15 SU’AALO - AMIR SAYID IYO YAHYE HUNTER..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: • Video
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yayaviv1
    Last subscribers: 210,214
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 856

  • @DayahPro
    @DayahPro 3 ปีที่แล้ว +1605

    Hada Ka heshay muqaalka like ii saar 😂

    • @Amalfaarax-jh6oe
      @Amalfaarax-jh6oe 3 ปีที่แล้ว +4

      Oky yahya💚🤝😂🙏

    • @ibrahimfathiibrahimfathi7729
      @ibrahimfathiibrahimfathi7729 3 ปีที่แล้ว +1

      Ok sxb sare yahya hunter in building the word from fartun babalarka

    • @ifrahhilsan1224
      @ifrahhilsan1224 3 ปีที่แล้ว +5

      Ninkan waan u xiisnee xageed ka keentay

    • @aminaamisha4552
      @aminaamisha4552 3 ปีที่แล้ว +2

      Yahye mumin hor mar wacan abowe

    • @azmaqurux7357
      @azmaqurux7357 3 ปีที่แล้ว

      Hore usoco walalkay qafka kaliye TH-cam ankatagero

  • @afnaanadam6423
    @afnaanadam6423 3 ปีที่แล้ว +399

    Amir sayid miss you more 🥺🤴#*Team amir sayid*🙋🏼‍♀️

    • @queennitfish1549
      @queennitfish1549 3 ปีที่แล้ว +4

      Afnaney amir wu noo goyay

    • @queennitfish1549
      @queennitfish1549 3 ปีที่แล้ว +4

      Two months channelka waxba maso dhigin

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว +1

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

    • @kingabdifatah2706
      @kingabdifatah2706 3 ปีที่แล้ว

      Amir sayid wuu naaxay

    • @afnaanadam6423
      @afnaanadam6423 3 ปีที่แล้ว

      @@queennitfish1549 haa xalad cafimad darteed uu utagy🥺

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 3 ปีที่แล้ว +271

    Allah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw scw sce

  • @queenbella2973
    @queenbella2973 3 ปีที่แล้ว +72

    Adigoo fiirsanayo hadaad kumantiga aqrineysid like saar🙌🏽

    • @hawomohamed431
      @hawomohamed431 3 ปีที่แล้ว

      00000000000000000000000000p0

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 3 ปีที่แล้ว +222

    We all miss you so much Amir come back

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว +5

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 50k

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllka u Ku bahan baan ahye igu cawaiya inaan gadho 10k,,,,,

  • @munohaji8564
    @munohaji8564 3 ปีที่แล้ว +72

    Yaxye walaal fikrad ayaan kuu hayaa barnaamijka 15 su'aal waxaan ku dhihi lahaa prt 1 iyo 2 qeebo usameey sababtoo ah insha Allaah mustaqbalka waxaan rajeenayaa
    Si lugu casuumo dadka hada soo baxayo sidoo unoqdo Taxane barnaamijka Halkaa ka sii wad iniga waxan rajeena in aan ka mid noqdo
    Hada wax barasho ii socoto school ayaan dhigtaa waxaan jecelahay inaan wax duubo waa hobigeeyga TH-cam na waan sameesandoonaa insha Allaah
    Dad qoraalkeeyga arkaayo waxan ku dhihilaa waligaa qof ha kutiirsanaan ee adiga wax qabso

  • @kingasad1618
    @kingasad1618 3 ปีที่แล้ว +24

    wax ka wangsn ma jiro hadlkan 👇💞✨
    -الله اكبر 🌹
    -سبحان الله 🌹
    -لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم🌹
    -استغفر اللة العظيم واتوب اليه🌹
    -الحمدلله على كل حال🌹

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +50

    Amiir sayid waa aqaanaa gabadheyda Nadia yariiseey Abtigeed waaye Maasha Allah

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 waligey ma maqlin

    • @maryamamaxamud265
      @maryamamaxamud265 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh😂😂😂😂😂👌

  • @mohamedyousuf9065
    @mohamedyousuf9065 3 ปีที่แล้ว +70

    SHUAYB 8 PACK SOO QABO WAA RUNTII😅

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @canabquen380
    @canabquen380 3 ปีที่แล้ว +173

    14:18 waan kamid ahy dadka kugu xiran youtubekaaga anoo isdhahaayo canab muu dhaho ayaad tiri😂🤣🤣

