Dhacdooyinki 2021 Dib U Xasuuso Maalmihii Murugada Iyo Kuwii Qosolka Adiga Muxuu Kuu Ahaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ธ.ค. 2021
  • Instagrame In Dayax Films-----------
    / dayaxfilms_
    =====================
    Tiktok In Dayax-films-------------
    www.tiktok.com...
    =====================
    Facebook In Dayax Films------------
    / dayaxfilmsofficial
    =====================
    WhatsApp In Dayax--------
    +252654996735
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 217

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms  2 ปีที่แล้ว +63

    Soran Ajakis Qabojiye Muna Xidigta jiim sheekh alle ha u naxariisto dhamaanten aynu u ducayno intii sanadkan iyo kuwii horaba inaga geeryooday

  • @Apbdilaahiismaaciilvlog
    @Apbdilaahiismaaciilvlog 2 ปีที่แล้ว +43

    Inta Jiifka ku dawaneysa like ii saara 🤣🤣

  • @Apbdilaahiismaaciilvlog
    @Apbdilaahiismaaciilvlog 2 ปีที่แล้ว +21

    KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏

  • @mohamedabdikheir3965
    @mohamedabdikheir3965 2 ปีที่แล้ว +11

    Two Somali Legends oo codka libaha leh God bless you
    1.Abdiaskari Tube
    2.Dayax Flims

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha Unaxariisto Dhamaan Dadki Naga Baxay 2021 😭😭😭😭😭

  • @faarush8157
    @faarush8157 2 ปีที่แล้ว +12

    Sanadkaas ilahay dhib ima soo marin lkn safiyo tusmaan laqaybsaday murugada walwalka iyo dhibtii loogaystay mantana alx wlh❤🤲

  • @fatimazarra7291
    @fatimazarra7291 2 ปีที่แล้ว +5

    Illahay ha u naxariisto intii dhimatay 😰😰😰 runtii qofkaan adunka ugu jeclaa ayaan waayay sannadkaa ayeeyaday izoo korisay hooyo iyo aabo la'aan toona ma dareemi jirin intaan haystay😰😰😰

  • @adnaali8104
    @adnaali8104 2 ปีที่แล้ว +7

    CABDI RAXMAAN Adigana ilaahay Xaas sidaada u'caqli badan hakugu galado aamiin ilaahay kuma lumiyo aakhiro iyo aduunkaba🙏

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      waa doqaanla adeegsanyo xumanta Xamar ka d hacdaa ak badan taa hargeisa meedey Ikraam

  • @ramadaanhussein8350
    @ramadaanhussein8350 2 ปีที่แล้ว +11

    allaha unaxariisto Muslimiinta dhimatay zanadkii 2021 Amiin

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 2 ปีที่แล้ว +5

    dayax films legend keep going waxa igu samaynbadnaa markii nala waydiya afar iyo taban kun oo dolar o an haynin

  • @nasteexoabdi6431
    @nasteexoabdi6431 2 ปีที่แล้ว +2

    Xanuun badan banka dhaxalnay sanadkii nadhaafay😭😭 waxan wayay labadeyda ader ee aabahay kaweynaa😭😭 on aduunka ugu jeclaa aderyal gadashiina mana helin ader ilaqosla mana helin ader madaxa iisalaxa aderyal halheesyadiinii madaayo ilmadana madaayo😭😭 ilahay hoygiina jana hakayeelo aaaamiin 🤲🤲🤲 wa xaqiiq ma arkidono ader sidiinii baariya😭😭😭😭😭

  • @munamaxamedmunamaxameda1567
    @munamaxamedmunamaxameda1567 2 ปีที่แล้ว +4

    Qaranimada Somaliland qofka ku xadgudba waa xadhiig waanan tageerayna dawladayada sharafta leeh guuuuuul Somaliland

  • @Kaligiisocod40
    @Kaligiisocod40 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan Wayay Sanadkaan 2021 Abaayo Hamdi Mohamud Kilwad Iyo Ayeeyadeyda Ciidey Maxamud Ali Waxaan Geeridooda U dhaxeesay Muddo 8 saacadood Ah Sanad Aan Waayay Labadeydii Garab Sxbo Ayay ii Ahaayeen Allaha U Naxariisto
    Qofkii Aqriyo Fariinteyda Waxaan Kaa Codsanayaa inaad iigi Duceesaan

