +3

    Horey usoco muna

  • @khadaribraahimagaasime7275
    @khadaribraahimagaasime7275 5 ปีที่แล้ว +1

    cidlo kama qaatey runti wa kkk waa shakiira to weeye

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 ปีที่แล้ว +5

    Muno xafiis naag noool🤣❤💯

  • @ruweida1123
    @ruweida1123 5 ปีที่แล้ว +8

    Cabdulaheygi wan helay alx alle mahad leh🌍🌍🌍🌍💕💕💕💕

  • @hamdamohamed5193
    @hamdamohamed5193 6 ปีที่แล้ว +31

    Naaguhu way amaan dhaw yihiin wayna cay dhaw yihin shalay lee is guursadeenbee soo heesi ogaa🤣🤣

  • @hafsayusuf1992
    @hafsayusuf1992 4 ปีที่แล้ว

    Waa markii igu horeesay aandhagayto hee sahaaga

  • @nawalahmed6452
    @nawalahmed6452 6 ปีที่แล้ว +55

    Intii dirisle ka maqashy hestn like isr

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 ปีที่แล้ว +1

    www Muna qali

  • @sukaymasulub8186
    @sukaymasulub8186 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa aan helya axln

  • @salmanwadani8143
    @salmanwadani8143 5 ปีที่แล้ว +1

    Yahuu muna xafis lasheegayo tan miyaaa

  • @kaafistudi8711
    @kaafistudi8711 6 ปีที่แล้ว +8

    Queen sis woow 😍😍😘 nico my muna dum sos miss you komm sweden kaaley kaaley sis queen muna xafiis

  • @iqrasaleh3987
    @iqrasaleh3987 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw muna the best song kabax waan helaye seygeyga 😘 hadaan dhikanaye durusdii yeah I like it 😘

  • @fuadmoha8551
    @fuadmoha8551 5 ปีที่แล้ว +3

    Superb heesta inay shidan tahay inta ila qabto like haisarto

  • @omarhero
    @omarhero 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa ka baxsatey my fanaanadeyda

  • @laylakahin6736
    @laylakahin6736 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabardhaan aad bey ugu egtahey hablihala hees amirica timaha make up sidey u marsatey timaha waa kuweeydii Mashlaah

  • @zamranabdiqadir8988
    @zamranabdiqadir8988 6 ปีที่แล้ว +1

    abyo wd catowday cml muno xafiza

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey3195 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wiilkan ana aqan firkisa iyo faracisa wa wadado rer caann darisa ahan jirnayn Albaraka abdalla orfane wan helay wax lo heso waye waxa taqan gurso waxa taqan ad dhashid

  • @sowdoismacil2583
    @sowdoismacil2583 6 ปีที่แล้ว +1

    qof aan ku faaanoh muna xafiis nolow abyo😍😍😍

  • @ayanladan5522
    @ayanladan5522 6 ปีที่แล้ว +14

    muno xafiis ciyartii queen tasha eeyelatay ya ila arkay

  • @cabdimaalikcabdirahiim8912
    @cabdimaalikcabdirahiim8912 6 ปีที่แล้ว +3

    waa markuigu horeesay an like cod sado fadlan isaar like

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 6 ปีที่แล้ว +2

    hmmmm kulahayd waan helay wan helay abdalahay gii

  • @najmaabdiaziz4227
    @najmaabdiaziz4227 6 ปีที่แล้ว +1

    Queen Tasha dhesheydi ahaa

  • @muusehh5250
    @muusehh5250 6 ปีที่แล้ว +1

    Muna gartye xafiiskuna xagee ahaa

  • @kingmahamuud1283
    @kingmahamuud1283 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaa marki igu horeysan an gabdhan heseheda dawado cod wey heysa

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว +92

    Somaalida xaasidnima dilootay gabadh qurxoon haday arkan ama labo qof oo is jecel wa caaynayan because iyago madow badan oo calool weyn oo bidaar leh bey cuqdad nafsi lajiifan sariirta korkeeda ordaha gym aada oo cuntada iska yareeya qofka hadu dhunsan yahay adigo caayin dheh walaal is astur dad islama ba nahay sidan cadaab ba lagu gala diinta sidan bay tiri xadiith uso dareeriya laakiin jirkeda inad kala tilmamtan wa jealousy maseer iyo xiqdi huush maryooleey