    • @abdisalemmoalimhussein5080
      @abdisalemmoalimhussein5080 3 ปีที่แล้ว +1

      Hayaay magacaga uu wuxuu kadoorty intaas oo magac wax kale wye walhi😂

    • @zidinoofficial5023
      @zidinoofficial5023 3 ปีที่แล้ว

      @@abdisalemmoalimhussein5080 wllhi canab wa magaci wangzan! Amzhallah❤😍😘

    • @nastehonalka1851
      @nastehonalka1851 3 ปีที่แล้ว +1

      Habo canab yutub comnt hadnaa adih gacana ku tagy 😂😂😃

    • @nastehonalka1851
      @nastehonalka1851 3 ปีที่แล้ว +1

      Anih ma baxsho adlen reply ku so galay qybt aqriska ka mid ahay mugoo keep going hapo dhiply😂💖💋

    • @abdisalemmoalimhussein5080
      @abdisalemmoalimhussein5080 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zidinoofficial5023 haa wllka

  • @sihaamali1224
    @sihaamali1224 3 ปีที่แล้ว +7

    wilkan Amir ah wlh wa wil fcn coments kisa xita wax cayo maleh wlh o dagan waligy na aso qof ku dhagan ma arag ale haku xifdiyo❤️😍🥰

  • @anabquruxmedia7300
    @anabquruxmedia7300 3 ปีที่แล้ว +28

    Canab wa magaceeyga woow thanks Amir sayid 😍😍😍

  • @YOUWILLNEVER
    @YOUWILLNEVER 3 ปีที่แล้ว +52

    Caawa Nin Wayn baad sooqabatay amiir sayid

  • @iiibaancabdulaahi6963
    @iiibaancabdulaahi6963 3 ปีที่แล้ว +68

    Pro yayye waan ku salaamay hadii ay macquul thy su aashan barnamijka kusoo dar "aduunka intaad joogtay maxaa kuula yaab badnaa

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @jazzlopez9680
    @jazzlopez9680 3 ปีที่แล้ว +12

    Toronto is dope, i can say that with confidence!!! proud Canadian

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 ปีที่แล้ว +27

    First person m.a legend keep going 🥰💯❤

    • @mohamedamin6875
      @mohamedamin6875 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiir sayid walashi wan ku Salamy

    • @KoKoBULLE-its
      @KoKoBULLE-its 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedamin6875 wn ka qady wllo 🤣

  • @canababdihakim7923
    @canababdihakim7923 3 ปีที่แล้ว +3

    Hortu wa mahdsantahy wll qali wlhi magaceygu wa canb waligey ma arg qof shegayo magaceyga lkn wa sida shegty aaaad ayn u farxad badnahy aniga oo is fanineyni thank you so much wll qali 💕💯

  • @hamdamohamed232
    @hamdamohamed232 3 ปีที่แล้ว +9

    Huno yaxye shadiyo iyo cabdi fitax yare soo casuum waa codsi ka mid ah dawadayashaada adna waxan ku leyahy horay u soco wiil qurux bdn oo fani ah baa tahay nolal qurux bdn ku rajeyna

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 3 ปีที่แล้ว +14

    Amir sayid waan ku salaamay sxb caafimaad ku rajeynaa 😍

  • @asoumabdikarin388
    @asoumabdikarin388 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta amiin sayid iyo yahye hunter ba taageerta liketa isku muuji👍♥️

  • @Husnidahir7
    @Husnidahir7 3 ปีที่แล้ว +12

    Su’alahan dhan iguma socdaan nio amir sayid bro hda comment gayga arkeysid i love ur Cacket wlh😀😍❤️ ee intee kaheli karaa nio 😂

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 3 ปีที่แล้ว +8

    Maanshaa allaaha aniga aa la idhahaa canab aduunka wax I dhibo ma arki waxaan ahay laki waxaana ku noo lahay mareykanka sow ogow waa runtii wiilkaan

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 3 ปีที่แล้ว +7

    Amiira qurux inuu u egyahay inta ila aragtay like 🥰

  • @cabdican385
    @cabdican385 3 ปีที่แล้ว +7

    wallahi 15 su'aalaha video gaan ayaa igu horeyso aan biilabay ilaa dhamaadka aan fiirsado 🙋‍♂️amiir sxbow xagee gashay waa laguu xiisay wallahi team amiir ✊
    👇

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 3 ปีที่แล้ว +20

    Keep going my brother

  • @wllziyech4753
    @wllziyech4753 3 ปีที่แล้ว +32

    Nio comments ka aad iska indho tiraysid nagada dadka badanaa waxay soo qorayaan lii caato soo qabo ama ck soo qabo zxp taageerayaashaada qiime codsigooda please please please 🙏🙏🙏🙏