  • @nimcofarmaajo7875
    @nimcofarmaajo7875 2 ปีที่แล้ว +7

    King of King runta ayaan kugu jeclhy wlhy 🙏

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxanu dhacdo maaha waa ceebayn dalka somaliland

    • @asmasiciid6364
      @asmasiciid6364 2 ปีที่แล้ว

      Wa ruunta waa af lagaado Somalian

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +3

    HARGEISA YES DADKA WAAA LAGU XIDHAA SHARCIGA KU GAFAA LAAKIN XAMAR DAD AAN WAXBA GEYSAN BAA LAGU TOOGTAA XATAA IKRAAM OO SOMALI OO DHAN XASUUSAANTEY MAAD SOO QAADAN KOLKAA MAXAAD NOO SHEEGYESAA EED HARGEISA KA SHEGYAA MUNAAFUQ REER SOMALILAND ISKA ILOW XAMAR KU EEKOW

  • @cibaadoibrahim73
    @cibaadoibrahim73 2 ปีที่แล้ว +1

    wxa uu aha zanad aanan ilawi doonin farxad iyomurugba laha murugaduna igu badneyd Allah kan zo zocda hygu bedello Farhad iyo reynreyn amiin yaa rabbi🥺🤲

  • @mowliidstudio6063
    @mowliidstudio6063 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga sanad aad ugu xanuun badnaay waye wllidkey waan wayaya aniga hamigeygii waa iigu adkaday oo meelkastaa caqabaad aya iiga qabsaday lkn kaan waxan rajeenah in ilahey sanadkaan wax kaastaa oo an jclhy ii fududeeyo

  • @engabdikariimiid8438
    @engabdikariimiid8438 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisdo sooran

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว +2

    Sanadkaan allaha nooga dhigo sanad farxadiisa wado in sha allah

  • @hindima3lin735
    @hindima3lin735 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dadki Allah iga beereyow
    Cadilka ayaan caadalad iyo nabad ka baryayna Inshallah
    ONE Somaliya

  • @Shaakir-Talk
    @Shaakir-Talk 2 ปีที่แล้ว +2

    Cod macaan oo farshaxan cajiib badan ayaad ku ladhay lagamana caajisaayo goortii iga dhamaatau layaabay guuley walaal 🤞🏼

  • @adoonalle165
    @adoonalle165 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle nxariisti jano hakawaraabiyoh marxuum ismaaciil sugule sooraan ioh dhamaan intii muslimin dhimaty🤲

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว +9

    Mr 5Dollerow Hadaba Family-gina Hargeisa Daggen Haday Wax Ku Imaadaan Ma Iyagaa Kuu Iman Doona Waadigan Somaliland Si Negative Ah Uga Wada Hadlee😅✌

    • @zuzaanqaniyo7752
      @zuzaanqaniyo7752 2 ปีที่แล้ว

      Ninka xininyaa uga fuq labeebow🙄

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว

      @@zuzaanqaniyo7752 Xataa Hadan Khaldanahay Adi Inad Laba Xininyod Soo Kala Dhex Gasho Mayna Ahayn Wax Laga XisHoodo😅😅✌

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto sooraan

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristho

  • @mohatallabdi7472
    @mohatallabdi7472 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxaristo intii dhimatay
    Dayax pro legend baa tahay

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto dhamaan muslimiintii dhimatay 2021

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Alaaaah u naxariisto dhamantoda

  • @nastehoismail8439
    @nastehoismail8439 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay 😭😭😭😭😭

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllo qali Aamiin aamiin aamiin yaa rabi 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻👍☝🏼☝🏼☝🏼

  • @mustafeabdi5513
    @mustafeabdi5513 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto intii dhimaty