    • @asturan_edebsan5630
      @asturan_edebsan5630 6 ปีที่แล้ว +5

      Cdy madow ka reeb sheekada ileen foolxumo ma keene galiya wa colour boqolaal cadoo foolxun ba jira aan ka sidane qofka style ka laku qiimeeya iyo dad nimadiisa no colur huuno

    • @fatmahassan7902
      @fatmahassan7902 6 ปีที่แล้ว +1

      Marka hore madow caay ma ahan walaaley. Mida kale tan indhaheeda sida laga yeelay iyo makeup ka loo mariyay hadaa qurux u taqaan walee iyo bilee in aysan shaki ku jirin maankaaga inuu wax ka qaldanyahay

    • @ayuubcade6055
      @ayuubcade6055 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhh your right

    • @abdihakmahmed6029
      @abdihakmahmed6029 6 ปีที่แล้ว

      @@fatmahassan7902 aflagaadada ka daa inanta wll bes usheg wxy qaladay lkn aflagadada ma fiicna
      Mahadsanid dear

    • @abdihakmahmed6029
      @abdihakmahmed6029 6 ปีที่แล้ว

      @@asturan_edebsan5630 masha allah caqli alle ku barake
      Ma ogtahay mase la socota inusan jirin qof fooolxun balse inaga damiirkana iyo qofba dokhiisa uu ku shego qurux taasna ay dembi ku tahay cida cid folxumo ku shegta wayo qofkasta waxa abuuray alle qofka qof abuurkiisa wax ka shegana macnaheedu waxa weeye wuxu aflagaadaynaya samayska alle
      Only quruxda an leenahay waa qalbiga waxba haku eegin style iyo qurux kale toona
      Mahadsanid dear

  • @fatimadagan334
    @fatimadagan334 6 ปีที่แล้ว +1

    Aheeey

  • @susaanacabdullahi2655
    @susaanacabdullahi2655 6 ปีที่แล้ว +1

    Wallee naag kuna dhicin waaa 2sheydaan

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 6 ปีที่แล้ว +1

    Oheey sharafi dhimatay hablihi qaawanan bay kax taagan yihin allow xishoodka iyo garashada noo hagaaji

  • @mariaidriis1114
    @mariaidriis1114 6 ปีที่แล้ว +1

    Omg habar aa uegtahay mid kaa habar san na wad sidataa sanadkan wan kaa filanayay taas

  • @naanaa9799
    @naanaa9799 6 ปีที่แล้ว +3

    Mursade nagta 2 ugu shidan waye muna xafiis marka laga rebo xaskeyga

    • @AsmaAli-tw4ob
      @AsmaAli-tw4ob 6 ปีที่แล้ว +1

      Naa Naa Farxiyo Fisk ugu shidan mursade

    • @ikraanomar4541
      @ikraanomar4541 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Ali heheehehee aniganeh igu dar

    • @sihammohamed4827
      @sihammohamed4827 6 ปีที่แล้ว

      anaaa maruursade ugu shidan markii laga reebo madax weynaha naagtiisa kkkkkkkkk

  • @kaaraancabdilqaadirboss5665
    @kaaraancabdilqaadirboss5665 6 ปีที่แล้ว +1

    NIN LA AAN

  • @sabrina7274
    @sabrina7274 6 ปีที่แล้ว +2

    Subaxanllah afweyn dheeye wallahi wax sacdiyo siman garo malahaa

  • @zurajmaxmed3679
    @zurajmaxmed3679 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa layabay 😘😘😘

  • @boqoradareerkaarshe7188
    @boqoradareerkaarshe7188 6 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka lajilaayo romatica macalim dugsi waaye xasoo dhibay inta Ila aragtay liketa igu booba😍

    • @farxiyocabdi1322
      @farxiyocabdi1322 ปีที่แล้ว +1

      ma isqabaan filimka team gurmadkula jiraahe

  • @hdhfjjf7513
    @hdhfjjf7513 6 ปีที่แล้ว +1

    Shaydaan ee u ektahay

  • @shuceybmohamed7171
    @shuceybmohamed7171 6 ปีที่แล้ว +1

    muno alaah ku daayo

  • @hibaaqcabdulaahi5435
    @hibaaqcabdulaahi5435 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw muna cdeey so nice hees