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @iiibaancabdulaahi6963
    @iiibaancabdulaahi6963 3 ปีที่แล้ว +46

    Ciyaar yahan xasan santos soo qabo keep goin pro

  • @yahyemansour3588
    @yahyemansour3588 3 ปีที่แล้ว +13

    Yahyow insha allah markan youtuber noqdo nio diyaar inoqo anigana 15 su.aal waan ku jira imikaba 😂

  • @rashkanageye6259
    @rashkanageye6259 3 ปีที่แล้ว +7

    Maxamed 𝒌𝒉𝒂𝒅𝒂𝒓 soo qabo wilow inta igu raacsan like✌️

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaxye sxb mahadsanid wiil qaran alaha ku barakeeyo

  • @xamdacisman8941
    @xamdacisman8941 3 ปีที่แล้ว +4

    OMG 🙋‍♂️amiir sayid aadban ugu farxay markan arkay qof loo xisay aboowe inted kabax day noso maabo haday mac qul tay ❣ team amir sayid ismujiya

    • @nimconashaad1085
      @nimconashaad1085 3 ปีที่แล้ว

      Idhaha xanunayo Iftiinka computer ka dhibayo marka xogaa wusoo yara nasanaya

  • @hodanmohamed9351
    @hodanmohamed9351 3 ปีที่แล้ว +4

    Salaan gobed yaxye hanter walal badbaado channel asagana shan iyo tobanka suaalod waydii waa wiilka wadadka ah😍👏🔥

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 3 ปีที่แล้ว +8

    🦱Maasha Allah,maasha Allah,maasha Allah, Waa wiil qurxoon isha Aadmigu kaa dadan.maasha Allah tabaarakallah

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 3 ปีที่แล้ว +6

    Saxiib Yahye Barnamijkaan Waan
    Ka helay Horay u soco Bro Salaama 👏🏾

  • @nasraasia5617
    @nasraasia5617 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah AMIR SAYID Walcom to Toronto 🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🥰

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel7594 3 ปีที่แล้ว +10

    mashalah baf horay usoco

  • @kaamilmedia6310
    @kaamilmedia6310 3 ปีที่แล้ว +25

    5 daqiiqo 1 . K298 waaw macqul ka badn kaa sugaa legend

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @anabgoumaneh2838
    @anabgoumaneh2838 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah abowe keep going yahay hantar lakin Amir saydi Aniga Canab la idhah mashallah

  • @queencaaliya2048
    @queencaaliya2048 3 ปีที่แล้ว +27

    Amiir miss u more abowe noso laapo Blz😕💕

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

    • @queendumar5446
      @queendumar5446 3 ปีที่แล้ว

      Canba waa magaca hooyaday thankis wlle amiir

  • @Novgnbvgk
    @Novgnbvgk 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah bro i love your programme ♥

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 ปีที่แล้ว +5

    Arimaheena aniga oo daawanayo ayuu isoo dhacay videogan Yahye Barnaamijkaga Xiisaha Badan Wa Iska jeclahay Amir Sayid Si fcn ayan u kaseynaa

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 3 ปีที่แล้ว +9

    nin aan walaal lahayn buu warabuhu cunaa I'm from d.jabuuti dadkii layga beeroow adoo akhriyay warqadaa misana hayga jeesan #subscripe igu dhaaf mahad sanidiin

  • @aishamuhamed962
    @aishamuhamed962 3 ปีที่แล้ว +11

    Miss you amir sayid 🌍😰

  • @bisharofaray1206
    @bisharofaray1206 3 ปีที่แล้ว +9

    Alla Amiir Zayid xaguu kadhacay😅😅😅 Sa ugu xiisnay baa🥺😅

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 3 ปีที่แล้ว +6

    First person
    Yahye hunter hormar wanagsan wlka lii cato soqabo nio ✌️✌️✌️

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @apdirahim3082
    @apdirahim3082 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta arimahena tagerto like

  • @anabwarsame3463
    @anabwarsame3463 3 ปีที่แล้ว +7

    Thanks Amir sayid 14:10 waa iamantay❤💕

  • @nasrocabdinaasir69
    @nasrocabdinaasir69 3 ปีที่แล้ว +7

    M.a wax bdn wan sugeny amir sayid
    Wlal so qabo Lamaanha shadiyo io c.fatx ado mahdsn yahye wll♥️🙏🌼🌏