  • @deeqodaganibrahim7634
    @deeqodaganibrahim7634 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle subxana watacala ha u naxariisto dhamaan inti dhimatay inta xanunsana alllah cafiyo cafiimaaad tamah inta cafiimaaad qabtana alllah u siyadsho amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin yaa allllah

  • @xananmahamuud383
    @xananmahamuud383 2 ปีที่แล้ว

    Sanad kan inti Muslimiin ee dhimatay allaha unaxariisto janadi fardowso allaha ugu bishaareyo

  • @fatxiilkacazeh6778
    @fatxiilkacazeh6778 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto dadka islamka ah intii dhimatay inta xanuun Sanna alle cafimaad taama ha siiyo
    Inta guur satayna alle ha isu bara keeyo ubad khayr qabana hakala siiyo
    Dadka inta dhibataysan alle dhibta ha ka dul qaado

  • @nimcoxaashi9020
    @nimcoxaashi9020 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayax sanad wangsan oo wacan

  • @sakariyecaser9591
    @sakariyecaser9591 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha u naxariisto inti dhimatay

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Aallaha unaxaristho

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Boqorka allaha kheyro

  • @jamalcabdi4930
    @jamalcabdi4930 2 ปีที่แล้ว

    Allow u naxaristo dhaman tod.

  • @siidichanal9191
    @siidichanal9191 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaaheey haa unaxariisto dhammaan

  • @umalkhayrcabdilahi8182
    @umalkhayrcabdilahi8182 2 ปีที่แล้ว +4

    Xukunka muuse biixi ayaa soomalilnd ka shaqeynaya maad liqi muuse ilma xaranyahow muuse iyo inankiisu iyagaa soomalilnd iska le dilaacde cuqdadyahy

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 ปีที่แล้ว +1

    alle haw naxiiriisto
    dhamaantood

  • @walalwaanochannel5299
    @walalwaanochannel5299 ปีที่แล้ว

    اللهم اغفرلهم يارب العالمين

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 ปีที่แล้ว

    Waa sharmake

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 2 ปีที่แล้ว +1

    Sanad wanaagsan

  • @hamzewabari6726
    @hamzewabari6726 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb Aniga uu guursaaday boqorada umaada somaaliyed baad ee iloowaday 21.01.2021
    Wan ka xumaahay

  • @umalkhayrcabdilahi8182
    @umalkhayrcabdilahi8182 2 ปีที่แล้ว +3

    Cuqdad baa ku haysee iska saar now xaarayahow hargesi waa halkaad ku soo kortee

  • @Liiban622
    @Liiban622 2 ปีที่แล้ว

    Aamin

  • @seynabsuuban6725
    @seynabsuuban6725 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiin aamiin aamiin inii dhimaty alle ha u naxriisto intii is aroostyna alle ha isku barakeyo intii dhibana dhibka alle haka saaro aamiin aamiin insha aallh

  • @sadaambaqaye2589
    @sadaambaqaye2589 2 ปีที่แล้ว

    Ayamaha ilahay eed yaan laga sheegan inalilahi waina ilayhi rajicuun tawbad alle halawaydiisto

  • @farxiyaxassan3164
    @farxiyaxassan3164 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin yaa allaah

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto intii dhimatay

  • @hoodomohamed58
    @hoodomohamed58 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto aamiin dhaantada

  • @hanadabdirashiidhanadabdir1373
    @hanadabdirashiidhanadabdir1373 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @khadraahmed3798
    @khadraahmed3798 2 ปีที่แล้ว

    Ilahoow unaxariiso

  • @safiyowarsame6650
    @safiyowarsame6650 2 ปีที่แล้ว

    ALLAA AKBAR ILLAAHOW UNAXRIISO AAMIIN AAMIINYAARABI

  • @queenayuush4735
    @queenayuush4735 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiim

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahow u naxariiso abwankeena

  • @mxmedbshir7897
    @mxmedbshir7897 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha UNAXARIISTo dhamantood amin aamin aamin

  • @gulletcalaf-doon5421
    @gulletcalaf-doon5421 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan xasuustaaa uuun 14 octoper uun Wlllhi oon Waayay kumanaaan soomaali oo aniga iga dhintay runtiiih😥😥