  • @aayaabdirashid3560
    @aayaabdirashid3560 5 ปีที่แล้ว +4

    Muno xafiis hore usoco😍😍

  • @sacduushabbe6753
    @sacduushabbe6753 6 ปีที่แล้ว +1

    caadi ma ahan

  • @fahiimafamous68
    @fahiimafamous68 6 ปีที่แล้ว +3

    saxbty rumaad muna xafiseey ka hadl malaha heeestaaan allow isku kiin daaa

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 ปีที่แล้ว +1

    2023/5/9 maalin talaadu ah ❤hada waxey iskula noolyihiin qurbaha muna iyo abdalla❤congratulations 🎊 guulesta❤

  • @ahmedaweys5312
    @ahmedaweys5312 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees shidan wye runtii

  • @raulxasan9468
    @raulxasan9468 6 ปีที่แล้ว +10

    falaq falaq tii way nagadhamaty like igu sharfa

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 6 ปีที่แล้ว +5

    Waaaaw romatic family isku waara insha allh hambalyo muna

  • @deeqodagan1844
    @deeqodagan1844 6 ปีที่แล้ว +3

    Jecliya dad is jecel 😘😘 ilahow aniga na wax i jecel i sahal

  • @cabdixafiidmohamed3044
    @cabdixafiidmohamed3044 6 ปีที่แล้ว +3

    asxn hees keep going

  • @Hana19800
    @Hana19800 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah nii barakeeyo wanku faraxsanahahy guurkiina dumaashigee masakiinimo iyo daganaan aa ka muuqato wa wax fiican wanii taagersanahay isku waara Abdalla iyo Muno Xafiis

  • @munaabdinuur5562
    @munaabdinuur5562 3 ปีที่แล้ว

    Wax kale waye

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 6 ปีที่แล้ว +4

    Run ahaan tii waa hees shidan erayada ,lacanka ,musica way isla socdaan

  • @sadrisuleeqa219
    @sadrisuleeqa219 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan helay Abdlla hayga 💋💋

  • @marwoyjelle7874
    @marwoyjelle7874 6 ปีที่แล้ว +2

    Uffff whn cod maqabta

  • @ahmedabdikhadir7092
    @ahmedabdikhadir7092 6 ปีที่แล้ว

    Nambarka uu wilka wacayo ma muna xafisa somaliye wax iga hubiya

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 6 ปีที่แล้ว +2

    Woow caadi maaha

  • @qalbitaajirofficiall6284
    @qalbitaajirofficiall6284 6 ปีที่แล้ว +5

    Hees lo is tagay muna xafis✋

  • @alimustaf1536
    @alimustaf1536 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan wale wey iga tahey Aishwarya weye nagtan heestan hore u soco ayaan leyahay ariyadan iyo music wey i qanciyen heesta riyada 100 music 100 style qof taan igu ficna 😂

  • @farxiyonitaaafunymxaamedta2553
    @farxiyonitaaafunymxaamedta2553 6 ปีที่แล้ว +2

    muna xafis😚😚my mcntydaa😚😚

  • @beeyzaniel_moha3415
    @beeyzaniel_moha3415 6 ปีที่แล้ว +2

    Waawo cod baa kugu dhamaaday muno xafiis

  • @mohaalfa3766
    @mohaalfa3766 5 ปีที่แล้ว +1

    Hiiilbay i naqata hubaaashi ☑️☑️☑️💯💯💯💯 nice sing

  • @reymaz8
    @reymaz8 6 ปีที่แล้ว +8

    Muno oo hees daren leh qadeyso maanta ka hor ma arkin like ta

  • @alaamiinalaamiin4512
    @alaamiinalaamiin4512 6 ปีที่แล้ว +1

    wooow muna

  • @queenmohamed5375
    @queenmohamed5375 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw fanaaniita oo idil jidhkaada qurxoon hadey lahaan lahayeen balayada buudh buudhan wakahelay sida body gada uqurxisay ♥