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 3 ปีที่แล้ว +1

    Yahya hunter keep going Sxb nin fikir wanagsan leh baa tahay waxaad na bareysaa dad aanan wali arag sida wiilkaan oo kale waliba Caawa Ayaan ogaaday inu la dhashay adna chennel ful respect ugaas

  • @asmamuhumad3359
    @asmamuhumad3359 3 ปีที่แล้ว +8

    Intii rabto liicato in laweydiyo sualah like saar

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 3 ปีที่แล้ว +21

    Amiir Mxa TH-cam ka U Dhaftay Bro Wa lagu tabay Dhanka Style ka Come Back Bro

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 ปีที่แล้ว +8

    amiir sayid adno iyo amiira waa wada dhasheen masha allah

  • @faatimaabdrizak7377
    @faatimaabdrizak7377 3 ปีที่แล้ว +3

    Yes waxan noqday qofki kowad ee commenti kabixiya waxba lagama qaban karo 😯😯😯❤❤

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 60k

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 60k

  • @ilhanyassin2600
    @ilhanyassin2600 3 ปีที่แล้ว +13

    First ahy manty yahow reply😍❤️

  • @abshirdeeq1593
    @abshirdeeq1593 3 ปีที่แล้ว +3

    Fist paan ahy ee mrka like dhac igu siyaa zhpyll🤩

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 ปีที่แล้ว +5

    1K WAX YAR IGA DHIMAN PLZ II GARSIYA WLLHYGA SOMALIYEEDA😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @young_jabra3685
    @young_jabra3685 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiiro in lasoo qabto intii igu raacsan like

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 ปีที่แล้ว +2

    Intii amir sayid rabtay liket imuujiyaa

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 3 ปีที่แล้ว +5

    Canab My Mom ♥️♥️♥️✅

  • @munaqalbidhaya6312
    @munaqalbidhaya6312 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah waa wiil aan tageero amiir sayid nolol faraxadleh ku nolow

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaxye hanter inoloow habo inbadan ado nabad ah wilkeeyga okale atahay wan ku faraxsanahay hormarkaaga waxa rajeynaaya inaan usa 🇺🇸 kugu sodhoweeyno

  • @aishamohamed2182
    @aishamohamed2182 3 ปีที่แล้ว +10

    ❤❤❤🙏🏼 yahya hunter respect walal

  • @malikaahmed4202
    @malikaahmed4202 3 ปีที่แล้ว +6

    AMIR SAYID LEGEND LAGUU XIISEY HOWEVER HORUMAR WCN ❣

  • @iskufilanhajji7607
    @iskufilanhajji7607 3 ปีที่แล้ว +2

    Toronto ani ayaa joogo wan kugu so dhaweynayaa Toronto Canada🇨🇦 welcome

  • @nimcoibrahim7424
    @nimcoibrahim7424 3 ปีที่แล้ว +12

    He was my classmate from abaarso school 🤣 saydiomar

  • @luuzaqurux9951
    @luuzaqurux9951 3 ปีที่แล้ว +4

    Amiir we miss uu plz come back😥

  • @anabhussienjimale6326
    @anabhussienjimale6326 3 ปีที่แล้ว +11

    Magac aan aad ujecelahay ❤
    《Canab🍇》hooyadeey mcn ii baxsaday👸
    S.kaleh bro amiir sayid🤴
    Muqdisha kaso salamaya libaah 🙏

  • @ribax314
    @ribax314 3 ปีที่แล้ว +5

    wan ku xisay Amiir 😢😥💔♥️♥️♥️

  • @legendyare
    @legendyare 3 ปีที่แล้ว +4

    ANIGA SOMALI MAIHI MIYA WALIGEY LIKE IYO SUBSCRIBE MAHELIN PLZ SUBSCRIBE HAILADHAFIN 20QUF IGADIMAN IGARSIYA ALLAH JANADA ADIGAA

  • @hamdisuleiman3001
    @hamdisuleiman3001 3 ปีที่แล้ว +3

    Wwwwwwwwwwww legend aan jeclhy amiir Amiir sa'id welcome back abwe😘🤩🤩

  • @AK-vb5of
    @AK-vb5of 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasan santos soo qbo yayavic
    Wlhi ninkaas funny wye😂😂

  • @maryanslife7277
    @maryanslife7277 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to Canada my brother me too I want
    Come America I’m live in Canada from Toronto