  • @calankayga.ciiltire2989
    @calankayga.ciiltire2989 2 ปีที่แล้ว +2

    Uu hela xoriyadiisa insha.allah😭😭🤲🤲

  • @safiyadheman8746
    @safiyadheman8746 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin wll dayax

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Subxanllah nin hoyolahey xage lageynaya

  • @sahraguuleed9070
    @sahraguuleed9070 2 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha unaxariisto dhamaantood

  • @halabuuradfaraxkal_deeqa7437
    @halabuuradfaraxkal_deeqa7437 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto inta dhimatey

  • @wacyimedia1800
    @wacyimedia1800 2 ปีที่แล้ว

    Sanadkaa allow nasiih khayrkiisa
    Sharkiisana naga balbari

  • @Abdallashow123
    @Abdallashow123 2 ปีที่แล้ว +2

    Halyey ba tahay

  • @salmamohamed7018
    @salmamohamed7018 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto dhamaan musliimta inaga hooseysa.

  • @kifaahbeautychannel2728
    @kifaahbeautychannel2728 2 ปีที่แล้ว

    Allha ha unaxaristo dhamanatoda

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 2 ปีที่แล้ว

    oooh sooraan ajakis sannad kaan maan waynay

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 ปีที่แล้ว

    Alle jana fardowsa ha ka waraabiyo dhabaan intii inaga dhimatay ee Soomaaliyeed
    Aamiin yaa rabi

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 ปีที่แล้ว

    Allah hauu naxariisto inti Muslima ee dhimatay amiin

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed625 2 ปีที่แล้ว

    Amamiin amamiin yaa raabi

  • @sahraguuleed9070
    @sahraguuleed9070 2 ปีที่แล้ว

    Allow Asaga iyo anagaba Jannadaada noogu bishaareey

  • @barwaqomuse6054
    @barwaqomuse6054 2 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin yaa rabi

  • @fadumomaxumad116
    @fadumomaxumad116 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Cabdi raxmaan waxaan hayaa buranbura aan usameyaay Cabdi malig coldoon maku dhiiba wll qali

  • @nadifoabdiali3996
    @nadifoabdiali3996 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla unxariisto dhaamaadtoo wllo

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqda ayad kahadashay runtii

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh nala saaayir lugaha Manu utagin showgee😂😂

  • @Zhiino434
    @Zhiino434 2 ปีที่แล้ว +1

    2021😭😭

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 2 ปีที่แล้ว

    Ax! Ilahy Haw Naxariisto Dhamantii Dhimatay

  • @molidahmed9634
    @molidahmed9634 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaji waxaad ilawday
    Guushii somali usoo hoyaty
    Bada somaliya

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Tusmo waa gabar sharfle

  • @asmaosman9545
    @asmaosman9545 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto intii dhimatay ee muslima lkn madaxwayna iyo dalka waxba haka sheegin xamar iskuma hubtide

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax sax sax aamiin aamiin aamiin

  • @boqoraddasoomaaliyeed567
    @boqoraddasoomaaliyeed567 2 ปีที่แล้ว

    Inti dhimaaty alle how naxaristo
    2021 oo ay ka odhansan sadex habeen waxan wayay ruxaan an aduunka ka egan jiray farxadi aduunka an ku haystay
    Alle how naxaris

  • @hibakmohamed6843
    @hibakmohamed6843 2 ปีที่แล้ว

    Amin Amiin Amiin

  • @kingabuu129
    @kingabuu129 2 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @fatinahmed8569
    @fatinahmed8569 2 ปีที่แล้ว

    Dhamantood alle how naxariisto

  • @alimaxamed4305
    @alimaxamed4305 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariito dhamanten

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 2 ปีที่แล้ว +1

    Sanadkii hore sanad qerkiisa nooreebay oo shartiisa latagay...sanadkana qeyrkiisa wata Alle hainogadigo

  • @siciidoshmaxamed6023
    @siciidoshmaxamed6023 2 ปีที่แล้ว

    mashalaah wllky 💋💋💋🌹

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Aamin aamiin aamiin