  • @amiiraomar2457
    @amiiraomar2457 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaaa somali waxay soctoh ma dharkiii hurdadad noguuu so heeseen o quruux la noqootay wlhy somlii way dhamaadeeeen alle hasoo hadeyoo waan ka darnaaay 😢😢😢😢

  • @mamomcnto4818
    @mamomcnto4818 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂🤣ok hambalyo hambalyo hambalyo masha allah 😍😍😍😍

  • @hibaaqwaxyarowacan8036
    @hibaaqwaxyarowacan8036 6 ปีที่แล้ว +1

    way cod wacantahay heesta siday ugu luqeynayso xata

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 6 ปีที่แล้ว +31

    Heestaan magaceygaa ku jira inta hesaantan jecel like isaraa✌

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 6 ปีที่แล้ว +22

    Gaw... wixii cabdalla la odhan jirayo dhan baa jilbeysan kkkkkkkkk😂😂😂 xataa wllkey isagaa heestan niyada ku dhisanayay in loo qaadayo kale 😂😂😌😌

  • @riyodoon3052
    @riyodoon3052 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah romantic iga dheh

  • @abdinasirbashiir3777
    @abdinasirbashiir3777 6 ปีที่แล้ว +4

    Wwww hes mcn istel mcntoh

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 ปีที่แล้ว +2

    axsan hees plh kabaxsatay muna xafiis fanaaanada xamar ugu shidan ustad saalim pato wlee video aad adiga qabatay waa holac horay usoco balanbaalis super channel hees lagu wada kulmiyey macalimiin

  • @farxiyohasan62
    @farxiyohasan62 6 ปีที่แล้ว +1

    waw washidantahye muna xafis iyocabdala😍😘

  • @kaaraancabdilqaadirboss5665
    @kaaraancabdilqaadirboss5665 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan. Xumaa sub xaanalah

  • @samirasalad218
    @samirasalad218 5 ปีที่แล้ว +6

    alx waan helay xaaji mcn allow ku dhor♥️♥️😍😍

  • @queendeqoafricangirl2630
    @queendeqoafricangirl2630 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi muna xafiis qumayo u egthy 😂😂😂😂

  • @maryanmacalim5034
    @maryanmacalim5034 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaaah wllshy runtii heestan dhagaysigeeda ayan hayay waan raadiyay cidda qaada ugu danbayn wan Ku helay
    Ana heestaadi waan helay waana Ku jeclahay wll mcn

  • @maryanmahamed861
    @maryanmahamed861 6 ปีที่แล้ว +2

    Cod xumadu waa haybad

  • @abdullahimacalinxasan6558
    @abdullahimacalinxasan6558 6 ปีที่แล้ว +25

    Muna xafiisey saad ii heshey aan kuheley kuma waayo falaq falaq deyda aan heley

  • @abdalaali5142
    @abdalaali5142 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareey naagtu deeq maroojiye u ekaa siiba indhaha

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 6 ปีที่แล้ว +1

    AAD iyo AAD SEEDIGEEN AAD BAAN U SALAANAYNAA DADKA INAA SEEDIYAADHAY KA AQAAN SAAN U JECLAHAY SAAN U QALDAMIN MA ILA SOCOTAA MUNO SISTER HA SII DAYN WAA HAYSAAYE ILAASHO AAD GUDOOMIYE ADNA GABADHA NOO DHAQAALEE QOOR IYO XERO MANSHA ALAAH ISKU WAARA UBAD KHEER QABA HELA GOD BLESS U GUYS AAD IYO AAD HALKAA NOOGA WADA GOD BLESS ALL OF US

  • @quenbelliza2025
    @quenbelliza2025 6 ปีที่แล้ว +1

    Say wlh geeda way heshay mashkiista xafiiska hadaa shaqalo looqatay alxm 😂😁😀😊☺ daruus wacan

  • @alham113
    @alham113 6 ปีที่แล้ว +4

    qalanjo iga dheh war habadha yala xaqiirin yaqay way quurux badan tahy kal iyo lab muno cadii mahiid mesha ka sii wadoo cadey hooro mar wan 😗😗😗😍😍😍😍

  • @mohazzforlan2739
    @mohazzforlan2739 5 ปีที่แล้ว +2

    Cadi maahan hessta