  • @hippanuura5529
    @hippanuura5529 3 ปีที่แล้ว +4

    All we miss you come back Amiir

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 9 หลายเดือนก่อน

    Amir hori usoco abowa

  • @maxamedibraahim7568
    @maxamedibraahim7568 3 ปีที่แล้ว +1

    Barceloonaaaa team hadaad tihiin rag adagbaa tihiin🤩💪💪

  • @nasseranisofficial7410
    @nasseranisofficial7410 3 ปีที่แล้ว +8

    Haa shuayb8pack so qabo yahye hunter 😅😅😅😅😅😅

  • @xayadxaragochannel1542
    @xayadxaragochannel1542 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah walalkey wx ficn ayad qabataa thanks hormar wacan 🥰🥰

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 3 ปีที่แล้ว +19

    5:10
    Brand: summad ayaa afsoomaali lagu dhahaa✅🙏👍

  • @mohacaddeofficial3458
    @mohacaddeofficial3458 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend amiir sayid itii ta qaano like team amiir sayid is muujiya 👍

  • @samironj1515
    @samironj1515 3 ปีที่แล้ว +17

    Amiir zayid Inta ila aragtey Fanaaniti hawiyaha CmL inuu Soo qaatey Like Dhac Igu sii🤣🤣🤣

    • @ikraanmahamed9967
      @ikraanmahamed9967 3 ปีที่แล้ว

      Kkk arimahena miyaa hawiye ah marka

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 3 ปีที่แล้ว

      @@ikraanmahamed9967 hee muxuu yhy

    • @fatushfatma9001
      @fatushfatma9001 3 ปีที่แล้ว

      @@quenmasbal9558 hhhh maogii weydii bl wuxu yahy

    • @shamislula6721
      @shamislula6721 3 ปีที่แล้ว

      @@fatushfatma9001 arimaheyna hawiye ma ahe ee waa reer mako

  • @shaadiyadiamond6341
    @shaadiyadiamond6341 3 ปีที่แล้ว +23

    Yaxye real madrid wx jiro mhn mrkaa dhehesid aniga aahaan dhiigyga wye dhihi kraa hala madrid💪💪

  • @nimabare687
    @nimabare687 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro licaato sagabo nio plzzzz😘

  • @habsaapdi2512
    @habsaapdi2512 3 ปีที่แล้ว +4

    Amiir waa ku xiisnay 😓😍

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 3 ปีที่แล้ว +27

    amiir sayid miss you more bro hunter keep going bro

  • @canabcumar2812
    @canabcumar2812 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Amir💋🔥❤️🥀🔥💋🌹💉💯🙏

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 ปีที่แล้ว +5

    Amir is back wow

  • @dekohassan6171
    @dekohassan6171 3 ปีที่แล้ว +4

    Abwe Hassan belani soqabo😍🙏

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 3 ปีที่แล้ว +1

    Miss u amiir said wllhi😭😭😭😭🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @apdirahim3082
    @apdirahim3082 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta singalka ah like

  • @hanabashiirabdi268
    @hanabashiirabdi268 3 ปีที่แล้ว +1

    yahye hunter plz saxaaf noso qabo😍

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 ปีที่แล้ว +1

    Amir uu naaxay oo sii qurux batay mansha allah

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 3 ปีที่แล้ว +8

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢
    Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲🤲
    Aamiin aamiin aamiin❤❤❤

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 ปีที่แล้ว +16

    ✈️🛬🛫cwey ma USA baaad Naga dajisey yaxye meel walbi waan ku racaynaa hhh keep going 🤣🤣🤣💯

  • @natashadhemanofficial223
    @natashadhemanofficial223 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofki u horay ayan ahay manta one love yaxye hanter

  • @faraxsanchanal4146
    @faraxsanchanal4146 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep going abwe yaxye❤🥰🙏

  • @abdirahmanmaxamed9481
    @abdirahmanmaxamed9481 3 ปีที่แล้ว +1

    My mom canab allah janada haku geeyo🥰❤

  • @bennemri595
    @bennemri595 3 ปีที่แล้ว +4

    War maanta waxad so qabatay nin legend ah mr abinash ninkan iyo shuayp 8pack asxbta shidan dhanka fitnesska iyo fashionka shuayp ayan sugayna

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว

      Plz wllk u Ku bahan igu cawaiya inaan gadho 150k

  • @limaxapea7439
    @limaxapea7439 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother yahya

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 3 ปีที่แล้ว +2

    Miss you amiir sayd

  • @user-nl8iw6ru3e
    @user-nl8iw6ru3e 6 หลายเดือนก่อน

    Long life bro Amir.sayid